Lacagtadii oo dhan marka laysku wada geeyo ama kaah kuqaado ama mobile laga buuxsho reerkii in aad safar udiri soo layka garamaayo 🤣🤣🤣 qosol igama harin sooran aragiisa ayaa iska qosol ah
NeymaR WiiL Barc wll maan odhan maxay makeup u marsan weyday ee casaanka ayaan la nacay xitaa waa inan yare xilimay xidhaty dirac cas iyo shalmad inay dalad ama sheelad soo xirto ayey ahyd
😂😂😂😂 Sooraan markaa arkabo waa iska qoslaa walahi hhhhh libaaxa inta ila taageerto like ta saara
إن. اح
All waar aniga waxan kaga qoslaaba jawan saxibe
Inta sooraan taageerta like❤👍
Km
Aniga sooraan waxa iisii dheer keyse saydhiye isna waan ku qoslaa intii ila mid ah Nacalaa shaydaan dhalaye Nagu qapta Bahasha xun Mxd naga Eegasaan
Ilahay ha u naxaristo sooram ismacil zugule
Cabdi dhuluh waa laacib aan ku dayan jiray number 11 kii kooxda booliska burco inbadan ayaan ku slmyaa hadaad message kan aragto u are legend 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
Hamda Amoun wll waan xasuuusta koobkaas waa koobkii uu ina reebay hawd ee ugu horeeyay alamsey lugu qabanaayay waa wakhtigay burco ay burco ahayd 😢
Hamda Amoun my sis wlhi waa true story
W
Hhhh sooraaan wlhi waa qosol
Alle cimriga iyo caafimaadka ha u dheereeyo
Aaminta raaci
Janagale Muumin Allaale amiin
Amen
Janagale PUBG aamiin aamiin dhamaan teen
Aamiin
امين
Aaar Kayse GaBay wayna murtida ku jirta ayaban ka yaabay mar haduu yidhi
-Barigii qaxiii dhoqoshay bala tagey Caynabi Bari bay xigta burtaasina saw maaha Golis
Alla hyaaay wa gabay taarikhda galay dhamaan wn salamaya inta qof ee meezha fadhida oo u ugu horeeyo #Cabdi DhuLu 👏👏👏👏
Alle ha u naxariisto sooran 25-5-23 baan dib u dawanayaa like ii saar hadaad iga danbayso una ducee abwaan sooran😢.
Barigii qaxii dhuqosheeeya latagay
Burco markd taagantahay barbara shiikha kadhaw
Buurtii golis waa taa
Buurhoodle xuduudkay kutaal
Axmed kayse keep go
Inta 2019 daawanayso like iisara
Number one taageeraha koowaad sooraan ☝️
MR SORAN IN AY SOMALI NIMADU KUWEYN TAHAY PLZ INTA IGU RACSAN PLZ WLAYAL #LIKE TA TABO
Number 1111 sooraan qosol kkkkkkk like inta sooran jecel
Viva soraan💪
Cabdifataax Maxamed hi
masha allh gabadh yar midabkeeda ayan kahelay illhy haadhowro
Cabdi dhuluh cabdi dhuluh war ninkaas waanba ka helaa waxaan xasuustaa ciyaar aay ceergabo la ciyarayen isagoo caynaba usocda
"Dabayluhu waa dabayl
Hadday duufaanyiin
Wax dumiyaan wallee."
Eeshqiyaasak ! murtidu waa qayb ka mida suugaanta, ragga maanta suugaanta ay tiriyaan qiimihii ay lahayd badhkood ma wada fahansanna.
Abdishakur sa'eed shoodhe bk
Abdishakur sa'eed Ina Sa'eed abdi Hassan ma la haysaa halkana Abwaan.
Lagayaap murtidaafan
Maashaa allaah inantii waa barbaartay amaan soodoontaa
Jawaaan waaaa jilaaaa
Tagero ayaaan u ahay
Yaaaa ilaaaa tageersn odyga
Habiil Xasan ninkaasi waa bahbahle nimankan sooraan iyo saydhiye ayaa kaqosol badan
@@ahmedxasan813 zxp waaa dhap zxp tasi lapaad jilaaa ayaaa kaaa khatar saan ninkaaan
Sooraan Markuu jilaa ahaa jawaan majirin
Sooraan qosolna waa u hormuud
Jilaanimana kaba daran
Jawaan waa jiilka dhaxe
Sooraan ayaa ka majaajilaysan jawaan inta igu raacsan like-ta saara
Ilhaay ha ku naxariiiso aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
Soran. Ilaahay. Janaforduusa. Kugee❤ aammiinsoran aamiin. Aamoon❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤aamion❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😢😅😅😅😅😅😊olaahay. Janadiikigee😂😂🎉🎉
Waar Hadalku waa xayo xarafyaa laga bilaabaaye sida xaaba guri taaL layskama xantoobsado👏👏👏
Tii yarayd gashaanti weeye walee masha allah soobarbaar adeer fariid yar wlhi wax lasoo doono weeye iyadoo yariis ah🤣🙈
Wlhy sooraan markan arko farxad rabaaniya ayaan dareema hhhhhhhhhhh hore usoco qof adag
Likta iigu qabta intii nabiga jeceleey
Waan tageera
Amran yar
Lkn
iyada qalaadka labiisku mahe
Waa
Aqaalkay kaso baxday
Baa bilaa dookha
ilayn
iska daa bay odhaan
Lahaayeen
aniga fikiirkayga
balbalaadhshe iyo sooraan hore usocda soona badiya filmada
haygusoo dagdagin eedo ku laHAA INANTA GACANBAN U TAAGAY %MashaAllah
Hhh sooraan inta jecel farta ha taagto oo like ha tidhaaahdo
Walhibaniga
Sooraan dartii ban u daawanaya lkn jawaanba maqan manta 🙌🏼
Inta soo raan jcel like ii saar
Ninkan dheer Waa wada qosol
😂😂😂😂😂😂😂
Waryaa Tiijyareeen Wlahi Way Waynaaty Aduunyo Wataaa Waliba Dheety Allow Iskadaaa
hhhh haa wlee
Habeen dheelalaabadii
Adigoo hubkii dhigaY
Dhacadiid u jiibsadaY
Naasaha dhexdoodiYo
Yaa dhuunta kaa gala
Abwaankii sameeYeY
MiYaa lala simi karaa
Abwaanka Yidhi
Buuhoodle xadkaY Ku taal
Barbarana shiikh baa ka dhow
Kan dheer aya ugu qosol badan
waa muuqaal qurux badan lkn sooraan iyo asxabtiisaba waxaan kula talinayaa markeey hadlayaan mikrofoonka inay badsadaan afkna udhoweeyaaan si loo wada maqlo hadalka .
. mahadsanidiin .
Big Legend Abwaan Sooraan🙏❤️
Jawaan maba kujirtee maxaa loogu Soo qoray
Kkkk sooraan walle waa nin aniga waan kuqoslaa
Weriye ciyaartooy cabdisamed (cabdi dhuluh) salaaan qaaaliya sxb,mansha ALLah.
Sheekadn mecnaha kujira waxay ka turjumaysaa fanaaniinta hada jooga ee aan murtida lahyn
Gorad Ziad Abdi waa runtaa ee nin waliba abwaan iska sheegtay waan Kula arkay
Shekadu waxay kusoctaa idaaja cidi ilaa argty like igu qabta
Ale haw naxariisto amiin
I think I use to nabour to this professor in oslo .His face is familiar to me . If any one agree with me plz reply.
Lacagtadii oo dhan marka laysku wada geeyo ama kaah kuqaado ama mobile laga buuxsho reerkii in aad safar udiri soo layka garamaayo 🤣🤣🤣 qosol igama harin sooran aragiisa ayaa iska qosol ah
Haddii miyiga TaaLo
Oo Xool badan Hayso
Apwaan Zooraan😁😁😁
Cabdi dhuluh inta tageerta
😂😂😂😂 Sooraan Allah cimiriga Ha kuu Dheeryo
Dhawaan buu dhintay
@@mohammedengabdikarinmohamm5943 ilaahY haw naxariisto.
Ilaahay haw naxariisto sooraan.
Love you zhp zooraaaan 😘😘😘😘 nin rageeeet.com
Wlhi waaa apwaan iyo padh 🔥🔥
Mash Allah hambalayo Hana ka daalina murtiida af Hooyo
Abwaan axmed kayse wlhi waaa aabaha qosolka
Ninkas jawaan halooga saaro booska 😂🤣😂🤣😂🤣
Janagale Muumin Allaale hhh bootu balaayo kudigay
Abdiaziz Ismail haa waa madaxa beenta iyo bootada
Janagale Muumin Allaale really
Inyo
Wariye cabdi dhuluh 7khatara ahaa blhi aad ugudayan jiray kubadiisa wlhi xaqiq.he was very fast and control player ⚽️⚽️⚽️
Waaa sida loo shegay waa fananiita maanta joogta iyo abwaninta waxay donan iska shegaya baa laga turjmaya
cabdi dhuluh ciyaar yahan janis waayay yurub haduu ku dhalan lahaa ronaldaha aduunk ayuu noqonlahaa
Ina abdi diiriye wlhi wllo waan kugu raacsanahay waa ninkii kubada cagta burco magiciisa ku qori jiray
Haa wlhy dalkaa la hadhay
Inanta yari labis xuma wada casaan iyna waa madow intee ila argty unay labisku ka qaldan yihin like
Amal Saleban Aden
lapiska laftirkiisaa macne Ku fadhiya lapis riwaaydaysan weeye
Amal Saleban Aden bari markay make up marzato iyada izka cadaanayza😂😂😂😂
NeymaR WiiL Barc wll maan odhan maxay makeup u marsan weyday ee casaanka ayaan la nacay xitaa waa inan yare xilimay xidhaty dirac cas iyo shalmad inay dalad ama sheelad soo xirto ayey ahyd
abdalla mohamed sowka sooraan labisan wll
Adigo caqli xumida hno inanta yar maxa KU tusay adiga waxaba laga yaaba inaad laba hadl odhan Karen alx dheh inanta yar wxyey
Markad hargaysa joogto
Borama Gabileyba ka dhaw🤣🤣
Kkkkkk
Waanu idin taageernaa lkn filmada noo badiya dee
Cabdidhuluh
Legend weye
Waan ilaawee anaa odhan lahaabuu yidhi
Inta magacayga iyo muuqaygaba taqaan 🤣🤣🤣
Kayse waa xikmad miidhan
Inta sooraan neceb like isaara
Burcnah sheekh pah ka dhaw Allah beerkah
Burco marakaad joogto
Bar bera sheekh baa ka dhow
👏👏👏👏👏😅😅😅😅😅
Xayo macaal cabdi dhuluh
Waxan ku xasuusta abdidhiluh
Zxpkay xayo oo mudabadan qurbaha ku maqna
Berigiii qaxii dhoqoshey baalategay😅😅😅😅
naguma socota sheekadani dhako kale keena
Kan dheer mesha my ka saraaan nio ee madhaxa ah
walaahi isaga ugu qosol badan
Kkkkk Sooraan Walahi Jilaa Ka Khatarsan Maan Arag 😂😂😂 wixiisu Waa Xikmad 😂
Markaad burco joogto Barbara shiekh ka dhow
kkkkkkk kulaha "war ninyhow gabdha yar ma adigay ku raacdaa kkkk" Mucarad say ugu thy bu la yabay kkkk
Hahah.....sooran wlhi tagera 😂 tageraha soran like
Buuhoodle weyniyo shaxdii baabbullaa degaye
Beraagaha halkii laguu qudoo beeg u joosadaye
Burco uma biloownee bartii laga yaqinn beegso
dawacadu siday uga baqdiyo ba" iyo hoogiin dheh
bismilaahi baahidaan Biloow, bidix u leexshaaye!!!!
Markaad burco joogto berbera sheikh baa ka dhow 😁😁😁😁 SHAYDHIYE
Sooraan igadheh Axmed kayse wuu jooga laakiin meesha waxa kamaqan jawaan 😂😂😂😂😂
Soo inaad reerkii rashin udiri la iska maaaaaaayo
Inyayari midabkeda iyo codkeeda ismalaha laketa igu qabta inta inatatagerta
Nio midha yar maxa mesha dhar laga donay ✍
hhhhhhhhhh waa suugaan xumada fanaaniinta wakhtigan ujeedadu waa sidaas
Ani uunbaaa ka funny san soraaan
Inaalilaah oo meesha hadaan sidan moodayo ma imaadeene hhhhh Axmed Kayse Qosol Weeye
Markaad burco taagantahay berbera shiikhba kadhaw
Buuhoodle xadkay kutaal
Caynaba baribay xigtaaa
Sooraan ninku aftahansanaa asalkiisu ma ogoden baa aad baan ula dhacay
ogadenka afkii ka halaaby we sida caruurta u hadla miya aftahan lagu sheegay salamad
Like ta bari 🤣🤣👌🏿
masha alla ax yaaa abwno
Dadkuba taa waa ogyee,
Hadmaa lagu daray murtidda.😂😂😂😂😂
Inta laysku Soo gaadhayo bal hoos udhiga
Inta 7/7/2018 ila dawanaysa like ta igu qabta
Abaawaan ahmed keyse
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waxan xusustay nin aan sxb nahay oo afar eray intu isuu keeno biro garacan jiray markasu midkale ku odhan jiray salax qasan kol kasuu xanaqi jiray
walaahi caadi maahan
qosolka
Odeyga cidiyaha dhadher 😂😂😂😂 Professor 🤓 ka
Fantastic super hatrick sooraan
We midabkeda weyan waxba iskumay darin
woow wlhi sooraan markan arko baan qosla
burco markaad jooogto
berbera shiikh ba kadhow
sida sooran isku xariifo baan ka helaa kkkkk
Ragani ujeeday leeyihiin waxayna ujeedaan qaaqlayaasha fankii bahdilay ee bilaa micnaha iyo bilaa mirahaa
Intii magacyag iyo muuqayga taqana waan salamaya hhhhh caadi maaha
Sooraan kaa kareeba nacnaclaha ah wuu bahdilay
rer burco iyaga ayaa na wali ahah sooran nolow
Yaa bintal CaShaqiin hadaan
ku Casha geeyo,
Sidii boqorad kaneeco Baalasheed Hadaad ku Duusho.
Eesh Calaynaa minkum ,Hadduu Sheekh kugu Mehersho, Maa fiishayn waa maxaa kaagalye.
Haddaan Sidaa kuugu ,gurigaysto.
Liibaanta Haddaad
Heshood , sidaa
kugu Xalaalaysto.
Saan Adhiba Anoon
kuu hayn ,Haddaad,
illaa leddo ,
Eesh Calaynaa a minkum haddaan.
Dadka ku Midhaano.
Saw Ladanay Libtii
Hellimayno , Laaba
wiil iyo Gabar ,haddaad
iigardaadiso.
Maashaqnaa hadaa Saw sheekadeenu Noqonmayso 😀😀😀😀😀😀😀👌👌👌👌👌
kkkkk mantodhan ma waxasad noo macanaynaysay oo aad lahaydabwanban ahay halaga kkk tayari waa farid
Hadad subciska garan waydo saw in macalinku ku dilayo layska garan maayo kkkkkk wlhi qosol bay dhigtay
😂😂😂 Keyse waa Sooraan2 billahi jawan dhibcuu dhaafy😂 Markad burco tagnthay Barbara shiikh ba kadhaw 😂