Waad mahasantay...muuqaal qurxan oo dhanka geela iyo sheeko ayaa noo soo gudbisaa. (....bisinka Allaha kaa qabtoo__ KUWA HUNGURIGU QAADAY__) Hor Ilaahey iyo Habeen aqiro___howshaa Allah kuu fududeeyo___amiin.
AlxamduliAllaah, walaale Allaha kuu kaalmeeyo waligaana ha iska joojin wax kasta oo kheyr ah oo aad sameeyso kuwa ku dhibayana sharkooda Ilaahay ka magan gal Allaha ku xifdiyee aamiin yaa RABBALCAALAMIIN.
Zxb igare alle hakula garab Galo sadaqada aad wadid dadkana sida faraha alle usinayey ayey dadkuna usinayeyn Marka dadkana inta xun iyo inta fiican inta fiican Aya fiican sidan aniku aamisanahay Marka kusabir zxb
☝️Allah weene baa wax dila Allah ha ku xiftiyo kuwasi dad maaha khier ka Allah kugu dilaya waa Jinny wayo qof Muslim ah qof ilahay ku xidhan leh waa ku dilenaa acudubilaah wlhi waa camal sheydan subhanalllah
Igarow dadka dhaqankaas leh oo somalida ka mida waa badan yihiin xamar sanadkaan bilihii ugu horeeyey nin sadaqadaas dadka u soo ban dhigi jirey waxaa diley oo lacagtii masaakiinta ku diley saxibkii iska dhigayey inuu la aragti yahay,HA JOOJIN DADKANA LA WADAAG NIMANKAAS IYO CULIMADANA LA WADAAG OO OGAYSIIN DAWLADA MEESHAAD JOOGTO KA JIRTA
Sxb waasheko xisaleh waana wax la ogyahay in iimaanlaawayaal badan ay damaciyayaan xaqa masakinta kuwa sidada ookale istusi jiray masakinta iyo muxsiniinta ay naftoodii kuwayeen marka sxb dhagartooda allaha kabad baadiyo adiguna isubadnoow
Allah ha kaa qabto cadow wll lakin ka ducayso adkaarna ka akhriso insha Allah baalayo kuma tuso sii wad u gar gaar wallkaa bahan Allah ha idinka ajarsiyo adiga iyo labaxday sadqadba iyo inta niyada ku hayso ee la bixi doonta
Inaadeer cadowgaaga illaahay Cagta hoostiisa alle hakaaga qabto oo illaahay hakaa qabto wixii shar iyi sheydaan ba ah
Wll qaali ilhy ha kuxafido markasta insha.allaah wad gulaysan il gaar ahna kueeg ragaa waa muhiim dardarn baan inta kagadhigy
Ajar iyo Xasanad Allaha ka siiyo, Ha joojin sii wad ugargaarka umada somiliyeed ee Nugul 🙏🤲
Masha Allah waxaa tahay qof wanaag san oo Rabbi dardiis masakiinta ugu gargara barakallah Rabbi haka badbadiyo cadowga iyo munaafaqiinta shartoda Aamiin yaa Rabbi. 🤲🇸🇴☪️🤲❤️💯🤲💚🇸🇴❤️☪️❤️💕
Asc Igarrow Allah ha ku xafido e ha u jojiin.u gargaar masakinta Allah adigana ku gargaariye.
Shaqo wanaagsan ayaad qabata igarre mahadsanid walaal shaqada waad insha allaha.
Igarow illaahay ayaa ku badbaadiyey
Allaxamdu ilaahay
Dadkaas ha qarin wax kastaa dhici kartee allah haku xafido
Wixii shar ah Allaha kaa haayo aduunkane sharaf iyo karaamo ku noolow Aakhirane janno waana ku mahadsan tahay gargaarka aad umada Soomaaliyeed u gargaartid.
Waad mahasantay...muuqaal qurxan oo dhanka geela iyo sheeko ayaa noo soo gudbisaa.
(....bisinka Allaha kaa qabtoo__ KUWA HUNGURIGU QAADAY__)
Hor Ilaahey iyo Habeen aqiro___howshaa Allah kuu fududeeyo___amiin.
MAASH'ALLAAH tabaarakkallaah . Igaroow waligaa ha joojin . Wad , wad , oo waligaa wad . Allah ha ku xafido . Waan ku jecelnahay , Allaha ku jeclaada .
Ha joojin balse naftaada ilaali oo staf yeelo markaad meelaha xawqladaha lacagaha ka soo qadeyso rabi swt ha ku xifdiyo
Allah haku xifdiyo walaal take care of yourself and don't trust each and every person comes your way.
Igare haladaayo waayo waxuu noohayaa masuuliyad dhamaanteen nasaaran oo aha in la isugargaaro dad badan oo aad urafaadsan ayuu sabab ilaahy oga dhigay ineey dhibka kabaxaan hajoojin ale hakaabadbaadiyo shartooda iyo tansheydaanka ayagane ilaahay xaqa hatuso imaane hagaliyo ale hakujeclaado aad dartii noojeceshahy codkar ayaatahy aanlaga caajiseynin hadalkiisa murtidaleh Masha allh
Niyow AFSOMALIGA iyo Dhaqankaaga waan ku haystaa rabbi hakaa hayo cadowga walaal
AlxamduliAllaah, walaale Allaha kuu kaalmeeyo waligaana ha iska joojin wax kasta oo kheyr ah oo aad sameeyso kuwa ku dhibayana sharkooda Ilaahay ka magan gal Allaha ku xifdiyee aamiin yaa RABBALCAALAMIIN.
Allah haku amansado wlle waligaa uadeeg dadka dhibaateysan allah kuugargaaro cadowgana Allah kaaqabto Amin
Masha Allah Abwane Antagero Adiga iyo Cumar Shugrii ILAHAY ha idin ka Qabto cadowga❤
Waxba kaama qaadi karaan ilahay ayaa ku ilaashanaya adiga yo anagaba noolaw sxb IGARRE ♥️♥️♥️🤝🤝💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Hore ugu soco barnaamijka samafalka iyo dhaqanka mahadsanid
Rabi HaKaa Xafido Wixii Shara oo Dhan Huuno Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan
Mansha allah waxa tahay nin amaanada xafido💖💖👌
Zxb igare alle hakula garab Galo sadaqada aad wadid dadkana sida faraha alle usinayey ayey dadkuna usinayeyn Marka dadkana inta xun iyo inta fiican inta fiican Aya fiican sidan aniku aamisanahay Marka kusabir zxb
Masha allh ilahay subxana watacala haku xafido
Maashaa alla abtiga ama inaabtigay allah yaxfadak minal caddaw aamiin.
Anigaa ka mida dadka dhulka fog kaala socda.
Masha allah.
Shartooda iyo dhibtooda allaha kaa qabto
☝️Allah weene baa wax dila Allah ha ku xiftiyo kuwasi dad maaha khier ka Allah kugu dilaya waa Jinny wayo qof Muslim ah qof ilahay ku xidhan leh waa ku dilenaa acudubilaah wlhi waa camal sheydan subhanalllah
Allahaa Ka xafido sharkasta o lagula damaco.......Aamiin Aamiin Aamiin
Alahumsali calaa sayidinaa muxamad Wa alihi wasaxbihi wasalim alhamdu lilaah aladii jacalana mina almuslimiin
Mashaa alaah anigaa ayaa kamid ah dad aad guri guuda ugu geysay ale haku xafido waxaan joogaa uk dad ayaan ujeclahay barnaaj kaaga horey usoco
Hajoojiin Abti khayr iyo cobaado weeye Arankaasiye Cadowga Alle iyo cadowga samaliyeed hoowciiriin waxani waa daadkii intii ugu liidatay oo yaar weeye
In tii kabad nayd ee wacnaydna garabkaagan taganahay igaroow salaan saare Abti
Soomaaliyeey geesigaan u kaca asagey hada heysataaye alle haka furfuree.
Xasbunullaha wanimcal wakiil walalo wajiga allha ayad u sameyneeysaa ha ujoojin illhey talo saaro allha kuma dayacaya kumitid allha baa kulajira ragna mahee soomalidii cabsadiiallha beey illaaween wanku sooduceynaya rabiyazir walatucazir
allaha ka qabto Cadowga munafuqa ah aamiin
ILAHAY haa guu la qabto
Allaha ajir kaasiinaa allaha kaaqabtoo inshllah
اللهم صل وسلم على نبينا محمد
Habaryar alaha ku xifdiyo waxad caawisaa masaakinta ducadaa kugu filan horey usoco
Eebe Weyne hakaa xafido shartooda.
Ilahay talasaro wlle malintada dhafimeydid hajojin khayrka
ربي.يحفظك حسبي الله ونعم الوكيل عليهم على كل من ظلمك😢😢
Brother keep going for helping poor people, Good is enough for your safty.
ALLAHA KUXIFIDIYO ADUUN IYO AAQIROBA HA UJABIN NACABKA IYO CAWAANDIGA
🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇫🇲🇫🇲🇫🇲❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚😁🤎🤎🤎🧡🧡🧡🧡🤎💔💔💔💜💜❤❤🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇫🇲💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🍇🍇🍇🍇🍇🍇🍇💘💘
ALLAAHA KU AJIIBO ..HANA .KU AQBALO
🍇🍇🍇🍇🍇💘💘💘🍇🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜💜💜
Wallahi hada fuleygaa dadkii dhameeyeye ina inaadeer ka feejignow illaahey hakaa xafido cadowga
waa sax wiilkeyga waa sedax jir Canada ayuu jooga wuxuu daawada geela aad soo gelisay youtube ka wuu jecelyahay,
Horu socodka iyo xaasidnimado waa ay wada socdaan
alaha kaa qabto shartooda horey u soco wll
Allah haku xafido wallal 🥰💐👏
Aad baan uga xumahay inaader ilaahay ha ku xafido
Balayo ale haka xafido wallo
Igarrow walal ilaahay haku xifdiyo Aamiin.
Ilahay baankuubarye sidii abahaa boqor kaadhig
Igarow dadka dhaqankaas leh oo somalida ka mida waa badan yihiin xamar sanadkaan bilihii ugu horeeyey nin sadaqadaas dadka u soo ban dhigi jirey waxaa diley oo lacagtii masaakiinta ku diley saxibkii iska dhigayey inuu la aragti yahay,HA JOOJIN DADKANA LA WADAAG NIMANKAAS IYO CULIMADANA LA WADAAG OO OGAYSIIN DAWLADA MEESHAAD JOOGTO KA JIRTA
Ilaahay ayaa kaaga filan cadawga umada miskiinta
Allah hakuxafido walaal
Ilahay haka badbadsho amiin
millions anaga oo ah baa ku jecel waxba sheegi maayaan dhawrkaa qof
walaal wanagsan baad tahay ha u joojin baajuumahaas
Allah hakuxafitho melkasta inshaala
جزاك الله خيرا
Illahay hakaa ajirsiiye horey usoco hajoojin Wll ee wad howsha Insha Allah
علامات المنافقين ثلاث.،إذا حدث كذب وإذا وعد أخلف وإذا أتمن خان
ماشاء اللة تبارك الله ربنا يكرمك يارب ويزيدك من فضله يا ابني الله يحفظك من كل شر
Wallo ilahay ba kagafiilan waxba arkiimeesiid wallo 🌹❤️❤️ guleeyso
Mashallah ilahey hakaa xijaabo sharkoosa shayadiinta
Alleh haku xiftiyo wll
Illaahey ha idinka abaalmariyo adiga iyo guruubkaaga dhamaantiin
Xafidu Allah kuligenba Amin yaarabi jzaklah kheyr walalkey
Subxaana laah ilaahay ha ku xafido
Igarrow wll Alla ku wato e wehel uma baahnid
Dhagartooda allah kuceliyi iyaga adigana xaqkugumalaha allah kaqabto inadr
Waa uu jabi xaasidkaagu in shaa allaah
walal ale ha ku xafido mooriyan baa dilaacdey iska ilaali naftu qiimo maleh maanta somaaliya
Allaha ku badbaadiyo, atooribii bada ayaduuu ayaa loo diley
Waa budhcad anigu umaqlay ee masakinta ushaqee lakiin arinkani waa ku tusaale ee fayignow oo heegan ahw
Ninka hadalka heeli ogaaa masha allah abwaane
Sxb waasheko xisaleh waana wax la ogyahay in iimaanlaawayaal badan ay damaciyayaan xaqa masakinta kuwa sidada ookale istusi jiray masakinta iyo muxsiniinta ay naftoodii kuwayeen marka sxb dhagartooda allaha kabad baadiyo adiguna isubadnoow
Ilaahay baa kaaga filan shartooda
Eastleigh hadaa dahday wanfahmnay 💯
Habaryar ha joojinin rabi baa ku garab taagan anagana waanku bogaadinay
Ilaahow ku xifdi shar insi iyo mid Jinni iyo shaydaan kaa ilaali igare wll meel aan kaala soo xiriiro iisoo dir haddaad awoodo.
Allaha ku xifatiyo huuno
Asc walal hajojin ilen waxad tahay kii kuhobon
Allah hakuxafido
Ilaahy hakaa qabto walaal sharkooda kuwa kushirqoolaya
Ilaahy baakugu filan oomacaaga ah
Illahy ka qabta xaasidka ku dobah joog iska ilaalay illhay ha ku xaafid kuwa ku dobajoga illahay ha ka raab.
aad iyo aad buu u fiicanyahey barnaamijkaagu
bisinka kuwaadi allah ha kaa qabto
Ilahay kaga filan bro💯🤩
never give up brother
Walaal qaali ah oo wanaagsan baa tahay horta inta aan kaa arkay waxaadna tahay nin aan marwalba ku xasuusto Dhaqankeenii wanaagsanaa anigaba waxaan ahaan jiray Geel jire geela iyo dhaqanka miyigana waan jeclahay .
Nimankaa hunguriga xun waxaan jeclaan lahaa inaad Bulshada la wadaagto si meel loo saaro waa wax aan dhur iyo dhaqan laheyne.
Mida kale Naftaada inaan halis galino marabno ani waxaan oran lahaa ilaa Nimankaas lagala xisaabtamayo fadlan Barnaamijkaaga jooji.
Allaha ku xafido aduuniyo akhiraba
Anaa hada kudhagaysanaya oon joogo minnesota waxan jeclahay in aan daawado
Allah ha kaa qabto cadow wll lakin ka ducayso adkaarna ka akhriso insha Allah baalayo kuma tuso sii wad u gar gaar wallkaa bahan Allah ha idinka ajarsiyo adiga iyo labaxday sadqadba iyo inta niyada ku hayso ee la bixi doonta
Ilaahay waxaan kaaga baryayaa In uu kaailaaliyo cadow dhow iyo Mid dheerba Waxaa tahay uhiiliya danyarta Ka buka Ka aGoonka ah
Kadhiban ee waayuhu dabreen
Ilaahay Ayaa kula jira wll
ilaahay haku xafido shartooda ilaahay hakaa indhosaabo waa dalimine
Thanks qof qaaliya alle hakudayo dadkii asalka,ahaa
Masha Allah hakuxafido ❤️❤️❤️👑👑👑💯💯👍👍👍😍❤️❤️❤️
Keep going never give up
Haaa walaahi waa runtaa
Wllo qalinta geela ahi waaa imisa
Waa sax
Manshlah walaal inolwo
Igare Soomaaligii waa kaa dhamaaday waa maxay waan u traakay(U socdaalay) maad tidhaahdid