MAALIN DHAN WAXAAN QABANAYNAY AYAAN SOO DUUBAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 317

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 роки тому +207

    Qofka aduunka ugu quruxda bdn waa nabi maxamed scw

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل

    Ala yarabi iskusoo noqoshadooda run kadhig mashalla tabarakalla ubax iyo istay dad aanu islajeclahy family aad u quruxbadnaa hadiyada illahay siyayna waa Amiira yare quruxdoodii siisiyadisay wlalo gacanta isqabsada hakala tagina babydiina yar korsada kuwo kalana rabi haydinkuso daro namiimka warkisa haysku maqlina adunkuna wuu waayo iyo duruufo badan yahaye isku sabra isku duubnada iska waheshada waxkastoo yimadaba rabina talasaarta isaga talo kufilan allah ugu dambayn isku waara🥰🥰🥰🥰🥰🥰👑👑🎁🎁🎉🎉

    • @munasagal182
      @munasagal182 2 роки тому

      wlloh way is qabaan

    • @naiimabdillahi7166
      @naiimabdillahi7166 2 роки тому

      OO walal Goormey Kala tageen Mise Beentii Tiktok Uunbaad Aragtey Afkoda Kamaana maqal Illahey Qoyskaas Somaliyed Ha Isku raajiyo

    • @suweydaqurux869
      @suweydaqurux869 2 роки тому +1

      Amiin🕋☝️🤲

    • @Fardus-Mohamed
      @Fardus-Mohamed 2 роки тому +1

      @@naiimabdillahi7166 mlin la wareysanayey ayey tidhi single ayn ahy

    • @fahanmoha594
      @fahanmoha594 2 роки тому

      @@Fardus-Mohamed haa warunta walahi

  • @Amiira96
    @Amiira96 2 роки тому +29

    Allow isku soo celi family kan quruxda bdn
    Gabadhina darted war aminta racsiya famiky kan ayagoo isqabin Ban dawan jiray allah ha isku soo celiyeee amii yaa rabi family qurux bdn

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 роки тому +5

    Masha allaah wax maa idiin sheega amiira dardeed isugu noqda please shaydanka iska naara jacaylka somalidu waa inta arooska uun xabiibii xayaatii dii medaay dib u xasuusta

  • @naimaabdinaimanaruuro9451
    @naimaabdinaimanaruuro9451 2 роки тому +5

    Ilhy haysku kiin soo celiyo Asxpta darted iskugu soo noqda wllhi isla kii jeclin dhibtinu wayna dhibysa🥺Alle haydin mideyo

  • @thekingmohmeth1435
    @thekingmohmeth1435 2 роки тому +38

    Masha Allah beautiful family may god protect you 🔥

  • @deeqoahmed4939
    @deeqoahmed4939 2 роки тому +4

    Cabdiraxman stay waxaan ka muiqdata in uu inantiisa Aad u jecelyahay Masha Allah ❤️ Allah haysku kiin daayo

  • @barwaaqo1565
    @barwaaqo1565 Рік тому +1

    Mansha allah walashy qli and saygeeda and inantooda curad soo barbaar mom

  • @suleyqomaxamed7283
    @suleyqomaxamed7283 2 роки тому +29

    Masha Allah family qurux badan allaha idin xafido ❤

  • @ramloqueen1184
    @ramloqueen1184 2 роки тому +14

    Wlah aad ayan ugu faraxy isku solabashadinaa family 👪

  • @hamdaabdirahman5900
    @hamdaabdirahman5900 2 роки тому +1

    Mansha allah walal alle haydin xiftiyo

  • @toniraxma6376
    @toniraxma6376 2 роки тому +9

    Masha allah famil aan jeclahy noolaada hdaa isku soo noqoteen hadad isku soo noqona allow isku soo kiin celi amin

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 роки тому +20

    masha allaaah family qurux badan allaha idin xafido ♥️

  • @princessgacal3678
    @princessgacal3678 2 роки тому +4

    Masha allah rabi ha isku kiinso celiyo ubax iyo abdirahman amira yar alle hano daayo❤️❤️❤️❤️

  • @aminaqali7724
    @aminaqali7724 2 роки тому +5

    Alah ubaxeey cimri dheeridaa waa siday dadku dhahaane anoo iyada kugu haaya iiba soo dhacay wxd soo galisay wah wxd thy gabadhan aan iska jeclhy ilahy ima dilo anoon ku arkin qli

  • @nimcoxaashi9020
    @nimcoxaashi9020 2 роки тому +1

    Alle ha IDIN barkeeyo m.a

  • @luulmoha9860
    @luulmoha9860 2 роки тому +12

    Masha allaah famil qurux badan alle ha idin xafido❤❤💯❤❤

  • @fadumaabdi8603
    @fadumaabdi8603 2 роки тому +3

    mnsha alh bayo wadajira weligiin faraxsanada

  • @atiaabdi5215
    @atiaabdi5215 2 роки тому +1

    Mach allah runti qoys qurux badan waye wlhi ilahay haa iskukin dayo barakallah fikum🤲🏻🥰🥰🥰

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 Рік тому +1

    Manshllah Allah haidin dayo bby girl❤❤❤

  • @cashacali517
    @cashacali517 2 роки тому +14

    Maasha Allah Habo macan walahi waan ku jacelahy walahi waaxd tahin lamanee aan ku faano 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋💋💋💋💋

  • @barwaaqoabdirahman6099
    @barwaaqoabdirahman6099 2 роки тому +1

    Mansha allh tabaarakalah qoys aan jecelahy wllo ubax iyo abdirahm isku sonoqda ubad ayaa alle idkala siiyay gabadhiina yar udaneeya aabo la aan yay ku korin waan idiun so ducaynaya farxadiina ayaan jecelahy dadka namiimka warkoda dhag hawdhiga🥰🥰🥰❤

  • @zaynabibrahim3279
    @zaynabibrahim3279 2 роки тому +1

    Allha idinbarakeyo

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 2 роки тому +1

    Mashallh tabaarakallh ubax dugsiiya nd clraxman stey isku waara aadban ugu farxaa wadajirkiina❤️❤️🥰💯

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 2 роки тому +1

    Masha allah tabarakalaah aad iyo aad waxan jeclan lahaa in aad so ceshatan farxadina inantina darteed fadlan abaayo iyo abowe

  • @nimcojaamacbuuay3492
    @nimcojaamacbuuay3492 2 роки тому +1

    Masha allaah allaah ha isku kiin barkeeyo habo kor oo koboc caafimad iyo farxada waarta wll shay❤❤❤💯💯

  • @fihiimayuusuf8652
    @fihiimayuusuf8652 2 роки тому +8

    mashallah ubax dugsiiya alle ha idin xafido dhmtiiinba😍❤

  • @Deerahena
    @Deerahena 2 роки тому +7

    Lamanaha kaliya ee waqtiga kala kaxeeyo ❤😓

  • @asmanasie2905
    @asmanasie2905 2 роки тому +3

    Mnshalah

  • @fadxaaragsan6735
    @fadxaaragsan6735 2 роки тому +5

    Masha allha ilahay ha idin xifdiyo

  • @dheman6929
    @dheman6929 2 роки тому +1

    Hore u soco wll

  • @zeynabibrahim4042
    @zeynabibrahim4042 2 роки тому +5

    Mashaallaallh aaallh kuxfao aamiin hambalyo guuul wcn 😘😘😘😘😘😘

  • @umukhayraat2024
    @umukhayraat2024 2 роки тому +6

    Wada jirkiinan uxiisnay🥺🥺💖

  • @najmaarabarab6241
    @najmaarabarab6241 2 роки тому +2

    Wll Walhi Waan isla kiin jacelehee ilaahy ha Isku kiindayo

  • @isracabdillahi7814
    @isracabdillahi7814 2 роки тому +3

    Mnsha allah famalliy hore usocda

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 2 роки тому +1

    Mnsha allh blze isku soo laabta ubaxeey adi iyo apthirahman

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 роки тому +1

    Mansha allah keep going my sisters dugsiya go forward 💖💯💪

  • @cabdikariinxadaari25
    @cabdikariinxadaari25 2 роки тому +1

    Msha allaah alle haysku kiin barakeeyo

  • @maxsiismaxamed9428
    @maxsiismaxamed9428 2 роки тому +3

    Abbe mxn kuu xiisy mcne allha kuu naxariisto 😭

  • @upahahmethhussein1803
    @upahahmethhussein1803 2 роки тому +2

    Allow iskusooceli Ubah & A.rahmaan🥲🥲
    Wlhi wn jeclahy wada jirkiiina

  • @saeedfarah2093
    @saeedfarah2093 2 роки тому +1

    Masha Allah ilaahay haydin xafido cisi iyo sharaf ku noolada

  • @iqrahassanmohamoud6461
    @iqrahassanmohamoud6461 2 роки тому +1

    Mansha alha rabi haydin xiftiyo Familie qurux badan

  • @deeqaaxmed4854
    @deeqaaxmed4854 2 роки тому +1

    Masha allaah amiira iyo labadeeda waalid rabi ha isku daayo aamiin

  • @aminaamisha8133
    @aminaamisha8133 2 роки тому +1

    Masha allaah Masha allaah tabaarak allaah iskuwaara allah ha din barakeeyo amiir yar qurox leey so bar bar ti dalk iyo dinta iyo waalidka afcda allah ha la dhiigo aamiiin aamiiin 🤲🤲

  • @cishqilyrics
    @cishqilyrics 2 роки тому

    Ubax runtii wajigeda laga dareemaya inay reerkeda rabto lakiin mala apdirahman ban ogolayn wlhi markay inanteeda yar so ag fadhisatay wajigeeda wx weyn ban ka dareemay ilahay ha iskuso celiyo hana isugu dhameeyo nolosha inta hadhay amin❤️🥺

  • @gobsanciise9843
    @gobsanciise9843 2 роки тому +2

    ma runbaa ma riyaa💔😥
    alle ha isku kiin daayo🤲🤲

  • @maryamabdi632
    @maryamabdi632 2 роки тому +1

    mansha Allah abo fican iyo hooyo fican ilaahay waxan kabaryaa inaa isku naqotaa mar kasta famli qurux badan bad tihiin

  • @naiimabdillahi7166
    @naiimabdillahi7166 2 роки тому

    Amiira Yar Iyo Labadeeda Waalid Illahey Ha idin Xifdiyo Familly Quruxbadan Ayaa Tahiin illahey Cadowga Ha Idinka Haayo

  • @fadumomaxamud738
    @fadumomaxamud738 2 роки тому +10

    Maasha allaah amiira quen sidookale hanbayo Cabdi raxmaa iyo ubax dugsiiya illaahay ha idinkadhigo reerkii waara ee wadajira noloshana ku dhamaysta xasilooni iyo farxad inanta yarna kamarada kayareeya madaxana xijaab ugeliya iyadooyar hadaad Bartaan xijaab la aanta hadhow yeelimayso hore usocda

    • @maahirkee3656
      @maahirkee3656 2 роки тому

      Abayo been may aheyd inay isfureen

    • @asmahappy4846
      @asmahappy4846 2 роки тому

      maxaa xijaab loo xidhayaa ma saqiirka😳

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 2 роки тому +1

    MashAllah MashAllah istey iyo dugsiya

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial1884 2 роки тому +1

    M.a qoys qurxoon alle haydin daayo Team dugsiiya iisobooqda channel kayga waa codsi

  • @osmanmahamudmahamud7469
    @osmanmahamudmahamud7469 2 роки тому +1

    Masha allh rabi ha idin xafido awlada bari allh idin kaga dhigo

  • @samiirajamaac674
    @samiirajamaac674 2 роки тому +2

    M.allah ubax dugsiiya nolol waarta xabbty

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 роки тому

    Maanshaalah 🌳 qurux 🌹 fariid yar 💐 weeye 💓 waa ubaxoo yar.. ina c/raxmaan cawil mire

  • @AyaanAli-vg5pn
    @AyaanAli-vg5pn 2 роки тому +1

    Maasha allah alle haydin xafido

  • @apdiwakiil4445
    @apdiwakiil4445 2 роки тому +2

    Reer Hargaysaw waxaa talo iyo arinba haysaan intaad isu gaysaan reer kan isku celiya waa Hadii ay kala maqan yihiin

  • @farciyomuxudiin8233
    @farciyomuxudiin8233 2 роки тому

    masha alh warid fican alh idinka dhigo qurx ledana alh dayo

  • @abdifatahahmed7753
    @abdifatahahmed7753 2 роки тому

    maansha aalh walaalkay abdirahmaan cawil mire waxaan xasuustaa isaaagoo aad u yaar maantana waa maansha aalh isaago qoysa iyo aababa ah inaan arki

  • @hindacabdiaxmed4403
    @hindacabdiaxmed4403 2 роки тому +1

    Mash Allah Qaii

  • @kaahaahmed39
    @kaahaahmed39 2 роки тому +2

    Dadkeygi miss more wlh omeera yr soo barbaar😇🍁

  • @qadroshariif3508
    @qadroshariif3508 2 роки тому

    Mashalah.walayaal.ale.ha.isukiin.dayo.aduun.iyo.akhiraba

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 2 роки тому

    Mnsha alla goorman arki waxan dhaley

  • @hodanqorane6685
    @hodanqorane6685 2 роки тому +1

    Masha Allaha habo Barbara 💕💞💞💞💞

  • @muunarashiid2317
    @muunarashiid2317 2 роки тому

    Mashallh alle haydin xifdiyo hno inantayar madaxa u astur

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 роки тому +1

    From London

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 роки тому +35

    Maasha allaah Qoys aan aad ujeclahay from puntland khaasatan Boosaaso Maskiin koriso ❤️ 😍

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn 2 роки тому +1

      Ay isku mid rer barinimo🥰

  • @aaminahashia9285
    @aaminahashia9285 2 роки тому

    Mshalllah ubax issaty jecliya inay isku noqdan o ilmohoda fursadan mshalllah ilahow iskuso celi lamanaha quruxbadan mrka wada jiran

  • @hafzazuleiman1313
    @hafzazuleiman1313 2 роки тому +2

    M.nzha Allah my family Allah ha idin xifdiyo

  • @abdifataaxmahamed479
    @abdifataaxmahamed479 2 роки тому +2

    Mashallah

  • @hawamoumin9899
    @hawamoumin9899 2 роки тому +2

    Machallah hbbti

  • @xaawomaxamed9123
    @xaawomaxamed9123 2 роки тому

    Ilaahow run ka dhig 😌🥺❤️❤️

  • @waliidaxmed1036
    @waliidaxmed1036 2 роки тому +1

    Mnshalah my family wxn jeclaan lahaa lamamaayasha is qaba ee youtubka qeyb muhiima kaga jira insh wey dhici doonta sharma iyo malyuunba is gaad gaad isku hayaane 💘💘💯💯💯

  • @bushramrsegeh8743
    @bushramrsegeh8743 2 роки тому +5

    Awlaad jaceyl lagu Dhalay ❤☺☺

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому

    masha allah qof walab dhalay ama koriya ilamo ama arka ilmo muslina ducada caruurta ku akhirya May Allah protect you all

  • @fadumaabdi8603
    @fadumaabdi8603 2 роки тому +2

    alla wll hdydn isku soolaban gbdha yar darted iskgu sonoqda si ay labdino farxsn inkaso dhex kacdo

  • @maxamedguuled609
    @maxamedguuled609 2 роки тому +8

    Naa dugsiya mad isku noqotan wan iska kiin jeeclahaye

  • @munacabdi6219
    @munacabdi6219 2 роки тому +2

    MashalaH

  • @dagandagaaan9085
    @dagandagaaan9085 2 роки тому +1

    M.alllh soo barbaar habo mcn

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye9886 2 роки тому

    Mnshallh amiira yar darted farxadeeda isku soo laabta mnsahllh hoyo iyo aabo fcn tihiine wada jir gabdhiina ku korsada iyadana frxd u haaneysa

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 2 роки тому

    Family isku faraxsan hore u socda nacabkiinu ha jabo iska ilaaliya wll dadka war xuma tashiilka ah iyo nacabka

  • @niyaaznuurinuuri8926
    @niyaaznuurinuuri8926 2 роки тому

    Masha allah my family 👪 quruxbadan islakiin jecliyaaaa iskuwaaara m.a

  • @xamdiyasin3708
    @xamdiyasin3708 2 роки тому +1

    Mnsh Allah

  • @hawaabdalla1463
    @hawaabdalla1463 2 роки тому +1

    Illahow wakubaryayaa isku sooceli wallahi waan jecllahay familkan 😓

  • @faizaqawdhan6021
    @faizaqawdhan6021 2 роки тому

    Manshalaa rbihidn daayo soo barbaar habo amaba eedo

  • @qadroshariif3508
    @qadroshariif3508 2 роки тому

    Ilaahay.baari.h.idinka.dhigo.inantina

  • @asmaabokor3828
    @asmaabokor3828 2 роки тому +2

    Man shall family qurx badn

  • @munamohamed2020
    @munamohamed2020 2 роки тому

    Manshalah Alle haysu kiin daayo

  • @zamzammaxamed7445
    @zamzammaxamed7445 2 роки тому

    Mahsha Allah hbo mcn sokor

  • @ayaancabdilaahi4965
    @ayaancabdilaahi4965 2 роки тому +1

    Masha Allah soo bar bar habo 🥰

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 2 роки тому

    From Muqdisho

  • @mazcudandhananchannel8036
    @mazcudandhananchannel8036 Рік тому

    MashaAllha

  • @saafihaji7383
    @saafihaji7383 2 роки тому

    Walalo saliid haku shiilin offenka hoose gali macan waye markaa

  • @afnaanwacys3003
    @afnaanwacys3003 2 роки тому

    Wll izku zolabta farxadina jeclhy iyo wada jogina isha alla khyrka xigi

  • @ladaneeyhaaji6512
    @ladaneeyhaaji6512 2 роки тому +1

    Family aan wada jogoda isla jeclahy❤️❤️ wadajira abidkiina

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460 Рік тому

    Mansha alaah

  • @ibtihaalmohamed5748
    @ibtihaalmohamed5748 2 роки тому +3

    Mazhllh family quxubadan wadajirkinu Waa ifarxad wllhi

  • @raxmamaxamed1245
    @raxmamaxamed1245 2 роки тому +1

    Alx abaayo ma iskusoo noqoteen clraxmaan plz iso jawaab abaayo waan idinku farxi lahaa isku noqod kiina😍

  • @khadracali5380
    @khadracali5380 2 роки тому

    mnshallh sobarbar amiira yar edo

  • @subeeromar7584
    @subeeromar7584 2 роки тому

    Mansha allah so kor oo Kobac adeero macaan il xumi kuma aragto

  • @saamiyamaxamuud9091
    @saamiyamaxamuud9091 2 роки тому

    Mansha Allah