Markii Hilaaac iyo Hodan Cabdiraxmaan ka baxeen xidigihii Ninkii profesoorka ahaa re kooxda xidigaha geeska ku biiray markuu u sheegay waxaan ka helay sida maakhiriyadda leh ee uu dhigay "[gah gah gah gah.... oo Badal fiican bay heleene!" Waa barnaamij fiican halkaa ka wada.
Oo muxuu sameeyey ee toobada keenay adeer qof cudur hayo ama maskaxdu qarxayso ama xaasida oo farxada ka naxa ayaa qosolka la col ah markaa adiga lagugama qoslayee maxaa qosolka kugu diray waa calaamada farxada qof faraxsan iyo qof CADHAYSANkeebaa ALLE U DHOW
Su’aalaha qaab yara bahdil ah weeyaan
This girl is a professional journalist! Always asks relevant questions!
❤farax alle ha ku barakeeyo inyar shalmada mar walba balaadhso walaal
Waaalshay is astur garbahaaga qaawan qari
Mansha allah
The legend yaasiin ducaale❤❤
Farax Dayax Weerer waa Fariid NinkiiDhulkay la dhacday. Waxaan ka helay imikaad anigii ii jiibisay Barmaamijku waa bandhiga Farax. Naagnool ❤
Yaasin Ducaale 💯💯💯👊🏾👊🏾👊🏾
Yaasin ducaale wariye u ahan jirey wakhtiyo badan
m.a.qosolku WAA CAFIMAADKA KA BAR FROM WESTERN 🇪🇺🇩🇰🐯🇲🇵🐯 JAW
Nin ayaa lagu waa dhimnaysaa, waa qoslayaa Ilaa ka dhimanaayo uu dhahay. Kaidb qosol BILAABAY. QOSOL daraadiis cudurka CANCER ♋️ Kaga baxay. Buug ayuu qoray.
waa nin wayn o doqona magtiisa
ha laga qaado ali xadhaadhe
Oo ileyn yasin yare haduu qosal lafuuro qeybtii qosolka yasin ducale ayuu buuxinayaa
Runtii weeye yaasiin
Anigu Yaasiin Ducaale waa taageeraa
Yaasiin funny gob from hargeysa ❤
Suaaalahaagu maaha ku wo tayasan wll ee daaqadaad ka soo gashay😮
CALI WUU QOSLAAYE WUU IS QABTAA
Anigaa daydaya
Yaasiin waa nin qaaliya maca marka u maamulada ku qoslo sida Puntland iyo Somaliland iyo jubaland hadana dhamaan shacabku waa jecelyihiin yaasiin
Yaasiinoow hadii lagaley suldaankaada ay ku dhibtey maad iska dhaaftiin umada kale aad heysataan hadii ay idiin sineen umadadoo dhan
Qofta mx ka qaldan muuse Miya so diray 😂😂😂😅😂😅
Asc meeshi waa xagee
Isaaqa hadad maalin wx dhahdo ilawi mayaan waa dad cuqdad qaba 😂😅
hadaba ana aan iska qoslo
ilhayw farax ila kulmi hay waaysatee😂😂
Waxaan maanta kàhor muxuu u fadhìyaa ninkan muu haddlo waxay ahayd sir aanan ogayn
Markii Hilaaac iyo Hodan Cabdiraxmaan ka baxeen xidigihii Ninkii profesoorka ahaa re kooxda xidigaha geeska ku biiray markuu u sheegay waxaan ka helay sida maakhiriyadda leh ee uu dhigay "[gah gah gah gah.... oo Badal fiican bay heleene!"
Waa barnaamij fiican halkaa ka wada.
Yasinaw qofta iska qabo sawta kugu galgalatay
Talo ma Isiin kartaa sodan sano maan qoslin
Qosolka ma caafimad baad mooday mise raganimo waxaan kugula talinayaa inaad diinta barato
Ilaahay u too bad keen yaasinow aduunka waa inaad qosolka yareeya ayaa la yiri berito xasuuso
Oo muxuu sameeyey ee toobada keenay adeer qof cudur hayo ama maskaxdu qarxayso ama xaasida oo farxada ka naxa ayaa qosolka la col ah markaa adiga lagugama qoslayee maxaa qosolka kugu diray waa calaamada farxada qof faraxsan iyo qof CADHAYSANkeebaa ALLE U DHOW
Yaasiin sheeko xun! Qosolka uunbaad ku fiican tahay.
Malinti aad ka hadlaysay dagaalki af urur aad ka hadlaysay madan qosleyn 😂😂😂
Nac nac ayu meesha kuu haya kkkkkk
Hihihii
Aniga qosolkaaga baaba inacsiiya
Markaad qososho baan baxaaba 😂😂😂😂
oo maanag xun baad aahayd maxaad la qorsalyasay ilahow imanka ha naga qadin dalkiisi wuxu ku dortay inu calooshiisa u shaqyso sidi naag xun qoslo
Ninkii Cali xarrare u niikin jiray so ma aha
Hadii labadooda oo wada socda wadankabyimaadaan cali waa lagaraacayaa halka yaasiin lagu qislayo labadoodacii isku barnaamij ah hadana yaasiin dhibka iyo weji malihi waa cali labadiida cali baa lanecebyey calis3 taa wuu ogyahay oo ma dhoofi karo.
Nacasnimuu la qoslaayay 15 kaa sano welina inuu nacas sii ahaado ayuu raynayaa hhhhh
Su’aalaha qaab yara bahdil ah weeyaan