MUCJISADA ADNA IYO AMIRA AABAHOOD || CAWEYSKA ADNA CHANNEL ||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 лис 2020

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @shuayb8pack
    @shuayb8pack 3 роки тому +735

    Masha allah aabo allah cimri dheer ha siiyo 1 day waa inaan la training gareeyo insha allah amiir sayid isdiyaari Adaa gymka farac ulehe 😂

    • @_aasif
      @_aasif 3 роки тому +7

      Shuayb8pack he is gonna knock you out 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
      Kaftan waye 😅😅😅😅

    • @yucubkaofficial7708
      @yucubkaofficial7708 3 роки тому +1

      Shuayb8pack share out legend
      ua-cam.com/video/eJkryZfcl7c/v-deo.html

    • @maryamasheikhahmed7863
      @maryamasheikhahmed7863 3 роки тому +2

      Iska dhici baba gele mansha Allah

    • @namelos2963
      @namelos2963 3 роки тому +1

      Shuayb 👍🏼 💐💐

    • @qaalidumar1779
      @qaalidumar1779 3 роки тому +4

      Aabahay ban soo xasuustay markuu sargaalka ahaa

  • @shankaronmohamed4004
    @shankaronmohamed4004 3 роки тому +209

    Anaa u horeeyo yaan liis xaqirin familkan inta jecel 🥰🥰ani cml likta dhac igu dhaha 😢

  • @Noi3334
    @Noi3334 3 роки тому +56

    انا لست فنان ولا مغني✋ انا فقط انشر القرآن🌺 ولا كن لا اجد من يسمعوني😭 فهل اجد من يسمعون القرآن😭🙏🥺

    • @hayatjama5285
      @hayatjama5285 3 роки тому +1

      ماشاء لله تبارك الرحمن

  • @amalomar860
    @amalomar860 3 роки тому +41

    masha allah aabe Geele horey u soco odayasha somaliyeed hakudaydan hana iska daayan qabyalada iyo qurunka dhalinyarada uga sheekaynayan

  • @xamdixurmo3747
    @xamdixurmo3747 3 роки тому +33

    Masha allah amiir saayd ayaan layaabaayay alamiitada soo ujecelyajay ileen waadhaxal masha allah famil qurux badan

  • @falismohamed6474
    @falismohamed6474 3 роки тому +32

    Amir siyaada ayu isaku hdl egayahaan Masha Allah abo Alalh haku dhower 🥰

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +152

    Inta ila jecel like isaar ✌🙏

    • @saeedanasia7786
      @saeedanasia7786 3 роки тому +1

      Walle Taagera daacad ah abaal marin mudantahay UA-cam sariirtada kuu dhax taalo Somali yameni🙏🙏🙏🙏🙏

  • @bestclips3126
    @bestclips3126 3 роки тому +23

    Manshallah adheer mcn allah haku xifdhiyo ...wana kufarahsanahy aragtidada inta igu racsan like dhac dhac dee...

  • @sumayasiman5613
    @sumayasiman5613 3 роки тому +18

    Maashaa Allah illahay ha ha idiin xafida aabihiin macaan aduun iyo aaqira taamana allaha siiyo aamiin dhaamtiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaarabi

  • @lamaarag7581
    @lamaarag7581 3 роки тому +14

    Hadalka iyo muuqa waxa u uegayhay amiir sayid
    Mashallah tabarakallah

  • @ramlamoha1214
    @ramlamoha1214 3 роки тому +61

    Baaba geela qaf culus wllhi reer x/weyne hadi nahy waa ku aaminsanhy😘

  • @arahmanaar5148
    @arahmanaar5148 3 роки тому +6

    Macha Allaah Baba Geele Waa Tusaale U Taagan Iyo Aabaha Dhalinta Ciyaalka Xafada Ee Ka Fogaaday Qabyaalada Iyo Qurunkeeda ❤💯🙏🏽💪🏾

  • @nuurtomaxamed5279
    @nuurtomaxamed5279 3 роки тому +18

    Masha Allah baaba geele Allah Ku xifdiyo anaga oo dhan ayaa aabe noo tahay horena usoco baabaa

  • @naimaah78
    @naimaah78 3 роки тому +9

    Masha allah Geeele Familly Allaha Idin xafido Melkastod Joogtaan Waa Aabo Ku Dayasho Mudan Allah Cimriga Ha U Dheereyo ❤️❤️

  • @hidaayohonesty6983
    @hidaayohonesty6983 3 роки тому +201

    Hayeey saxafow hada adna ka xanajiso ama nag lagursato abaheeda kugu alamiteenayo iska jirhee lafahaga ilasho

  • @qadraabdikadir6593
    @qadraabdikadir6593 3 роки тому +17

    Www m.a Baaba Allah ha xafido adno wn ku slmy xbbti

  • @nafisaali4724
    @nafisaali4724 3 роки тому +317

    Zowjkeyga ayaa bishan dhaxdeda iga geeriyoode alle ha unaxariisto wan jecla alle ayase iga jeclade gabar ayan udhale gabdhayda way kori doonta insh allh dad ba maxa ku keente illeh sababta an ku keene wa anigo xanunka wali ihayo iyo adna o ayadana aabehed dhinte ayado yar asne alle ha unaxaristo sas ayan ku keene aderkan walaladed u dhale😢😢

    • @mahamudfarah1862
      @mahamudfarah1862 3 роки тому +1

      Allh unaxarsto abyo

    • @sumayasiman5437
      @sumayasiman5437 3 роки тому

      Allaha unaxaristo

    • @aminacali7882
      @aminacali7882 3 роки тому

      Allah unaxaristo abayo😍😍

    • @amalrerjaziiroamuulah3945
      @amalrerjaziiroamuulah3945 3 роки тому +3

      Ilaah ha unaxaristo janada fardowso allah kawarabiyo gawadhada allah hakulakoroyo abaayo wad iga osisey qalbiga ilaah hakuqawojiyo 🥺🥺🥺

    • @Suusaan8890
      @Suusaan8890 3 роки тому +1

      allh unaxariisto gabadhana allaha kula koriyo

  • @dekaluldahir2472
    @dekaluldahir2472 3 роки тому +40

    Amir Said ileen hduu murqiista yahy aaabihiiis bakudhaliye inuu jirkiisa dhiso

  • @Nuhamiirofficial
    @Nuhamiirofficial 3 роки тому

    Keep going first one

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому +2

    Mashaa Allah Baaba Geele
    Waa noo sharaf inaan ku barano
    Barasho wanagsan Aabo
    Adna, Amira,Amiir iyo walalaha kale
    Nasiib ayad leedihiin hambalyo❤❤😍

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 3 роки тому +5

    Masha allah good job Baba. Role model u noqo wiilsha caloosha ween. Keep going🥰

  • @yaxyesuudi
    @yaxyesuudi 3 роки тому +8

    masha allah baba geele alle cimriga inta harsan caafimad hakugu dhameyo

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 3 роки тому +22

    Ader somalia ku fican cano firashay ah qudaar
    firashay ah hilib firash ah hawo firash ah qorax mansh alah dalkayga alow nabad noga dhig qofki ka tagay un ba ogan kara.

  • @mushtaaqcaday8506
    @mushtaaqcaday8506 3 роки тому +2

    Maasha allah Aaba cimri dheer iyo cibaado suuban aabe geelle 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nimcomohamud3117
    @nimcomohamud3117 3 роки тому +15

    Manshallah wlhi amiir quruxda abaheda kakentya Allow abayasheena cimri dheer cafimad iyo cibado suban nosi❤🤲

  • @munaqurux4268
    @munaqurux4268 3 роки тому +5

    ManshaAllah baba Allah haku xafido wxn idinkula tanil lahaa baba gym halo furo si oow qibradiisa dhalin yarada ugu faiideyo inshaAllah❤❤😍🙏

  • @muniiromaanka3486
    @muniiromaanka3486 3 роки тому +2

    M.a baba gelle xafidullh cimri dheer & cafimad insha allh🤲🤲🤲 🙏🙏🙏💕💕⚘⚘

  • @deeqocalimoha6253
    @deeqocalimoha6253 3 роки тому +6

    Masha allah

  • @Amalfaarax-jh6oe
    @Amalfaarax-jh6oe 3 роки тому +46

    M.a murqani mii aabihin m.a nin ba idinma soo maro adna amiira iyo walaalahiin idin jooga

  • @leylamohammed1716
    @leylamohammed1716 3 роки тому +3

    Maaha allh baba alle hano xafido wlh video aan toos wanka helay figradiisa iyo ficilkisa markale masha allh 💞💯🙏🙏🙏

  • @ummuabdalleh9180
    @ummuabdalleh9180 3 роки тому +1

    Masha Allah tabarakallah Cimriga Cibadada iyo Caafimadkaba alleh hakuu siyaadsho adeer

  • @dinihomoh973
    @dinihomoh973 3 роки тому +5

    Mashallah papa aad iyo aaduu wanagsan 😍

  • @samiyacadare6328
    @samiyacadare6328 3 роки тому +5

    Mnzha allh waa waalid qaaliya
    Allah hadaayo mida kale amiir sayid aan fahmey ileen Gmyer buu aabihii ahaa

  • @zuuzuu4072
    @zuuzuu4072 3 роки тому +48

    Adna masha allah waxaan ka hely sida aad aabe udhahdi masha allah waa aderka
    Abaha woo dhintay allah unaxristo masha allah boska aabenimo ayo kuu buxiyay allah idin dhaafo🤩😘😍

    • @caashomohamed2304
      @caashomohamed2304 3 роки тому

      Abayo amira iyo ayada isku aabe ma aha miya

    • @zuuzuu4072
      @zuuzuu4072 3 роки тому +2

      @@caashomohamed2304 maya abayo adna cabdi oza ladhaha amira waxa ladhaha amira maxamud isku hooyo leebwaaye

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 роки тому

      @@zuuzuu4072 abyoy lkn amiira wa dadka cadcadke abahaana somalida kale ayu u egyehee se cml ama xaaskisa le ahanjirtay dadka cadcad🙄😉😋

    • @Deeqa-Mahbuub
      @Deeqa-Mahbuub 3 роки тому

      @@quruxleyqalanjo5485 Abaayo ninkaan waa Dadka cad cad ayagaa kala ah dad said I cad oo u ek pirtaqiis dadna waa normal

    • @zuuzuu4072
      @zuuzuu4072 3 роки тому

      @@quruxleyqalanjo5485 abayo waxa umalena abahod ino yahay yamani waa umalena lkn hooyada cadcadka waaye

  • @fatumamohamed7289
    @fatumamohamed7289 3 роки тому +14

    Hhhhhh wlh adna cadey you make my day 💕🥳💕❣️keep going

  • @caaqilkamudug3205
    @caaqilkamudug3205 3 роки тому +2

    Waaaaw m.a allha idin xifdiyo alha cimriga idin dheereyo

  • @xamdixasanmuumin1266
    @xamdixasanmuumin1266 3 роки тому +6

    Masha Allah adna ama Eedo kunoqda abaha nice waye alle ha kuxafido qali dumar

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 роки тому +5

    Mzha allaah waa aabe Aad u ficn jimicsiga dhigka qofka bila aadanaka ah aad aya u mihiim igu yahay run ahaanti

  • @Bobobeauty66
    @Bobobeauty66 3 роки тому +1

    Masha allah odayashan o kale aya la raba ma ahan qof intas cafeteria fadhista👏🏻 masha allah adeer Ilahay ha ku xifdiyo

  • @luulabdirahman8027
    @luulabdirahman8027 3 роки тому +2

    Masha allah abe wanaagsan ilaahey ha idin xifdiyo aabahiina anigana iigu soo duceya aabaheega uu dhinte jazakallah

  • @ahmedgelle5409
    @ahmedgelle5409 3 роки тому +3

    Maasha'allah ♥️

  • @suheybaismail4814
    @suheybaismail4814 3 роки тому +3

    mashaAllah Allaha ha no daystaaa Abooo wlh wax fcn aya nowathaa

  • @abmendozaa
    @abmendozaa 3 роки тому +1

    Masha allah Baba Geele ربي يحفظك keep on going 💪

  • @layloladan4091
    @layloladan4091 3 роки тому +1

    Mashaa allaah aabo ku dayasha mudan waaye rabbi ha ku xifdiyo❤❤❤

  • @amiiraabdulahi6055
    @amiiraabdulahi6055 3 роки тому +11

    M.a abayo aabo allaha ku xafidoh Aabaha lkn quruxlow wayee igu darso nh😂😂😂😂😂😂

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 3 роки тому +4

    masha allah Horaan ka aqoon saday In uu yahay amiiro Aabehed yahay

  • @halimaahmed8341
    @halimaahmed8341 3 роки тому +1

    Mansha Allah waa abe kudayasha mudan abe cumriga alle haku barakeyo adna iyo sahaf keep going

  • @anisamohamed592
    @anisamohamed592 3 роки тому +1

    Iam first comment

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 3 роки тому +3

    Ilaaheey dhibkiis dheef allaha ugu dhigo🤲🤲🤲😎😍🤩

  • @saidahassan8643
    @saidahassan8643 3 роки тому +6

    Masha allah 👑👑👑

  • @somalia2730
    @somalia2730 3 роки тому

    Masha allahaa. Aabe cimri dheer Allaha haku siiyo reer magaal ah jaceylka naftiis. Adna Iyo Amiir waa la idin ka garanayaa inaa aabe wanaagsan leedihiin

  • @canabfarax1676
    @canabfarax1676 3 роки тому +2

    I am first

  • @mhnkjhg1833
    @mhnkjhg1833 3 роки тому +3

    Wa legend so jabhadeyay wana lobahan yahay dhiri kalintisa

  • @hananahmet1001
    @hananahmet1001 3 роки тому +4

    Manshallah alle haaa dayo abo mnshlh abo wngsn ku dayso mudan ❤️

  • @imkingsalman5385
    @imkingsalman5385 3 роки тому +2

    Masha allah baba aniga markii ugu horeysay aya face book somali chanel ka arkay wxan isdhahay adna abahed u ekA swrkiisa hore u arkay asagoo okiyal xiran
    Lkn aabahood ayu noqday hda keep going alimiintada hore uwad

  • @korodhsoaqoon
    @korodhsoaqoon 3 роки тому +1

    Maaasha allah waxaad tihiin qoys wanaagsan alle ha idin barakeeyo dhamaan

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia5156 3 роки тому +5

    Adno aabahed waa dhintay Allah unaxariisto😭🤲🤲

  • @umusalumicade8258
    @umusalumicade8258 3 роки тому +17

    Msha alh abahina ilhy haidin xafido inta abahod dhintayna ilhy haunaxriato aniga Kow ka ahy abahy mcn wuu dhinty ilhy hoygisa janatul fordowsul aclahakayelle

  • @muniiraabubakar2277
    @muniiraabubakar2277 3 роки тому

    Masha allah tabaraka aabo alle cimri dheer iyo cafimad alle haku siyo

  • @aswanmohammed438
    @aswanmohammed438 3 роки тому +1

    Aabo mcn ilahay ha ku daayo cimri dherer alle ha u siyadiyo 🤲🤲

  • @ayaanmohamed8711
    @ayaanmohamed8711 3 роки тому +9

    First One 😂😂

  • @nn-gc7hj
    @nn-gc7hj 3 роки тому +4

    allaha idin daayo abihiina masha allah 💚💚💚💚❤❤❤❤❤❤❤🍀🍀🍀💙💙💙💙💙

  • @ducaysansidahooyadeed5016
    @ducaysansidahooyadeed5016 3 роки тому

    Waaaaw adna abo waa nin qurxoon weyaan masha allah xbbtii waxan kugu soo biray ayamahan runtii wanan ka helay labadada channel ba keep going sis

  • @samiramohamoud8739
    @samiramohamoud8739 3 роки тому +1

    ماشاءالله الله يحفظ لكم

  • @Shukrina-fi9yc
    @Shukrina-fi9yc 3 роки тому +4

    Manshallah ❤️

  • @maryamamohamad3931
    @maryamamohamad3931 3 роки тому +3

    maansha allaah Adno waa ku egyahay Aabo maansha allaah hanbalyo adeer horey usoco 60 jir malagu maleeyo ilaahay cimriga haku barakeeyo 👏👏👏👍👍👍👍

    • @fartuunxuseen1842
      @fartuunxuseen1842 3 роки тому

      Adna madhalin abyo amiiro abahed waye lkn adeer ayu u yhy adna abahed cml waye asiga soo korsaday

  • @intizaarabdi4454
    @intizaarabdi4454 3 роки тому +3

    Firisty

  • @kiinmaxamed9236
    @kiinmaxamed9236 3 роки тому

    Maasha alaah afreer xamar maku hadleeyo af soomli caadi ayuu ku hadlaayaa maasha alaah waa reer mahaal❤❤👏🌺

  • @mss2222
    @mss2222 3 роки тому +20

    16:40 amiir sayid waa ku alaminteyn karaa 😳 Saxaf indhahuu taagay🤣🤣😂😬 hayey isjir Saxaf😆

  • @abdallahassan2607
    @abdallahassan2607 3 роки тому +8

    Team Adna ❤️❤️❤️

  • @aashhabdullah4345
    @aashhabdullah4345 3 роки тому +1

    Mansha allah Ilahey haku daysto abbe♥️♥️

  • @raxmoshariifruun4494
    @raxmoshariifruun4494 3 роки тому +1

    Masha allah my family aan jeclahay keep going ❤❤❤❤❤baaba alle haku xafido

  • @shukricaliaxmad1233
    @shukricaliaxmad1233 3 роки тому +6

    𝗺𝗮𝘀𝗵 𝗮𝗹𝗹𝗮𝗵 𝗕𝗮𝗯𝗮 𝗺𝗰𝗻♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @samiyacumarsamiya9583
    @samiyacumarsamiya9583 3 роки тому +16

    Caruurta fariid nimada halkaa bey ka keeneen

  • @nastehoshaqlan5840
    @nastehoshaqlan5840 3 роки тому

    Masha allah Baaba Geele cimri dheer io Cfmd Allaha ku siiyo Baaba ku dayasho ayaa mudantahay💯❤️❤️❤️🙏🏻

  • @CafiifaChannel1926
    @CafiifaChannel1926 3 роки тому

    Masha Allaah Aabe ILAHEEY haxafido

  • @sumayayusuf9636
    @sumayayusuf9636 3 роки тому +12

    Hhh mashallah caadi ma ahan wadaadka.😂🙏🏻

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 роки тому +3

    Masha Allah abo waba amiraa oo meshaa tagaan❤️❤️🥰🥰😁😁amiiro manta qofka u egtahay wan ogadey😁😁😃

  • @monam7931
    @monam7931 3 роки тому

    Mansha Allah baba geele hore u soco

  • @hanirapper6147
    @hanirapper6147 3 роки тому

    Masha alh abo cimri dheer iyo cafimad ku rajena 🥰🥰🥰

  • @nasrnaxmed4544
    @nasrnaxmed4544 3 роки тому +5

    Maşha AIIah kkk😍😍💝💖💯

  • @faraxdagan7507
    @faraxdagan7507 3 роки тому +6

    Masha Allah waa amiira oo halkan tagan duqu wuu shidan yhy😂😂😂😂😂😂

  • @saafilifestyle6516
    @saafilifestyle6516 3 роки тому

    Maasha Allah geelle ahaa allaha noo xafido ayeeyo mcn

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 3 роки тому +1

    Masha allh baba gele ilahey cumrigisa hadhereyo alaha kuxafido aabo❤️

  • @farhiyaalimohamed5277
    @farhiyaalimohamed5277 3 роки тому +3

    Baba geele sodhawoow waan ku farxsanahay in aan dadka kaa barano babaa

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 роки тому +16

    Khatar weeye xaajigu. Ilaahay cimriga ha u dheereeyo.saxaafoow odeygan inantiisa iska ilaali saaxiibow bilaa itaal ayaad tahee yaan ilkaha lagaa daadine😂😂😂😂😂

    • @xilkasdugsiiya2327
      @xilkasdugsiiya2327 3 роки тому

      Adna iyo amiira isku aabe ma ahan beee adna aabe kale ayaa dhalay

    • @queenahlaam557
      @queenahlaam557 3 роки тому

      @@xilkasdugsiiya2327 ha kani amiira abe uyahy

    • @aminaabdisamad129
      @aminaabdisamad129 3 роки тому +4

      @@xilkasdugsiiya2327 adna agon bey ehed asaga sokoriyey yarantedi boska abe asaga u joga

    • @xilkasdugsiiya2327
      @xilkasdugsiiya2327 3 роки тому

      @@aminaabdisamad129 haaa maasha allaah

    • @64yearsago59
      @64yearsago59 3 роки тому +2

      @@aminaabdisamad129 mansha Allah haduuba soo koriyay oo si fiican u kafaalo qaatay waa aabaheed

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 3 роки тому +1

    masha allah tabarakallah

  • @shamsoceydiidchannel2273
    @shamsoceydiidchannel2273 3 роки тому +1

    Mashaa allaah tabarakalah Aabo sharaf leh❤️❤️❤️❤️illaah haku barakeeyo

  • @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406
    @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406 3 роки тому +40

    ilaahay jano hagiliyo qofwalbo oo subscribe isaro aamiin like isaar mahsanid♥♥♥♥

  • @sowdajama6409
    @sowdajama6409 3 роки тому +10

    Mnsha alllh adna aabaha hadii uu saan o dhan u dhisan yahy adiga maxaa kaa dhigay qof cayilan oo dhisnayn qasab maaha inaa aabahaa oo kale noqoto balse isagaa dhiiri gelin kugu filan aabbahaa

  • @fatimasacad1602
    @fatimasacad1602 3 роки тому

    Masha allah aabo allah cimriga iyo caafimaadka u siyaadiyo

  • @sahriinasiman320
    @sahriinasiman320 3 роки тому +2

    Masha allah aabo wngsn mudane wax badan laga barto xafidahullah

  • @queenfatou9486
    @queenfatou9486 3 роки тому +22

    Laamanaha,qarnigailahayiskukindaayo

  • @umunajah9756
    @umunajah9756 3 роки тому +4

    Walaalow saxaaf tartiib u hadal adigoo mahadsan waad qeylineysa ismana ogid saq dhexe ayan ku daawanayaa 12:45 thanks qaladna haii fahmin

    • @lamayaqaan1280
      @lamayaqaan1280 3 роки тому

      Kkkk Oo maa adi iska gaabisid ma xiligaa dhageysaneesuu ogyahay😂

    • @umunajah9756
      @umunajah9756 3 роки тому

      @@lamayaqaan1280 walaalo maxan gaabiyaa odayga codkiisa gaaban markaan dheeresto eebow heelow kiisa kor waaye alle hadeyste 🤣🤣🤣

  • @hibanuura9134
    @hibanuura9134 3 роки тому +1

    Msha allh aabo mcn waxaad hormuud utahay dhalinyarta soo koreysa 👍👍👍👍👌👌👌

  • @haawasharaf4822
    @haawasharaf4822 3 роки тому

    Masha allah alaha aabo mcn allah xifdiyo guuul

  • @shankaroon8172
    @shankaroon8172 3 роки тому +25

    geele isku gym aan nahay ma ogeen inuu amira dhalay General Dauud gym ninka lagu aalmiiteeye bari aan soo arkaa kkkk

  • @rabiiconuur8549
    @rabiiconuur8549 3 роки тому +5

    Mashaa allah tabaaraka allah Ilaahay haku xifdiyo adeer dhiiri gilin ayaa u tahay dhalinyarada.

  • @samirahassan2045
    @samirahassan2045 3 роки тому

    Masha Allah Aabo Allah ha ku xifdiyo Aamiin 🤗🤗

  • @zuleeqa6733
    @zuleeqa6733 3 роки тому +1

    Masha Allah baaba geele Allah ha xafid 🥰❤🥰