Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Habeenkii uu taariikhda galay shacabka turkigu | Sheekada Afgambigii dhicisoobay..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лип 2020
  • Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
    -------------------------------------
    Nagala soo xiriir:
    Email: waaberi2030@gmail.com
    Facebook: www.facebook.c...
    Twitter: / waberi2030
    Instagram: www.instagram....

КОМЕНТАРІ • 188

  • @JP-hu8lm
    @JP-hu8lm 4 роки тому +48

    I am just in tears watching this wlhi and this why I love Turkish people somaliyeey waanso Qataa the sweetness of being patriotic

    • @feysalmohamud9664
      @feysalmohamud9664 4 роки тому +1

      Sxb Nagadaay turkida waan kaxanaqaa wax kale noradi

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 6 місяців тому

      Somalia 1990 haday garab istaagi lahaayeen dawladooda Itoobiya iyo jabhadeeda USC, SNM waa la jebin lahaa, lkn nasib daro........

  • @Somali-One
    @Somali-One 4 роки тому +34

    Habeenkaas waan xasuustaa oo masar ayaa ku sugnaa. Anoo tukaan galay ayaan arkay dad badan oo dukaan ku urursan oo ka naxsan waxa ka dhacay turkeyga. Shacabka masar Iyo Muslim koodhan waa ay duceynaayeen habeenkaas

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 4 роки тому +35

    Marku madaxwaynuhu Yiri "Shacabkeyga waxaan Ugu baaqaya Inay uso Dagaan Barxadaha iyo wadooyinka" Ciil baan la Ooyeh Sida Unadiisa Dowladnimadooda u badbadsadeen IYO hadan somaali nahay halka manta an jogno iyo suda ba'an ee an isku gumadeno 😭
    Somaliyey Allah u towbad keena O mustaqbalka So socda U diar garooba 🇸🇴💪

  • @odaysoomaaliyed538
    @odaysoomaaliyed538 4 роки тому +88

    Soomaalidu xaasid sanaa waar ninkan subscribe u saarra waa nin aqoon yahana soona gudbiya barnaamijyo wax waxtar lahe

    • @yaasirmaan3938
      @yaasirmaan3938 4 роки тому

      Sxb Waa runtaa

    • @dalmarsheikhabdi728
      @dalmarsheikhabdi728 4 роки тому +2

      Sxb in Ay xaasid yahiin waxaan ku arkay kuwaaa Dislike saaray
      Waxa lagula haddaa waa waxay fahmi karaan
      Afkooda Hooyo

    • @anababdi5827
      @anababdi5827 4 роки тому

      🤣🥺xqiiqda kahdshY wlh sxbw

  • @jaamacjamaal3946
    @jaamacjamaal3946 4 роки тому +13

    waxaad nabartay kamaanan helin jaamacadaha IYO school ka toona allaah haku siiyo caafimaad cimri dheer iyo cibaado suußan

  • @salmanjr9712
    @salmanjr9712 4 роки тому +6

    Shacab daacad ah dhiig, muwaadinimo
    Dadnimo leh Turkish ❤❤❤❤❤❤
    Wan Iska ilmeyey mar kaan
    Daawadey muuqaalkan😭😭😭
    Sababtoo ah Somali dawladowdii
    Xooga laheyd ee dhisneyd
    Oo Laguna magacaabi jirey
    (Libaaxyadii africa) iyagaa gacantoda
    Iskaga burburyey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @marwaansacad7725
    @marwaansacad7725 4 роки тому +17

    Hore usoco wllky C/RAHMAN WABERI🙏

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 4 роки тому +4

    JAZAKALLAHU KHEYRAN

  • @somalistudio8350
    @somalistudio8350 4 роки тому +11

    Bulshada somaaliyeed miyaanay cashar ka baran walaalahodda turkeyda xataa qabiil ma uusan wadin afganbiga ee iyaga ayuynbaa is gartay shacabku maalin dhawna 2023 waxaa u billaabmaysa dheeeftii
    Kaallaya oo illa booqda ruwanda 60kii
    Iyo ruwanda 2020gii
    😥😢😥😥😢😥😢😥😢😥😢😥😢😥😢😥😰😰😭😭😭😭😭😫

    • @5soomaaliwaadadkaygi635
      @5soomaaliwaadadkaygi635 4 роки тому +1

      Wlhi hadalkagu wuxuu igu reebay ma hadho 😥😥 waxaan ogahay in dadkyga soomaliyed ay wadaniyadii aysan wali ka suulin dhalinyaradiina ay diyaar uyihiin wax qabadka dalkooda hooyo lkn waxay dhibtu ka jidhaa siyaasiyiinta waxaa xaqiiqo ah waxa kaliya ee ina haystaa in ay tahay siyaasad xumo that's my point 🇸🇴❤

  • @m.k2522
    @m.k2522 4 роки тому +5

    Ila Tali wll apdi rahmn waberi Waxaan dhameeyy dugsi sare ee dalka somaliya, waxan ku wareery, halkn ka bilaabi lahaa socsaalka qx barsho ee jaamacda, wr bixin jaamcda ku saabsn igu caawi wllo..
    Mhdsanid
    Marksta garbkaagaan nahy wll
    Horey usoco❤❤❤

  • @cabiraxmaanyare4402
    @cabiraxmaanyare4402 4 роки тому +10

    M.a turkiga allaha garabgalo soomaliyo suriyo libiya maroco allaha usameeyo madxweyno rajab ookale inshaa allah

  • @xamseibnuooglechannel1076
    @xamseibnuooglechannel1076 4 роки тому +4

    Thanks ustaad wabaru

  • @Bashka252
    @Bashka252 3 роки тому +4

    Keep going big man👍🏾 shaqo wacan ayaad heeysaa, aan ku saxo sxb Adnan Menderes ma aheen madaxweeyne ee waxuu ahaa Prime Minister between 1950 - 1960

  • @daryeelran8007
    @daryeelran8007 4 роки тому +3

    Xiiso badan bay iileeyihiin barnaamijyada waaberi media keep going

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 4 роки тому +3

    Man sha Allah Turki guul in sha Allah

  • @drmohamed1968
    @drmohamed1968 4 роки тому +2

    Mahadsanid wllkay A/rahman

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 4 роки тому +3

    Wlh ani hbnkaas warba kama haaynin wixii dhacaaye lkn anoo jaamacada ku sugan lee maqlay xali turkiga isky day afgambi ka dhacay wlh aad ayaan u naxay waana sababta aan ku jeclaaday shacabka turkida wayo waa dad geesiyaal ah

  • @mohamedabdullahi1147
    @mohamedabdullahi1147 4 роки тому +3

    Dhiiri galiyaha bulshada Abdirahman Omar sxb hormar ku rajeena Illaah ajar hakasiyo.

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 4 роки тому +8

    15 July 2016 habeen mugdi u ahayd dalka turkiga lkn dadkooda baa u diiday in uu mugdigaas sii socdo

  • @hassanfaruuq50
    @hassanfaruuq50 4 роки тому +9

    walaalo abdirahman omer maxaad ku duubta codta microphone ka magaciisa ii sheeg wllo jazaikallah mahadsanid

  • @butafla4864
    @butafla4864 4 роки тому +5

    inta muslim ah allah ha guuleey insha allah

  • @hamaschannel801
    @hamaschannel801 4 роки тому +3

    MASHAALAAH wangbari median nosoobadi dacdowenkas

  • @ayuubthiago8263
    @ayuubthiago8263 4 роки тому +27

    Shacabka Turkey Waa Mid❤Somalia Saas Haddee Noqon Lhyeen Beelo Bey Ahaan Leheed

    • @eidmohamed2878
      @eidmohamed2878 4 роки тому +1

      Somali waligood ayanay midobayn siday aniga Ila tahay

    • @ogaasomohmat4038
      @ogaasomohmat4038 4 роки тому +1

      Dadyaqaan lkn hday midowdo adigu wxd naqonysa binlow

    • @omaarabdulkadir7610
      @omaarabdulkadir7610 4 роки тому +1

      @@ogaasomohmat4038 m.a soomaali wee midoobeysaa insha allah sabarka aan badino waxbarashadana aan kudadaalno guul soomaaliya😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdulkhadirmohamoud5730
      @abdulkhadirmohamoud5730 4 роки тому +1

      Hadana inta😅😅

    • @ayuubthiago8263
      @ayuubthiago8263 4 роки тому +1

      @@eidmohamed2878 Sidee Kula Thy Lee Ma Ahoo Lkn Sidee Ani Ila Thy Mar Un Wey Midoowyaan

  • @khalidk.b7655
    @khalidk.b7655 3 роки тому +2

    Hakigeeyka wa inan noqto sida madaxweynahan oo Kali oo an Somalia badalow ii so dociya damaan 😍

  • @xandaluabdirashidjr6019
    @xandaluabdirashidjr6019 4 роки тому +16

    Majiro wlh wiil kacod mcn ninkan axsan wariye

  • @user-sn2mq1ku1l
    @user-sn2mq1ku1l 6 місяців тому +1

    Ilaahey hano,xafido hogaamiyaheena ardugaan❤🇸🇴💪🇹🇷

  • @abdisamadhussein7663
    @abdisamadhussein7663 4 роки тому +4

    Masha wllo arimaha turkiga noosoo badi adoo mhdsn

  • @user-yf5of1yk5p
    @user-yf5of1yk5p 4 роки тому +2

    Its really shacab wada jiraa horamar wadankooda gaarsiin kara

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 роки тому +3

    masha Allah waaberi media ❤️

  • @yupoow5850
    @yupoow5850 4 роки тому +4

    Turki my second country

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 4 роки тому +5

    اللهم انصر الاسلام والمسلمين

  • @maxamuudmaxamed2073
    @maxamuudmaxamed2073 4 роки тому +11

    Zxp hal barnaamij ban ka codsanyaa ee waxd inoo soo samysaa meesha somalidu kasoo jeedo

  • @muhammadm7150
    @muhammadm7150 4 роки тому +3

    Walal sida videogii lacagta oo kale dakadahanah inooga soo samee 🙏🙏

  • @sonelibrahim3076
    @sonelibrahim3076 4 роки тому +2

    Masha Allah waa shicib nool dalkooda difaacday

  • @cabdiraxmaanilyaas1149
    @cabdiraxmaanilyaas1149 4 роки тому +2

    shacabka turkigu waamuwaadiniin erdogaana waa wali ilaahay sidaa awgeed wax dhib ah ma arkayaan insha allah

  • @abdirahmanfarahafi9452
    @abdirahmanfarahafi9452 4 роки тому +1

    Abdirahman omer
    Allaha ku xifdiyo wll
    Channelkaga waberi waa kaan ugu jeclhy
    Dawlad islam ah oo awoodleh
    Markaa laga shekaynayo waan qiirodaa
    Maanta aanoo ah qof somali ah haddana turkugan ka jeclhy soomalida
    Sbb kalena maha ee waa isku dibnida dhanka diinta islaamka
    Iyagoo dadka turkigidu soo mareen dhibaatoyin badan oo ay nimanlaas ree galbeedku u gaysteen walina lagu hayo haddana shartii islamkay so noleeyeenn
    Xitaa haddi aad si dhimanayso oo aad haysatid wadada saxda ah wa sharaf
    Lkn adoo wax walba haysta sida sacudiga oo aysan jirin damirkii islamka u naxayay naf malihid
    Soomali haddi aan nahay awoodas iyo mid ka saraysaba wan samayn karna ee allaw hogamiye dhaba sida dajib ordugan o kale na siii

  • @garaadkaagadhis35
    @garaadkaagadhis35 4 роки тому +3

    Mahadsanid wllo wxn jecelahy qaabka aad wax uso tabiso

  • @cawomaxamed442
    @cawomaxamed442 4 роки тому +2

    Sida quruxda badan ee muqalku noso gadhay waad ku mahadsantahy C/ raxman Cumar ❤❤❤

  • @haliimamuuse7003
    @haliimamuuse7003 4 роки тому +2

    Hormar wacan wallkey c/rahman omar🙏

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 4 роки тому +5

    2016 شفت فيلم وثائقي حق الجزيره🇪🇬😍

  • @axmedzakirmohamoud6703
    @axmedzakirmohamoud6703 4 роки тому +8

    Thank iñader😍🖐😍

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer 4 роки тому +2

    Amazing somalia ubahan inay shacabkeda afka somaliga ku hdsho midowdo

  • @MOHAMEDALI-tj4yd
    @MOHAMEDALI-tj4yd 4 роки тому +4

    Muuqaal sidaan oo kale waxaan daawaday sanadkii hore xiligaan cml waqtigaas waxan la ilmeeyay sida umadani ey u difaacatay dalkooda maana wlhi waan ilmeeyay yaa rabii dalkeena ina jecleysii o ina garan sii inan qabiil wax ku difaacin sido kale alloow hogaamiye diin leh xilka inoogu dhiib😭😭😭

  • @salaanmuxiyadiin5846
    @salaanmuxiyadiin5846 4 роки тому +2

    Sxb aad ayaan kuu salaamayaa
    Horay usoco

  • @ilyasgreator4862
    @ilyasgreator4862 4 роки тому +8

    Sxb aaway scholarshipyadii aan kaaga baranay mar dhow jamacadihii waa la furi rabaaye 🤔🤔

  • @faysadegan2607
    @faysadegan2607 4 роки тому +4

    Masha Allah wa dad jira Turkeygu❤

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 роки тому +2

    Insha Allah guuuL ayaan u rajaYnayaa walaaleheen islaaMka ah ee turkiga....
    ❤🖐
    Mahadsanid walaaL.....

  • @badrisharaf4706
    @badrisharaf4706 4 роки тому +1

    Umad ku dayasho mudan
    Thanks Abdirahman

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 4 роки тому +1

    Shukran bro

  • @faafikheerka8550
    @faafikheerka8550 4 роки тому +2

    wa habeen tatihh aheeyd guul shacabka turkiga

  • @Farole11
    @Farole11 4 роки тому +2

    Sxp aan kuxiranhy keep going

  • @princessamal5959
    @princessamal5959 4 роки тому +3

    İllahow Somali is jecleysi oo wadajir naga dhig

  • @saabiriin1232
    @saabiriin1232 4 роки тому +1

    Sanadkii hore xilligan oo kale Istanbul ayaa joogay haben barkii markii la gaaray masaajidada oo dhan waa laga aadaamay salliga nabiga csw wey aqrinaayeen
    Masha allah allaha la jiro walaalaheen turky

  • @maxameddeeqxuseen6874
    @maxameddeeqxuseen6874 Рік тому +1

    Guul isalamka guul & gobanimo insha Allah

  • @abdifartgte2376
    @abdifartgte2376 4 роки тому +1

    Qoralkan waxn u so qoray si niyad ah wlhi waa muqal isoo jiiday mudanna in lagu daydo mhd wll cabdi raxmaan waberi

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 4 роки тому +3

    Wlhi ma aqaan saaid ujidhidhicooday markaa daawanaayey videogan wadaniyadu waa shey fcn

  • @deliofficial6436
    @deliofficial6436 4 роки тому +1

    Saa ku wad sxp barnamijya da horey u soco

  • @omarmoha.8793
    @omarmoha.8793 4 роки тому +4

    I support you brother

  • @mohmoudahmed8575
    @mohmoudahmed8575 4 роки тому +2

    Waberi ku salaamaya brother!
    From istanbul

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 4 роки тому +2

    Maasha Allah horey usoco

  • @Gorgormedia01
    @Gorgormedia01 3 роки тому +2

    Hambalyo wll cabdiraxmaan waxaad heshay 100k oo subscribe.👏👏

  • @cishqicadehofficial5510
    @cishqicadehofficial5510 4 роки тому +7

    Golden voice 😚

  • @qadaafiking6420
    @qadaafiking6420 4 роки тому +4

    Waan isaga dhufty walhi 2017 u malay naayey ileen hadaaaba lasoo dhaliye😋😋

  • @himiloyoutube9186
    @himiloyoutube9186 4 роки тому +3

    Walaalahayga soomaliyeed
    Iigu deeqa subscribeta

  • @abdifataaxjamaac1615
    @abdifataaxjamaac1615 4 роки тому +2

    Asc waaberi media aad ayaa u mahadsantihin

  • @jaamacsiciid4794
    @jaamacsiciid4794 4 роки тому +2

    Turkeyga guul

  • @zaraadem87
    @zaraadem87 4 роки тому +1

    Wall horumar wacan aad baan codkaa uga helaa mashaa alah mashaa alh ilahay hamigaaga kor hakyeelo ❤❤❤❤

  • @maxamuudmaxamed2073
    @maxamuudmaxamed2073 4 роки тому +9

    Barnaamij igu socdey lkn aan mar hore buug ka aqriyey

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 4 роки тому +2

    Turkigu wuxuunoqondoonas hagaha aduunks sanadaha fooda inagusoo haya insha allaah

  • @Mascuud
    @Mascuud 4 роки тому +5

    Waxaan xasuustaa habenkaas inaan ku jiray xabsi gariiga Waxaana ka daawanaayay TVGA Ilaalada xabsiga xitaa Waxaan goos goos ahaa ugu daawaday finalkii Yuraha 2016 bortaqiis iyo faransiiska xasuus gooni eh beey ii tahay

  • @axmedgaraad8413
    @axmedgaraad8413 4 роки тому +1

    allow guule turkiya iyo islamka

  • @alayuubi9489
    @alayuubi9489 4 роки тому +2

    M.a ustaad c/rxmn

  • @sumayahaniahmed9078
    @sumayahaniahmed9078 4 роки тому +1

    Masha allaaah wll hur mar wacan 🙏❤

  • @somalistudio8350
    @somalistudio8350 4 роки тому +10

    walaal wan jidhidhicooday
    Markey fariintani kusoo dhacday moobilkayga

  • @abdinourismail8105
    @abdinourismail8105 4 роки тому +2

    Mahadsanid walal Cabdiraxman Cumar horey u soco waxaad nala wadaagtaa muqaalo waxtar leh

  • @xadaarimahaariofficial4651
    @xadaarimahaariofficial4651 3 роки тому +1

    Rajep dayip erdugan hdaad ijeceshahy love usaar

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 роки тому +18

    #ᎪᎠᏆᏩᎪ ᎷᎪ KᏌᏞᎪᎢᎪᎻᎪY ᏚᎾᎷᎪᏞᏆYᎪ
    2050 inay Noqonayso Dal Ay Midhihisa Kurtan Dad Shisheeye

    • @cute.ayuush7076
      @cute.ayuush7076 4 роки тому

      Mayaa

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 4 роки тому +2

      Haa haday nabad iyo nolol joogto bro

    • @adiida6633
      @adiida6633 4 роки тому +2

      Nabad iyo nolol kuma xerna ee shacabka somalia ayey ku xeran thy hana ki fikirin into eebe nala jiro arintan oo kle

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 4 роки тому +2

    Keep going bro mine

  • @asadakid9781
    @asadakid9781 2 роки тому +2

    Wa macqul qof iga dambeyo inu video gan dawado 15/7/2022 wanku salamaya hadad iga dambayso✋🖐

  • @abiibmohamedjibrir
    @abiibmohamedjibrir Рік тому +1

    People of Turkey 🇹🇷

  • @mohadahir4619
    @mohadahir4619 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @osmohamud9942
    @osmohamud9942 4 роки тому +1

    wan xasuusta habeenkas wan seexday balse subaxdi 6:30 subaxnimo ayaan ka dhegaystay VOA isku day afgambi oo ka dhacay turkey.
    rabbi badbaadiyey ayaa mahad iska leh waxa cajib ah inta uu rabbigi ku kalsoonyahay inan cidi jebinayn

  • @farxaanbadacas654
    @farxaanbadacas654 4 роки тому +1

    Saraakiishii inqilaabka gaystay
    Iyo sidii looxukumay
    Barnaamij buuxa ka soodiyari sxb

  • @cabdinuurmaxamuud6942
    @cabdinuurmaxamuud6942 4 роки тому +1

    Maasha Allh shacab geesi Iga dheh

  • @mohamedmohamoud4056
    @mohamedmohamoud4056 4 роки тому +2

    Walahi sxp si gaara ayan ku taagera hore u soco sxp

  • @murzijaamac2169
    @murzijaamac2169 4 роки тому +1

    Thanks

  • @liilshikinow6720
    @liilshikinow6720 4 роки тому +2

    Marka hore waxaan kudhahayyaa HOREY USOCO
    tan kale adoo mahadsan mxd muuqaaladaada ay uga badanyihiin kahadalka dalka turkey ga

  • @abuubakarmaxamed5149
    @abuubakarmaxamed5149 4 роки тому +1

    M.a wll Alle S.W.C Haku barakeeyo

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 4 роки тому +2

    Masha Allah wllo aad iyo aad ayaad u mahadsantay wllo,
    Dadkana waxan u sheegaya inaa wiilkan subscribe loo saaro oo la dhiiri galiyo halka dadka qaar ee wax nafci leh soo gudbin laa gaarsiiyo boqolaal kun,
    Ha loo saaro subscribe waaberi media

  • @luqmaansacad2776
    @luqmaansacad2776 4 роки тому +4

    Inta sugaysay Videogan hee maxaa qabanaysaan Soo orda oo daawada
    Dhamaan Daawasho wanagsan inta iga danbaysa

  • @cabdiqanifidhike7185
    @cabdiqanifidhike7185 4 роки тому +3

    Dadweynaha turkidu umalayn maayo inay kici lahayeen hadii aanu Erdogan xukumadiisu aanay dalka turkiga ku hogaamin lahayn siyaasad hufan iyo waxqabad muuqda.

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 4 роки тому +2

    wlhi waan ooyi gaadhay hadalka ordogan dartii

  • @samatar_dhagey
    @samatar_dhagey 4 роки тому +4

    Allah ayaa badbaadiyay kadib markii ay intii tabartoodaa la imaadeen
    Alxamdulillaah

  • @mohamedabdalla2981
    @mohamedabdalla2981 4 роки тому +1

    Guuul guuul turkiga. Ilaahey waxaa uga baryayaa in uu kadhiga dal quwad dhaqaale iyo maamuusba leh. Islaamkana u adeega iskuna keena. Sidii qilaafadii osman empire.

  • @jiijacrxmn5649
    @jiijacrxmn5649 3 роки тому +1

    Hbenkaaas si qlbiyaan ugu farxan shacabkas

  • @abdikabsar2222
    @abdikabsar2222 4 роки тому

    masha Allah

  • @nacuumi8187
    @nacuumi8187 4 роки тому +2

    Somamaliyeey aqoonyahanada caalamka waxa soo saara dadkooda inankani Dhab ahaantii waa aqoonyahan curdina oo haduu helo taagero maadi iyo macnawiba la tartamaya dhigiisa caalamka haatadan inagu waxa aynu ku caawin karnaa waa dhanka macnawi ahaanta waa in aynaan kala bakhaylin aqonyahankeena da'ada yarkaa subscribe 'sher comantiga posativ--kaa iyo wixii kale ufaa'idada lehba*waa walashiin oo somaliland idinka soo salamaysa waxanan ahay waabari media family ❤😁

  • @zlatanmohaa6437
    @zlatanmohaa6437 4 роки тому +2

    Hamiga waabari waa 2030 I.A

  • @lbdelima6201
    @lbdelima6201 4 роки тому +2

    ilaahey shacabka soomaaliyeed ee walaalaha ah sidaan iyo si kawanaagsan haka dhigo insha allh 🙏🙏🇸🇴🇸🇴☪️☪️❤️❤️

  • @apdusametawil5716
    @apdusametawil5716 4 роки тому +2

    Please hadad kaso horjeda afgambiga tukiga subscribe 🙏 iisar