FULL ROUTINE MAALINTEYDA CAADIGA AH IYO AMIIRO MARKII UGU HOREESE QIIMEESE😂😂..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 січ 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 564

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 5 місяців тому +381

    Dalxiiska ceyda inta la rabtey inuu Amiiro israacan😂😂😂❤

    • @user-sd5yv9te9h
      @user-sd5yv9te9h 5 місяців тому +12

      Wlhi kow ka ah😂😂❤

    • @user-wx6fh8ys4h
      @user-wx6fh8ys4h 5 місяців тому +4

      Lumber one me😊

    • @HadafYanis
      @HadafYanis 5 місяців тому +6

      Haa wlhi ish😂 ani maba daawado hadaysan labaas Meesha kujirin

    • @abdullahixiddig2982
      @abdullahixiddig2982 5 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤😂😂😊😊😊 2:45

    • @XamdaDeeq-yt7ms
      @XamdaDeeq-yt7ms 5 місяців тому +5

      Ani xataa waan rabaa inay is raacaan amiira iyo koko iyo cayda meeshii amira iyi koko tageen isku raaca next

  • @Zara-fx4qr
    @Zara-fx4qr 5 місяців тому +148

    ceyda marwalba amiira Routine kaga codka haku so sarto amiira codkiida waa macaneyyy❤😊

  • @salmocali3535
    @salmocali3535 5 місяців тому +266

    Inta Codka ceyda sugeysay oo codja amiira maqlay isku naxay 😂❤ like

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r 5 місяців тому +93

    Ceyda wlhi wuu shidanyaha ee markasto amiro lee hanoo soo sarto adna kan amiira soo saar wa codsi ceyda 😂

  • @NajmaNajmaaadan
    @NajmaNajmaaadan 5 місяців тому +96

    Aamirada wlhi waa funny 😂way iga qoslisay wlhi I love you Aamira qurux ❤😢

  • @Muna_qaali
    @Muna_qaali 5 місяців тому +42

    Alla amiira markasta codka ha idiin saarto adiyo cumeerba😢cayda nagu qaado❤❤🎉

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 5 місяців тому +95

    Amiira funny yaa naga qabto hee qosol bay naga dhamaysaye 😂 Masha Allah kan routine wuu dhaafay 2bo wax ayaa ku kulmay qaabka loo duubay oo caadi eheen iyo Amiira siday u kala dhigdhigayso iyo qaabka ay codka u saarayso oo ka daran 😂 Amiira mid maaha 😂😂😂😂

  • @Xafsa34
    @Xafsa34 5 місяців тому +57

    Amiiro Dhipleey Waaye Wlhi Video adaaba Nokla kiciyay😂

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 5 місяців тому +66

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢

    • @kadra9957
      @kadra9957 5 місяців тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow 5 місяців тому +49

    Beste Routine wayay 100/10 markasta amiira codka hasarto wadana amiira ❤🥰

  • @shukrihassan8437
    @shukrihassan8437 5 місяців тому +71

    Ceyda routine kaan Qatar wake woow amiira codkedana dhag waaye 😂😂

  • @Sabiriinfahad
    @Sabiriinfahad 5 місяців тому +119

    Drinking water when wake up is best thing to do king ceyda ❤️👑

  • @ezmaaa243
    @ezmaaa243 5 місяців тому +124

    3:47 Amira le codka hanoso saarto mar walpa😂😂

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 5 місяців тому +26

    Amiira dhib badanaaa cayda wey ka shidaty wlhi routine best weeye😂

  • @user-vs7ke2qp2w
    @user-vs7ke2qp2w 5 місяців тому +65

    😂😂war waxna routine lagdhahaa Amiiro codked kuheysna nosabdi mar walbna Amiiro codka hasarto😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 5 місяців тому +51

    tookadaan Routine ka meeshii Amiira ku dhahaysay waa laga bilaawa ayad ka bilowday Ceyda 😅 waxan filayaa markaan wax maka sheegi doonto adaa sidaa dheh igu dhahay waaye hadii waxbkaa sheegto Amiira 😅

  • @RiimaAadan-uf4jv
    @RiimaAadan-uf4jv 5 місяців тому +44

    Inta amiira codkeeda ku heesata

  • @queenmaariiza7235
    @queenmaariiza7235 5 місяців тому +55

    Ceyda routin kasto amiira cod soo saarto 100/100 dhag waaye

  • @DeeqaGalaal
    @DeeqaGalaal 5 місяців тому +54

    Codka amiiro isn't easy qof walbo hasoo qaato codka amiiro wiilka waxbarashada inta wax baraneyso dhiiri geli oo vedio nooso samey❤❤❤

  • @aishaibrahimmuuse8284
    @aishaibrahimmuuse8284 5 місяців тому +17

    Cayda hda kdib amiira codka ayada kuqoran adi noo duub routinka bas wayo qosol nagu disha wllhi ❤
    Guys yaa igu raacsan 😂😂

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 5 місяців тому +14

    Ala amira dhibley waye qosolka nagadhamaday 😂😂😂cumar iyo cayda amira le codka hanisarto codkeda macan waye❤❤❤

  • @nature45631
    @nature45631 5 місяців тому +41

    warniyo anoo xitaa viedooga furin aakudhahooya routinkaaga waa ku heeysanaa hadaneey team qabqab inta ilafikira farta taaga✨↩😂🥰🥰

  • @SafiyomohamedDahir-mq4rz
    @SafiyomohamedDahir-mq4rz 5 місяців тому +23

    Soo badi Routing codkana Amiira ku haysanaa😂😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 5 місяців тому +48

    Kusaliya rasuulkeena scw❤🕋☝🏼

    • @caishahaji8839
      @caishahaji8839 5 місяців тому +1

      Scw❤❤❤

    • @user-lt6pi5uj8m
      @user-lt6pi5uj8m 5 місяців тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @masbal9180
    @masbal9180 5 місяців тому +19

    team qabqab to qalbi ceyda and amira quluubta idinka raaliya❤❤❤❤

  • @SuusuAli
    @SuusuAli 5 місяців тому +56

    AMIIRP BEST WAAYE QOFKASTAA HA SOO QAATO CODKEEDA😂❤

  • @mssballa
    @mssballa 5 місяців тому +129

    😂❤️drinking water in the morning is healthy 😂❤️

  • @user-ti1qw1gv5l
    @user-ti1qw1gv5l 5 місяців тому +23

    Ceyda khamiska waa ku nuuraysa wllhi 😂😂😂😂

  • @SundusAbdi-cv1bh
    @SundusAbdi-cv1bh 5 місяців тому +116

    Amiira qosolkeedabo ku hestaa ani 😂😂😂 she’s so funny wllahi ❤😅

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 5 місяців тому +50

    Ayy amira codkeda kuhasana no sodub parti 3❤

    • @user-se1ey6iy8q
      @user-se1ey6iy8q 5 місяців тому +1

      Caadi iska dhig CAMALAANTANAA NAGALA TAG

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 5 місяців тому

      ​@@user-se1ey6iy8qadi yalkula hadly ne bisinko

  • @user-pe5bi1yo6x
    @user-pe5bi1yo6x 5 місяців тому +17

    Biyaha suwaxii la cawo cafimad waye amiiro dhibka jooji mcney 😂😂😂

  • @king_amiid
    @king_amiid 5 місяців тому +176

    Team asad hajio on like❤

    • @aminoibrahim
      @aminoibrahim 5 місяців тому

      1234567890😂😂😂😂😂ABCD

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 5 місяців тому +17

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga 🌹

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 5 місяців тому +13

    Ceyda wuu shidan yahy so badi❤😂 amiira dhibta jooji 😂

  • @HamseToni
    @HamseToni 5 місяців тому +33

    Amiira waa funny reaction waxaan 😂😅

  • @HadafYanis
    @HadafYanis 5 місяців тому +9

    Amiiro qosolka naga dhamaysay wlhi codkeeda ayaan ku haystaa
    Wow❤️

  • @muhiimkhadar1
    @muhiimkhadar1 5 місяців тому +21

    Amira qurux codkeeda wan ku haysta🎉

  • @akhdarmohamed-dg2db
    @akhdarmohamed-dg2db 5 місяців тому +12

    Routine ka iyo amiiro codkeeda way isleeyihiin wlhii 😂😂

  • @arfornhade1598
    @arfornhade1598 5 місяців тому +34

    Dacas miskin Amira qurux is not easy 😂😂

  • @saabiriin342
    @saabiriin342 5 місяців тому +26

    Amiira qurux is the best ❤🎉 king cayda Routinka is the best waye❤

  • @mumtazmalabo7945
    @mumtazmalabo7945 5 місяців тому +15

    yaa rabi calaf iskugu dar labadood❤😂 aamin

  • @zamzamosman607
    @zamzamosman607 5 місяців тому +23

    Ceyda i.a weekend dalxiska biyaha iyo mootada inosoo samee legenow✌️✌️

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 5 місяців тому +8

    Amiira fuuny waye Hada Kadib ayada Lee Hasarto waan ku Hesana amiirada dhib socoto waye😂😂

  • @user-yx7qx7oi9b
    @user-yx7qx7oi9b 5 місяців тому +14

    Team amiiro wan idin salaamay❤❤❤❤

  • @zamzamosman607
    @zamzamosman607 5 місяців тому +16

    😂😂 aqwantee biyaha morning lacabo cfmd wyo dee tuluxey😂😂

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 5 місяців тому +15

    😂😂😂amiiro funny waaye wlh camirada ilaa bananka yaa kuu haayo kulahaaa

  • @user-wi4wn9ky6q
    @user-wi4wn9ky6q 5 місяців тому +5

    Ceydoow amiira lee mar walpo u dhiib 😂😂😂 codka

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 5 місяців тому +19

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @user-ek4dh2qu6p
    @user-ek4dh2qu6p 5 місяців тому +7

    Amiira jah codka usaarte, jah jah😂😂😂

  • @bureqamaxamed8003
    @bureqamaxamed8003 5 місяців тому +25

    Coffee lama cabo amiiray aroorti biya la caba😊

  • @tabletteradiachadiaamir-sg9jb
    @tabletteradiachadiaamir-sg9jb 5 місяців тому +28

    It is the best routine keep going 700k

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz 5 місяців тому +7

    King ceyda aahey welcome back ❤

  • @user-xw6fe1up5r
    @user-xw6fe1up5r 5 місяців тому +4

    Walaahi really markaan ka hadlo ceyda routine kiisa 10 kiiba 10 waxaan siin lahaa 10.10 ten of ten uu u qalmaa keep going pro ❤❤❤❤

  • @caynicali1840
    @caynicali1840 5 місяців тому +9

    Ay amiirro waku wataaaa

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 5 місяців тому +15

    Ceydoow koko kaa codsatay inaad cod kuusarto sababaa ugu dhiibi waysay😂😢

  • @Samrosimin
    @Samrosimin 5 місяців тому +8

    Ceyda wan kuheysana routineka nosobadi amiro codka hasarto😂😂😂🎉

  • @MunaMaxamed-no2nl
    @MunaMaxamed-no2nl 5 місяців тому +18

    Best routine wllhy amiira waa hysaa 😂😂😂😂😂😂

  • @amena8774
    @amena8774 5 місяців тому +10

    Best routine❤ king ceyda❤

  • @user-ge1ve9jy2g
    @user-ge1ve9jy2g 5 місяців тому +18

    King cayda the big legend ❤❤

  • @MaidoAbdullahi-rf4jy
    @MaidoAbdullahi-rf4jy 5 місяців тому +7

    Ayyy noosoobadi😂😂codka amiira lee udhiib

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 5 місяців тому

    First one bro keep going

  • @hamdacabdalla8626
    @hamdacabdalla8626 5 місяців тому +4

    War amiira meeg caadi uqadty reaction cadi bixisay funny tahy wlhi

  • @MaryamaMohamed-re3ug
    @MaryamaMohamed-re3ug 5 місяців тому +11

    Jah best routine wow❤😮😊

  • @Iztaahilapdy
    @Iztaahilapdy 5 місяців тому +9

    Amiira funny walhi iyada lee hanoo saarto codka

  • @SafiyoFarxaan-ck7tn
    @SafiyoFarxaan-ck7tn 5 місяців тому +28

    Best routine😂❤

  • @musaymoabdi8509
    @musaymoabdi8509 5 місяців тому +39

    inta og inay amira ku tiri mrka sokacysid ka bilaw 😂🤸 hdalkedi buqaty kabax😂

    • @Fowsa-ix6bz
      @Fowsa-ix6bz 5 місяців тому +3

      Tik tokleyy ina thy commentigaga ka fahmoya mise been wye 😂😂

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 5 місяців тому +4

    Cayda inaad codkaaga saartid bey aheed 😂😂

  • @Zainaab23
    @Zainaab23 5 місяців тому +2

    Best routine ceyda wad kabaxsatey markan Parti2 zosamey inshllah cod amira sar

  • @user-ty2ii7bt6h
    @user-ty2ii7bt6h 5 місяців тому +8

    Koko coodka in ee saarto waa diiday amiiro ne wee saarty meshaan jacel aa ka jiro ila fahma😅😅

    • @asmobarre3657
      @asmobarre3657 5 місяців тому +3

      Ma.xasustaa ma soconyso uu dhahy koko😅😅

  • @LaylaZahiid
    @LaylaZahiid 5 місяців тому +15

    Amiira mnsha Allah she so funny😂 ceyda plz marwalbah amiira noso gali

  • @sheekomacaan3334
    @sheekomacaan3334 5 місяців тому +4

    Next video koko ha saartobplz🎉

  • @Sabriinxamsecabdiqan
    @Sabriinxamsecabdiqan 5 місяців тому +6

    Keep going bro 700k subscriber hore usoco routine waan ka helnay soo badi king ceyda❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abdulaziz_12i
    @Abdulaziz_12i 5 місяців тому +5

    Qalbi to qalbi 😂😂😂 gabar qalbi nadifa ban raba

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 5 місяців тому +6

    Best routine 10/10 ceyda and amiira

  • @calicismaan7083
    @calicismaan7083 5 місяців тому +10

    Qalbi To qalBi ❤😢

    • @SuusuAli
      @SuusuAli 5 місяців тому +1

      Waad heesaa😂😂

    • @calicismaan7083
      @calicismaan7083 5 місяців тому

      @@SuusuAli hhh anine gbr sas cml Rpa😭😭

    • @Abdulaziz_12i
      @Abdulaziz_12i 5 місяців тому

      @@calicismaan7083Kusoco

  • @user-fx6wu5hb4z
    @user-fx6wu5hb4z 5 місяців тому +5

    Amira is not easy 😂😂😂😂😂

  • @carafaadkaallu1985
    @carafaadkaallu1985 5 місяців тому +4

    Amiira waxaga cod miya mise waa karbash wakahelay❤❤❤❤

  • @Taliso269
    @Taliso269 5 місяців тому +3

    Amiro dhib badnaa😂😂😂ceyda waa jaftay maskinka

  • @kadra9957
    @kadra9957 5 місяців тому +28

    Best Routine 👌 💯 💯 💯
    Keep going king Ceyda 👏 👏 👏

  • @MaxamedAdaanMaxamedAdaan-hl1po
    @MaxamedAdaanMaxamedAdaan-hl1po 5 місяців тому +2

    Amiira qurux rooting samey cayda codka hasoosaaro

  • @FarxiyeIbraahim-it5jv
    @FarxiyeIbraahim-it5jv 5 місяців тому +8

    Waaw masha Allah ceda 🎉🎉😂

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 5 місяців тому +28

    Amazing 😂❤

  • @SamiaAHMED-o6t
    @SamiaAHMED-o6t 5 місяців тому +3

    اللهم صل على محمد وال محمد

  • @ShabeladaWalan-we9ir
    @ShabeladaWalan-we9ir 5 місяців тому +47

    Best routine ❤

  • @user-ii8cr9ji6n
    @user-ii8cr9ji6n 5 місяців тому +10

    🎉wad wanag san tahay Cayda Thank wax fiican ayaa Soo dubtay Wan kugu faaba

  • @munoqurux
    @munoqurux Місяць тому +1

    Amiiro umad maahan qosol igu dishay wlhi❤😂😂

  • @user-qn1xd6md6h
    @user-qn1xd6md6h 5 місяців тому +5

    East and west this Routine is the best 👌 😂❤

  • @abdiaderow396
    @abdiaderow396 5 місяців тому +3

    Kusaliiiya .nabiga.scw

  • @user-jt2xe8wm5h
    @user-jt2xe8wm5h 5 місяців тому +11

    Amiiro funny waye 😂😂😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 5 місяців тому +3

    Wow amazing keep going legend qosol igumaharin 😂😂😂🎉🎉❤❤❤

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 5 місяців тому +6

    Ceyda Saas Lagaa Rabaa😂😂😂

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 5 місяців тому +4

    Waaaw routine tinkan waxo babtadhahay kiihore This is full movie amazing.❤🎉😂😂😂😂😂😂

  • @-suheyb_junior
    @-suheyb_junior 5 місяців тому +4

    Best routine 💯

  • @hanadkingmd3758
    @hanadkingmd3758 5 місяців тому +4

    the best routine wlhi teamqab+qab waad nawalaysoo xaqiiiq 🙏🤷‍♂️100/100🎉

  • @user-nm8qb7fn8c
    @user-nm8qb7fn8c 5 місяців тому +3

    Best routine ❤king cayda le samayn kara

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 5 місяців тому +1

    Awww best routine 😅keep going Lgnd 😊

  • @Ibraahimcabdikaafixasan
    @Ibraahimcabdikaafixasan 5 місяців тому +1

    I am a first one

  • @nashadsalat3333
    @nashadsalat3333 5 місяців тому +5

    Wow 👌such an amazing routine, keep going bro ceyda u can do it better 😊

  • @muxibojaamac3574
    @muxibojaamac3574 5 місяців тому +2

    Masha allh routine shidan waaye amiiro alle haku xafido wllshay❤❤❤❤❤

  • @caashafaarax5138
    @caashafaarax5138 5 місяців тому +4

    Mansha allah wllo ❤❤❤❤