CAFI WALALKA LACAG LA AAN DARTED AYEE U QIYAANTAY ASAGO JECEL HADA MARKU LACAG YESHAY AYE SO LABATAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • #FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
    FOLLOW

КОМЕНТАРІ • 21

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 місяці тому +6

    Yaahuu dheh wax qayrleh allaah hasiiyo adnaan

  • @user-bo7wi2od6q
    @user-bo7wi2od6q 2 місяці тому +6

    Naaaay ilahay Aya bixiyo lacgat e qof Ku jecel lacag ha ka racin

  • @mohamedrashid9696
    @mohamedrashid9696 3 дні тому

    Yes sxb waad saxanthy haku laaban waayo bari waa kaatageydaa ruux bukaanka kugu nacay adoo baahan kaa tagay ayee la mid thy hooray usoco dheh pro

  • @omarabdi613
    @omarabdi613 2 місяці тому +5

    Àm the first to wach this vedeo

  • @FatumaAhmed-fq6bb
    @FatumaAhmed-fq6bb 2 місяці тому +2

    Strong man Adnaan si fiican aad yeeshay.

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel 2 місяці тому +3

    Cadnaan nin rageed weeye cafi lkin ha ku noqon qof lacag kaa raacdey adoo jecel.

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r 2 місяці тому +4

    qoF aad Gabdh nimadaada Udiiday Imika Muxu ku Falaya Garobnimadada.😳

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому +1

    Dadka Wee Kala Indha Adag Yihiin Walee Meeshaan Inaa Soo Fadhiisto Jaceylkeyga Hore Kama Hadli Karo Walee

  • @amaalcandi
    @amaalcandi 2 місяці тому +1

    Sax wll naago owal lacag Lan kagaagtay maanta markad tiri waan iskufilanahay diyaar Ayaan ahay Kuma jeclaee lacag ayey jeceshahay beri markaad wax weydana weykaatage oo mid lacag leh ayey kaaracee sida kii hore 😢😢❤

  • @anabellarobleh1077
    @anabellarobleh1077 Місяць тому +1

    Bisinka na nagtu indho adaga yahu kol Haday lacag laʼan kaga tagtay ma marku lacag yeshay ayey donaysa inay ku so noqoto caqligeda maxay ka sugayasa inu Haye dhaho akhas wad Is bahdishay orod dhumo oo wajigaga nagala hortag

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 Місяць тому +1

    Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤❤

  • @user-cn9wr8hk8g
    @user-cn9wr8hk8g 2 місяці тому +1

    Nimco waa ree mudug❤❤❤

  • @munacabdi9740
    @munacabdi9740 2 місяці тому +3

    Geesi aya tahy muxuu ku fali garoob ayadoo gabadha ah ayy diidye ha u bixin cadaan ayada nah wax khayr qabo ale hasiyo🤷‍♂️🙏💯

  • @user-ud5yl9fr5h
    @user-ud5yl9fr5h 2 місяці тому +2

    Ninrageed baathy cadnan

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 місяці тому +2

    Bisinka wuxuu cuno lacun jooji imman maanta riqi allaah ayaa bixiyo

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому +1

    Ninkaan Hada 4 Iyo hal suubis aan dhaqa karaa oo taagan yahay ar somali dhib badanaa🤣🤣

  • @user-nl2tk3xe2p
    @user-nl2tk3xe2p 2 місяці тому +1

    Yaa indha adakaa gabadhu

  • @cqaadirsheekhcali5670
    @cqaadirsheekhcali5670 2 місяці тому +1

    😮😮😊

  • @IstahilSacid
    @IstahilSacid Місяць тому +1

    ❤❤

  • @MuhipoOmar
    @MuhipoOmar 2 місяці тому +1

    Jaceylka ayaaa ka awooda badan lacagta way dhameysan 😢

  • @user-cn9wr8hk8g
    @user-cn9wr8hk8g 2 місяці тому +1

    😢😂😂😂😂😂