Reer waqooyi iyo reer koonfur Muuqaal Qosol badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 59

  • @yuusuf2233
    @yuusuf2233 2 роки тому +2

    Firs comment and like❤

  • @guuledyuusuf4395
    @guuledyuusuf4395 2 роки тому +2

    Shuun waa magac dumar

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 роки тому +1

    ASC WLL QAALI IGARE ALLAHA KU XAFIDO

  • @hassanmohamed7068
    @hassanmohamed7068 2 роки тому +2

    Shuun gabdhaha lobixiyaa

  • @abdirisaqyusuf6839
    @abdirisaqyusuf6839 2 роки тому +3

    schön waa afkarmal oo aha wanaag, lkn waxan u aqaanaa shuun dhabadh magaceed

  • @faysalnoormubarak1822
    @faysalnoormubarak1822 2 роки тому +2

    Aga war af xuma reer konfurku

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 2 роки тому +1

    Shuun waxa lobixiya gabadha quruxda badan

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 2 роки тому

    Wlh qosol ayaan la ilmeeyeey

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 2 роки тому +1

    reer koonfur magaca shuun waxay ka keeneer piishiin ah af sweden,

  • @AliMukhtaarSabriye-dm3rf
    @AliMukhtaarSabriye-dm3rf Рік тому

    Muuqaalki ii gu qosalka badnaa waal ni iyo qaraaxo

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 2 роки тому +2

    Magac dumar

  • @yurubmuuse3340
    @yurubmuuse3340 2 роки тому +1

    Hhh macalimaday dugsiga hoose ayaa la odhanjiray shuun

  • @adandhux2260
    @adandhux2260 Рік тому

    Shuundheer kkkkkk

  • @mukhtarabiib812
    @mukhtarabiib812 2 роки тому +1

    Waa magaca dumar

  • @KK-ol8fy
    @KK-ol8fy 2 роки тому

    waqoyigu waa jarmalka jarmalku dhahaa shoen gabadha gabadha quruxxda badan

  • @zahramaxmud2350
    @zahramaxmud2350 2 роки тому +1

    Schön waa afjarmal. Waana qurux iyo wanaga. Waayo markay ku leeyihin waad mahadsantahay waxaay yidhaha. dank schön. Mar na waxay yidhahan sehr schön oo aay ugajeedan aad bad u qurux badantahay. Dee eaqoyigan waxaa loo bixinjirey gabdhaha quruxda badan

    • @zahramaxmud2350
      @zahramaxmud2350 2 роки тому

      @@deromar4803
      Wll Luuqadaha waa lakala qaata ama lakal amahda marka saa ula soco! Soomaliga waxaa ku jira kelmedo badan oo wadamo kale ka soo jeeda. Sida babuur iyo laangadhe iyo badha saab iyo Baraf intuba waa afhindi. Farmaajo iyo laamiyeeri. Iyo rooso seeko ku wasina waa weedho somaliga ku jira balse ka soo jeeda af talyaani. Su aal . Jawaab. Macalin. Maqsin. Madbakh. Wakhti. Iyo qaarkel waa af carabi. Marka hamoodin af keenu in uu soomali keliya yahay ee waxaa ka buuxa afafkale!

    • @zahramaxmud2350
      @zahramaxmud2350 2 роки тому

      @@deromar4803
      Intaan sheegay uun baad sii fah fahisay ee wax kale maad keenin. Balse markii hore waad dafir sanayd in Weedhah la kala amaahdo. Eray waa Carabi ee la soco. Waxaan ku sheegaya sidaa Weedhaha kale oo soo qaatay ama loo soo amaahaday baa Schön loo soo qaatay oo waxa kale ma jiraan.

    • @zahramaxmud2350
      @zahramaxmud2350 2 роки тому

      @@deromar4803
      ARMAL waxaay ka mitahay sida Reer koonfurku u adeer sadoo farmaajo ama armaajo ama Roso Ama seeko sas uun banu anaan u adeegsana!

    • @zahramaxmud2350
      @zahramaxmud2350 2 роки тому

      @@deromar4803
      Walaal waxaa kugu adag in aad igu tidhaho waxa badan baan kaa faa iiday oo cilmi ah waad mahad santahay.😉

    • @zahramaxmud2350
      @zahramaxmud2350 2 роки тому

      Wll waqooyi iyo koonfur waa dad isku mid aha. Waxaa lagu kala duwanyahay uun waa lahjad taasina wax culus maha.Kala duwanaanta lahjadaha waa in lays ku ixtiraama . Anigu weligay koonfur maan tegin hadan lahyadooda waa aqaan waana ku ixtiraama. Marka ha odhan Reer waqooyi baa caytama mid iyo sadex nama metelaan!

  • @amunali1330
    @amunali1330 2 роки тому +1

    😁😁😁😁😁😁😁😁shuuuuuuuun dheeeer

  • @abdirahmanadam7055
    @abdirahmanadam7055 2 роки тому

    Subxallah shuuun dheer aa😂🤣🤣

  • @ibrahimabdi2558
    @ibrahimabdi2558 2 роки тому +1

    My mum her name is shuuun

  • @AliMukhtaarSabriye-dm3rf
    @AliMukhtaarSabriye-dm3rf Рік тому

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 2 роки тому +1

    WAR WARAYSO DADKA SOOMALIDA AH, QADAADWEYNTA IYO WALAWEYNTA NAGA DAA AF SOOMAALIGA A AQOON.

  • @wiilkasanadka2777
    @wiilkasanadka2777 2 роки тому

    Suun Gabar waladhah biisqina waladhah

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому

    Shuunwaa Magac’aadu heersareeya.
    Waxanalagala Baxaa Bari. Iyo Somaliland Odhan Gabadha Gabadho Katagtay Weeye. I aa todayba Layidhaada

  • @cabdalaha
    @cabdalaha 2 роки тому +3

    waaar ree koon fureedku waaaa dad ubaaahan in afsoomaaliga labaro waxkastaa kamaqli waligay waamarkii iigu horaysay een maqlo waxan aad kusheegaysaan magaciii maamaday 😓 horaan ulayaabanaa dooro oowaxlacuno ay kadhigteen ree koonfureedoow balo idin cayaadhay waxkasta waad kamaqli 😂

  • @yuusuf2233
    @yuusuf2233 2 роки тому +3

    Kulahaa bisqin waaye
    Reer koonfureed wlhi cabsi cabsi waayabee🤣🤣
    Shuun waa magac dumar

  • @Kw58437
    @Kw58437 2 роки тому

    kkkkkk dabad af xuma ninku

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 місяці тому

    🤣🤣🤣🤣midka futada ka baxa midka dabada ka baxa kaasa uu daran

  • @xaqiiqmuuji5490
    @xaqiiqmuuji5490 2 роки тому

    War ninka gaaban qosol ayuu igu dilay

  • @abdirahim1408
    @abdirahim1408 2 роки тому

    Kkk

  • @kingmoses6135
    @kingmoses6135 2 роки тому

    😂😂😂😂

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 роки тому

    Very funny

  • @ahmedmohamedraage7335
    @ahmedmohamedraage7335 2 роки тому

    😀😀😀😀😀😀😀 futada ka baxa kulahaa

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 роки тому

    Wax kaloo aad ka hadashaan miyaad weydeen.... Wax laga hadlaa badane...

  • @hoodoabdulrahman6529
    @hoodoabdulrahman6529 2 роки тому

    😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 роки тому

    Kafutada kabaxaanu Unaqaana Kulahaa 🤔

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 місяці тому

    Ninka dadka warysanaya wa wasaq ma aragtay ku laha wa uu hoos galiyay

  • @farahhassan5322
    @farahhassan5322 2 роки тому

    Shuun -Bisqin

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 роки тому

    who cares sida loo yaqaan waa magac aad u fiican magacuna waa shoon maha shuun

  • @nuurtomohamed1692
    @nuurtomohamed1692 2 роки тому

    Kkkkk shuun dheer waa caay 🤣🤣🤣🤣

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 2 роки тому

    SXB WAX MANFACLEH U SOO GUDBI UMMADA.
    TAKALE KALA FADHIISO UMMADA EDEBDARADA.
    MAXAAD WAXAA AAN ISLAAMNIMADA KU FIICNAYN KA SHEEGAYSAA.

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 2 роки тому

    Kkkkkkkk

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 роки тому

    naagta dharka buluuga gashan waa beenaleey. afkii woqooyiga bay ku hadlay hadana reer koonfur bay iska dhigay.
    halkaa waxaa ka cad in somali aanay isku mid ahayn
    reer QDW meesha inagu kala kexeeya

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 2 роки тому

    Sxb iskada dadka magaca sexan wediineso waxaa kaaga filan inaa suaal wediiso

  • @M0eDahir
    @M0eDahir 2 роки тому +1

    Midka dadka kabaxa o futada kaxa😂😂😂 sharaxaad waalan😂😂raayaha korkooda kabaxa. War ninkaasi wa qaamus socda😂😂

  • @omararale7962
    @omararale7962 2 роки тому

    Shuun waa bis qin

  • @sulthanatips89
    @sulthanatips89 2 роки тому

    Malin baa gabar shaqali guriga nalookinay gabadhayda iskuul ka temi dhehday habo magacaa shoon may dhehday waxay dhehday habo hada magac kali baxso waxaas waa ceeb