MUKHTAAR SOOSHIYAAL NEW SONG QALLAAFE XUSUUSTII CABDI NAASIR MACALIN OFFICIAL VIDEO 2020#

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024
  • SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Language
    SomaliSwisstv.com
    #SUBSCRIBE #SOMALISWISS

КОМЕНТАРІ • 396

  • @malakoslo
    @malakoslo 4 роки тому +73

    Anoo dhocil ah ba heestan eedadey kamaqli jiray sida ujecla ila hada love ku ahay ❤allow ku naxariiso eedo mcn 👏

    • @adanhujale4109
      @adanhujale4109 3 роки тому

      Dhoocil maxa ladhaha? Ereygaas wax xun umaleen jiray 😁😁😁

    • @pianochannelofficial6557
      @pianochannelofficial6557 3 роки тому +2

      @@adanhujale4109 Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk maxaa la dhahaa kulaah

    • @kokebrb4878
      @kokebrb4878 3 роки тому

      Mayeee ado dhilo ah bad dhagaysan jirtay

    • @khabylameofficial6671
      @khabylameofficial6671 3 роки тому

      Malag isku dugsiya aheen moohooo markaaas

  • @monahassan809
    @monahassan809 4 роки тому +44

    Caleek. Walahi wiilkaan dun ta fanaaninma u qirayaa. MashaAllah iska hees iyo istus tus ayaa ba na dileen noloow walaalkis.

  • @saami5777
    @saami5777 4 роки тому +27

    Ninkan Halkeeda ayuu dhigay horeyna waxaan ugu Qiray inuu ahaa Fanaaninta Dabeecada wanagsan waxaana Laguxasuusan Barnaamijka Astan Tv ee Lagaxanaajin wayay horey usoco Sxb

  • @faizamohamed7740
    @faizamohamed7740 3 роки тому +48

    Qalbigunbuu quraan sidiisi ku qoranyahoo waan qalaloo jacaylkiisaa iqaribee please iso duceya ino ilaah ii sahlo ninka jeclahay 😢🥰

  • @superpoetry8704
    @superpoetry8704 3 роки тому +40

    MaashAlllah, Soomaalida waxaan ku jeclahay waxyaabaha xasaasiga ah sida, Diinta, suugaanta, iyo Ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyarada haddalo xanaf leh kuma soo qoraan Alxamdulillaah. Qaswadayaalka waa laga tashaday ee aynu waxaynu wada leenahay aan wada Illaashano InshAllaah. Many thanks to my brother Mukhtaar Social, amazing performance, yaa salaam.

  • @mustafaahmednorali5281
    @mustafaahmednorali5281 Рік тому +28

    ❤Here is the lyrics
    Qaran sidii u qayirmoo
    Quudkii ka go’ay
    Qaraw kama baxee
    Qosolkoy qarisa
    Uma qalmee
    Qaxarkey qudheyda galin
    Nafto laqadana ka qabi weyn
    Qabri dhaxdi
    Qol cidla ka darane
    Qadra yar mee
    Qunyar socodkiyo
    Qamunsiga ku raacoo
    Qabowga wabigiyo
    Qalafey ku dhalatee
    Qalbiga un bey
    Quran sidisi ku qoran te
    Waan qalaloo
    Jacaylkeda i qaribee 😢
    Qoorteda dahab
    Ilkaheda qalin
    Ciridka qad madow
    Lagu shubyee
    Qorax bey nuurka badan
    Ka qadatee
    Qaararkiyo qoorteda dhilan
    Tan iyo qoobkan ka qayibe
    Qaadirki uumay
    Wadnuhu ku qodbo ma qarin kare
    Qunyar socodkiyo
    Qamunsiga ku raacoo
    Qabowga wabigiyo
    Qalafey ku dhalatee
    Qalbiga un bey
    Quran sidisi ku qoran te
    Waan qalaloo
    Jacaylkeda i qaribee 😢
    Qeebta horiyo
    Qaarka dambeiyo
    Dhexdo la qoray
    Ayey indhu qabteen ❤
    Qoyskeygo noqotan qabowilaa 😢❤
    Quruxbey xuralcaynti qarsoneyd
    La qaybsatee
    Qaaruun kastiyo
    Qarnigan joogniyo
    Wey ka qaalisan tee ❤❤
    AUN Cabdinasir macalin
    Remix with Mukhtaar soshiyal

  • @Qazaal123
    @Qazaal123 3 роки тому +91

    Tiktok hadaa kasoracday xaa sugee 🥰🥰😂

  • @abdirisackadan9005
    @abdirisackadan9005 4 роки тому +34

    Ninka Dhagaha Legends ka usoo jeediyay Dhankaa Iyo Muqdishu ✌.
    Rag baa Fanaan isku sheegay oo Xamar Qaribay balse adaa Xamar Nagu Haayo sxp inaan Production keeda Dhageeysano aniga iyo Asxaapteyda Reer Europe 👌

  • @guduudocarwo2717
    @guduudocarwo2717 4 роки тому +33

    Wooow waa hees iyo badh music-gaan ladhacay
    Qalaafo💗

  • @Samira-Hassan124
    @Samira-Hassan124 3 роки тому +32

    Someone used to sing this song for me. It's first time to see in UA-cam!!

  • @mohajabir6068
    @mohajabir6068 Рік тому +3

    from jigjiga 1qof oo ree qallafe ah ismanaqan lkn heestan darteed qallafo iyo dadkedaba wn iska jeclahay wlhi😊❤

  • @mustaphekablalaxofficial3525
    @mustaphekablalaxofficial3525 Місяць тому +1

    Fanaankan o kale ayaa somalidu luuq galinaysa dayax dalnurshe iyo sharma boyna wa la dhagaysanayaa😢
    Mukhtaar social wa fanaan la xaqiray lkn codkiisa fanaan leh majiro amazing voive😮❤

  • @maxedamiingacalow5494
    @maxedamiingacalow5494 3 роки тому +34

    Qaboowga wabiga iyo qallafo Ayeee ku dhalatay
    Lengand Hdn nahy reer qallafo wan ku wadanaa Keep Going 🙏❤💯✊

  • @CabdifitaaxCabduqaadirAxmed
    @CabdifitaaxCabduqaadirAxmed Рік тому +4

    saas waye bea 😁inta tiktok kaso raacday🚶‍♂️😋🙈

  • @khadriinqaali2513
    @khadriinqaali2513 Рік тому +7

    Saxibtey ba ii qaadi jirtay mulki Wali ano aqoon ine heestahay Aduun wala is waayay 😢😢

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 12 днів тому +1

    Mukhtaar social si fiican ayaa u qaaday heestii Qalaafe

  • @amiinaraab5020
    @amiinaraab5020 3 роки тому +5

    Hestan wxn kuxasuustaa Gabad aan isjeclaYn aYaa izodirtay hada waa hoYoo Haysataa 2 Caruura Ana wali wxaan single aaYn ahay ❤hestan xusuus gara aahy igu leedahY

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 роки тому +9

    Masha allh fanankan waxan ku so arkay astaan tv caadimaha codba ku dhamaday wlhi heesihi hore e xikmada lahaana wuu qaada

  • @abdihakimfarahdiriye696
    @abdihakimfarahdiriye696 2 роки тому +7

    My hometown Qalaafo,,,,,,Alhamdulillah...currently living in kenya💙💙💙

    • @Sagalroob
      @Sagalroob Рік тому +1

      Me to ilove qalafe my hometown 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hodaugaas7755
    @hodaugaas7755 3 роки тому +7

    Heesti inaadeerkay uu Qaaday Geenyadi Ogaden ee Ugaas Noor😍😍

  • @cabdiqeyrgaabane7723
    @cabdiqeyrgaabane7723 4 роки тому +122

    Ax Waryaa ree qalaaafe ah like isara reqalafe

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 4 роки тому +47

    *Hadad sideyda cml jiifka iyo kaba laan kudawaneyso like ta haila dhaafina*

  • @somalia2730
    @somalia2730 3 роки тому +3

    Anigoo yar baan xasuustaa heestan gabadaha da,da ah baan uu heesi jiray waad cod macaan saaxiib hore soco

  • @jamalsahil1
    @jamalsahil1 4 місяці тому

    Absolutely beautiful classical Somali love song. A song that has transcended generations gap .it's the song for centuries to come ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому +3

    QALAAFO WAXAA DAGAN BAHGARI OO OGAADEEN AH WAA REER ABTIGEEY WAAN JECLAHAY QAXII XAMAR WAAN TAGNAY WABI BAA KU YAALO WAA MAGAALO QURUX BADAN🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺👍🏾

  • @suleimanedimboru4531
    @suleimanedimboru4531 Місяць тому +1

    I love Qalaafe anaa ku dhashay walaal 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂18 ayaa moganahay

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 3 роки тому +2

    Qalbiga meey, Khura'an sidiiseey, Ku qorantee, Waa heesihii hore waana loo baahnaa in dib loosoo cusbooneysiiyo music gooda,

  • @abdirahmanjupa2488
    @abdirahmanjupa2488 4 роки тому +29

    Wllhi ninkaan fanaan somaliyeed oo ka cod macaan wali ma dhagaysan

  • @kadarabdibalad521
    @kadarabdibalad521 3 роки тому +10

    Qabowga Wabigiyo Qalaafey ku dhalaty 💟💟 Fanan Qaran Muqtaar Social

  • @faizadiriye8127
    @faizadiriye8127 2 місяці тому

    Jah marka dhaheysato heeso ina eedada layahay ilahay ha u naxariisto c/naasir macalin sacid warsame ❤❤❤

  • @ahmedabdi4853
    @ahmedabdi4853 3 роки тому +3

    Reer qalaafo hargaysa caday ayaan idinkasoo salaamayaa

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 роки тому +4

    Illaahoow u naxariiso Al-fanaan Cabdi Naasir macalin Xassan Aamiin

  • @Arimaheena_fans
    @Arimaheena_fans Місяць тому

    Waan qalaloow jaceylkeedaa iqariboow 👏👏🔥

  • @Almaaz-gh2ub
    @Almaaz-gh2ub 5 місяців тому +2

    Marki igu horeysay hestan waxaan ka maqly kabital foyz xili maqrib laga si baxayay idacadana hawada kawada baxeysay raadiyo yar ban ka dhgeysanayay si fcn uma fahmeyn erayada qaar lkn markiba wey i qaaday sanadkuna wuxu aha 2005or 2006 ahaay 18 kadib inaan si dhageysto waa wax cajib ah

  • @samiramohamed9502
    @samiramohamed9502 Рік тому

    xasan saxib runti waan jeclahay marki soxasusto waxaan soxasusta anigo jogo waqoyi bare kenya

  • @munasar10001
    @munasar10001 4 роки тому +2

    this is a singer cod aad fahmayso eraywalba thanx bro meesheedaad dhigtay

  • @saacidcabdiaxmed4413
    @saacidcabdiaxmed4413 3 роки тому +4

    Qunyar socodkiyo qamuumsigaan kuraacoo qabawgaa webigiyoo qallaafay kudhalatee♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 3 роки тому +1

    Illahay ha uunaxaristo Abdinasir best song 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯😥😥😥😥😥

  • @AliAhmed-vb9vu
    @AliAhmed-vb9vu 2 роки тому +2

    Waan jeclaan lahaa inaan booqdo qalaafe from Mogadishu somali ha nolaato❤️❤️

  • @caadilsheikhmussa-gw2jg
    @caadilsheikhmussa-gw2jg 10 місяців тому +1

    A lovely song takes me back to vivid memory❤❤❤❤❤

  • @amirsheikh691
    @amirsheikh691 Рік тому +1

    B.weyne 1
    Qalaafe 2
    Baydhabo 3
    Hargeyso 4
    Nugaal 5
    Ceelbuur 6
    Qoryoleey 7
    Inata magaalo ee heesa mugle lagu xusay weeye alla jecliyaa intuba

  • @ayancadeywarsame6810
    @ayancadeywarsame6810 3 роки тому

    Ilaahey ha unaxariste cabdinasir macalin wilkisa aa iga maqan halayso helo cidi taqano jamal cabdinasir macalin

  • @saidamohamed7880
    @saidamohamed7880 3 роки тому +5

    heestan gabar aan saaxiib aheyn ayaan kuxasuustaa oo aad ujeceled

  • @oscarosmanoscar2399
    @oscarosmanoscar2399 Рік тому +3

    What amazing songs voice I have find he name with money millions view's incredible ❤ 👏

  • @ibrahimmahamed5004
    @ibrahimmahamed5004 Рік тому

    Intaa 2022 dawaty is mujiya
    Qalbiga un bay
    Quraan sidisi ku qorantee

  • @mohamedamiin2517
    @mohamedamiin2517 3 роки тому +7

    from kenya love this song 🧨👊

  • @ahlamdhimbil3693
    @ahlamdhimbil3693 3 роки тому +1

    Heestan ano yar aya hoyaday ka maqli jirey saan u jecla la le nin isku magalo ahen aya qaday dhusmreb wan u xisey 🥺♥️

  • @ebyanabdishire3412
    @ebyanabdishire3412 4 роки тому +5

    Maa sha Allah qadro waa walaashay marna sxbtay Allow ii xifdi adna mhd snd

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 роки тому +1

    💙❤💚 manshalah brother 👍👍👍👍👍👍💙💙💙💙💙💙💙...only if you are born in Qalaafe..Khalafe . Somali galbed... I💙Qalaafe....original

  • @mohamedismail-zq2qo
    @mohamedismail-zq2qo 4 роки тому +83

    Marvelous..pleasant voice .Glorifyiing the subject dazzling lady. Must be highly appealing and resonate with ladies struck by a fully reciprocated intense and overwhelming maiden love..I salute all somali ladies who are universally recognized as precious pearls and are truly treasured. .

    • @shueb123
      @shueb123 3 роки тому +1

      The way he physically describes her is breath taking

    • @samiracilmi9488
      @samiracilmi9488 2 роки тому

      A

    • @yaaskadheere
      @yaaskadheere 2 роки тому

      why are you despising your mother language and talking foreigne language it's shame you have to be proud your own language

    • @PacificBruva
      @PacificBruva 2 роки тому

      @@yaaskadheere adiguba sowdigaa Af ingiriisi ku cambareenaya!! Stop being shallow and judgmental! just because he expressed what he had to say in English, doesn't mean he despise his mother tongue, get off that small tuna box!! ka bax quraaradan aad isku soo xidhay and open your mind!! I despise Somalis like you who likes to make negative conclusion on everything lol

    • @abdirahmanmohamud9082
      @abdirahmanmohamud9082 Рік тому

      @@yaaskadheere preaching against something you are doing yourself. Maad afsoomaali ku waanisid? 😂

  • @IskeYare
    @IskeYare 4 роки тому +12

    Waxan cod waa dhaafay walhy waxaan ku tilmaamo garan maayo Mukhtaar Social legend of voice sharaf iyo karaamo ku noolow. Fanka asagaa kuu baahan walhy

  • @abdiwaliCade
    @abdiwaliCade Місяць тому

    Heesti hoyo kamaqli jiray😢 xasus 2007🤔inte laga helay

  • @ayuubcade812
    @ayuubcade812 4 роки тому +6

    Iga gadan heesta iyo fanaanka codka macaanba 👏👏👏👏❤❤❤❤

  • @asaidiyare7563
    @asaidiyare7563 2 роки тому

    Waaaaw what are song hestan anigo yaar ayaan ka maqlijiraay Abo mcn qaboowga wabigaa qalafeey ku dhalati Allow ku Naxariso Abo mcn 😭

  • @xassanmacalin1305
    @xassanmacalin1305 2 роки тому +2

    Woow mukhtar social heesta waad keentay waxaad leedahay codadka aan baryahan laga maqal faraaniinta danbi great song ❤

  • @ayaanbollina6434
    @ayaanbollina6434 2 роки тому +1

    Halsano kadip yadhageysanayaa hestan love buran kuahay😍

  • @ahmedcr7266
    @ahmedcr7266 Рік тому +1

    Wlhi aniga wakahele so interlligent amazing 😘

  • @hussienmohamed8553
    @hussienmohamed8553 2 роки тому

    mansha allah runti makan maqlo waxaan soxasusaha gawar wada soconi po oo kusugan kenya waxaan kahelay socodked baan kahelay runti

  • @yusramuxudiin2346
    @yusramuxudiin2346 3 роки тому +3

    Wlh heestaan wax badan ayaaa raadinaaye waagii maxkamadaha 2006 ayaa gbr aan sxbo eheen io daris aa dhageysan jirtay wlh hada hadaa maqlay ayadaa igu soo dhacdo wlh aduun waala kala tagay hada meel ey ku tambeysay ma ogi wlh in badan waa u xiisay 💋😪❤️

    • @faizamohamed7740
      @faizamohamed7740 3 роки тому

      Hadaa raadiso waa helee abaayo inshallah

    • @yusramuxudiin2346
      @yusramuxudiin2346 3 роки тому

      @@faizamohamed7740 haaa wlh hadaa raadiyo waa helaaa abaayo

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan 3 роки тому

      @@yusramuxudiin2346 oo qoladaas argagaxisada ah idinma ciqaabi jirin miyaa markaa dhagaysataan

    • @yusramuxudiin2346
      @yusramuxudiin2346 Рік тому

      @@Cawil.Gaashaan my aboowe waaagaas uma xumeen sideey hada u xumaadeen alle hana qabto

  • @maryanahmed9741
    @maryanahmed9741 4 роки тому +66

    Beautiful voice. I cannot stop listening to this song. He has beautiful voice.

  • @adelhussein3859
    @adelhussein3859 2 роки тому

    Hestan anoo Kenya joogo marqaan ah bartay marey ahayd 2020 cawa neh ano xamar joogo igu so dhacday

  • @munasarabdalla7781
    @munasarabdalla7781 10 місяців тому +1

    Qabri dhexdii Qol cidlaa ka daraner Qadra Yar mee!!!!!??masaxbaa qol cidlaa iyo qabri yaa dran?

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 4 роки тому +5

    Mashaallah cod dahable wad keentey hore u soco huno qaali

  • @cigeoch23
    @cigeoch23 3 роки тому

    Mudo badan heestan waa radinayey mantan helay thanks qofka soo galiyey

  • @muktarabdinoor2311
    @muktarabdinoor2311 3 місяці тому

    My Sami Barteethi ba dhiigtay ❤

  • @BashiurOsmaan
    @BashiurOsmaan 6 місяців тому

    Wow hesta wan iska jeclahay

  • @modajiye7864
    @modajiye7864 Рік тому

    Qalaafo abahey kudhashy allow kunaxariiso aabe

  • @yasirhasan5957
    @yasirhasan5957 Рік тому

    Qeebta horiyo
    Qaarka dambiyo
    Dhexdo la qoray
    Ayeey indhahu qabten🤤🔥

  • @mahamaddaki4391
    @mahamaddaki4391 Рік тому +2

    Waa hees aad u mcn ❤

  • @hassanaqyaar5170
    @hassanaqyaar5170 3 роки тому +1

    Hestii cabdi nasri macalin alh u naxaristo

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    MUSTAFE INABA CAADI MA TIHID SIDAAD ERAYADA HEESTA NOOGU QORTAY WAAD MAHADSANTAHAY WAAN JECLAHAY HEESTAAN ERAYAA IGA MAQNAA WAAN HELAY🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @user-horo
    @user-horo 2 роки тому +1

    Mukhtar social No 1 fanaan iga dhe 👌👍

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 Рік тому

    MUQTAAR AFKAAGA CAANO QABOW SOKOR IYO HEEL LEH LAGU QABAY GUULAYSO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdiabsieh4317
    @cabdiabsieh4317 Рік тому +2

    Wé need more song of this legend walahi golden voice.

  • @caafimohamed2239
    @caafimohamed2239 4 роки тому +4

    Heeso waa kuwaan waxa kale waa bac kasii iyo waxaan micnaba ku fadhin 💯💯💯

    • @OGSOOR
      @OGSOOR Рік тому

      😂☝️

  • @hiransportschannel2355
    @hiransportschannel2355 3 роки тому +2

    Fanaan Iyo Bar wallahi ,qunyar socodkiyo qamuusiga ku raacoo qabowga webigiyo Qalaafe ku dhalatee waah waah aniga Reer Beledweyne ahay Qalafe marar badan wan ka maqlay dadka

    • @mariamufs2023
      @mariamufs2023 3 роки тому

      mustaxil iyo qalafe abtiyadey ayan ka maqli jiray

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 4 місяці тому +1

    08/06/2024 Australia 🇦🇺 ❤❤❤❤❤❤❤ a great song ❤❤❤

  • @sheeylong9946
    @sheeylong9946 2 роки тому

    Qalafe marban boqasho ku tugay 2010... xili an dalxiis utagay gobalada ogadenia.. ruunti wa meel ad uwacan oo deeq leeh

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 2 роки тому +9

    Wow amazing what a soul touching Voice legend Muqtaar social ✊🏻💪🏻🎵

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 4 роки тому +5

    Waaw caadi maaha heesta iyo qaabka loo soo qaaday

  • @farhanalihalane2457
    @farhanalihalane2457 2 роки тому +9

    Listening this amazing voice in Mugadisho 2022

  • @xaawomcln8425
    @xaawomcln8425 4 роки тому +4

    masha allaah ishcalaa fanaan

  • @simranali4057
    @simranali4057 Рік тому +3

    Beautiful Masha allah 🖤🥀

  • @jamalmohamed6672
    @jamalmohamed6672 4 роки тому +38

    Qalaafe waa magaalo kutaal gobolka shabeele ee doowlad deegaanka Somalida Itoobiya DDS(Ogadenia)

    • @akramyare5444
      @akramyare5444 3 роки тому +2

      Ogaden bes ma dago somaha somlis kale Aya la dagto

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 3 роки тому +1

      @@akramyare5444
      ogadenia ogaden baa leh maxaa kugu dhacay 😅

    • @mohamedali2132
      @mohamedali2132 3 роки тому

      @@ansihaji6665
      Haa ree ka naga leh hadee Maxaa kaa qaldan awoowgii la gub 😂😂😂

    • @ansihaji6665
      @ansihaji6665 3 роки тому +1

      @@mohamedali2132
      haa huno ogadenia ogaden baa leh💪🇬🇲🇬🇲

    • @jamalmohamed8766
      @jamalmohamed8766 3 роки тому

      @@akramyare5444 Maya sxb Ogadeen Bahgeri iyo Tolomoge baa dagaa🥰

  • @xiintoymedia1432
    @xiintoymedia1432 2 роки тому

    Waw waa hees hees dhaftay qawoowga wabiga iyo qalaafey kudhalatay

  • @deeqoqatar1859
    @deeqoqatar1859 4 роки тому +3

    Walee xasuus ayay igalisy heestan . Maqaaxi aan lahayn ayey ka shidnaan jirtay . 😍

  • @AbdirIzAK104
    @AbdirIzAK104 4 роки тому +4

    Abty cod allh wuu kugu deeqay wllhi m.A❤️❤️❤️

  • @Biifka
    @Biifka Рік тому

    Wxn music wa dhafeen wlh🔥

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 3 роки тому +7

    Ar yaa reer qalaafo ah likta habiiga baqiilina ishcalaa heesh keep gowng bro

  • @sunnibinixasan1901
    @sunnibinixasan1901 3 роки тому +2

    wlhi sadaxmar iyo kabadan ayan ku ceshtay markan arkay meshaa ka imaaday oo an kuso barbaaray oo lagu heesayo iyo fananka codka mcn siduu uqaaday wan uxiisay qalaafo

  • @delmarabdirahman1960
    @delmarabdirahman1960 3 роки тому +2

    Nice song mansha allah cod wanagsan iyo hees macaan

  • @Mudane-
    @Mudane- 4 роки тому

    Waaw waaw qalaafe kuu dhalatay dhulkeena quruxda badan soomaaliyeey waan arki laa nahay

  • @osmanhussein120
    @osmanhussein120 4 роки тому +2

    Legend wan kuwata ee keep going brada

  • @katraissa3193
    @katraissa3193 3 роки тому +1

    ,masaha,Allah,muktar,best,song,iwas, Listening,24, hours, keep, going,qalafe,kudalate,💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ahmedcr7266
    @ahmedcr7266 Рік тому +1

    Qoskeygo noqota qawowi laha jah❤️

  • @zrinityzirnity2183
    @zrinityzirnity2183 4 роки тому

    Cadi mahha hesta wa la furfurte wana la is dulsarte keep going wax hadii la xadaya sana lo xadaa wanaa siii badasha wa kugu tageere ❤️❤️❤️❌

  • @boodaxasan8087
    @boodaxasan8087 4 роки тому +2

    Booskeedi ayad dhigtay thnkxxx

  • @Neah549
    @Neah549 Рік тому +2

    Not new song. This song is from old school.

  • @liibaanotmaan6720
    @liibaanotmaan6720 3 роки тому +11

    qalaafe home town hadaa reer qalaafo tahay aaway hee like-ta

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 2 роки тому

    Maxuu ugu qori waayay Xusuustii Aun Cabdinaasir Macalim.

    • @faadumoxuseen1892
      @faadumoxuseen1892 2 роки тому

      inta aadan fududaanin iska hubso

    • @daruurcuratay1969
      @daruurcuratay1969 2 роки тому

      @@faadumoxuseen1892
      Markii hore kuma uusan qorin ee gadaal ayuu ku Edit gareeyay.