WARDA KARAMA - AXDI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2020
  • Copy Right Protected By Liibaan Jama 2020
    CODKII: WARDA KARAMA
    MUSIC BY: HASSAN CUJEERI CAJAMI
    VOCAL RECORDING BY: STUDIO LIIBAAN
    EDITED CAMERA BY STUDIO LIIBAAN
    SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
    follow MY FANPAGE on
    / studio-liibaan-2863249...

КОМЕНТАРІ • 776

  • @Kingashraf2024
    @Kingashraf2024 3 роки тому +139

    Ciyaal xamar love ta isaara inta heestan fahamtay dhac

  • @ayuubcabulicabduli7878
    @ayuubcabulicabduli7878 3 роки тому +47

    Cod macan asurtaan qurxoon hees macan intaba ada leeh warda karama waa ku wata 🥰❣🔥❤

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 3 роки тому +320

    Heeskan cawa wxan wada dhagaysanayna xaaskayga macan! Oo aan isku baranay 6 sano ka hor JAMACADA AMOUD BORAMA iyado ka timiday Muqdisho!
    Cawana waxan ku wada dhagaysanynaa london xafada westlondon

  • @rsomali2860
    @rsomali2860 3 роки тому +279

    Wow codkeeda masha allah
    Ilove heesaha xamarigaa
    From hargeysa ♥️🙌 reer hargeesa is muujiya like ta iigu cumaamada👍

    • @rumiinibrahim2958
      @rumiinibrahim2958 3 роки тому +1

      Waaaaaaaw ma Sha alah cod ka KU haysta warda karama welcome

    • @amalmoha4483
      @amalmoha4483 3 роки тому +4

      soo adinkii odhan jiray reer xamarka ma fahano😂

    • @rsomali2860
      @rsomali2860 2 роки тому +3

      @@amalmoha4483 😁😁 yaadhahay warkaa huno is adkeen ayaa taa la dhehaaye
      Waanku fahanaa

    • @amalmoha4483
      @amalmoha4483 2 роки тому +1

      @@rsomali2860 ayaga lga hYaa dadkan yalow yalow leh ma fahano waxy ka hdlaan marka wxaan la fahmayna majiraan isku af baa layhy lahjadii baa kla duwan maahe

    • @rsomali2860
      @rsomali2860 2 роки тому +1

      @@amalmoha4483 horta qofba waa magaalada lahjadiisa uu ku bartay lkin markuu dalka soo marmaro waa bartaa lahjadaha somalida
      Aniga waan jeclahay inaan barto lahjadaha somalida ku hadlaan oo dhan
      Insha allah waana dadaalaa

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Рік тому +92

    2023 yaa dawanaya😂❤heesaha reer xamarka iskuma ficnîn lkn heestan kaley arag waa fahmey badankooda ma fahmo lkn tan wan fahmey❤🎉😢15/3

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. Рік тому +2

      Anaga heesihiina waa fahanaa badankood lkn adinka maxaa u fahmi la,dihiin amiira 😂

    • @marizamariza9022
      @marizamariza9022 Рік тому

      ​@Xüşķą⁷ her xmr hanu nahy ad Alan dadka uga aqli bdnahy wana ka wax kfmi ognahy dadyowga kale

    • @safiyoclaahi1628
      @safiyoclaahi1628 Рік тому +1

      𝐀𝐧𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐰𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 2023

    • @xmjangle
      @xmjangle Рік тому +1

      ​@@Hussein_Mohmd..si khaldan u hestan de 😅😅

    • @user-hn1yo9lk9r
      @user-hn1yo9lk9r 10 місяців тому +1

      Haa Walhi Ayy Jah 🥰 O Caada ❤️ Ani xita Heesahan O Rer Xamarka Wanfahmikara Walhi Lakin Heesaha kale Mafahmo

  • @suhaybaadan5966
    @suhaybaadan5966 3 роки тому +191

    Cod+ xijab+qurux + vidoe edeting another level 🤗 hadad Kaheshay Like isaR✌🥇🎙

  • @munaborechannel5529
    @munaborechannel5529 3 роки тому +152

    Walahi xasus hees ani nolasheyda tariiq ku eeh walahi 😔😥😭😭

    • @dizidek4188
      @dizidek4188 3 роки тому +7

      Muna Bore channel: haisoo xasuusin taariiqdaas xoolo la,aan nin hadeey ciishay waa anigee muno 2002 sixun iigashay sxbeey

    • @moadam5726
      @moadam5726 3 роки тому +2

      Abayo qosooyinka waajeclahay halmar inoogu sheekeeee plz coddsi 😫😫

    • @moadam5726
      @moadam5726 3 роки тому +1

      Taariiqdas inoo soo gaabgaabi

    • @munaborechannel5529
      @munaborechannel5529 3 роки тому +2

      Calosha hala racin wayo wixi tagay watagay tan anjokno anoga muhimsan wala yal mahad Allah usunatay sas waye adunyo warer makadhamato 😔

    • @ocroafff5527
      @ocroafff5527 3 роки тому +2

      Dil amir khan iyo madhoori dhixit ❤

  • @MuunaJamacrooble-ls3rk
    @MuunaJamacrooble-ls3rk 7 місяців тому +8

    Muhimadu wa ina asturantey cod iyo qurux horey usoco warda karaama❤🥰👑

  • @alibile7140
    @alibile7140 3 роки тому +14

    Reer banaadir I love you frome lascanod

  • @varaskavlogs5141
    @varaskavlogs5141 Рік тому +10

    Warda Karaama Best Song, Aadban U Jeclahy Heesaha Banaadiriga From Darawish.

  • @cumarbulshaawi4918
    @cumarbulshaawi4918 3 роки тому +45

    Hooyaded boosked ee buuxisay wlhi maamo fadumo qaasim oo inta tagan wye cod face inta ba 🥰👍

    • @abukaralinuur3035
      @abukaralinuur3035 3 роки тому +1

      Faadumo qaasim wiilkeda waN ku salaamay bro Facebook ad iso dheh Abubakar cali nuur bro

    • @inaahooyoahmed4980
      @inaahooyoahmed4980 2 роки тому

      kkkkkk tiktok miya

  • @abshircade4193
    @abshircade4193 2 роки тому +6

    Wuxuu cod macaana manta iigu horeysa

  • @faadumoyeesh2337
    @faadumoyeesh2337 2 роки тому +17

    2022 Inta Ila Dhagaysanayaan Hees Xasuus Iyo Qiiro leh Waaye 🤩😢😢😢 Waxaa Dhagaysanayaa Anigoo Ninkayga Iga Maqan Yahay Diiqad ka Dareemay Heestan 🤩🤩😢😢😢😢

    • @yaxye6873
      @yaxye6873 2 роки тому

      Way'kan noloshaydiyey 😓

    • @maskacade704
      @maskacade704 Рік тому +1

      aniga kula dhagysnyo 2022/12/20 december

  • @liibaantimacade5801
    @liibaantimacade5801 3 роки тому +19

    Oh my go😭😭😭😭😭😭😭warda karaama queen of Hamarawi💋

  • @ahmedshooble2970
    @ahmedshooble2970 3 роки тому +17

    Fanaanimada ma ahan is lees qaawiyo ee waa Hiwo Rabaani
    Fanaada keliya dhar ku dhegan iyo Timo Furan ku heesin warda Karaama waa. Ku sitaa waana ku taageraa indho la'aan 😍💯👍😍

  • @mano-yn9bd
    @mano-yn9bd Рік тому +5

    Heestaan sidaan udhagesanay waa bartay kalay iska arag waye😮wllhi anaa dhagestay 2023😅

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe8439
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe8439 2 роки тому +6

    Hees mcn waye wlhi hadii reer xmr nhy heesaha waa ugu hagar baxeynaa waa hees mcn badan 😭😭 jecl ayaan dareemaa markaan maqlo

  • @yaasiramar7952
    @yaasiramar7952 3 роки тому +135

    Eed anigon aan lahayn ajligaga u oyhayee ×2
    Ajligan an lahayn adiga ilaway ubaxaygooow ×2
    Adigaa iga adkadaye seen kugu arwaxihaaa ×2
    Ana eed malaheen ajligaa wayee waxii aan u amaye ogaaaw
    Adaan ku ishaartay ogaaaw ×3
    Adigaa iiga adkadayee seen kugu arwaxihaaa ×2
    Ana eed malaheen ajligaa wayee wixi aan u omaye ogaaaw
    Adaan ku ishaartay ogaaaaaw ×4
    Labadii oo is amintay waa lalidayeee ×2
    Arinkood ma adkaate iblisaa urshaaayee ×2
    Amar alahey wayn kenayaa ibna adan loo eersahaa ×2
    Ajligaa waye wixii an u omaayeee istareex iigu imaaw ×2
    Adaan ku ishaartay ogaaaaaw ×4
    Amar alahey wayn kenayaa ibna adan loo eersahaa ×2
    Ajligaa waye wixii an u omaayeee istareex iigu imaaw×2
    Adaan ku ishaartay ogaaaaaw×5
    Hees macno wayn leh❤️❤️🙏🙆

  • @osmanabdulahi5384
    @osmanabdulahi5384 3 роки тому +9

    second feynus tii fanka warda
    hala hala 😢

  • @cashakiin5916
    @cashakiin5916 5 місяців тому +4

    Faanka Asalka ah Reer Xamarka ayuu ku dambeya, ❤ wadad nabada jacel, ciyalnimadeyda iyo weynanteyda Darisa ahenay❤💯

  • @jetli2086
    @jetli2086 3 роки тому +11

    Legend Warda karama
    Love ❤️ from Hargeisa Somaliland

  • @mohmoudali256
    @mohmoudali256 4 роки тому +14

    Weligay ma dhegaysan hees banaadiri ah waa tii igu horaysay
    Waanka helay heestan 🥰🥰

  • @sagaljama6096
    @sagaljama6096 Рік тому +8

    2/14/2020 mlinti igu dnbyzay in an jceyl an amino ilaa hdaa wan kaa carara wayo qofkan sidaa wlidaa an ujcldey wn wyey hdernaa umaa bhni in an smysto ilaa an guur isku diyariyo😭💔😭😭

    • @axmedcade680
      @axmedcade680 Рік тому +1

      Exactly 💯💯💯 jaceylka waalida waa mid daran hdaan rag nhy kuligood ma ahan mararka qaar waxaan jecelnahay gabar aan la sheekeesano oo aan jaceyl ku abuurno lkn dhibka waxey thy markaad guur ku soo hadal qaado in aan dib u laabano taas waxaan sabab ugu dhigi karaa dhaqaalo yarida io qarashka guurka mark markaad aad guur u soo diyaar garoosdo shukaansigaada yuusan 3 bilood ka badan wixii 3 bil ka danbeey qofkaas guur diyaar uma ahan 😍😍😍
      Nolol wanaagsan kuu rajeynaa 😍 wlshy qli

  • @funnyfunny8588
    @funnyfunny8588 4 роки тому +191

    Warda karama the queen of the qeen ❤️💯🔥

    • @hassangeele7927
      @hassangeele7927 3 роки тому +9

      Waxaan ahaa ciyaal boondheere ex warda oo yar ayaa ila ciyaari jiray banaanka guriga ayeeydeed aun hooyo fadumo hoyadeed markaas waxaan dhiganaysay hoose dhexe wiilwaal waana jeclaa warda laakiin markii dambe xafada waa ka guureen meesha ay u guurayna waa garan waayey laakiin waxaan maqlay markii dambe agagaarka shaleemo puntland. Warda hadii aad aragto msg abaayo waa sharmarke. Naanaytaydina waxay ahayd wiilwaal wc

    • @zulekhaabu9664
      @zulekhaabu9664 3 роки тому +2

      Hassan Geele m

    • @zulekhaabu9664
      @zulekhaabu9664 3 роки тому

      Hassan Geele zm

    • @asheikey2122
      @asheikey2122 3 роки тому

    • @asheikey2122
      @asheikey2122 3 роки тому

      @@hassangeele7927 ¹1

  • @hamdimchannel1527
    @hamdimchannel1527 4 роки тому +15

    WOW Warda Karaama Boqorad Codka TAAGEERO BUUXDA 💯

  • @ahmeddahir7503
    @ahmeddahir7503 Місяць тому +1

    Heestan waxaan dhagaysanaya anigoo diyaarinaya sheeko gaaban oo aan kaga hadlayey takoorka jini,isir,dhaqan, iyo muuq ee ka jira Soomaalida dhaxdeed.
    June- 17-2024
    Waan jeclaaday fanka Benaadiriga.❤❤

  • @abdiwalibeanchannel1817
    @abdiwalibeanchannel1817 3 роки тому +17

    Warda karama Hees iyo bar iga dheh ilove you Heesaha xamariga From somaliland Boorama kaa soo salamayah

  • @mssmroumah8862
    @mssmroumah8862 3 роки тому +11

    Amar allahey ween keeni maa ibniaadam lo eebsaha ❤️🥺 I liked

  • @leandroquispemamani155
    @leandroquispemamani155 2 місяці тому +1

    Linda canción,mucho sentimiento,Saludos desde Cusco Perú

  • @adenadaweh4508
    @adenadaweh4508 2 роки тому +10

    I love this song and the geste of the singer waoow!! She's beautiful also.

  • @bilanebarwako8338
    @bilanebarwako8338 2 роки тому +30

    What a beautiful voice, je commente depuis djibouti sereieux elle a talent mashallah une voie hors paire ❤❤❤💋💋💋💋

  • @saidoabdulkhadir7550
    @saidoabdulkhadir7550 3 роки тому +46

    Hesaha reer xamarka waa hesaha kaliya ee runta ka hadlo 🔥

  • @ShaaficiLove
    @ShaaficiLove 4 роки тому +5

    Woooooow wax kale wayw codkeda Kalay iska arag sido kale Liiban studio dubista inaba caadi mahan 👌👌👌👌

  • @abdimohamed7915
    @abdimohamed7915 2 місяці тому +1

    Apppppp wlh waa codki Maamo faadumo qaasin oo biyo lamarin Warda jiroo joog aan ku leeyahay abaayo ❤

  • @azedamiir757
    @azedamiir757 3 роки тому +3

    Woww codkeeda waa MACHALLAH l love keep going 👏👏👏😘😘😘😘🇩🇯🙏🇸🇴🇸🇴🇩🇯👈

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 2 роки тому +11

    One of the best Somali songs 🙌✅

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 4 роки тому +7

    😍😍😍😘😘😘❤❤❤❤ورده حبیبتی الله یعطیک الف صحه وعافیه ماشاءالله ع هالصوت

  • @iniidmediachannel2660
    @iniidmediachannel2660 3 роки тому +54

    Feynuustii fanka faaduma qaasin gabadheeda masha alh cod macaan lagama daba hadlaan lkn wll aduun qiima malaha iska daa hooyadaa mcn ba waa dhimaty heeata iska daa

    • @abdulaliahmed1918
      @abdulaliahmed1918 3 роки тому +2

      Sx

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 роки тому +2

      Beenta maha wlhy Adun fa, ido malahan in ay hoyadeed u duceyso o quraan u aqrido ayey eheed sorry

  • @mamuchijarady2713
    @mamuchijarady2713 Рік тому +2

    MashaaAllah very kind lady met her at somali wedding in Arizona. Very humble keep up the good work.

  • @Mohaniz__077
    @Mohaniz__077 5 місяців тому +4

    WHo is Her iN 2024. 🎉 ❤✨️😔

  • @fardowsaharun5864
    @fardowsaharun5864 4 роки тому +10

    Seeftii sajan heestaan gaabo ayaa ladhahaa i like it 1995

  • @billalmadow6491
    @billalmadow6491 4 роки тому +38

    Finally I have been waiting this long for another Warda Karama

  • @islaw940
    @islaw940 3 роки тому +36

    marka fanka messi cml ka thy wa iska sidan 😂😂😂

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 роки тому +5

    Wooow karama❤️🙏🏼from Oslo 🇳🇴❤️

  • @mohamedkarama1741
    @mohamedkarama1741 2 роки тому +82

    Ow my am so blessed to be a Somali ,how beautiful is her voice ,lovely ,this song should hit million views

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 9 днів тому

    Eed anigoon lahayn ajligaaga dartaadaan u ooynaayee 🌺axdigii aan lahayn adigaa ilaaway ubaxeeygow🌺adigaa iiga adkaadayee seen kuu arwaaxinaa (seen kuugu sheegaa) ana eed ma lahee ajligaa (dartaa) waaye wixii aan u oomanaayee ogow adaan ku ishaartay ogow 2🌺Labadii is aaminto waa la liidaayee🌺Arintoodu ma adkaatee ibliis sheydaan baa usha hao hayee 2🌺Amar eebaheey wayn keenay maa ibni aadan loo eedsahaa 2 🌺Axdigaa lee waayee wixii aan u oomayee istareex iigu imow adaan ku ishaartay ogow adaan ku ishaartay aboowoow🇸🇴🇸🇴warda karaama maansha alaah🌺🌺

  • @xasanali6767
    @xasanali6767 3 роки тому +12

    Warda karaama diriska xalaasha aha boondheere libax dowlo hooyo neh ilaah ha unaxaristo amiin yaa allah warda idni aadam is waayey diris nimada waa qali kuligiina reer karaama waa idin salaamay sister qali codka mashalalh dhal magaalo

    • @mowlidcadawe7833
      @mowlidcadawe7833 3 місяці тому

      Xaqiiq daris nimadii hore wax ka mcn malaha❤

  • @aminaruunabdulahi4800
    @aminaruunabdulahi4800 4 роки тому +7

    Esh calaaa caadi maaha wnka helay ani ahaan aad iyo aad

  • @heconsul7757
    @heconsul7757 3 роки тому +1

    Ish calaa cod Ma sha allah 🇸🇴
    Thanks warda dhagaha aya u raaxeesay ma sha allah 🇸🇴

  • @nawaalabdirhmaan7713
    @nawaalabdirhmaan7713 3 роки тому +14

    Her voice iso amazzing 🌷❤😭

  • @fadumocabdilahi3368
    @fadumocabdilahi3368 3 роки тому +2

    Fanku maaha is qawin Iyo dhaqan xumo ee waa hibo ilaahay Bixiyo runti Rabi ha u naxaristo fadumo qasim waxay ahayd fananada kakiya ee asturnaan ku heesi jirtay waliba marwo ahayd gabdheedina runti waa sidii oo kale fanku maaha wax layska doon doono ee waa u dhalasho Big love ReerKarama and Rer Hilowle 😍😍😍

  • @shucaac2
    @shucaac2 Рік тому +3

    Kee Giong Our Queen Sister Really U Have the🥰😍😍🤩😘🎤🎧 Hottest Golden Voice

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 роки тому +14

    When I saw this song
    Really I have surprised their melody and Music go forward @Warda Karama💯💯💯❤

  • @fadumoquruxofficial3111
    @fadumoquruxofficial3111 3 роки тому +3

    Msha allah hees nolosheydi ku sabsan 😭💕

  • @almaasmohamut7220
    @almaasmohamut7220 3 роки тому +3

    Ayyyy sweet voice and sweet somg viva wardda karama☺😘❤❤

  • @rumiinibrahim2958
    @rumiinibrahim2958 3 роки тому

    Waaaaaaaw. Ma Sha alah warda karama welcome hesahada wa jeclahay walahi cod kaga macan aa KU haystaa

  • @baayisharif7088
    @baayisharif7088 3 роки тому +8

    Wow wow wow
    Mashallah mashallah mashallah
    The legend of banadir
    So beautiful voice with a feelings
    Love love keep it up my walasheeey my Quruxleyy my shax shax leyyy

  • @hassangeele7927
    @hassangeele7927 3 роки тому +9

    Waana jeclaa warda markay yareed laakiin isma xasuusinaayo waxaana ahay ex ciyaal wiilwaal goose dhexe maanshalah

  • @abdiwahaablibaaxlagde2453
    @abdiwahaablibaaxlagde2453 3 роки тому +4

    Masha Allah aad ayaad u cod macdahay waxaadna kaficanta dumarka kale ee fanka sida qaldan u fahamay isna qaawiya

  • @maxamedcabdi9147
    @maxamedcabdi9147 2 роки тому

    Waw msha allah cod macaan o qalbiga taabanaya iyo weedho naxariis iyo qiiro leh music xaadda ku kicinaaya 😢 wow

  • @alimoha1209
    @alimoha1209 3 роки тому +4

    Maasha Allah faadumo qaasim aan.soo xasuustey allaah yaa arxama raximiin amin

  • @abdirahmanmohamed3127
    @abdirahmanmohamed3127 3 роки тому +41

    I really don't know why this song is so underrated. One of the best Mali songs on God❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏noolow boqorada

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 роки тому +2

      I know right?

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 роки тому +2

      Mali maxaa keenay meesha? Mali haddaa rabtid aad galbeedka Afrika.

    • @abdirisakrooble1859
      @abdirisakrooble1859 2 роки тому +1

      @@waryaawariiri1812 Mali qurbaha social media somalia aa loga yaqaan (So) aya laga reebay

    • @ghettobuddy4432
      @ghettobuddy4432 2 роки тому +1

      Cox she is dressed modesty that’s why she got underrated ...now you know why

    • @jalaamgeedi9830
      @jalaamgeedi9830 6 місяців тому +1

      ​@@waryaawariiri1812hahahahah😂😂 Mali maxaa ka rabtaa waa taageerayaal😂

  • @abdirizaqahmed2511
    @abdirizaqahmed2511 4 роки тому +5

    Jwabti heesti Gaabo jaceyl 🙏🏻

  • @adiyayousuf9598
    @adiyayousuf9598 3 роки тому +1

    Wakuseexdaa waakusookacaa maashalaah jeceelka shan adaa noomeceysy

  • @yasinsalah1076
    @yasinsalah1076 Рік тому +4

    love & greetings from kenya

  • @saxardiidofficial4618
    @saxardiidofficial4618 4 роки тому +8

    Firs comment inta heesta fahmi weyday like dhac igu sii 🤟

  • @abdullahinur2303
    @abdullahinur2303 Рік тому +1

    Maashaa Allaah. Warda waxay dhaxashay codkii hibada ahaa ee maama Faadumo(Rabbi naxariista janada ha ugu deeqo)

  • @user-lk7yc5hp2b
    @user-lk7yc5hp2b 4 місяці тому +1

    Ma sha another one ❤❤❤❤👨‍🏫🤷‍♀️🤷‍♀️🤷‍♀️

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 роки тому

    Hees aan la dhacay waye wlhi Wllshey mcn Warda alle ha ku xifdiyo waad heestay wlhi runtii wxn galay xasuus wllshey wardo alle ha isku kin kulmiyo janada

  • @rabicaahmed9342
    @rabicaahmed9342 3 роки тому

    Mashallah abayo warda runti xasusi iga dhe iyo Liban thanks bro

  • @sharmabashir5108
    @sharmabashir5108 2 роки тому

    mashaa allaaaah codka waa best sidoo kale miraha wey u qalmaan heesta woow caadi ma ahan

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 Рік тому +3

    Wardaaaaaaaaaaa!!!!
    Fabulous voice

  • @mariaa.a4215
    @mariaa.a4215 3 роки тому +2

    Warda quruxda codka ku dheer masha Allah

  • @somalidhalad6918
    @somalidhalad6918 2 роки тому +1

    Wanda Karaama Sidii
    Mashalah Asturnaata ayaa ku Jexclahay Codkee Mama Fadumo AUN Way Haysaa alaha ku Xafido Abaayo Aamiin ❤❤❤

  • @hassani2929
    @hassani2929 2 роки тому +8

    The voice waah m.a amazing 💟

  • @aliahmed-wz2gt
    @aliahmed-wz2gt Рік тому

    Mashallah my dear sister Ali Abii waaye caadi maha heesta wow 👍

  • @mohamedabas7343
    @mohamedabas7343 Рік тому +1

    addaan ku ishaartay ugaaw ugaaaw😢❤😊 is the best song year❤

  • @abdirizakahmedama8319
    @abdirizakahmedama8319 2 роки тому +2

    Elma still love you so much macaan teyda 🍎🍎🍎🍎❤️❤️❤️❤️

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 2 роки тому +1

    Falinkaa dil waaye xasuus dheer uu igaleyey caada mahan gabadhan codkeeda

  • @mohamedboqol4151
    @mohamedboqol4151 3 роки тому

    Xaqiiq waxaa ah heestan qof an ogahay oo igu qaliya ayee isoo xasuusineee 💯❤💯❤💯💯

  • @cazuzyareahmed3224
    @cazuzyareahmed3224 2 роки тому +1

    Love from Hargeisa 😍✊🏿.

  • @nurhaile8346
    @nurhaile8346 3 роки тому +2

    ya oqti warda yaa salam afkada cano lagu qabay mashaalah codka mama fadumo aad ledahay asan cod

  • @aminanur5962
    @aminanur5962 3 роки тому +17

    Wow what a voice mashallah!! Nice tune 💯💯

  • @siyaadshire9915
    @siyaadshire9915 2 роки тому +5

    One Always ✊🏿 the ONE 🔑 ❤!!!!

  • @Gn-masaaari432
    @Gn-masaaari432 3 роки тому

    Best song and best voic😘😘😘😘
    Best yuotber libaan jama❤❤

  • @maxamedabdikariim5382
    @maxamedabdikariim5382 3 роки тому +21

    Hees Hindi lagaso Copyright film DiL aamir khan iyo mandhuri inta ila fahantay

  • @user-pw6iq9fy8t
    @user-pw6iq9fy8t 3 роки тому +4

    روعةةة كثير حبيتها والله 😍😘💞💞💞

  • @nasteexoxuseenxasan-ew7ws
    @nasteexoxuseenxasan-ew7ws 11 місяців тому +1

    Adaa ku isharte ogaaw ada ku isharte ogaaw😢❤

    • @Imliradd
      @Imliradd 8 місяців тому

      What does it mean

  • @user-mk4eh3yy6h
    @user-mk4eh3yy6h Рік тому

    Masha Allah waa codki layaqanay ee mama faadumo qaasim hilowle Allah yarxamah walashey warda adigana allah ku dhowro

  • @faadumodhool5300
    @faadumodhool5300 3 роки тому +2

    Eedadey❤️😌Esh Cala sowt😘

  • @zuhuurnuur9082
    @zuhuurnuur9082 2 роки тому +3

    Xasuus ayey i galisey heestan 😪😔🥺😢

  • @abdimohamud9134
    @abdimohamud9134 2 роки тому +1

    Somali Rerxamar heesaha aad ujeclahay xamawaynaan kudheshay muqdishio waa Kushan wadani aan ahay

  • @axmednajaad8708
    @axmednajaad8708 2 роки тому +14

    She is beautiful and her voice wonderfully😍

  • @suugantasanadka8107
    @suugantasanadka8107 4 роки тому +45

    Laxanki heestii amirkhan mujhe neend na aye filimkii dil 1990kii ciyal hinduba soo qabanaya 🤣🤣🤣

    • @theprofessor7515
      @theprofessor7515 4 роки тому +4

      Wlhi wa isagii axya ciyal hindi weyn garac 🤣🤣🤣👍

    • @baaxadsoore7870
      @baaxadsoore7870 4 роки тому

      X ciyal weykana amirkhan aso sii jeeda qaada bilawga ☝️☝️☝️

    • @user-rq1yg7ix9o
      @user-rq1yg7ix9o 4 роки тому +1

      Ciyl hindi lagama hos bixin Karo😀

    • @abdallaa.y6323
      @abdallaa.y6323 3 роки тому +1

      😂😂😂😂😂 VAR nagada

    • @abdifatahmuseofficial5540
      @abdifatahmuseofficial5540 3 роки тому +1

      😂😂😂😂😂garac yara oo Var ta mel xun baa kaga qabatay😂😂😂😂👍

  • @abshirismailhajifarah3072
    @abshirismailhajifarah3072 3 роки тому

    Axlaa Sowt Cod mcn, Gabdhaan Warda Karama waxay kasoo jeedaa 2 Jiil oo Fanaaniin ah,Hooyadeed AUN Fadumo Qasin Hilowle ayaa Hooyadeed ah Fanaabadii Caanka aheyd e Soomaaliyeed ee AUN Fadumo Qasim Hilowle, Awowaheedna waa Fanaankii Caanka ahaa ee AUN Qaasin Hilowle oo ahaa Fanaan iyo Xornimo u diriirkii Soomaaliyeed, Mashalah Warda horay u soco We luv u big respect

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 Рік тому +1

    Mashallah 💘 abaayo keep going forward

  • @hanatcade7015
    @hanatcade7015 4 роки тому +3

    Best video libaan waya thanks

  • @umahriduanchannel8139
    @umahriduanchannel8139 3 роки тому

    Hala hala yaa binti karama alah yaa qalik 🎉🌹❤️

  • @user-fe1gd9th2l
    @user-fe1gd9th2l 5 місяців тому +34

    Who is here 2024❤😊

  • @laviniaciumag2197
    @laviniaciumag2197 3 роки тому

    Warda we love so much mama iyaad i xasuustaa ala raxma ilaahay idi dhawro. Muslinka oo dhan aamin yaa rabi.