SIDEED KU SAMAYSANAYSAA JADWAL IYO QORSHE WAXBARASHO? l NOLOL CUSUB: #46

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 548

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  7 років тому +324

    WAAD U QALANTAA GUUSHA! Hadda Adiga Waxaad Haysataa Wax Walba Oo Aad U Baahantahay Si Aad Ugu GUULEYSATID WAXBARASHADAADA. Ku Dabakh NAFSADAADA Kadibna Waxaan Kuu DAMMAANA QAADAYAA In Aad NOQOTID SANNAD Walba KAALINTA KOOWAAD. Guushaada Waa ANAGA FARXADEENA. MAHADSANID!

    • @qadrajama8907
      @qadrajama8907 7 років тому +4

      Ayub Yusuf Sakiin wll wad mahadsanthy allaha ku daayo

    • @hamdazuleiman6044
      @hamdazuleiman6044 7 років тому +2

      Ayub Yusuf Sakiin noolow wlky haday dadku saa wada ahaan lahayen maxay wax badan isbadali la haayen guul markasta ku rajenaya

    • @jgghjjyffhjokk8576
      @jgghjjyffhjokk8576 7 років тому

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته كيف حالك حبيبي انا احبك

    • @ibnumo8804
      @ibnumo8804 7 років тому +2

      Ayub Yusuf Sakiin wanku aminsanhy pro wax badna wanka faidy misanka xasandka alla hakugu daro

    • @alishaarab7838
      @alishaarab7838 7 років тому

      Ayub Yusuf Sakiin wlhi waxaad tahay macalin aaad ufcb ilhy hanoo kaa daayo masha allah

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  7 років тому +145

    FADLAN LA WADAAG FIIDIYOOWGA WALAALAHAAGA KALE EE U BAAHAN SI AY FAA'IIDADA U GAARTO DADKA OO DHAN. Mahadsanid.

  • @munoadan9952
    @munoadan9952 7 років тому +47

    Masha allaah wd mahadsan tahay wlkey aniga waxa ahay hoyo barato cilmi diinta guriga aniga oo jogo caruur yar yarne heysa mararqaar wan ku dalaa lkn hadii an sidan jadwalka u qorto wan ku faidi doonaa insha allaaah mhsni

  • @istahilmuse8901
    @istahilmuse8901 5 років тому +3

    Macalinkayga qaaliga mahadsanid 1000000000000jeer

  • @hindiyodahir8266
    @hindiyodahir8266 5 років тому +8

    ManshaAllah, thank u so much my brother I really appreciate alot for ur kind support and May Allah grant u with Janatul firdows and Alxamdullilah I see myself as the luckiest to be among ur followers.

  • @asadcabdiraxman3034
    @asadcabdiraxman3034 Рік тому +4

    Thanks wll wllhi sanadkan f4 kujira jawdwal an wax ku aqristo malahen hada ayan bilaby wxn rajena ina ka guul garo hamigeyga adigana qayr Allah haka siyo wll mcn 🖤

  • @xornimodhaqaale
    @xornimodhaqaale 7 років тому +21

    Noloshaydo bilaa hadaf ah waxaad sabab noqotay inay hadaf yeelato ilaahay hakaa ajarsiiyo walal

  • @shukriali8082
    @shukriali8082 6 років тому +2

    ayub yusuf sakiin Macalin aad ayaad u mahadsan tahay ilaahay nolol dheer Ha ku siiyo iyo camal wanagzan mahadsanid 1000 jeer

  • @libanosman4752
    @libanosman4752 7 років тому +14

    Masha allah ilaah haku xifdiyo wax wayn ayaa noloshayda iska badashay makii aan dawaday vidioga

  • @Aminamohamed1
    @Aminamohamed1 7 років тому +20

    Thanks bru....waxaan rajaynayaa dhallinyo badan inay kaa faa'iidi doonaan, noqon doonaane kuwa hadafkooda gaara. 📅

  • @rayanabdullahi1241
    @rayanabdullahi1241 7 років тому +5

    Masha Allah ustaad aad baad u mahadsantahy wax bdn bn sugayay videogaan jazakal Allah kheyral jazaa

  • @salmamoha8152
    @salmamoha8152 3 роки тому +1

    teacher thanks allah allah gave you the big house of paradise

  • @fardousabdilahi349
    @fardousabdilahi349 4 роки тому +5

    Masha Allah shukran
    Still I watch 00:26AM--31/01/2020

  • @ikraamahmed7552
    @ikraamahmed7552 5 років тому +5

    asc wll ilahay hu barakeyo adhi iyo rerkaga wll ad yad umahad santahay waxyabo ad ubadhan oo anan garanen horan ayad iga saciday جزاك الله الجنة ونعيمها يارب

  • @leyloabdullahi7814
    @leyloabdullahi7814 7 років тому +11

    Ma sha allah wlh aad baan ugu helay barnamijadaada wax badan iga maqan baad igu kor dhisay allaha kuu naxariisto aduun iyo aaqiraba🙏🙏👍👍👌👌

  • @othmanmuhani7253
    @othmanmuhani7253 5 років тому +2

    شكرا يااا ايوب يوسف👍❤🤗😄🙌🙌💯💯🙌🙌🙌🙌🙌
    نجحنااا🙌🙌🙌🙌🙌💯

  • @bilanibrahim5653
    @bilanibrahim5653 7 років тому +2

    Shukran wll jazaka allah khayr aad aya ugu baahnaa video gan

  • @gangganggg2699
    @gangganggg2699 7 років тому +1

    Ilaha warbixinta aad ka soo qaadatay ku soo dar walal. Mahadsanid!

  • @feynuusqoraxeey4360
    @feynuusqoraxeey4360 7 років тому

    Runtii wan ku frxsanahay motivation kad nasiiso yusuf sakiin schejul la an iska socona alla nomaqan hore usiiwad waxaad taqanid nofaideyseen rabnaa hal like igu qabta wan somanehee

  • @fatimaabdikadirfarah7025
    @fatimaabdikadirfarah7025 7 років тому +2

    Manshallah ilahay cilmigaaga ha barakeeyo ustaad

  • @gureygurey4849
    @gureygurey4849 7 років тому +11

    Thanks walkey ayub WA farxa Markan Argo video kaga alah ku xifdiyo bro

  • @abdulqadirmohamoud4104
    @abdulqadirmohamoud4104 3 роки тому +2

    Masha Allah aadayaad umahadsantahey gusheyda waxbad kaqeybqaadatey rabi hakuubarakeeyo aduun iyo aakhiro janadii fordowso ilahoow kugucasuun aamiin aamiin aamiin

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 6 років тому

    Mansha Allaah Allah ga ku xafido Ayub yuusuf. Runtii wax khyr ah baad wadaa Allah ha kula garab galo Anagan Allah ha naga dhigo kuwii kaa faaidaysta ee sidoo Kalo faaidaysta.

  • @cookscreations.3105
    @cookscreations.3105 5 років тому

    Ayuub sakiin Alle haku xafido waxbadan baa kabartay.
    Mustaqalkayga ayaa waxbadan kabadashay

  • @najmaabdiwali379
    @najmaabdiwali379 6 років тому +2

    Jazakallah kheyr walal. Allah ku barakeeyo . Wax badan ayaad nagu so kordhisay

  • @abdikanishiinexamari1131
    @abdikanishiinexamari1131 5 років тому +3

    Thanks more mr ayub jasakalaah
    Allah hafitka runtii waxad tahy dhiri galiye wagansan

  • @muctasimhassan3404
    @muctasimhassan3404 6 років тому +6

    My teacher love you for the seek of Allah

  • @inaabdi511
    @inaabdi511 Рік тому +1

    Ayuub yusuf sakiin
    Mcln waxad thy sabbt an hda ku heesto batch accounting 😊🎉 qof an umahdcelin adoomd illhy illhyna uma mahdcelyo
    Shukran 🥰

  • @guleedmohammed5548
    @guleedmohammed5548 4 роки тому +1

    Mahadsanid walaal macaan .
    Ajar ayaad ka heli .

  • @mohamedismailabdirahman8795
    @mohamedismailabdirahman8795 3 роки тому +1

    Waad mahadsanthy wlloh ayuub aad ayaad umahadsantHy ilaahay cilmiga iyo maskaxdaba ha kuu siyaadiyeeeh

  • @somaliyounggamer2417
    @somaliyounggamer2417 3 роки тому

    Nio xasan cali kheyre shaabshdaa hadalka iyo soo jeedin hadalka wax badan kaa faa iady illah haku xafido yuusuf

  • @ahmedciyoon3861
    @ahmedciyoon3861 6 років тому +2

    Shukran ustaad sakiin ilahy misankaga akhiro hakugu daro intad no faidaysay

  • @shaaficiabukar1974
    @shaaficiabukar1974 6 років тому

    aad baad u mahadsantahy walal ayuub yuusuf wax badan ayaan ka faa iidey talooyinkaaga allh kaa abaal mariyo

  • @indhouroon887
    @indhouroon887 7 років тому +19

    wll aad ayaad umahdsanthy waxbadan ayaan kaa faaiday 😍😍😍😍😍

  • @suweyscabdulaahi8698
    @suweyscabdulaahi8698 5 років тому +1

    Www m.a soo jeedintada iyo cofkaaga waan kahelay hdaan kudhaho waaba kucaashaqay maisoo dhaween lheed

  • @aishaahmed4600
    @aishaahmed4600 7 років тому

    Maasha allaha dhiira galintaada waan ka helaaa ee allaha noojaa daysto didaalkaaga janatul firdawsana allaha abaal marin kaaga dhigo ee didaalkaaga noo laban laab insha allah.

  • @sunitamukhtar689
    @sunitamukhtar689 4 роки тому +1

    Mnzh allh illaahay
    Haku xiftiyo labada daaroodba
    Inzh allh Thank you so much

  • @IidCabdilaahi-u9s
    @IidCabdilaahi-u9s 5 місяців тому +1

    Than you macalin

  • @abdiasiismahamedabdiasiis4150
    @abdiasiismahamedabdiasiis4150 5 років тому

    Noloshayda waxbadan ayaa kabada shay Yusuf sakin alle haku dhereyo cimrigaga

  • @shaafigorse6337
    @shaafigorse6337 6 років тому +1

    Mansha Allah Yusuf Xaqiiq Dhiiri Galiye WaYn Baad Tahay
    Rapi Haku Xifdiyo Aakhiro IYo AduunBa

  • @SAADAQ__CR7
    @SAADAQ__CR7 4 роки тому

    walahi Walla.waad mahad santahay waxbadan ayada iga cawisay jazakalahu qayr

  • @saciidnukulsaciidnukul2181
    @saciidnukulsaciidnukul2181 5 років тому +6

    ALLAH dartii ayaan iska ka jeclaaday wll

  • @xannosaid6776
    @xannosaid6776 Рік тому

    JasaakALLAH ustaad sanadkan form4 ban ahy I.n halkan rajaynayo wan gaari😌💜

  • @smile2914
    @smile2914 7 років тому +2

    Masha Allah thank you walaakey jazakalah khair

  • @raxmocatoosh1713
    @raxmocatoosh1713 6 років тому

    Mnshlh waaaa ka faaidnaa talooyinkga runti allh hka abaal mariyo wll ayuub

  • @sundussuciid4917
    @sundussuciid4917 5 років тому

    Ayuub Sakin Guulayso wll Alle haku xafido Amii

  • @Zahruush
    @Zahruush Рік тому

    Maclin nagu qaali ah jazakallh khayr
    We miss u😢

  • @amiincawl7515
    @amiincawl7515 6 років тому

    allaha hakaa jasaai siiyo wllky ayuub noloshaydaad wax badan ka badashee

  • @Awil-sn9oi
    @Awil-sn9oi Рік тому

    Ayuub sxb waan kuslaamay jadwal kayga waan ku wareersanaa lkn hadaan helay 2023❤❤❤❤❤❤

  • @DalmarAdan
    @DalmarAdan Рік тому +1

    Waa muhiim wax barashadu

  • @drkaahiyeosman2792
    @drkaahiyeosman2792 7 років тому

    waaa mahadsantahay ayuuub wax badan aaan kaa faa iidey waxaaanse filaaa natiijo fiican hadii aaan helo isbadal waaaan kula soo socodsiinaaa JAZAAAKALAAAH WALALO

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed5995 5 років тому

    Maansha allah ilaahay haku xifdiyo Ayuub lakiin waxaa jira waxyaalo badan oo ka hor imankara waxaa kamid ah inay hawl aad ku tala galin oo dagdagtimaado ama wax kale dhacaan

  • @mawel4358
    @mawel4358 6 років тому +45

    Maanta laga bilaabo waan samysanayaa jadwal cusub 26 02 2017 ilahow nala garabgal

  • @samiiroxasan6698
    @samiiroxasan6698 6 років тому

    mahadsanid macalin Yusuf saln kal iyo lab ah ayaa kusomarinayaa macalin

  • @ismailisse245
    @ismailisse245 7 років тому

    Masha Allah ilahy haku dhowro mahadsanid in badan

  • @roodomaxamadilahaykabadbad1635
    @roodomaxamadilahaykabadbad1635 4 роки тому +1

    masha alaah wll ilaahay hakubarakeeyo taloyinkaga ilahay hanagu nafaco

  • @khadarismail4476
    @khadarismail4476 5 років тому

    Mnsh alaah yuusuf allh khayr hakusiiso marwalba

  • @umalmahamed7857
    @umalmahamed7857 5 років тому

    Jisaaa kalaahum khayran wllo qali
    Allaha ka abaal mariyo taloyinkaga qiimahale

  • @Apduuu
    @Apduuu 4 роки тому +1

    thnks ustaad hada ban bilawaya adna ajar ilhy hakaa siiyo

  • @mohamudaden1434
    @mohamudaden1434 4 роки тому

    Ayuuba Abti ilaahay ha ku xafido

  • @hassanabdiqani2724
    @hassanabdiqani2724 5 років тому

    mnsha AllaH Allah ha ku daayoH jasa kala khayr Ayuup

  • @wallaltooni5984
    @wallaltooni5984 2 роки тому

    M.a thnks sa noo dhira galisy 𝙙𝙧 𝙖𝙮𝙪𝙪𝙗 𝙮𝙪𝙪𝙨𝙪𝙛 𝙨𝙖𝙠𝙞𝙞𝙣 💯💯💯

  • @saqaawecabdichannel5309
    @saqaawecabdichannel5309 5 років тому

    Thanks wll ayub yusuf sakiin mar walba waa kaa faa iidaa runti waxaa macalin barasha👌

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 4 роки тому

    Asc macalin macaanne
    Iiwarn
    Macalin
    Ayuub
    Xaalada
    Caafimaadka
    Iiga
    Sheegkee

  • @honeysweet305
    @honeysweet305 7 років тому +56

    Ala ala channel kaan wa kulibane
    Alaha nokadayo walal sare

  • @shacniahmed9324
    @shacniahmed9324 6 років тому +1

    manzha allah xayaatada guul ku joog wllky

  • @asaldhaladsoomaali1298
    @asaldhaladsoomaali1298 7 років тому

    Waad ku mahadsanthy ustaad allahu yaxiftuka

  • @Abdal252
    @Abdal252 5 років тому +1

    Mahadsanid

  • @Alhakim-me6fs
    @Alhakim-me6fs 7 років тому +1

    Masha allh may allh keep you. My best teacher I havent met before waad kumahad santahy sidad iidhiiri galisay ee aad wax iifahan siisay macalin ayuub noolaw oo hadaf yadada gaadh hore usoco oo hasoolaban.

  • @hamdazuleiman6044
    @hamdazuleiman6044 7 років тому +10

    Noloshu waa qoshe alle haku dayo my best teacher alle hanoo ka dayo waa maalme noloshu ye

  • @shuaybabukar2780
    @shuaybabukar2780 2 роки тому +1

    Aad ayaad u mahadsan tahay macalin 💯👋 wax badan ayaan kaa faa,iiday

  • @carweelo1484
    @carweelo1484 6 років тому +1

    Manshalh thanks wll ajar iyo xasanada alh ka siiyo 👏

  • @DaacadYard-yb2kq
    @DaacadYard-yb2kq Рік тому +1

    Thank you teacher

  • @Nature--675
    @Nature--675 Рік тому

    Thanks macalin ilaah khayr haku siiyo

  • @Mali-gamer1
    @Mali-gamer1 Рік тому

    Mahad sanid macalinkii nolosha ilhay hakaa raali noqdo ❤❤ [ so much love and respectful ]

  • @ridwanmohamedclaahi7755
    @ridwanmohamedclaahi7755 4 роки тому +1

    Thanks wllo

  • @sagalali5983
    @sagalali5983 7 років тому

    Mahadsaniid Ayub jasakalah khayr alf akhayr insha allah.

  • @filsanmustafe7051
    @filsanmustafe7051 5 років тому +1

    Mahad sanid wlky ayuup alle haku parakeeyo isda wacan ad noo dhiirigalisay 👍🧡💖

  • @view-tc4jp
    @view-tc4jp 7 років тому +7

    Jaza kallah kheyr

  • @abdixakiin5528
    @abdixakiin5528 4 роки тому

    Zhukran aape mcn alleh haku xafido

  • @MegaMaryam1
    @MegaMaryam1 6 років тому

    Maashaalaah tabaaraka waan kaaga mahad celinaayaa jadwalkaas oon aad ugu baahnaay caawa ayaanse helay jadwalkeeyga inshaa allaah ii soo duceey in aan ku dabaqo nafteeyda

  • @CaashoCabdulahi-d1g
    @CaashoCabdulahi-d1g Рік тому

    Walaale noosheeg tarabiyada aan udiyaariyi 👏👏👏❤😢😢😢😢

  • @naimanazirismail2033
    @naimanazirismail2033 7 років тому

    Alle haku zharfo macalin Ayuub

  • @sawdoaxmed9250
    @sawdoaxmed9250 3 роки тому

    masha allh alle hakaa ajarsiiyo wll
    jadwal malahayn waxna waan akhriyi waayay hadda kadib waan yeelan

  • @BahjaUmamusab
    @BahjaUmamusab 7 років тому +4

    masha Allah you are so great thanks bro I like your

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 6 років тому

    shukran tababare ruuntii waxbadaan ayaa iskakay badalay shukran

  • @smartwatchandsmartphone5675
    @smartwatchandsmartphone5675 7 років тому +4

    thank you yuusuf teacher

  • @ayubahmed962
    @ayubahmed962 3 роки тому +10

    2019 bin firsaday jidwalkan balse muhim Uma arkayn markaas wan Ka qomameya hada lkn hada oo an jamacad bilabay ban raba in aan Ku dhaqmo jidwal Insha Allah 27/9/2021 laga. Bilabo jidwal ban Ku dhaqmi Insha Allah

  • @ugbaad7733
    @ugbaad7733 5 років тому

    Masha allah wlhi qurx waye jadwalka nuuca u nidaamisay anigna waan Ku dabaqayaa waqti xaadirkan insha allah thank you brother ❤❤

  • @sagalali5983
    @sagalali5983 7 років тому

    Mahadsaniid jaskalah alf khayr akhi insha allah.

  • @abdimudey5112
    @abdimudey5112 Рік тому

    Mahadsanid Ustaad❤

  • @حكمهاحمد-د1ع
    @حكمهاحمد-د1ع 4 роки тому +1

    Wad mahad santahay ayub mashalah shekh ale haka abal mariyo

  • @aaminaabokor650
    @aaminaabokor650 7 років тому

    maanshallaaah jzkallahu khayer macalin ayuub

  • @keeraadAadan-qh5oe
    @keeraadAadan-qh5oe Рік тому

    masha Allaah mahsinid ustaad

  • @Dania_3
    @Dania_3 3 роки тому +1

    Mahadsanid maclin ❤

  • @fartahaaji8576
    @fartahaaji8576 6 років тому

    Mahadsanid teacher waxbadanaa kaafaaiday

  • @dekaahmed6028
    @dekaahmed6028 7 років тому +2

    Masha Allah jasakallah khayran walaal ayub Yusuf sakiin Allah hakaa abalmariyo hormarkena ayaa jeceshahay

  • @dryusufmgamadiid2246
    @dryusufmgamadiid2246 6 років тому

    Maasha alah sxbkay ayub yuusuf sakiin

  • @cadeuk896
    @cadeuk896 6 років тому +1

    Masha allh aad baa umahadsantahay inbadan waan kafaa ideystay inbadan

    • @cadeuk896
      @cadeuk896 6 років тому +1

      Alle hanoo kaso wadada guusha dadka wada gaaro alle hanaga dhigo

  • @Xariir77
    @Xariir77 4 місяці тому

    5,5,2023❤ da.daydu waa 27 qurbaha jooga shaqeeya rabana dhinac inuu wax kabarto. Wakhiga iso hadhana Ka fa.idayeyo Hadaba 2sano kadib. Ayaan komenkan dib usoo raadin doona hadan nolado thanks oll my brathers❤❤❤❤