saalax qaasim alla barasho | ruux bukaanka kugu nacay hees | bariidaduna waa sade | alla barasho

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • HEESTA : ALLA BARASHO
    LUUQDA : SAALAX QAASIM NAAJI
    LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
    QORAALKA HEESTA ( LYRICS )
    Aniguba baryaha qaar
    Waataan bad iyo wabi
    Buuraha ka lali jiray
    Aniguba baryahaa qaar
    Bulshada iyo Sahankaba
    Waa taan budulka mari Jiray
    Waase bixiso bixisee
    Caashaqan biyiyo oon
    Badankaygii Kaba Jaray
    Anigaa u buseelee
    Taan u beer Cadaadee
    Bu'da iyo Nafta Aheyd
    Iyaday iga baydhee
    Bariidaduna Waa Sade
    Ruux bukaanka Kugu Nacay
    Adoo baahan kaa tagay
    Samo Kuma Banaanee
    Alla barasho barasha Wacanaa
    Alla barasho barasha Wacanaa
    Bi'i waa adduunyooy
    Maxaad Laba Bogleysaa
    Howlahaagu Badanaa
    Howlahaagu Badanaa
    Howlahaagu Badanaa
    ************************
    Aniguba baryaha qaar
    Waa taan bilaan jiray
    Beeldaaje noqon jiray
    Aniguba baryaha qaar
    Biixida lafdhabartiyo
    Waa taan bilic u sidan jiray,
    Waase bixiso bixisee
    Cashaqaan bi'iyo Oon
    Badankeygii kaba Jaray
    Anigaa u buseelee
    Taan u beer cadaadee Cadaadee
    Bu'da iyo Nafta aheyd
    Iyaday iga baydhee iga baydhee
    Bariidaduna waa Sadde
    Ruux bukaanka kugu nacay
    Adoo baahan kaa tagay
    Samo kuma banaanee
    Alla barasho Barasha wacanaa
    Alla barasho barasha Wacanaa
    Bi'i Waa adduunyooy
    Maxaad Laba bogleysa
    Howlahaagu Badanaa
    Howlahaagu Badanaa
    Howlahaagu Badanaa
    #dhugmaal_lyrics #saalax

КОМЕНТАРІ • 47

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 місяці тому +4

    Bariidaduna waa sed'e
    Ruux bukaanka kugu nacay
    Adoo baahan kaa tagay
    Samo kuma banaanee✍
    Bi'i waa aduunyooy
    Maxaad laba bogleysaa
    Hawlahaagu badanaa📝
    Dulucda heesta: Qof ayay dantu kaa galeysaa waaxbad uga baahan Hawl iyo hanti midkay noqotaba saa wuu kugu gacan seydhayaa ilayn matihid qof muhiim ah madama aad tahay "Bukaan=sabool" waa aduunye barri markuu deegana aduu hoostada imanayaa,
    Waxaa lmd ah qof ayaad jacayl daran u qaadeysaa isna wuu ku dayrinaya Barri markay dantu usoo run sheegto ee qof kuu dhaama uu waayo wuu kuu iman wuxu ku leyahay iga rali noqo barigii waan qaldanaa manta ayan diyaar kuu ahay, "dib-baan kaaso jeclaaday" Hayga goosan caawaad iga gacan saraysaa" Barashadeenii doraad iyo bariidadii maxaa helay" Waxyaabo noocaas ah!!!
    Markaasna ikhtiyaarka adaa iska le inaad odhan:
    Markan baahi kuu qabay
    Kuu bandhigay jacaylkii
    Waa adigii ibaal maree
    Iska dhigay bir aan jabin
    Barri shalayto may noqon?
    Barashadeenii doraad'iyo
    Bariidadii kasoo gudub👍
    Iyo in aad odhan!!!
    Adoo shalay dhib ii gaystay
    Oo cadaawe garab siiyay
    Hadaad garatay khaladkaga
    Gacmo furan kusoo laabo🙇‍♂️
    Bi'i waa aduunyooy maxad laba boglaysaa hawlahaagu badanaa 13-6-2024 Maalin khamiis ah✍

  • @InaAhmedolmm
    @InaAhmedolmm 10 місяців тому +8

    😢😢😢😢 baridadune waa sade
    Ruux bukanka kugu nacay
    Adoo baahan ka tagay 😢
    Alle barashu barashu wacanaaa 😢😢😢😢😢

  • @yasinfarah
    @yasinfarah 5 місяців тому +8

    24/2/2024
    Bariidaduna waa sade
    Ruux bukaanka kugu nacay
    Adoo baahan kaa tagay
    Samo kuma banaane.😢❤

  • @NiciimaJm
    @NiciimaJm 6 днів тому +1

    😢😢😢😢😢😢 alla barasho barasho wacana😮

  • @kaahinahmed4700
    @kaahinahmed4700 3 місяці тому +3

    Bi i waa aduunyooy waxaad laba boglaysaba hawlahaagu badanaa 24/4/2024 habeen arbaca ah
    🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐🤐

  • @ahmedhuzzeinabdi2624
    @ahmedhuzzeinabdi2624 15 днів тому

    Alla yaa cizak alfnan❤

  • @user-it5vl3vr2z
    @user-it5vl3vr2z 11 місяців тому +2

    Alla barsho wacna ruuxa bukna ku necya ado bahan ka tagaya ❤samo kuma baanaanee

  • @khaalidhonest7080
    @khaalidhonest7080 5 місяців тому +3

    Haben sabtiya las anod 1/3/2024
    Ruux bukanka kugu nacay
    Adoo bahan kaa tagay
    Samo kuma banane

  • @Zaynab_033
    @Zaynab_033 2 місяці тому

    Bariidadu waa sade
    Ruux bukaanka kuugu nacay
    Adoo baahan kaa tagay
    Sama kuma bannaane
    Alla barasho barasho wacanaa✅️🔥

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 3 місяці тому +3

    14.5.2024 Yaa ila dawan😢

    • @user-vd1lv8bn7v
      @user-vd1lv8bn7v 2 місяці тому +1

      5.6.2024 arbaco sister youtube kaagana waan soo subscribe gareeyey 🥰✋️

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 2 місяці тому +1

      @@user-vd1lv8bn7v oh mahadzanid wl qli ah😍🌙

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed8688 7 місяців тому +1

    Waaw inaba caadi maha ❤

  • @Nawaad
    @Nawaad 5 місяців тому +2

    6march2024
    Xeedho village
    Rabi dakir amuuri wa amuurul muslimiin

    • @Nawaad
      @Nawaad 4 місяці тому

      Habeen kale iyo Addis abbaba
      Allahuma sakhirli amurii wa amuural muslimin

  • @somaligirl6440
    @somaligirl6440 Рік тому +14

    Who’s listening on 24th April 2023 😢

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Рік тому +2

    Who's listening on 19th August 2023😊❤

  • @MohamettDeck
    @MohamettDeck 2 місяці тому +1

    Alla barsho barasho wcna bi,iyo waa aduunyee 🥺
    4/june /2024 maalin talaado ah 8:50geeska aftica 😂afgoi

  • @dhambaalmedia3846
    @dhambaalmedia3846 Місяць тому +1

    6/July 2024
    Garowe
    5:40 galabnimo

  • @the_kaarto
    @the_kaarto 12 днів тому

    Aniguba baryaha qaar
    Biixida Lafdhabartiyo
    Waatan bilic usidan jiray
    Waase Bixiso Bixisee
    Caashaqan bi'iyo oon
    Badankayga kaba jaray
    Aniga u Buseeleee
    Taan u beer cadaadee
    Bu'da iyo nafta ahayd
    Iyada iga baydheeee
    Bariidaduna waa sadee
    Ruux bukaanka kugu nacay
    Adoo baahan kaa tagay
    Samo, samo u banaanee
    Alla barasho, barasho wacanaa
    Bi'i waa adduunyooy
    Maxaad laba boglaysaa
    Hawlahaagu Badaana.

  • @CrisaaqCwali
    @CrisaaqCwali 28 днів тому +1

    ❤❤❤🎉

  • @user-kw7zj3fy8d
    @user-kw7zj3fy8d 8 місяців тому +1

    Heeestaan wexy ii ledahy xasuus gooni ah runtii bariidaduba wa sadee ruux bukanka kugu nacay adoo bahaan ka tagay alxm😊

  • @cabdisamaddaarood8011
    @cabdisamaddaarood8011 24 дні тому

    Heesttan yaaa sameeyey oo iska leh midhaheeda

  • @halaqamadow4315
    @halaqamadow4315 6 місяців тому +1

    What a song 🎉

  • @MaryanSharifabdullahi-vw5us
    @MaryanSharifabdullahi-vw5us 4 місяці тому +2

    2/4/2024❤😢

    • @axmedjamac2163
      @axmedjamac2163 4 місяці тому

      Me 04/4/2024 ❤❤❤

    • @nafizaqurux8224
      @nafizaqurux8224 3 місяці тому

      23/4/2024😢

    • @SaadamQureyshi
      @SaadamQureyshi 2 місяці тому

      Me 23/5/2024😢💔anigo akhrinaya ck.entyda muuqaldi hore ​@@nafizaqurux8224

  • @xayaadsaleebaanxasan20
    @xayaadsaleebaanxasan20 Рік тому +2

    💔❤️‍🩹😢baridaduna waa sade ruux bukanka kugu nacay adoo bahan katay sama kuma banane ala barasho barasho wacanaa ❤️‍🩹🤔🥲

  • @cafiyomohamed7623
    @cafiyomohamed7623 2 місяці тому +1

    18jun2024😢❤

  • @MahyuubMahyuub-sx3yi
    @MahyuubMahyuub-sx3yi Рік тому

    Baridaduna waa sidiii ruux bukaanka ku nacacey😢

  • @shamisabdilahi9354
    @shamisabdilahi9354 5 місяців тому +2

    25/2/2024😂
    😂😂😂😂

  • @yomanchannel6798
    @yomanchannel6798 5 місяців тому

    Salax qasim manolyahay walalayal😢

  • @user-yh8lv6ck2w
    @user-yh8lv6ck2w 6 місяців тому

    Wah wah

  • @MukhtaarRooble-ey2df
    @MukhtaarRooble-ey2df 3 місяці тому

    Haaa

  • @JibriilAhmed-iv5zr
    @JibriilAhmed-iv5zr 5 місяців тому

    ❤❤

  • @KowsarKowsar-lb7se
    @KowsarKowsar-lb7se 3 місяці тому

    25/4/24

  • @hodanhalane4288
    @hodanhalane4288 9 місяців тому

    🎉🎉🎉

  • @abdifatahmohamed5013
    @abdifatahmohamed5013 5 місяців тому

    03/03/2024

  • @zuleikhaahmed7220
    @zuleikhaahmed7220 Рік тому

    💔