HAB KU SOO DHEH CAASHAQA. XALIIMO KHALIIF MAGOOL & CABDIKHADAR XASAN LAARI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @JaalleAllemagan
    @JaalleAllemagan  8 років тому +1

    HAB KU SOO DHEH CAASHAQA. XALIIMO KHALIIF MAGOOL & CABDIKHADAR XASAN LAARI

  • @nimcomaxamed3346
    @nimcomaxamed3346 4 роки тому +4

    Heeska inta imika dawanysa 2020 ayaan salamay

  • @rooblemahamedali4290
    @rooblemahamedali4290 7 років тому +4

    alle ha uanxaristo labad fanan ee agtayda qaliga ku ah iyo umada somaliyedba heestan oo ah mid qiimo badna leh iyado xaga dhaqanka ilalinaysa inay dad ehel ahi is cashaqan masha alla waxas heesa waxayna ku jirtay riwaayaddii (jaceyl boob uma baahna abwaankii weyna Cabdulqaadir Cali Cigaa isna alle ha unaxaristo marxumka walee dad aya soo maray somali

    • @alisomali514
      @alisomali514 4 роки тому +1

      Codmacaa allah ha unaxariistee

  • @hassansalwo1711
    @hassansalwo1711 2 роки тому

    Maalin Jimco ah Goor fiid ah ayaan aniga qof igu qaali ah casho iyo madadaalo u tagnay goob jawi dagan aadna loo qurxiyay ayaan ku dhageeystay heestaan oo laba fanaan oo da'yar si cajiib ah u qaadayeen. Hadana waxaan UA-cam ugasoo raadiyay inaan soo dagsado una ogaado fanaaniintii hore uqaaday. Xaliima Khaliif Magool iyo Cabdikhadar Xasan Illahey ha uwada naxariisto.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 7 років тому +6

    Waa riwaayaddii (jaceyl boob uma baahna) oo sameeyey abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal oo ay walaalo yihiin hobolka Axmed Cali Cigaal , Waa 1974/75.

    • @yusufsaid2730
      @yusufsaid2730 3 роки тому +1

      Aad iyo aad waa sida shewgtay nabadraadshe. Waxaa curiyay abwaankii waynaa Cabduqaadir Cali Cigaal, laxamadeeda waxaa wada laha AUN Cabduqaadir Muuse Lugeey iyo Cabdikhadar Xasan Laari. Waxaa jilaayaal ka ahaa AUN Boqorkii Maxamed Saleebaan Tubeec oo ahayd riwaayadii ugu dambahsay sida xasuusto, AUN Cabdikhadar Xasan Laari iyo Faadumo Cabdullahi Kaahin Maaandeeq iyo AUN Saynab Xaaji Cali Baxsan intaas ayaa orginalkii jilaaayay.markii dambena booskii Baxsan waxaa gashay AUN Xaliimo Khaliif Magool markaas ayaa loo qaybiyay heesaha riwaayadan ayada iyo Maaandeeq Waayo aan soo labanayn

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 7 років тому +1

    Allow naxariistaada oogu deeq ya rabbi dhamaantood