Heesta Alla barasho wacanaa | Mukhtaar Social

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Heesta Alla barasho wacanaa!
    Iyo Mukhtaar Social
    Erayadii Maxamed Aadan Dacar
    Wada hore u qaaday saalax Qaasim Naaji

КОМЕНТАРІ • 24

  • @user-horo
    @user-horo 2 роки тому +2

    Music cod iyo siduu uqaadayo heestan mcn nukhtar social waxaan siinayaa number 1 one big fanaan kusoco 👍👌

  • @aminamohamed9733
    @aminamohamed9733 Рік тому +1

    Fanaaniinta hada joogta fanaanka ugu fiican.best fanaan

  • @muxudiin_bakaari332
    @muxudiin_bakaari332 2 роки тому +3

    Wow M.a Wllkey Cod mcnida Mashallh Dee Astan Ana Ma imankara Inan kaheso ayan donaya Barnajijkan Mar badan ban radinayey

  • @yuusufshariif5970
    @yuusufshariif5970 Рік тому +1

    Waah waah woo keenay heesta
    Woona cod maacn yahay thanks
    Akshinkiisana woo sax sanyahay

  • @khadrabeerdhige6030
    @khadrabeerdhige6030 2 роки тому +7

    Eesh cala cod fankeena fanaankan le ku filan wllhi❤

    • @user-horo
      @user-horo 2 роки тому

      👌👌👌👍👍 wali madhagaysanaysaa heestan?

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST 2 роки тому +2

    Si kasta oo ninkan dhallinyarada ahi u cod macaan yahay haddana way kuu dhammaanaysaa marka aad isku doonato heesaha iyo codkii Saalax Qaasim Naaji oo codkiisa iyo laxamadiisu ka duwanaayeen fannaaniinta kale aadna u macaanaayeen. qaab dhismeedka heeska aadbuu inanku ugu tuntay.

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +9

    Heesta adoo daawanaya maxaa kugu kalifay inad
    Rasuulkena Muxamed Scw lyo Quraanka like aad ku
    raadiso😡

  • @ceynaanshexaajiabuukar9535
    @ceynaanshexaajiabuukar9535 2 роки тому

    Wlhi hees aan jeclhay alla barashooy barsho wacnaaa

  • @muxtarim4011
    @muxtarim4011 2 роки тому

    Mukhtaar social legend fanka asigaa kuu baahan

  • @HanadElmi-612
    @HanadElmi-612 Рік тому +2

    Hesataan meeshiidii ayuu dhigay walaahi wuu ka soo baxay

  • @subeermahamed3655
    @subeermahamed3655 2 роки тому +1

    Axyaaaa fanan alaa barsho wacanaaa

  • @nuurcadeofficial6662
    @nuurcadeofficial6662 2 роки тому +1

    Mukhtaar waa fanan buuxa

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim7003 2 роки тому +1

    Astaan tv guul iyo hormar wacan

  • @abdiman1164
    @abdiman1164 2 роки тому

    Waayo waayo iyo waayihii wacnaa ee nalooga sheekeyey ayaanu joognaa ma is tiraahdeen.

  • @AbdifitaaxOmar
    @AbdifitaaxOmar Рік тому

    Amezing❤❤❤

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 2 роки тому

    Ofaa caleeeek Top 💥💥

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 7 місяців тому

    Heesta Wad ku ciyartay

  • @abdiqadiromarabdullahi5980
    @abdiqadiromarabdullahi5980 2 роки тому

    Hees macaan

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 2 роки тому +1

    Waaw wxba lagama qaban karo

  • @ibroosbinibrahim7003
    @ibroosbinibrahim7003 2 роки тому +1

    Mukhtar bulsho

  • @MaxamadNuur-hi5sf
    @MaxamadNuur-hi5sf 5 місяців тому

    Dhf