ماشاء الله تبارك الرحمن ربنا يبارك فيك خير يا ابن العم الغالي سيدو ابو شارب الله يحفظك من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
Waxaan ayaa hees la dhahaa eeboow yaalow,,,,,,maxeey ka yaqaanaan,,,iidoor iyo daaroodka qaarkii kkkk !! 🖖👌✌🤘✊👍🤙👈👏ku raaxeeysta.....i am hHG from muqdisho✋🖖👌...somaliya ha noolaato,,intaasi waa kaftan
Jacel waxa jiira maha runti dhibka kala so kulamy allha baa garanayo lkn allha waxan ka barya inu culeska iga qaado heer waxan gaaray inaa nolasha ku fikiro hbeen iyo maalin 7 sano qof nolo naga dhaxayse baa 3 sano ku so dhamantay 💔💔💔💔🖤🖤🖤🖤❣️
geedka cml hadi biyaha laan kudhaco wu dhinta marka biyo la waraabiyi wu so noolada jecelkana wa sido kale mar walba wax cusub wa ina uu la imaada qofka jeceshahy hadi kale wu kaxiisa dhaca
Ereyada culus wa banadiri ,gabadhu jecla ba ka geryotay,marku wuxu raba in biyihi lagu dhaqay lo keydiyo si isagan logu dhaqo marku dhiinto ,wa hees cajiib ah
مشاءالله wllhi Reer xamarku waa waxa kale♥️😭
Welcome Adna Hppi 💋
Ma rer xamar Oo kaLe❤😭
@@ZakiTeyzan thank you wllo
@@MabzuudczamadMabzuud mashal Allah waye saw maha ❤️
Adiga mudan huno❤️
Dhibta waa iga qadaye wax kudhiba waye dhamestirki nolosheydiyey, waah waah viva Somalia 🇸🇴 2023 🫡
Dhulka waad iga qaadaye waxaan ku dhigo waaye Dhamaystirkii noloshaydiyey adi man kugu dheeli kara😢❤
Eerayada dhan ma haysa?
Heesta ninkii lahaa waa Kan 😍 abwaan siidow abu sharib
Mala iska xadaa 😁
@@ZakiTeyzan ya leh hestan walal😂
Heeskan ruuxdayda ayay La fal gadhay sanadihii lasoo dhaafay 2021 ❤dhipkaa waa idhibaaa xasuus mug wayn bay igu leedahy ❤
One love from Somaliland😁❤️
Nin kaan haasayo waa qatar hadii uu yahay xaniib sharaabi waa qof khatar ah ❤i lov you musig 😮
Ma,ahan xabiib sharaabi xitaa uma dhawaan karo
Xabiib sharaabi maahan legend kan siidoow abu shaarib ba la yirahdaa iskuma dhawa
Heestan 😢❤
Best song ,inta ila aragtay hestu 2023 live sare, aad baa u jecladay
@@mouhoumedroda6270 wow this is my favourite song ever to Somlia song 🎧 I’m from Ethiopia 🇪🇹 I love this song whallla thank you my dear
Heestan si baa love ugu ahay wlhi 🥳
Me too
Legend always legend heestan aad ayaa u jeclahay
Heees taan waradi jiray ninka qaaday
Heestan yaaila.jecyl❤😢
Ustas adalehi ustaad heestsn madaxena gashe dhigena kiciise allow kudhoree❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤ best jaceel run ahnti qof wax jecel ayunba garan❤❤❤❤
SIIDOW ABUU SHAARIB LEGEND.🎸❤️🙏🏽
Dhipkaad waaa uu idhipaaa jaaah heestan 🙄❤
😊😊🙄🙄🙄
Hees waa dhaaftay waxaan😭❤️
Listened more than 110 times from Alaska Anchorage USA 🇺🇸
cade
Ii7uu
Good luck bro 😊🙂
Same here 😢😢😢
in chicago
Masha allah ❤❤❤😊
Every one who is watching this song 2024
Same
Qaaci xamarawi miya
Wanjogna
@@alijames95 DAWG THIS IS MUSIC
Xaadir
Listened more than 210 🎶🎵😢😢❤❤❤
Big fanan legend waa kabax satay🇸🇴👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑🇸🇴
Siidow Abu Shaarib allow cimirigaa dheeree ❤❤
Its 2025 still my song 😊
Omg😫I love you hesteydii😭❤
Shime hessta noqotey🤣🤣
Makuu Qaada😢😂
Hee ma isku lenahy heesta
Heesta😢
Our song
Heart speaking 😢❤
What did u feel🥲
Minaan dhinto oo la dhadhaar fuule madharkey le i saarinee haleeygu dhaqee dhuubo dharerkeedee jah ♥🎶😢
Xita isaga dhintaya aya raba in dharerkeda lagu dhaqo wlly ninmakan somaliyed ninkas oo kala ku jira❤
Caadi ma aha Seestwn Codka midhaha laxanka makaladhacaan👍👍👍
Al Fanaan SIIDOOW heesihi ree Xamarka boodhku kajafay wuso nooleeyay
Romantic song deeh, dhareerka gabadhu jecla bu raba in logu meeydho marko dhiinto
Dharaar iyo habeen dhaayahaa ku dhafraaa so dhuumo dheelmee dhaxantan iigu imaaaw😢😢😢❤❤❤ cadi ma ahan really
🎉 dharaar iyo habeen dhayahaa kuu dhafraa❤❤❤❤❤
Waa hees macan alfanaan sidoow abu sharib illaahey cimri dheer allaah ku siyyo amiin
Lajeng
Duxa iyo Lafaha iyo chirka daman duboy adha ku dumatay jaah ❤❤❤
✨️✨️✨️
Heestan😩❤
Still 2023 inta dhagesaneso gacanta tag😢👋
Just 2024/5/16 may 😁🥲
Jeel so roor 😂❤ jaceyl oo sidan uu naxaris badan ba no rajena🙏🏾❤
Golden voice mulkiilaha dhabta heesta
Dhardhaar waa dhagaxaan waweyn❤
Eesh calaaa cod madaxaad iisaarantahay siidaw waankuwataa from somaliland
Dhawaqa ima dhawacaye dhididka waa i dheeman luul😢😂❤
He is the best singer in somalia ❤
Wow wow wow heestan markan dhageysto wax bdn ba iga baxay
Legend abwaan alfanan muxalamiste sidow abu sharib ✌️✌️✊
ماشاء الله تبارك الرحمن ربنا يبارك فيك خير يا ابن العم الغالي سيدو ابو شارب الله يحفظك من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
Legend always Legend❤
They best my song hestaydi ugu macaneyd adunka ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
maanta laba cisho ka hor waxa iga tagtey noloshaydii 😢 aan jeckaa ilaa haatan ma aysan ila soo hadal saaid u murugsanahay 😢😢
@@Cabdiqani1336 majeshaY wll adu maxad udhibtay🥲
Dhareerki gabadhada ma lagu dhuubay😅
@@Cabdiqani1336 hope wad iskusonoqoten wll 😞😟😔
JaH heestan jecliya😢❤
Reer xamar ❤❤❤😂 reer hargeisa fahmi mayaan hbo yarteey sanado iska dhageseysay dhareer ha leygu dhaqo uu dhahay ayan dhahy roor❤😂😂😂😂
Omay fahansanayn miyaa😂😂
Dhibkaa waa i dhibaa that part killis me 😊
2024
Wow amazing song
And Golden voice 😘😘✌✌
Okay thanks for the next
Esh calaa cod legend cimriga alle hakuu barakeeyo
2:38 Am Chicaco
What a Golden Voice spectacular
Who tf asked you where you are dude
Siidoow Abuu Shaarib.👏
ما شاء الله تبارك يا ابن العم الغالي سيدو ابو شارب الله يحفظك من كل شر يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
Wow wow masha Allah this’s another level walahi Cod tolmoon iyo hees qaliya
Caadi ma aha💯🙏🏾🇸🇴
Old is gold ❤❤❤
So sweet this song markaan dhintoo😊
Heestan yaa iqado😢❤
Hada maku qaadaa hadaa noshahay😮
💖💘💥💯💥Runtii wa hees tabanaysa cidii dareen jacayl so maray ama hadba uu haayo💞💛💥💯
Run ta waaye jaceyl barisamad ki i dhiley ba ku xasusta dageysiga heestan😅😅😅
Heesta❤❤ wax kle daremaa ❤ yaa ila dareemo allow xaskeyga ii daa❤
I always crry when ever I heard this song 😢😢😢
I can listen to this song more than 1000 times and never get bored❤❤❤❤❤
M.a big tune
Caadi ma ahan one of my favourite tunes ❤
Heestaa waa iga dhex baxday❤❤🎉
legendary siidoow abu sharib ❤🎧💯💯👍
❤❤❤❤❤❤hees tan wa jeclahay
golden voice abuu saarib❤️💥😣
Best ever song i hear to day was raining in hargiesa caday the jawi macaan ax
❤😢xusuus waaye
Who listening 🎶 this siro yet????
💚💛 ❤️ I don't know what he says but I Love it 💚💛
If don't you don't know why are you lessening
@@adnanyariisow9209 yacni lahjadda ayuu jeeda, anba ma fahmayo
@@adnanyariisow9209 war niyow heesaha inaad fahanto qasab maahan tusaale heesaha Hindida Waad dagaysata hadana fahmin maysid
@@ciilqabeduubi3953 wa sax wll
Hhh Don't pretend what you are
Legend ❤
Waxaan ayaa hees la dhahaa eeboow yaalow,,,,,,maxeey ka yaqaanaan,,,iidoor iyo daaroodka qaarkii kkkk !! 🖖👌✌🤘✊👍🤙👈👏ku raaxeeysta.....i am hHG from muqdisho✋🖖👌...somaliya ha noolaato,,intaasi waa kaftan
I"m mursade si ficn ugu raaxeste
Ustaad al fanan mulaxan ustaad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ustaad
Abwaan siidow Abusaarib nice
2023/feb/6 22:03pm
Heestan waxy iso xasuusisay noloshayda umayrah Abdi cumar oo u socota canada. Ah waxn dib u milicsadaa wayihii jacaylka ee faraxda lahaa ee aanu soo wada marny Allow nabad nakukulansii
❤ legend haruun
Dhaxantan kula nacaa😢😊❤
Heestan waan jeclhay haddana ma fahamo waxaan raba gabar i fahansiisa From Burco
Allah Allah bless you xaah love ❤️❤️❤️❤️❤️ brother thanks
Cawa sanka cusub ❤😢🤼♂️
ThE. PasT soNg 💓
WOW My favorite song in the world,😍👥🤤
Golden voice 😢❤
Jacel waxa jiira maha runti dhibka kala so kulamy allha baa garanayo lkn allha waxan ka barya inu culeska iga qaado heer waxan gaaray inaa nolasha ku fikiro hbeen iyo maalin 7 sano qof nolo naga dhaxayse baa 3 sano ku so dhamantay 💔💔💔💔🖤🖤🖤🖤❣️
geedka cml hadi biyaha laan kudhaco wu dhinta marka biyo la waraabiyi wu so noolada jecelkana wa sido kale mar walba wax cusub wa ina uu la imaada qofka jeceshahy hadi kale wu kaxiisa dhaca
@@yahyeahmed4289saxiix pro😊
Me too lamaso kobi karo
Siidoow, legend qarsoomay.
Heestaan Waxaan dhageysanaya
19/9/2023
Galab Talaado Ah Saacada
15:42
Heestan Waa heesta kaliya Heesaha Soomaaliya ugu jeclahay
saase tahay heestani Micneheeda Mafahan sani from Djibouti 🇩🇯
Ani hadaan dhagesanaya
Ereyada culus wa banadiri ,gabadhu jecla ba ka geryotay,marku wuxu raba in biyihi lagu dhaqay lo keydiyo si isagan logu dhaqo marku dhiinto ,wa hees cajiib ah
Mulkiilaha heesta siidaw❤
Legend of legends
Can't get enough of it
Siidow abu sharabi rer maka asal respect from somaliland
Wa istubit duli Abba rali tug miraha hosta ankaseynin wa donfar cod malaha baba ada leh wasaq waye bara codka dahab ah ❤❤❤
RAW TALENT..PURE🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪😃
😢😢 jeceel 😢😢❤❤
IloVe hestayda❤😊
Wow this is amazing song I’m from Ethiopia my favourite song all time
Wow❤❤😊
Hala igu dhaqo dhuubey dhereerkeda Amaging😢😢😢
مبدع والله الله علي الصوت جميل ده
Reer waqooyi heestan ku haysta 👌🏿👌🏿
Maxa ka fahamtay laakin sxb 😂
@@RealEyesRealiseRealLies waar waa afsomali yara guracan uune wax wayn maaha banaadirigu …Laakiin intaan ugu jecelay waa baydka inta uu leeyahay….. dhawaaqaagii iima dhaawacaaye dhididkaagu waa ii dheeman luul dhexyareey admaa ku dhaafi karee….. dhibtii waad iga qaadee dhamaystirkii noloshaydiiyeey adi maa kugu dheeli karaa..😂
This is my february Song I love it❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fav song dhuubo ❤️❤️