SHORT FILIN DHIB DUMAR IYO HINAASE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 182

  • @Abdirahmanistey
    @Abdirahmanistey  3 роки тому +62

    ua-cam.com/video/KeR4MuK91jQ/v-deo.html
    Soo daawo QALADAADKII chanelka subscribe saar

    • @taamfilms1291
      @taamfilms1291 3 роки тому +1

      ua-cam.com/video/VO2GI8-OVPQ/v-deo.html Soo dhawayntii Axmed fj iyo lamaha QarNiGa ❤️

    • @akrambrahim4219
      @akrambrahim4219 3 роки тому

      war adeer istey hinaase iyo maseer kala saara.
      Maseerku waa dumarka ku dhaca
      Hinaase waa ka raga ku dhaca

    • @saynabmuse2757
      @saynabmuse2757 3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣naag nool ubax 🤣🤣🤣

    • @edebsanaragsan7039
      @edebsanaragsan7039 3 роки тому

      Laba caadi uwaalwaalanbaad tihiin wlhy funny 😜😜😜

    • @hamdouchmohammed7179
      @hamdouchmohammed7179 3 роки тому

      AmeiN

  • @umuaxlaam7735
    @umuaxlaam7735 3 роки тому +56

    Ubax waa aniga oo kale walhi team maseer is mujiya

  • @queenmuhina9278
    @queenmuhina9278 3 роки тому +49

    Film jeceyl ah noso sameya dee lamanaha ugu shidan hargeysa ya igu racsn

  • @qalinuura6013
    @qalinuura6013 3 роки тому +21

    Alle hysku kin dayo istey iyo ubax 🤩😍

  • @talisoniiniofficial6700
    @talisoniiniofficial6700 3 роки тому +38

    Hada jeceshahy nabeken maxamed scw dartiisa iisar supcrip

    • @alyamohamed8218
      @alyamohamed8218 3 роки тому

      Hush waxba ku sari mayne

    • @talisoniiniofficial6700
      @talisoniiniofficial6700 3 роки тому

      @@alyamohamed8218 adig yaa gudirsaday anig maba guweydiinin
      Maxa igudhagdhageysa saqjamd tahy uf

  • @NimcoCrizaq
    @NimcoCrizaq 3 роки тому +3

    Masha ala ale haysukiin barakeyo isha cadawgana ale haydinkahayo

  • @cabdicabdiaskari5610
    @cabdicabdiaskari5610 3 роки тому +10

    Lamaane wanaagsan oo an tageero Allah idiin xafido

  • @maryamashclmi7726
    @maryamashclmi7726 3 роки тому +4

    Lamanahaygii allh dartii baan idiin jecelhy allh ha idin xafido

  • @yuusufmaxamed8717
    @yuusufmaxamed8717 3 роки тому +3

    Ubaaah hinaaseegu waali big funnskiina ahay

  • @hodomahamed3766
    @hodomahamed3766 3 роки тому +11

    Way iga qoslisaY 🤣🤣🤣🤣🤣 ubax imtixaan weye❤🙏 hore usoco lamanahaygii

  • @ayaanaxazanabdi5007
    @ayaanaxazanabdi5007 3 роки тому +7

    Cabdiraxaman istay iyo ubax dugsiiye
    Hore u socod wllo qali

  • @qfg1798
    @qfg1798 3 роки тому +5

    Apdirahman Stay And UpaH Dugsiiya💯💯💯💋♥Alle ha idinka barakeeyo Mijo Baasto😅😂ku te Ubax Qosol iguma hadhin

  • @faraxsan7563
    @faraxsan7563 3 роки тому +7

    🤣🤣🤣markii horaad amitate ka i furteena haderna ubax ma inay hinase igu riday rabtaa hore u socda my fav famly♥️

  • @dhirigeliyechannel1383
    @dhirigeliyechannel1383 3 роки тому +10

    Keep going clraxman and his wifi ubah

  • @jeyeyeyyebhegg3193
    @jeyeyeyyebhegg3193 3 роки тому +6

    MASHALLAH UBAX UUR BEY LEEDAHAY CALOOSHEEDA EEga

  • @imtihanmaxamed8368
    @imtihanmaxamed8368 3 роки тому +2

    🤣🤣keep GOIN PRO and ubax

  • @abdifataahhassan894
    @abdifataahhassan894 3 роки тому +4

    Dhuuni iyo ma dharagto part three noso samee plz

  • @iftinqurux2236
    @iftinqurux2236 3 роки тому +4

    Hedhe Na zii daa Hedhe iLma naGa zi daaaH wllhia Beer cadad😂😂

  • @salmaabdallah4564
    @salmaabdallah4564 3 роки тому +4

    Ubax dugsiiya ku lahaa anigu ma naag niyada laga khiyaamayn Kara ku la egahy😂😂

  • @naciimamaxamed1435
    @naciimamaxamed1435 3 роки тому +8

    Keep going

  • @faizamaxamed8660
    @faizamaxamed8660 3 роки тому +1

    Hhhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣si niyadan u Qoslaye🤣🤣🤣🤣🤣 ubaax Dugsiya and Abdirahman Istey keep going ❤♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤💯💯

  • @saynabcali6851
    @saynabcali6851 3 роки тому +9

    Orgi wad u ixsaan fali kartaa ri uma ixsaan fali kartid ubaxaa😂😂

  • @afyareofficial2382
    @afyareofficial2382 3 роки тому +9

    Kkkkk Wllhi Waan Qoslay Gabadh Dayr Ka Soo Dhcaysa Ma Qaban Karaa Istey

  • @suhaybsamriyemuxumad7039
    @suhaybsamriyemuxumad7039 3 роки тому +2

    Keep going wll Qali

  • @zihaamzuzu1channel797
    @zihaamzuzu1channel797 3 роки тому +2

    Keep going lamannaha qarnigaa

  • @asmakhadar5831
    @asmakhadar5831 3 роки тому +3

    Keep going 👏walaladay qosol ma igu hadhin mnta😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuuraaxmed5830
    @nuuraaxmed5830 3 роки тому +7

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 labadan waa funny isty iyo ubah waan idin wataa

  • @hobbabdi6938
    @hobbabdi6938 3 роки тому +4

    Kkkkkk wlhi qosol igu ma hadhin ubax dugsiiya madaxa masayrka thy wad kuso baxaysa wlhi

  • @yusramustafe1713
    @yusramustafe1713 3 роки тому +2

    Suligna xnjda mla gleyzaa😅

  • @khaalidzitichennel3075
    @khaalidzitichennel3075 3 роки тому +3

    istey enghud hud ubax saanjo barwaaqo Soo sameeya
    Flim tuug ah plz and plz

  • @filsanabdi3946
    @filsanabdi3946 3 роки тому +5

    😂😂😂😂😂Daacad bn u qoslay😂😂

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 3 роки тому +7

    Dhib badanah naaag hinaasanah

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 роки тому +2

    Ilaahay dartii idin taageeraa horo usocda walalayaal

  • @nasirfabio7242
    @nasirfabio7242 3 роки тому +2

    qosolkii aduuunka wlhi idin wataaa wlhi

  • @saidawil7852
    @saidawil7852 3 роки тому +4

    asc kkk walle waxba ka dhacay allow dumarka noo dhib yare lagama mar mee nafta u bahane

  • @saashoyuusuf3828
    @saashoyuusuf3828 3 роки тому +4

    😂😂😂😂😂 halkaa Saad naagaha ka eegtaaa 😂😂

  • @yaxyehcabdilahi2223
    @yaxyehcabdilahi2223 3 роки тому +1

    Hhhh walahi istay uu iga qosliyay iyo ubah dugsiiya family aan taa geero keep going 🥰🥰🥰

  • @Maasal123
    @Maasal123 3 роки тому +2

    Hhhhhhh wallahi qozol iguMa hadHin kullaHa zidaad u tapaNlahaydpad zi zalaxaNayzaa🤣🤣🤣🤣

  • @ahlaamqueen2687
    @ahlaamqueen2687 3 роки тому +3

    De wll kan maser ciwaankisa haka dhigin waxad tidha xanuun weyaan sidan sheikh xabeeb aya lagu gyb kkkkk

  • @nasriamoh8536
    @nasriamoh8536 3 роки тому +2

    Ubaxey channelkagina so gal 100k ad hore u gaadhide

  • @nicimaiidmuuse2350
    @nicimaiidmuuse2350 3 роки тому +2

    Saaasay ku macaanyihiin raguba😃😃😃😃😃

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 3 роки тому +8

    Dhibtu wa xanuun🤣😅mija baasto No like 🤣🤣🤣🤣👇

  • @amiiralaki4061
    @amiiralaki4061 3 роки тому +6

    Kkk waxye walidan cas lkn laga yaab waxan jira in ayaa thy

  • @samsamcabdi3251
    @samsamcabdi3251 3 роки тому +4

    Hhhhhh inoolada dadkaygii lamaane iskusopaxay alle garabkina guulobadan kayeel🤴👸❤

  • @fadumoladan
    @fadumoladan 3 роки тому +1

    Hhhhh daarada anaa leh😂😂😂 ubax dugsiiya

  • @haboonibrahim3021
    @haboonibrahim3021 3 роки тому +2

    Best couple keep going ubax iyo istey ubaxay hinseha ku qurux badan tahay 😅😅 one ♥️

  • @prettydenis5801
    @prettydenis5801 3 роки тому +3

    Fadhiga anaa leh
    Alla xoolo dumareed waraaba ka dhaartay 1😂😂😂

  • @nasraahmedcabdi5338
    @nasraahmedcabdi5338 2 роки тому +1

    Masha Allah hambalyo lkn warka xun ee lay shegayo ma runbaa miyaad Kala tagteen

  • @nimcodagan4963
    @nimcodagan4963 3 роки тому +4

    🤣🤣🤣🤣🤣ubax dugsiiya iyo apdirahman stey❣

  • @najaxahmett2171
    @najaxahmett2171 3 роки тому +3

    bustahayga iso tuur daaradan is tuurayaaaye😅😅

  • @ubaxxuseen287
    @ubaxxuseen287 3 роки тому +2

    😂😂😂😂😂 lamanahaygii keepgoing😂

  • @sudaysifarabadan6409
    @sudaysifarabadan6409 3 роки тому +4

    Maxaa ikaadaba dhigay sidii malagii nafta iga qadayey😂😂😂

  • @nuurdaahir1327
    @nuurdaahir1327 3 роки тому +1

    Isteey iyo ubax lamanaha ugu qalisan gayiga somalida waad isku soo bixi dhan walbo cadawgiin unolada 🙏🙏

  • @sucaadkaysemoh4586
    @sucaadkaysemoh4586 3 роки тому +4

    😂😂😂😂dugziiya ku zalaamaY😂😂😂

  • @hamzekhalit8383
    @hamzekhalit8383 3 роки тому +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ubax iyo cabdrixman

  • @wowwow6060
    @wowwow6060 3 роки тому +1

    Asc waan idin salaamay lamanaha qarniga

  • @user-dy5uo8sc1r
    @user-dy5uo8sc1r 3 роки тому +3

    Waar waalgauyaba isteyow wataa qoorta muruq kaa galay😂😂😂😂😂

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 3 роки тому +9

    I really I love you this family......

  • @umalkhyejamac9982
    @umalkhyejamac9982 3 роки тому +1

    keep going wllshya qli ubax and istey isku wara 🥰🥰❤

  • @fardawsahassan6958
    @fardawsahassan6958 3 роки тому +2

    wlloQaali qalbi furan ku sodhawwo channel kayga cusub soboqota fardawsa

  • @crisaaqmaxamed783
    @crisaaqmaxamed783 3 роки тому +1

    Ubaxay wllo wuxu waa nine ka badbadin

  • @azmaahmed9929
    @azmaahmed9929 3 роки тому +1

    Keep going uhore socda lamanaha qarniga wlloyaal idin jecelahay all idin xifdiyo

  • @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL
    @SICIIDSHOWOFFIECERCHANNEL 3 роки тому +2

    Keep going lamanahgii🥰

  • @nimcomaxamed1026
    @nimcomaxamed1026 3 роки тому +1

    asc wll ubax

  • @ubaxxuseen287
    @ubaxxuseen287 3 роки тому +1

    Gabadh dayrka kaso dhacaysa maqaban karaa ileen waa qof islaamee😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @munacabdi8888
    @munacabdi8888 3 роки тому

    kusaliya nabiga maxamed calayhi wasalam

  • @jeyeyeyyebhegg3193
    @jeyeyeyyebhegg3193 3 роки тому +3

    Kani film maha ee Waa nolashooda cadiiga😂

  • @ahlaamqueen2687
    @ahlaamqueen2687 3 роки тому +8

    Lkn dumarka waxan u sheegayaa tani imika wa ruwayade🤣 nimankiina ha xakamynina hadaad aragtan xata qof uu shukaan sanayo haku mashqulina maxad dhiikarka iyo starts ka iskugu ridasaan ogow ninka haday niyadiisa soo gasho inuu guursado waxkastoo samayso si kasto u qayliso kama hor istaagikartid ha is xijinina wll caafmaadkiina hor markiina ka taliya nin ha is ku waaline imikana nimanka wakhtigan joogi wa wada shalmad raaace 😐

    • @axmedmustafe2574
      @axmedmustafe2574 3 роки тому +1

      Ilaahay caqliga ha kuu barakeeyo

    • @mariyamabdiwali2610
      @mariyamabdiwali2610 3 роки тому

      @@axmedmustafe2574 thats real point waa fikir fiican noloshu mahan inaad qof kaliya isku mashquulisid

  • @mushtaaqmoha1930
    @mushtaaqmoha1930 3 роки тому +5

    Tiii hore e dhuuni noso dhameystira lamaneheygiii

  • @xamdaxussen1247
    @xamdaxussen1247 3 роки тому +2

    Dhunii iyo maa dharagtu laaasuu dhaaakhsada

  • @chuchugirl8218
    @chuchugirl8218 3 роки тому +3

    Gabar ba nagu tiri forarso kulahaa istey😂😂😂

  • @abdullahishuud1926
    @abdullahishuud1926 3 роки тому +1

    weeeey weeey wlhi waa qiso dumar badan ragga ku hayaan alla maxaad meesheedii dhigteen.

  • @amounahmet7240
    @amounahmet7240 3 роки тому +1

    Masyrka naga daayo filimaanta jcylka ba jecelnhy🥰

  • @faraxsheekhcabdi5570
    @faraxsheekhcabdi5570 3 роки тому +2

    Qosol iguma hadhin

  • @azmaahmed9929
    @azmaahmed9929 3 роки тому +3

    Wlhi beercasaad baad igu rideen hhhhh

  • @irshaadabdi4730
    @irshaadabdi4730 3 роки тому +3

    😂😂😂

  • @crahmanmahrez1810
    @crahmanmahrez1810 3 роки тому +2

    Ruwaayadii maraaN MeedaY🙏

  • @fataxaxmed9170
    @fataxaxmed9170 3 роки тому +2

    Hmmmmm

  • @faraxmuuse4527
    @faraxmuuse4527 3 роки тому +6

    No views ana ugu horeeya

  • @dahabocalas288
    @dahabocalas288 3 роки тому +2

    Hhhhh istey dhib bdnaa asaga hday gbar saa noqoto un bu nafta oga qada

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 роки тому +2

    Hhh hore u socda

  • @kooscilmi2990
    @kooscilmi2990 3 роки тому +3

    Mijo baasto kkkkkkkk ubax iyo isty aadbaan idiin jecelay

  • @safamohmed6223
    @safamohmed6223 3 роки тому +4

    Imisa like bixisay

  • @beerlulaapdiqani4262
    @beerlulaapdiqani4262 3 роки тому +3

    Tvga xita ma dawnysid hdey naagi ku jirto😂😂😂

  • @nasriinclaahi7003
    @nasriinclaahi7003 3 роки тому +1

    😃😃😃😃😃

  • @hoodohanaadi3499
    @hoodohanaadi3499 3 роки тому +2

    Ubexeey mnaad i ogyd 🤣🤣

  • @nimcomaxamed1026
    @nimcomaxamed1026 3 роки тому +2

    kkkk

  • @sacadkaabe7179
    @sacadkaabe7179 3 роки тому +1

    Maansha allah lamanaha

  • @aaminaabdirahmaan9578
    @aaminaabdirahmaan9578 3 роки тому +2

    hhh

  • @mohamedazanyo8331
    @mohamedazanyo8331 3 роки тому +3

    Ubah and istey

  • @kayohavtar9440
    @kayohavtar9440 3 роки тому +2

    Vaar sow ka Apdirahmn wli murayadii sita

  • @user-tf2gd7tq5j
    @user-tf2gd7tq5j 3 роки тому +1

    Keep going 🤚🙌

  • @ccumar3121
    @ccumar3121 3 роки тому +4

    Kkkkkkkkkkk

  • @halimaupdyhakim3173
    @halimaupdyhakim3173 3 роки тому +4

    😂😂😂😂Fv family🥰

  • @hobbabdi6938
    @hobbabdi6938 3 роки тому +2

    Qalaadadeekedi noso galiya

  • @xamdayaasiin8163
    @xamdayaasiin8163 3 роки тому +2

    Clraxman io ubax dugsiya way iga qosliyen

  • @mostaphehassan8841
    @mostaphehassan8841 3 роки тому +3

    𝖨𝗓𝖳𝖺𝖸 𝖰𝖺𝗋𝖺𝖼 😁😁

  • @njmabaashe6405
    @njmabaashe6405 3 роки тому

    Dumarka sidano kle ah waan uyaba wayo ninka mrka la xakameyo wu kasi daraba lkn hdd tidha xorby noloshu kuthy waa kukaa isagabn xta dan ka galyn mrka dumarow hays warerinana noloshiina ku mashquula 😅😂

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 3 роки тому +2

    Hhhhhhhhhh wd nga qoslisen baaye ubax naag nol ba thy maserka say umtshaba iga gadan 😀😀😀😀😀

  • @sahraali1799
    @sahraali1799 3 роки тому +1

    Hhhhhhh