SHAADIYO SHARAF SEYGEEDA ABDIFATAX || NABSI NAAR KA KULUL || WAA SIDEE DAREENKIISA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2021

КОМЕНТАРІ • 54

  • @salaadabdi7939
    @salaadabdi7939 2 роки тому +5

    Manta juma nabiga ku sali wll scw❤

  • @luulmohamed2891
    @luulmohamed2891 Рік тому

    Subxaanalaah. Dadka. Caadada kadhig. Iney muslimka. Ceeb uraadiyaan ilaahay. Hasoo hanuuniyo waajaahiliin waayo ilaahay. Wuxuu yiri yaan lagu xadguubin qofka cirdigiisa

  • @monalizalovemadrid9594
    @monalizalovemadrid9594 2 роки тому +4

    Sax wlhi alle ha so hanuuniyo dadkas gabdhaha nabayo

  • @hani8826
    @hani8826 2 роки тому +2

    Asc. Mahadsanid waxaad. Rabbi ha idin dhowro adiga iyo ubadka Aamin😍🇸🇴

  • @zuuzan1abdisemadali672
    @zuuzan1abdisemadali672 2 роки тому +3

    Alle xaqa hatuso umadana alle haka qabta dadka xun soo baxay dumarkii iyagana cadow oo kle ula dhaqmya iyaga meel kle rabi hakasiiyo insh allh

  • @princesshukri8034
    @princesshukri8034 2 роки тому +6

    Abti saxaaf i caawi wan ku barya abti mcn plz

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 роки тому

    Allahayow sharta naga qabo intii muslim dunida ku nool subxanalah

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 Рік тому

    ASC SAXAF & ADNA WAA IDIN SALAMEY WAA AQIRO SABAN WAA KUWO CEEBA U RAADIYA WALASHOD & WALAALKODA BEEN KA SHEEGA ABKEY CEEB RAADIS AYAGEY KA BILABATA AYAGEYNA KU DHAMAATA WAA DAYUUSIIN DULIYA SHAADIYO& C.FATAX ALAHA IDIN SHARFO AMIIN

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 роки тому +2

    Subxaan Allah. 😰😰😰

  • @ikranmuhumed9239
    @ikranmuhumed9239 2 роки тому

    Subxanallah dadka faraha ka qad shadiyo wa qof sharaf leh 🥰 ale ceeb ha asturo war gabdha mxa ku dhcy

  • @hodenabdisalan6602
    @hodenabdisalan6602 2 роки тому

    Wlalki wanagisa waxaad ku weysayi xumantisa Kuma heleysida abyo sharaf Aya ledahy illhy haku xifdiyo adig iyo rerkidabu

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 2 роки тому +2

    Subxanallah

  • @aaliyaqueen1189
    @aaliyaqueen1189 2 роки тому +3

    Subxanallah😢

  • @naciimosalax2679
    @naciimosalax2679 2 роки тому +4

    Allah naga qabto dakan sobaxy

  • @catoshcade3940
    @catoshcade3940 2 роки тому

    First comenti

  • @nasrahabiib7105
    @nasrahabiib7105 2 роки тому +2

    Kkkk niyahoow saxafow saan tintada udhaan dooro biyo kuleel lagu rifad uegtahay

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 роки тому +3

    Shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi subescrib 🙏

  • @sharifocaraboow4540
    @sharifocaraboow4540 2 роки тому

    Subxanalaalah

  • @samiiramusse7953
    @samiiramusse7953 2 роки тому +1

    Subxanalh

  • @farxanliban2
    @farxanliban2 2 роки тому +9

    Saxaaaf talantigaga idacada loogu tala galay youtubaka ma ahan

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 роки тому

    BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTEENA ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI.

  • @halimahashimhalimahashim7593
    @halimahashimhalimahashim7593 2 роки тому +1

    Saxaf adiga mawarya tahy mise youtuber 🤣🤣🤣 otherwise keep going ❣️❣️

  • @akreamhapiip6322
    @akreamhapiip6322 2 роки тому

    Subxanallha allha notanbi dhafo 😎😎

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 роки тому

    Wallhi waàruntooda allah dad waŕxuma tashiilka ah haka qabto social media yaha

  • @nasriinhaybe5482
    @nasriinhaybe5482 Рік тому

    Laakiin hadalka ayleedahay qadaroow hadan soo kacay illahbaa wax og

  • @januujanuzaja2508
    @januujanuzaja2508 2 роки тому +1

    🙂😏😕😕😫😫

  • @shimali761
    @shimali761 2 роки тому

    Asc

  • @qaalidumar1779
    @qaalidumar1779 2 роки тому

    Wlhi somaali aad baan ula yaabay bal qof qaawaan maxaa laga gudbinaya qof qaawan lama argin waligood mya maxaa gabar qaawan hada laga gudbinayaa mideda kle qof xumaantiisa la fududaa mxaa wanaagiisa loo fududayn wayay

  • @dahdahwaadaalantihiin9466
    @dahdahwaadaalantihiin9466 2 роки тому

    Kkkkkkkkkk

  • @fartunabdallahali8812
    @fartunabdallahali8812 2 роки тому

    Shadiyo sharaf ma aha qof ka video gisa la wado wlhi wayo Shadiyo waa ilko Cas tahay nagta kale ilkaheda ma laha dabar subxana allah wlhi somalida waa dad aan wax si fican u firin alle somali ma iga dhigo caan adinkana saxaaf iyo adna alle ha idinku amansado insha allah shadiyo sharaf sorry abayo

  • @umuana9408
    @umuana9408 2 роки тому

    Adiga risaaqada meel wangsn ka raadi

  • @sahraruun4195
    @sahraruun4195 2 роки тому +1

    Soshiyad midiya adinaka le irsaqan ma ka so doninooo😀

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 2 роки тому

    Kumaandooska Social media ha dhanka Somalida ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mariam-hersi
    @Mariam-hersi 2 роки тому

    Shaadiyo sawirka waa adi waagii gabarnimada hada maaheen

  • @kowsarabdiwali2295
    @kowsarabdiwali2295 2 роки тому +1

    Shahaadiyo hooyo waaye kadaaya beenta
    Shuushuu abdalane kadaaya beenta gabadha yar asturan
    Vedio sheegayan waan arkey labadoodaba waa been
    Gabadha canab haa ayada waa cad yahay vedioyadeedi subxaanalaah
    Ilhaw na astur

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 Рік тому

    Waxaan maxeey yahiin hee

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 2 роки тому +1

    Saacadu qofwalba waa intay u tahay hhhh

  • @noracali1204
    @noracali1204 2 роки тому

    Dhawan Naktada a lakeyna aye Do calol buran

  • @omarw5124
    @omarw5124 2 роки тому

    War Nabsi maxaa utaqaan saxafina wd tahay ustaad iska sax erayga bela ku qaaday…

  • @zuzanali5962
    @zuzanali5962 Рік тому

    shaadiya cabdifataax oo nin dagan hadaa haaysan waysid nin kale ma hilaysid ninkaasa dhaqo quraxay qadar kaynyow waaba cunug yar masuul maqaadi karo

  • @aaminaahmed1691
    @aaminaahmed1691 2 роки тому

    Dgh

  • @laylasabaray9441
    @laylasabaray9441 2 роки тому

    Muqalkan marhore ayu ahaa

  • @denifarah2210
    @denifarah2210 2 роки тому

    Saxafi wkuwataa

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 2 роки тому

    ALAA ALAA ALAA CEEB CEEB LOOMA DHINTO SOOMAALI WAA DAD FIICAN LAKIIN QABIOL AYEY SI QALAD AH UGU HIILIYAAN TUSAALE IYO TUSMO DAAHIR CALADOW OO U CEEBEYSTEY FARXIYE FISKI OO YIRI DABA AYAAN KU WASEY IYO FARXIYE FISKI OO KA SOO HEEDO BEESHA MURANSADE WAA WALAASHI IYO FARAX KAFTAN OO KA SOO JEDA ABGAAL CUSMAN IYO NIMA JOKAR O KJA SOO JEEDO NADEERTEN QABIIL AYEY KU DIFACAYAAN DAHIR CAKASIW