RIWAAYADA SOORAAN IYO JAWAAN QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- ♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
• Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
• Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV
Xabiibi markay ku tiri baa dhulku la wareegay, niyow waxaad moodaa in ani iga matalay rewaayadan, barigii aan shukaansiga ku cusbaa baa markay gabar i dhahdo mcne, cali cadoow, baa dhul gariir igu dhici jiray, telphonka iga dhici jiray runtii, Dumar la'aantood dunidu waa caajis iyo busaarad 💯💯💕
Allah u naxaristo sooran
Allah ha kunaxaristo sööraan ALLA yar xamu
Alleh haku naxariisto 😢
Ruwayada kolka ay soo baxday baa igu dambeysey imika dawaday malaha qosolkii baa iga dhamaday sooraan cabqari buu ahaa allow ku naxaristo
8sano ka horbaan daawaday rabi ha unaxaristo intii filimkan ku jirta aan maanta ifka joogin
Ameen y rabbi
Amin amin 😢
Allaha u naxariisto. Walle af somaliga waa isaaq iyo eber . Af somaliga isaaqa aad baan u fahamaaa oo waa af somali quruxbadan badan
Qosolwaynaa
Sooraan wax kale ninkas cadi maaha 😂from muqdisho somaliland ha noolato ayan leenahay
Ma jiro🤠🤠🤠
walee bagay xanaqday gabadhu
Aduunyada qosolwaynaa sooraan
Who is watching 2024❤
Me😅
Me tooo
naa hanacaayin😀😀😀😀
Qosolbuu beerku kucadaanayaa.sooraan wuxuu ahaa qosol socda
❤
kkkk walahhi nimankaasi waa akhyaar wax garada
Alla.beerka abtigey sooran ilaheey haunaxariisto wa boqolka afsomaliga kkkk
Asc
Maga caaga iisheeg😊
Waan kujec laadayy wallo
kkkk qosol badana namaxa naweydine samadas gudkedaan jogna
Maxaa kalqabsaday
Sooraan waan kujeclay
T
asc sooraaan oo laga yaabsaday
😂😂😂
❤❤❤❤❤
Hhhhh ilaahow unaxariiso
ALLOW. UNAXARIISO. JANO. FARDOOWSA. KA. WARAABI
Hhhh wax baa ka dhacay
Naa xabiibleyne xabadi kugu qabowdee maxad ahyd
kkkkkkkkk qosolka aduunka
😂🎉😢😮
Kkkkkkkk rag gaadhayaana
Ax San ruwaayad
oo maxaad kaga soo ciseen
.
?
Ka baxay hhhhhhhhhhh🤣
Kkkkkk xabadi kugu qabawday
GB mm Hm&
❤❤سسسسس😅
Hhhh
Jj
Naxcoikhi
Ibsjajb😂❤
Allh naxsiia
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
kkkkkkkkkkkkkkk
Hhhh il kaluun
Kkkkk ardigaa
Kkkkkkk
Welcome
Kkkkkkkkk