ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar Allaha xafido Garaad Jama Garaad Ismail iyo inti xalisey dhibatada walalken Mohamed wey ku mahadsentaay SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Madaxwayne firdhiye waa in Lagu qasbaa in uu bilaabo inuu keeno shirkado ka bilaaba qodida shidaalka ceelka HOL HOL iyo shidaal baarid dhamaan dowlada khaatumo state..... muuse kufaar bada ayuu aduunka indhahooda ku soo jeedsadaa khaatumo state waa inay bilaabaan shidaal baarida khaatumo state..... from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉🎉
MAANSHAALAAH AADO HADALKA AAN KUU SOO QORAY XUMAAN HA U ARKIN. EEDO MARKA WAX LAGUU SOO SHEEGO , HORAY HADAAD RABTO IN AAD SOO DAYSO ADOON SOO HUBIN, NOO SII SHEEG IN AAD SOO OGAANAYSO OOD ISKA HUBINAYSO IN AAY RUN TAHAY CIDA UU SHEEGTAY IYO WAXA UU XABSIGA LOO SOO DHIGAY OOD HUBSAN DOONTO WARKA XAQIIQ DIISA RUNTA AH. SI WAXA KAA SOO GALAYA SOCIAL MEDIA XALAAL KUUGU NOQOTO AJER NA AAD KA HESH UMADA CAAWINAYA TOODA AAD SOO GUDBISO.
Dhibataduh waa Adigah o ku radinayah fayus waxay Ahayd hadad wax shegaysoh waxay Ahayd in aad garadadah iyo madaxdah u ban dhigtoh Arintah waa ku nacasnimoh in aad fayus ku radisoh war umadah kalah farisoh bentah waxan u shegih lahah mamulkah in yutubaradan lagah qabtoh umadah
Maan sha Allaaah guul guul iyo gobanimo walaalle Allaah kuxafido u hadal dhibanakasta iyo masaakiinta guul guul D5 yaanlakaladilin
dowlada barakeysane ssc khaatumo hanoolato hajirto hajoogto ilaahayow guul kuwaari
Ninkaan wuu ogaa haduu mareexaan iska dhigo inuusan dhulbahante xirayn wayna u shaqaysay 🎉🎉🎉🎉🎉 waana ku mahadsan yihiin my true brother dhulbahante 🎉🎉🎉🎉🎉
Wllhi wuu caqli badnaa anigaba in aan dhulbahante xiro ma awoodo
@@Mohamedibraahim144 xaqiiq inaan xiro ayaaba danbi ah ...
M.a fariid waa wiil somaliyeed o ah Nasab
Qabiil waa qurun e
Dhulbahante iyo Mareexaan waa gob lugudaray gob . Magacooda oo kaliya ayaa kuugufilan wehel .
Kula daaro , kuu diidimaayaane .
Masha Allaah guuleysta 💙💙💙
Masha allaah✌️✌️✌️❤️❤️❤️
M.a ilahy aya mahad leh ilahy umada u cabiidiyey xabsiga ka soo furty, wlidkis aya u duceyey
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar Allaha xafido Garaad Jama Garaad Ismail iyo inti xalisey dhibatada walalken Mohamed wey ku mahadsentaay SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allaah waa guul wayn oo qiima badana mar haddii wiilki kasio muuqday baraha bulshada social media guulysta reer khaatumo
Kheyr Allah ha siiyo dadka caawinay,duruufta ku kaliftay beenta
❤MAANSHAALAAH ❤✅👋🏽👋🏽👋🏽👋🏽👋🏽👋🏽✅RABI HA KU XAFIDO EEDO WANAAGA AAD DALK IYO DAD KAAGA U HAYSO.AAMIIN 🤲🏼🤲🏼🤲🏼.
Guuuuuul ssc
Maashallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xalay ayaan kawarkelay wuxuu yahayba
Darwiish
Marsh Allah waa lasoo Daayay wiilkii yaraa Guulaayso
Maxaa marka horeba dadka xabsiga loogu hilmamaa soo dulmi ma'aha
Haa
Qof deyn looxiranaayo Soomaaliya mooyee meel kale kuma arkin. Dadka lagu hilmaamayo waa inlaar walee.
@@Daljirka-Dahsoon Ilaahay inta demeeysan ha ka gudo
@@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 Aamin, dulmi waa wax weyn Alle SW hanaga ilaaliyo xadgudub. Wadama muslimka ah iney sidaan kafiicnaadaan ayaa larabey.
@@Daljirka-Dahsoon Sax,amiin
Well done
Madaxwayne firdhiye waa in Lagu qasbaa in uu bilaabo inuu keeno shirkado ka bilaaba qodida shidaalka ceelka HOL HOL iyo shidaal baarid dhamaan dowlada khaatumo state..... muuse kufaar bada ayuu aduunka indhahooda ku soo jeedsadaa khaatumo state waa inay bilaabaan shidaal baarida khaatumo state..... from garbaharey xarunta boqortooyada sade 🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤
Mr guuleysta from Qardho
Wllhi anigu ma aami sani in ssc anoo mr cid iga xigto mr iyo dhulbahante cid isagama dhawa lkn warkaas nacab baa soo alifay
MAHADSANID AAMINA GUHAADEEY ADEER OO ABTI.
alaxadulaahi maxamed codakiisa arako❤
Thats good
Waxaan beene aheyen in harti lagu dhexe jiro oo larabo in la iska horokeeno ilaahaya xaasidika iyo cadowoga harti poowar ganaga qabato🤲🤲🤲
MAANSHAALAAH AADO HADALKA AAN KUU SOO QORAY XUMAAN HA U ARKIN. EEDO MARKA WAX LAGUU SOO SHEEGO , HORAY HADAAD RABTO IN AAD SOO DAYSO ADOON SOO HUBIN, NOO SII SHEEG IN AAD SOO OGAANAYSO OOD ISKA HUBINAYSO IN AAY RUN TAHAY CIDA UU SHEEGTAY IYO WAXA UU XABSIGA LOO SOO DHIGAY OOD HUBSAN DOONTO WARKA XAQIIQ DIISA RUNTA AH. SI WAXA KAA SOO GALAYA SOCIAL MEDIA XALAAL KUUGU NOQOTO AJER NA AAD KA HESH UMADA CAAWINAYA TOODA AAD SOO GUDBISO.
A.s.c...
AADO WARKA BEENTA AH ADAA SOO DAAYAY SSC KHAATUMO CEEBTA U KEENAY SHALAY GUNTII NASABKOODU OROMO DA GALAY EE IIDOOR NAFTUNAGAA BAA ILAA XALAY WAREEJINAYSAY. AADO NACAYBAK XAARWALWAALKA GUNTA IIDOOR WAXAY RAADIYAAN DAAROOD XUMAANTIISA. AADO U FIIRSO WAXA AAD ODHANAYSO.
Anigu waxaan ahay daarood, Gabooye iyo daaroood na waa isugu key mid inaad soo faah faahiso qabiilkiisa ama aad sii raac raacdo waa ila khalad
iskudir bu iskudeyay wiilkan ee erya mooryanka
Kkk meshan isku dirba mayaalo
Wayo Mr iyo dhulbhante wey is jecel yihiin
Teda kale wey usocotay fikradiisi waa fariid naftisu bad baadinayay m.a
maxad usawirtay dadada iyo meesha laga galo xamsiga war heedee wallay wa kaashakiyay anigu weli kuma fahmin
Dhulbahante reer wada waalan sayidkaa sheegay anigu waxaan u aqaanay wadaad waalane lkn dhulbahante wuxuu yidhi dhulbahante wuu waalanyahy boqolkii sano mar ayuu waashaa kolkaa boqolkii sanay gaadhay kkkkkkk
Dhibataduh waa Adigah o ku radinayah fayus waxay Ahayd hadad wax shegaysoh waxay Ahayd in aad garadadah iyo madaxdah u ban dhigtoh Arintah waa ku nacasnimoh in aad fayus ku radisoh war umadah kalah farisoh bentah waxan u shegih lahah mamulkah in yutubaradan lagah qabtoh umadah
Wcs wr wb
Haduu Gabooyo sheegtaba waa lacaawin ahaa, qabiilmiisu muhiim maaha?
War ninku waa mareexaan
Sorry maxamed duruuf kugu qasabtay benta mr kama fogid mj kama fogid iyo dhamaan harti iyo somali weyn walalken o durufeysnaa
Dadka lo haysto magta maxaa logu ilobaya jeelka maala siiyo inay si xor ah uso gudbistan codkoda
Dhulbahnte midgamah ku badan bal wiilkas diifta kamuqato bal fiiri
Maxuu Qabiilkiisa u sheegan waayay? In aad been kasheegto Qabiilkaaaga danbi sababtoo ah waxaad qarisay aqoonsigaagii lugugu garan lahaa.
War wiilka waa mareexaan qabiilkiisa been kama sheegin
Danbiga yaraysta oo beenta naga daaya
Madhiban ma dago gado
Dalxa marki horeba in aad ku deg degtid ma ahayn. Ada u jooga cebaynta adoo adiga qudhadu ah nin inan la yaal ah.
Ha ku deg degin wax aadan hubin
Lascanood ceeteeda ma dadka intay iska xirtaan ayey lacag duldhigeysaa miyaa!!!!!!!!!!
Well done