RUWAYADII HINAASE IYO DARISKA part 1 abdirahman iyo ubah

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 189

  • @ashwaankaduula
    @ashwaankaduula 3 роки тому +38

    ISTAY OFFICIAL hore usoco zhp

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 3 роки тому +51

    Iney kuso eeg eegto wad iska donaysa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣ubax inta ku qososhey like hyla dhafin

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 3 роки тому +18

    Eng hud hud kulaha isma____dhaman inta ku qososhey like hyla dhafin

  • @asoumabdikarin388
    @asoumabdikarin388 3 роки тому +19

    Kabaha ay mcalimintu malcaamada ku dhigaan kulaha😂😂😂ubax wlhi waa xaraabe☝️😂

  • @zayidiinofficial6301
    @zayidiinofficial6301 3 роки тому +15

    Hhhhhh 😆zafaripa laysu xidhayaa inta tagersan🤟 lik3 izarah team dugsiya💋💋💋

  • @esyakitchen
    @esyakitchen 3 роки тому +9

    Walalayal waxaan ahay gabar walaashiina plz iso booqda o subscribe isaara mahadsanidin🙏🙏🙏🙏🙏

    • @saynepdheeg5354
      @saynepdheeg5354 3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saynabalisaleban2904
    @saynabalisaleban2904 3 роки тому +13

    Ubax hadalkeeda wan iska jeclahay ❤❤

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 3 роки тому +3

    Inkasto anan ka helin oo qalyo mesha haysato, lkn wakhti iyo dadaal ayaa galay so I respect it. Wad ku mhdsanthin dadaalkina.

  • @nimcaaxmed5953
    @nimcaaxmed5953 3 роки тому +11

    Naya ubaxay LA jclowgeena no dhaf adig nasiib saday had sty hantisay naso xppti

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 3 роки тому +10

    Kulaha tiahayga rays layasha diiday / hinaasuhu wa maran #eng hud_hud inta ku qososhey like hyla dhaf

  • @mareeyeyusuf6193
    @mareeyeyusuf6193 3 роки тому +15

    Safaariga dilaal ma ihi kulahaaa kkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bashir871
    @bashir871 3 роки тому +15

    Qofki ugu horeyay ahay maxaad asaxaaptaay igu abal gudaysaan hada jeceshihiin ubax iyo sty

  • @lovekaape7258
    @lovekaape7258 3 роки тому +10

    Hhh ubah and abdirahmaan😀😀😀

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519
    @ibrahimgararoowibrahimgara519 3 роки тому +8

    waan idhin salaamay , waxaana cudsnayaa qaladad kii ruwayadan

  • @apdizhakuryuzuf9021
    @apdizhakuryuzuf9021 3 роки тому +6

    Hore usocda Wllkay
    Apdiraxmaan (ISTEY)
    Iyo
    Ubax (DUGSIIYA)

  • @wiz-akjr8793
    @wiz-akjr8793 3 роки тому +3

    Hhhhhhhh wlhi waa labada lamane ee really aan u jeclahay we love you ❤⚘✌❣ ubax and istey 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😆😆😆😅😅😅😅😅ma dilal baan ahay ku ye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣👊

  • @muwaahibaxmed8661
    @muwaahibaxmed8661 3 роки тому +7

    Jecel dhaxal gala wx dhaama lawaa😍😍

  • @jabroagi1305
    @jabroagi1305 3 роки тому +3

    Like ta wllo igu soo cawiya hadad muslin tahay hadadan ahyn iska dhaaf wlloh

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 3 роки тому

    Kajall iyo sh R kh siday isu fahansanyiinbad isku fahansantihin waan qoslay wlhi allah haysku kiin daayoh

  • @nuurasiciid332
    @nuurasiciid332 3 роки тому

    Istey iyo ubax wlhy waa funny kuteh kabaha macalimintu malcamadaha ku dhigaan ayaan kuu xidhayaa🤣🤣🤣🤣❤

  • @user-kk6sx2yq7l
    @user-kk6sx2yq7l 3 роки тому +10

    Waxan sugnaapa waa qaladadaka ruwaayada

  • @UgbadIdil
    @UgbadIdil 3 роки тому +1

    Allah ha isku kiindaayo

  • @xamdaofficial9097
    @xamdaofficial9097 3 роки тому +3

    Keep going lamaanaha qarniga

  • @updymajid778
    @updymajid778 3 роки тому +7

    Kabaha macaliintu malcaamada ku dhigaan kulahaa🤣

  • @armaandoomar2840
    @armaandoomar2840 3 роки тому +2

    Hhhhh hore usocoda wll

  • @ifraxaxmed5895
    @ifraxaxmed5895 3 роки тому

    Manshalh uabax iyo istay laleh hidin barakeyo

  • @CAWADCHANNEL
    @CAWADCHANNEL 3 роки тому

    Istay keep going

  • @khadramahmed2493
    @khadramahmed2493 3 роки тому +3

    Istey sidii nin xaaasla usoco hooy hadiikale mob😂kaftn nolol wcnban idiin rajaynaya lamanahyga❤❤💯

  • @abdirizaqyaasiin9788
    @abdirizaqyaasiin9788 3 роки тому +11

    Safaariga Anuu dilaal ma iHiyee😅😅😅🤣🤣🤣😂😂

  • @safiosaafiofficiall1637
    @safiosaafiofficiall1637 3 роки тому

    Ubaxay naagihii waaa washeeyn kuwa safariga watay ka daba lulanayaaan see sanadkaaa qurux majirto

  • @falaqeyntaciyaaraha8704
    @falaqeyntaciyaaraha8704 3 роки тому +1

    Asc dhammaantiin asxaabtayd qaaliga ah

  • @shabelmk3773
    @shabelmk3773 3 роки тому

    Istey horey usoco sxb

  • @saruurcumar4776
    @saruurcumar4776 3 роки тому +1

    Lamanha qarniga wlhyga hore u socdaa cadawgununa ha jabo

  • @aichamedaichamed8117
    @aichamedaichamed8117 3 роки тому +2

    Wowww

  • @farduucali341
    @farduucali341 3 роки тому

    Masha.alaaah ubax iyo.isdel.ismafahmiwayasan.waligin.sabab idinkon isqabin.yadisfahanten

  • @zayidiinofficial6301
    @zayidiinofficial6301 3 роки тому +1

    Lkn nosoo badiya Filimada 🤟🤟

  • @ayaanlemohamednourahmed2201
    @ayaanlemohamednourahmed2201 3 роки тому +1

    Waati bahdishoo bahda kala baxdy😂😂😂hud hud waku wata boy

  • @nasraapikadir849
    @nasraapikadir849 3 роки тому

    Part2 nogu zoo dhakhzada wllo

  • @rahmaabdi6008
    @rahmaabdi6008 3 роки тому

    Keep going best couples

  • @ahmeddheere7270
    @ahmeddheere7270 3 роки тому

    Ubah dugsiiya ♥️♥️abdirahman istey

  • @najahmahdi8521
    @najahmahdi8521 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣ala beerka ubaax iyo cabdiraxman allow iskuda wayo badan Amin

  • @mursalxuseen1081
    @mursalxuseen1081 3 роки тому +3

    alle hud hud muxuu reero dhageystey

  • @ahmedizak6704
    @ahmedizak6704 3 роки тому

    Keep going

  • @gouledkiin4151
    @gouledkiin4151 3 роки тому

    MashaAllah.allah

  • @asmahoussein1610
    @asmahoussein1610 3 роки тому +4

    UbaH and stey

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 3 роки тому

    Walaahi waa qosol

  • @ayanix4627
    @ayanix4627 3 роки тому +1

    💕💕💕💕💕

  • @yahyemahamed9240
    @yahyemahamed9240 3 роки тому

    Hore uzoco pro

  • @saraaragzan5122
    @saraaragzan5122 3 роки тому +1

    Markaad aflamta matalysaan ha qoslina dee idinkiba filimkii ku dhex qoslayee
    Waad mahadsantin

  • @raxmacabdilahi2631
    @raxmacabdilahi2631 3 роки тому

    Keep going lamanaha qaraniga

  • @ridwanahmed6170
    @ridwanahmed6170 3 роки тому +1

    HUD HUD🤣🤣🤣😂😂🎻

  • @snaali7301
    @snaali7301 3 роки тому

    Masha alllh ❤️❤️❤️💕❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hoodoaadan1235
    @hoodoaadan1235 3 роки тому +2

    Sida jiiska usoco maseer darTii zhp 😏

  • @selmadugsiiya8626
    @selmadugsiiya8626 3 роки тому +1

    Ma ciyaartoY ban ahay anuu dugsiiya umadaheenna maha😂😂😂

  • @maxamedaxmedxasan4383
    @maxamedaxmedxasan4383 3 роки тому

    Alla ubaxeey in tay riwaaydu socotay mxd qoso shay isha wax maran maranaya ayad isaga kaana dhigtay adoo qoslayay

  • @ayaanmohamen5808
    @ayaanmohamen5808 3 роки тому

    Isteyow safaariga xidho

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 3 роки тому

    🤣🤣🤣😋😋🤣🤣🤣

  • @sagalahmed7246
    @sagalahmed7246 3 роки тому +1

    ❤❤❤🤣🤣

  • @ma_dhaafe1637
    @ma_dhaafe1637 3 роки тому +3

    3:39 nin ciida galaan ahy miyu yidhi kkk war hlka bl i fahansiya wxbu isku daree

  • @sagalabdisamed5243
    @sagalabdisamed5243 3 роки тому +1

    Hore usocda izteY ubah and Eng Hud Hud

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 3 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂استغفرالله😂😂😂😂

  • @farduskayse6023
    @farduskayse6023 3 роки тому

    Guriga hortiisu fiqid uma baahana😀😀😀😀

  • @umalqueen1247
    @umalqueen1247 3 роки тому +2

    Ilayn iyadoo isoo eegysa kuma qabane hh
    Waar adaa rabah inay kusoo eeg eegte
    Hhhhhh

  • @dafleqaasim2727
    @dafleqaasim2727 3 роки тому

    Hore usocda

  • @fadxawaliismacil8127
    @fadxawaliismacil8127 3 роки тому

    Safariga ma dilalban ahy stay kulahaa😂😂

  • @wardamohamed7944
    @wardamohamed7944 3 роки тому

    Kkkkkkk safari Ayan ku xidhayaa kulaha wad maqlasna kuwaa is qalociya halo xidho😂😂😂😂

  • @suhuurahmed8065
    @suhuurahmed8065 3 роки тому +1

    Itsy kulahaa safaariga madilaal ahy hhhhh alle hydin Sharfo lamanagygii

  • @nasirhariir9758
    @nasirhariir9758 3 роки тому +1

    Part 2 so daaa

  • @hanadiabdirahman650
    @hanadiabdirahman650 3 роки тому

    Hhhhhh walahi qosol igumahadhin

  • @maxamedaxmedxasan4383
    @maxamedaxmedxasan4383 3 роки тому

    Haday I eegtay ma ana eegay kulaha 😁😁😁😁

  • @hoodomohamed7935
    @hoodomohamed7935 3 роки тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nimonimo5100
    @nimonimo5100 3 роки тому

    Wwwwwwhhhh💔💔💔♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💋💋💋💯💯💯💯💯💯💞💞💞💞🌺🌺🌺♥️♥️♥️💓💓💓💕💕💕💌💌💌💝💝💝💝💝😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bahjoamiin6226
    @bahjoamiin6226 3 роки тому +2

    Kkkkkkkkkkk kaba macaliminta kulaha ubax kkkk

  • @mursalxuseen1081
    @mursalxuseen1081 3 роки тому +1

    hhhhh markuu laabayo shaadhku wuu ka daba laabaa hudhud iga gadan hadalkiisu

  • @apdiazizcaato5314
    @apdiazizcaato5314 3 роки тому

    Intii maqa zhay hud hud cod giiz marku taahyey like saaar

  • @barwaaqomuusebarwaaqo7067
    @barwaaqomuusebarwaaqo7067 3 роки тому +2

    Hhhhhhhhh ubaxey safari utol

  • @zoumeyhaji8290
    @zoumeyhaji8290 3 роки тому

    Surwaal shan waar ah 😂😂

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 3 роки тому

    Kabaha macaliminta hayay macalmidih baaa jabay

  • @aminaothowa5142
    @aminaothowa5142 3 роки тому

    Ninkan ferihiisa kuixtirame mar horaan Gali lahaa kuye hhhh

  • @mursalxuseen1081
    @mursalxuseen1081 3 роки тому +1

    qaladaadkeeda noosoo daaya taasaa xiise igu haysa

  • @maryanmahad4224
    @maryanmahad4224 3 роки тому +2

    Inantu hinasa badnayeeey huno

  • @shadiaabdirashet9636
    @shadiaabdirashet9636 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Tripod

  • @sakiaxmedyutebofcificl7193
    @sakiaxmedyutebofcificl7193 3 роки тому

    Kkk kkkkkkk ilmii dhukurnaa ha soo noqoda hh

  • @munamuna9630
    @munamuna9630 3 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂prt2

  • @nimcoismacil4039
    @nimcoismacil4039 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣😂

  • @ugbaadaragsan4493
    @ugbaadaragsan4493 3 роки тому +4

    waad lasoo dhakhsateen Filim kani isaga Ah

  • @cawaalecabdi4582
    @cawaalecabdi4582 3 роки тому

    Dumaashiday ubax wada qosol bay noqotay jiliinkii way ilowday

  • @user-fz9xx8nh3y
    @user-fz9xx8nh3y 3 роки тому +3

    Ubaxay afar ayaa laybaneeyay ayey nagu wareeriyeen waa yaab

  • @xamdamuze1033
    @xamdamuze1033 3 роки тому

    👏👏👏👏❤❤❤👍👍👍👍

  • @camaarfilmsandvlogs7057
    @camaarfilmsandvlogs7057 3 роки тому

    Lamanahaygii Horey Usocda

  • @salmamaxamed7514
    @salmamaxamed7514 3 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mursalxuseen1081
    @mursalxuseen1081 3 роки тому +4

    hhhh sidii nin xaasla ah u soc 😅😅😅😅😅

  • @bisharafarah8409
    @bisharafarah8409 3 роки тому

    Hada ku soo biireeey

  • @haboonmahad3386
    @haboonmahad3386 3 роки тому +4

    Sidiii nin xaasle usoco😂😂kabaha macalimiintana xidho😅😅

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌👌

  • @hafsaahmed2189
    @hafsaahmed2189 5 місяців тому

    😂😂😂

  • @shadiatube9671
    @shadiatube9671 3 роки тому +1

    Hhhhhhhhhh dad an jecelay ubax and istay alleh haydi sharfo farxad ku nolada hhhhhhhh😅😅

  • @shaymaalrisakmohamed2555
    @shaymaalrisakmohamed2555 3 роки тому

    😂😂🤣🤣🤣

  • @iqrajamac7758
    @iqrajamac7758 3 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅

  • @umukhairabdullahi7918
    @umukhairabdullahi7918 3 роки тому

    Maseyr maahn kani waa xanun