HOOYO OO SURPRISE UGU TAGTAY ASAD IYO AMIIRO OO BANANKA NOO RAACDAY MARKII UGU HORESE..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 943

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 9 місяців тому +90

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

    • @NajaxCusman
      @NajaxCusman 9 місяців тому

      Aaminwllo❤❤❤❤❤❤❤

    • @NajaxCusman
      @NajaxCusman 9 місяців тому

      Dhamaanteen❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

    • @HarderPeople
      @HarderPeople 8 місяців тому

      Aaamii ❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 9 місяців тому +278

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍

  • @AMIYAKUB
    @AMIYAKUB 9 місяців тому +137

    Faadil is so underrated man...he's the real G marwalbo camerada asaga haayo❤

    • @Kevin___Cade
      @Kevin___Cade 9 місяців тому +3

      Very anderrated man always he is the camera man ❤❤❤ Fadil DumDum the one an only wankuwathana

    • @Maandeeqqali
      @Maandeeqqali 9 місяців тому

      Caydaa melee
      Hoyaadaa uu adii lahaadee koko buule❤

    • @Modaphaahmed
      @Modaphaahmed 9 місяців тому +1

      Xannan lugu Dari rabaa😂😂

  • @fartamoh6fartamoh660
    @fartamoh6fartamoh660 9 місяців тому +112

    I can't wait to see mama calwiyo iyo mama suldano oo isla joga ❤❤😊

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 9 місяців тому +58

    Allah is One propHett Mohamed scw❤😊

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 9 місяців тому +41

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 9 місяців тому +131

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏

  • @masbal9180
    @masbal9180 9 місяців тому +40

    Masha Allah Alle ha idin xafido wlhi Qabqab to qalbi amira and ceyda ❤❤much love 💕 Allow gabar sida Amira u waangsan isiih ya rabbi

  • @rayaanmohamed2072
    @rayaanmohamed2072 9 місяців тому +85

    Calacalka naga daya waa bila koko 😂 Team qab qab is not easy wlhi ❤

    • @Kingzayon112
      @Kingzayon112 9 місяців тому +7

      Maxaa kaa galay koko Amiira qurux ayaba jogte❤❤

    • @CarafaatjuniorCarafaatcabdi
      @CarafaatjuniorCarafaatcabdi 9 місяців тому

      😢🎉😂😮😅😅😊😢😂😢😅😂🎉🎉🎉🎉🎉😮😅

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 9 місяців тому +95

    woow markale Amiira iyo Hooyo iyo Abaayo way kulmeen Xanaan iyo Amiira saxibo ayay noqon rabaan markaan 👭 ❤😅 Amiira hada cabsidii qolkaaga intaa dhigtay baa ku inkirtay lkn wali waa lagaa dareemayaa ma badna yaah intaasina maalinta 3aad way kaa ba,aysaa anaa ku dhahay 😅

    • @NafisaHaaji51
      @NafisaHaaji51 9 місяців тому +5

      Bisinka😂saa ufalan qeysay😂😂

    • @IfkaQurux
      @IfkaQurux 9 місяців тому

      Bisanka fuded badanide gormedalate😂😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 9 місяців тому

      ​@@NafisaHaaji51si xun miyaa 😂

    • @AsliMclnyare
      @AsliMclnyare 9 місяців тому +1

      😂😂😂😂😂

    • @najahsiyaad1927
      @najahsiyaad1927 9 місяців тому +2

      Hoognay wll adi maxaa laga rabay saa wax usharexesid 😮

  • @ismailmohamed2025
    @ismailmohamed2025 9 місяців тому +27

    Amirah the way she say hooyo Jah ❤

  • @Duunioquruxchallenge
    @Duunioquruxchallenge 9 місяців тому +88

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤❤❤

  • @Ayusha243
    @Ayusha243 9 місяців тому +37

    Ceyda’s mom is so beautiful and such elegant lady Allahumma barik. 🤲🏼

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 9 місяців тому +42

    Team koko qasab badanidiiina iyo calaacal ooooh mbc drama 😂😂😂😂😂hooyo waxee u imaaty familkeeda ine waqti la qaadato must ma ahan inee qof kasto T27 ka tirsan la qadato ,waraa ceyda mama da gurigeeda halogu imado saasa sharafta ah 🤝🤝camera da badan na ka yareeey pls codsi waye

    • @Simanluul
      @Simanluul 9 місяців тому +4

      Haa taas aa been ehen camera ka jooji bisinka wah hooyo hana sato

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 9 місяців тому

      Kuwaan maa nasasho yaqaanan inta yer eey joogto aye views ku raadsanayiin ada naxa walh 😷😷😷😜😜😜

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 9 місяців тому +36

    Masha allah Masha Allah alhamdulilah we happy to see amirax with you family together all ❤❤🎉🎉😂😂❤❤❤😂😂🎉🎉🎉Masha allah king ceyda wow beautiful beautiful Masha allah ❤

  • @FatuushCabdiraxmaan
    @FatuushCabdiraxmaan 9 місяців тому +29

    ku saliya Nabi maxmed scw scw scw❤❤❤❤

  • @ana2604
    @ana2604 9 місяців тому +19

    Waa run maamada labiskeeda wuu fadhiyaa I loved it

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 9 місяців тому +64

    Ku salin nabigeyna the best person ever The most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤❤

    • @fiidiyaa9337
      @fiidiyaa9337 9 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤

    • @masayrlayyy
      @masayrlayyy 9 місяців тому

      صلى الله عليه وسلم

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 9 місяців тому

      Scw scw scw

    • @nimcodaaud4450
      @nimcodaaud4450 9 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @liilaki627
      @liilaki627 9 місяців тому

      Aaaaaa🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedabdow4006
    @ahmedabdow4006 9 місяців тому +22

    King ceyda hooyo Allah kubarakeyo ❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 9 місяців тому +28

    Dadka koko leh maxaa haya horta iyaga qabqab isn't easy nio Cid kale Uma baahnin😅😅

  • @UpdyKani
    @UpdyKani 9 місяців тому +48

    Ceyda amiiro ma iska guursatid 😂 waaba is jeceshihiine

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 9 місяців тому +9

    Dadkan dhahahaayo ceyda camerda hooyo kadey gurigeda halugu imaado kulha dulmi bdna asxbaata aya labaroyaa asad neh iyda dhhde suprice ana ugu taagyo mrka wilka buqa kadaya ish anaka rbno no so bdi hooyo she is so funnyy😂❤

  • @Zackcade-c8z
    @Zackcade-c8z 9 місяців тому +23

    Ku saliya nabigeena scw scw ❤

  • @king_amiid
    @king_amiid 9 місяців тому +40

    TEAM 27 ONLY LIKE

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 9 місяців тому +47

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @AbeyAli-j4t
    @AbeyAli-j4t 9 місяців тому +23

    Zxp Hooyo allaha kudaysto Cimri deer oo cibatha leeh Allaha siiyo❤❤

  • @TuneyMaxamed
    @TuneyMaxamed 9 місяців тому +33

    Allah is One ❤

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 9 місяців тому +21

    Cayda walasha iyo amiira halmalin dalxis ada❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 9 місяців тому +5

      waliba meeshii maska 😂😂 saa u qosli lahaa hadii labadaas la geeyo meeshaas 😅 ama meesha barafka ilaa hada waan qoslaa markan xasuusto markay Amira iyo ceyda barafka aaden ee Ceyda intuu socon kari waayey uu dhahay dhaanto ayan dheelayaa 😂

  • @JamashoJacayl
    @JamashoJacayl 9 місяців тому +5

    Ku salli Nabigeena ahna The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍

  • @kadra9957
    @kadra9957 9 місяців тому +20

    Masha Allah beautiful family ❤❤
    Keep going Legend King Ceyda 🤴

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 9 місяців тому +13

    Mansha alahu king ceda walahi Amira wagAbar farxad badan ooixtiram badan walahi koko ayada kafurfuran maxa dheyh wekulaso insha alahu hoyo koko weisarkidonan hoyo macn iyo xanan iyo Amira qurux iyo asd ceda fadil hori usocdo wanijeclo ee

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 9 місяців тому +16

    M.a ceyda maamo igu salaan ❤...amiira qalbi wanaag arkaa 😊

  • @AminaAwil
    @AminaAwil 9 місяців тому +70

    Hooyo suldaana.waxay doonaysay inay kadis ugu tagto kooko.sabatoo ah .tiimka kale way aragtay .kooko unbayna arag .laakiin way wayday.😢.laakiin habeendanbe waa inay is arkaan.insha allaah

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 9 місяців тому +24

      Oo koko aragtideda maxay qiimo ledahay uf 😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 9 місяців тому +18

      maya Asad bay rabtay waanay kulmeen ar dadkanaa yaaba leedihiin

    • @faatimaabbasmahdi6595
      @faatimaabbasmahdi6595 9 місяців тому +1

      @@Uqtimuslimah wxey uf ceyb caleyk

    • @AminaAwil
      @AminaAwil 9 місяців тому +1

      @@Uqtimuslimah boqorada.haqadhaadhin.waarune.Asad way aragtay.kaliya kooko iyo meesha ayay doonaysay inay soo aragto🤣🤣🤣

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 9 місяців тому +1

      ​@@Uqtimuslimah😂😂Kawran bo😏

  • @RuqiyaaGaanic
    @RuqiyaaGaanic 9 місяців тому +33

    This is what i was waiting for❤🎉

  • @maryancali1760
    @maryancali1760 9 місяців тому +27

    Maxa adiga amiro lee managa daba wade waba nanacsirabtaye😂😂😂😂😂😂😂😂koko iyo hoyo isbaaar❤❤❤

    • @FaarahNawa
      @FaarahNawa 9 місяців тому +4

      Koko waa gabar aqoon leh qurxon yar arjun aan la rabaa❤

    • @king______diini2777
      @king______diini2777 9 місяців тому

      Arjune kee ahaa​@@FaarahNawa

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 9 місяців тому

      Haa waba yaabe maxa dhahe ceydow niyow gedheda noo keen❤

    • @princesskajal9595
      @princesskajal9595 9 місяців тому

      Koko iyo momda kee la rabaa in laso boqdo😂

    • @Muna_qaali
      @Muna_qaali 9 місяців тому +4

      Team koko maxad uqadhadhaysaan hadii la wadwado amiira way uqalantaa dee😅tedakle hooyo iyo koko kee mudab in halkeeda loogu yimado oo laso booqdo wah

  • @Jamaalkinboy
    @Jamaalkinboy 9 місяців тому +14

    Asxabey king cayda.Aan garsino 2M ...Plez inta aan lagarin Ramadaan ka..Go❤❤❤

    • @ABDIHUSSEIN-iw4co
      @ABDIHUSSEIN-iw4co 9 місяців тому

      Adi mawalantahay

    • @zahrahaggimoha8395
      @zahrahaggimoha8395 9 місяців тому

      Dad 2M gaarayo mala so jabsanaa asbo xataa 1M ma gaarine caqli ku dar walbo dheh 600k ama 700k😂😂😂

  • @BintaAli-b6q
    @BintaAli-b6q 9 місяців тому +18

    Masha Allah ❤❤❤❤❤ hooyo mcn Allow janadada kawarabi ❤❤❤❤

  • @MuscabKekee
    @MuscabKekee 9 місяців тому +2

    Cayda hooyada alleh hakuudausto waa hooyo fiican oo ku fahmaysa alx😊😊

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 9 місяців тому +16

    Wow ! Mi family 👪 ❤️ keep going mi brother 🙏 💪 💙 ❤️ love you guys team ceyda marnba no hoos❤❤❤

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 9 місяців тому +16

    Tik tok: 1m coming soon🎉❤
    UA-cam: 600k coming soon🎉❤
    Muddo yar ayynu ku xajiinay intaas team ceyda is not easy🥶🔥🔥

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 9 місяців тому +19

    cayda koko wAan kaa sugynaaaaaa ha na ilaawin😢😢😢 team koko hadaan nhy

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 9 місяців тому

      Team koko no hoos hadhi hooyo nala keeno waa xadhi hadhi kala na waa xadhi xitaa we don't force people everyone can do what he/she wants Team koko knows their business ❤

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh 9 місяців тому +32

    Dadkan koko ku wada haya wilka iska dhafa iyadu hadey rabto iney moma barato iyada u imankarto qof maa qof xasab uso jidayo oo dhahay klay hooyadey baro wah 😂

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 9 місяців тому +7

      Suuuuuro beeee meesha ku haayan😅😅😅

    • @Queenqueen-z3e
      @Queenqueen-z3e 9 місяців тому +3

      W​@@Bellaa309 wllhi waka yaabay dadkan hadee mamada inee isbartan rabto wee arki lahee ayadaa is bojeneyso mamada ayadaa gurigi asad aadsy sidee uwada arki laheed lkn ayada majogi mala baryaa ruuxan lafaha ayar

    • @princesskajal9595
      @princesskajal9595 9 місяців тому

      Usheegbo ciiil beyba igu dileene😅😅

    • @Queenqueen-z3e
      @Queenqueen-z3e 9 місяців тому +1

      @@princesskajal9595 hhhhh ciil igu dilee koko koko maxe tahay ada

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 9 місяців тому

      ​@@Queenqueen-z3ekoko waa the queen 👸 maxa kabedelikartaa😅😅😅😅

  • @Bellaa309
    @Bellaa309 9 місяців тому +86

    Dadka koko ku haayo ayaga xaaka qaldan wah 😂😂bal drama da yareeeeya qabqab family isla socde far waweyn ma rabtiin in wax la idinku fahansiiiyo 😁😁😁

    • @sidra857
      @sidra857 9 місяців тому +8

      Qac kadaa masakinta😂😂😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 9 місяців тому +6

      U sheeg bo taas cuqdad gooniye qabta maxay wiilka uga daba wadan

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 9 місяців тому +4

      @@Uqtimuslimah caawa sawteee iga yaabiyen 😂😂qaarba xitaa amiiro caay u galay bal maseerka intaas la eg 🫢😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 9 місяців тому +7

      @@Bellaa309 lesma gaare maxa lesku garab ordi queen amira👸 dayax 15 sacab laguma qarin karo amira ciilan maha cuqdad na kuma so korin

    • @Mahour7038
      @Mahour7038 9 місяців тому +3

      Haa anaga team qabqab nahay 😂😂😂

  • @fathiyamaalin8849
    @fathiyamaalin8849 9 місяців тому +3

    Moma Suldaana she is beautiful Maasha allah Cayda hooyo congratulations bro

  • @AdoontiAlle-r2h
    @AdoontiAlle-r2h 9 місяців тому +14

    Hooyo la,aan abaar wallaah la,aan hoyi la,aan ❤

  • @XalimaSaalax-tb6df
    @XalimaSaalax-tb6df 9 місяців тому +13

    Ceyda abowe adi waxa kudhahaa man iisamesid hada ayaa kacodsanaa markahore adi aya kusalaamaa iyo koko iyo amiiro iyo asad iyo cumeer isalaam insha all maxa rajeeya inaan arakto qoraalkeya habendanbo ayaa arkidoonaa salaan tiina fadlan abowe kaarsii fariinteeya kawar ayaa nisalaameeso oo niijacel adi xitaa wakujirtaa blz aboye waa.codsi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @marwohaad2365
      @marwohaad2365 9 місяців тому +1

      Na us daji dadka wax ma dheere

    • @Safa-xc9xs
      @Safa-xc9xs 9 місяців тому

      Waraa ilma nimada iska daay ish

  • @miira3574
    @miira3574 9 місяців тому +14

    Sawdigii laha koko ugeyna😢😢😢 hooyo

    • @AmiinaQalii
      @AmiinaQalii 9 місяців тому

      😂

    • @MusaAbdi-e2d
      @MusaAbdi-e2d 9 місяців тому

      Koko wayheshoney 😂😂😂

    • @maryancali1760
      @maryancali1760 9 місяців тому +2

      Caadiyo koko ugu jaakiroyaa mafahminaha maxa amira ilaa iyo magalka lawaregee lkn koko sorry ceyda balan malahan😢😢😢😢😢

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 9 місяців тому +4

      ​@@maryancali1760abyo ayada jaakirooso qof kaalay hooyaday bro laguma qasbi karo😂

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 9 місяців тому

      ​@maryancali1760 ee abayo mafahmin miyaa😂 koko dheyna waa ruuh shaqeysato unlike amira koko don't have time mashquulkeydha baa badgan❤
      I was wondering about those who are talking about koko brothers and sisters those who are legend can relate a

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 9 місяців тому +22

    Ayy family qurux badan ❤❤❤

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 9 місяців тому +3

    Aamiira wlhi respect oo qof eh wye Masha.llh

  • @naimasacid8811
    @naimasacid8811 9 місяців тому +2

    Cayda hooyo suldaano iyo hooyo calwiyo hala kulmiyo❤❤

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 9 місяців тому +8

    Mosha allH asad waa qalbi fiican wlhy 😢❤

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 9 місяців тому +19

    Maasha allaah booqasho wanaagsan waana ka gudoonay salaanta hooyo abaayo amiira hadaanahay teem cayda iyo teem 27 sabbareys lagu sameeyey asad iyo asxaabta 27 maasha allaah macsalaama

  • @W-o-r-l-d-v-i-e-w-
    @W-o-r-l-d-v-i-e-w- 9 місяців тому +19

    Hdaa nabi mohamed jeceshahay like 👍 saar❤❤

  • @husseinbeeldaaje4152
    @husseinbeeldaaje4152 9 місяців тому +10

    ❤❤❤msha allah alle farxada ha idiin siyadiyo

  • @AyaanAbdi-n2m
    @AyaanAbdi-n2m 9 місяців тому +28

    Mamada is not easy ❤😂😂

  • @MOKL-lm1wh7fn6z
    @MOKL-lm1wh7fn6z 9 місяців тому +2

    Ilahayow mar uun na tus ASAD HAJIO OO LUGUHIISA KU SOCDA

  • @KaafiyaIbraahim
    @KaafiyaIbraahim 9 місяців тому +22

    Mnsha Allah ceyda aboowe hooyo mcn igu salaan lkn challenge gii badbaadi naftaada ama zxbkaa noo soo celi Asad iyo Amiira Dagaalkodii wn uxiisnay wlhi😢

  • @AbdihafidAbshir-y3e
    @AbdihafidAbshir-y3e 9 місяців тому +19

    Qoys qurux badan m.a❤

  • @NuuraSalad-o2c
    @NuuraSalad-o2c 9 місяців тому +6

    Cayda codsi hannan we nasate markane prank ku soo samey😂😂😂

  • @QeuunQamarCabdilaahi
    @QeuunQamarCabdilaahi 9 місяців тому +1

    Ku salin Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all ceated prophet Muhammad scw ❤🕋👍

  • @RondaRouzi
    @RondaRouzi 9 місяців тому +9

    Cayda hoyadaada iyo koko kulan sii

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 9 місяців тому +10

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii hadii janalkeyga soo boqato wll ❤

  • @XafsoAbdullahi-jb7oz
    @XafsoAbdullahi-jb7oz 9 місяців тому +7

    Ku waan waa la qabsaday ama way dhumeen😂😂 hooyo mcn ❤️ caadi maahe

  • @sahrolove4668
    @sahrolove4668 9 місяців тому +17

    We need koko and mama❤😂

    • @babatakur3514
      @babatakur3514 9 місяців тому +1

      Wakufahansanahy lol😂😂

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 9 місяців тому +63

    Allah is one ❤❤

  • @xuseenmaxamedmuxudiin-bd4er
    @xuseenmaxamedmuxudiin-bd4er 9 місяців тому +2

    Maasha Allah ❤❤❤❤

  • @TuneyMaxamed
    @TuneyMaxamed 9 місяців тому +20

    Amiira is not easy 🫡❤️ LOVE ❤️💪

  • @SacdiyaInaomar
    @SacdiyaInaomar 9 місяців тому +7

    Hooyo iyo kooko isala kulansii plz 🙏 ❤😢

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 9 місяців тому

      Can't wait to see the daughter and her mother in law ❤❤❤ together

  • @cabdiqaadir9721
    @cabdiqaadir9721 9 місяців тому +3

    Wanka qabnaa hooyo mcn ❤ i love you somaaj

  • @ZeienabZeienab
    @ZeienabZeienab 9 місяців тому +3

    Masha allha Masha allha alhamdulil we happy to see amirax with you family together all Masha allha King ceyda wow beautiful beautiful Masha allha

  • @sahrahappyofficial4724
    @sahrahappyofficial4724 9 місяців тому +5

    Kuu sali xabbkena Mohamed Salalaahu Aleyhi wasaalam ❤

  • @SABRNAbdifatah
    @SABRNAbdifatah 9 місяців тому +14

    Ayyy manta gofka ugu horeyay aanoqday video ga dawaday King ceyda ❤🎉

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 9 місяців тому +8

    Ameira Qurux wanaagii oo qof ah wlhi 🥰🥰✌️

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 9 місяців тому +21

    waraa Ceyda gabdhaha Tukaanka ayan joognay bay dheheen intaa Telka ka qaadatay baa dhehee way dhumeen miyaa xaa unabee wah 😂

    • @AmaalQurux-d3h
      @AmaalQurux-d3h 9 місяців тому +2

      Qarxis cadi aa wadaaye 😂😂

  • @XamsMaxamad
    @XamsMaxamad 9 місяців тому +14

    Koko wllhi wa gabar saxiibo tihin maxa ubari ladhahay mom lkn wan sugeyna koko iyo hoyo iney kulman 😢😢😢 hada nahay team koko😢😢 mar walbana wad nalidha anaga😢😢

    • @Ahmedsacii
      @Ahmedsacii 9 місяців тому +7

      Koko waa gabar shaqysa marka laga yaaba inay shaqo kumaqanthy marka way la kulmi doonaa .I.a

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 9 місяців тому

      koko bule

    • @XuseenCabdi-wd8ex
      @XuseenCabdi-wd8ex 9 місяців тому +1

      Koko waxas shaqadeda ma ahaan waa qof shaqeysato🎉

    • @quen123
      @quen123 9 місяців тому +1

      ​@@Ahmedsacii vedoiyada habenki la dubaa iyada habenki ma shaqayso

    • @Ahmedsacii
      @Ahmedsacii 9 місяців тому

      ​@@quen123 abyo galabti ilaa habeenki waaye marka inay jaanis uweydaa macquula koley marley way kolmayaan xiligey noqotaba

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 9 місяців тому +1

    Amiiro hoyadeed io ceyda hoyadiis wey isku egyihiin❤

  • @KhadijaFaraxFahiye-zh4dt
    @KhadijaFaraxFahiye-zh4dt 9 місяців тому +9

    Masha allah ceyda waad dadhashy 🎉❤

  • @HodanAhmed-g9r
    @HodanAhmed-g9r 9 місяців тому +10

    Masha Allah mama ❤Allow noodaa hoyoyinken

  • @QanciyaMohamed-b4h
    @QanciyaMohamed-b4h 9 місяців тому +5

    M.a wll waxaan ku rajeynaya midii kugu farxad badnaa because hooyo mcn oo kula joogta 600k.and 1milion tiktok m.a dhmntood coming soon inshalah sanadkan horaantiisa waxaan rajeynayaa inaad odhan doonta waa sanadkii igu qurux badnaa

  • @Cayuush8606
    @Cayuush8606 9 місяців тому +1

    Coming soon 600k king cayda ❤❤

  • @abdifitaaxmohamed3823
    @abdifitaaxmohamed3823 9 місяців тому +12

    KING CEYDA 600K COMING SOON

  • @AaminaSulub-hv6vh
    @AaminaSulub-hv6vh 9 місяців тому +8

    Koko iyo hooyo is bar

  • @hanijamac137
    @hanijamac137 9 місяців тому +10

    Masha allah 😊 family qurux badan❤❤

    • @ZAKARIYE-x5v
      @ZAKARIYE-x5v 9 місяців тому +1

      😊😊😊😊😊😊😊 Mashallah 😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @AsmoXasan128
    @AsmoXasan128 9 місяців тому +14

    Firi koko hooyo malabarayo miyaa mise wetaqanaa😢

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 9 місяців тому +1

      Haa bal uu sheg 😂 hadi kale wax daxayo waliska aqanaa😂

  • @Channelkena
    @Channelkena 9 місяців тому +9

    Ceyda hoyadis funny wye wlhi😂😂

  • @NasroMaxamed-ly8ro
    @NasroMaxamed-ly8ro 9 місяців тому +3

    Mashalah ceyda family❤

  • @Surayya-oo8uk
    @Surayya-oo8uk 9 місяців тому +6

    Ceyda fadlan hooyo camerada bas ka dheh hooyadda in baraha bulshada lagu falanqeeeyo Ha u sababin bro private ka dhigo team ka dhan hoyadood lama arko ,we know wey kuu imaaty farxaada iyo isla joogiina qari ,waa meesha kaliyo ka jilcan thy laga waxyeeleyn karo ,mamada ka camerada bdn ka daba wado ka joooji wa iga talo bro 🤝

    • @naimadahir519
      @naimadahir519 9 місяців тому

      Mxaa hoyo laka falaqynaa😂😂

    • @CabduqadirCade-jb9rq
      @CabduqadirCade-jb9rq 9 місяців тому

      ​@@naimadahir519gawi ahaanba maficno ineey iska nasato ayaa ficn sideet U,imaaday ilaa hada camera Ka dawo wataan

    • @Ali847-q3i
      @Ali847-q3i 9 місяців тому

      @@naimadahir519noo tiktok iyo UA-cam isma lahan saase wada biniaadan siiiba somali dhaliiill lagama waayo

  • @MaanoAbdukadir-kx9om
    @MaanoAbdukadir-kx9om 9 місяців тому +6

    Ceyda coco mala baraa yo miyaa hooyo mise amiiro aa so dohdeeda ah aa loo soo cel celinaa mar waliba coco keen yaqey ceyda coco rabnaa anaga plz keen marka coco🥺🥺

    • @Queenqueen-z3e
      @Queenqueen-z3e 9 місяців тому +2

      Koko ayadaa laga rabaa inee tirahdo mamada ila kulansii lkn mamada utageyso ceeb waye taas

    • @asmitaaahmed1335
      @asmitaaahmed1335 9 місяців тому

      ​@@Queenqueen-z3emaya asaga aya cazuumi lahay maxa dhahe😢

  • @SamiraAbdigadir-ho7bl
    @SamiraAbdigadir-ho7bl 9 місяців тому +10

    Keep going cayda hooyo ugu salaam❤❤❤❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 9 місяців тому +2

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤍

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 9 місяців тому +14

    Team qab qab is not easy ❤❤❤❤

  • @saidomaxamedfaqi6549
    @saidomaxamedfaqi6549 9 місяців тому +5

    Wwww Masha Allah king ceyda keep going ❤❤

  • @FardosaMohamed-m6z
    @FardosaMohamed-m6z 9 місяців тому +4

    Cayda please next video Koko iyo hooyada iso bar please

  • @camirkey
    @camirkey 9 місяців тому +1

    صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .❤❤❤

  • @guleedyarecaydiid3928
    @guleedyarecaydiid3928 9 місяців тому +7

    Masha Allah ❤❤ family qurux badan

  • @MaxamedmustafeCabdi-uy5xq
    @MaxamedmustafeCabdi-uy5xq 9 місяців тому +1

    Kusali nabiga muxamed. Nnkh❤ scw scw scw❤❤

  • @salmasawda1646
    @salmasawda1646 9 місяців тому +6

    dadkaan ku haaya koko hooyo bar wax ma fahmoosiin miyaa waaba u jeediin meesha inay family dhamaystiran meesha marayaan naga daaya hee uor family qabqab😅

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 9 місяців тому +4

    Congratulations ceyda 600k camisoong

  • @haashinbaafo5042
    @haashinbaafo5042 9 місяців тому +5

    Family qurux badan qap qap alle ha isku kiin daayo❤❤❤❤

  • @SADAMABDIMOhamud
    @SADAMABDIMOhamud 9 місяців тому +4

    Hooyo mcn Allah ha dhooro my brother king ceyda❤