Abyo cadow baad le dahy Alle ha ka qabto inta xuman kula rabto waxa tahy hoyo karti leh Masha Allah intas aya lagu qori wayey blse Alle ayaa kula jiro inta 😢❤️
Nag karti leh bad tahay ha u jojin cadowga ina laga mashquliyo dhanahada bey raban e horey u soco abayo qosalkaga iyo farxada ba dileyso xadidka e u badi illahayna kasho salansare iga garsi carurta❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Alxamdulillah Masha Allah macanto Allaha Idin Xafido dhamantin Yaa Rabi yaa Allah farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha ka celiyo xasidka noloshada kuqurin macanto Guuleyso weliga illahey idankiisa macanto
Xabiba Abyo wan ka xunahay waxa ku gu dhacay, Allah ku xifdiyo adiga iyo fmlkagaba Lakin. Isha bi adaamka wa waaye waxaas qura’aan isku akhriya abyo ilmahagana waddan muslim ah ku korso abyo wlhi waa iga talo❤️😍
Subhanalah, walaal waan ku baryaya, noloshada ka saar mushtamaca. Xasadka aya badan, kartidada iyo wanaagaga aya Subhanalah ladidanyahey. Waan ku baryaya walaal waxad rerkaga sineysid, u karanisid, waxyabaha guriga kuu yaala, qarso nicmada illahey ku siiyey, dad xanusan aya badan. Ilaahey Subxanahu watacala haidin asturo. Walahey naxdin aya igudhacdey, ila iyo malinki difac ayan kujirey. Wale dumarka soomaliyeed axsan inaad ka fogatey, is astura walal. Ducada ayan soo badinana inshallah
Walal qali alxm waan ku farxay aragtidaada is ilaali noloshaadana qarso, cadawgu wuu badan yhy waxad thy muslim xijaban is ilaali alle ha idin xifdiyo❤
Cadowga ALLAHA kaqabto kuwa ku daba dhiktay ALLAHA ka qabto xasidinta kudaba jogo ILLAAHAY ha kareebo dhibki kuso garay ALLAHA kuboga dhayo meshina ALLAHA idin ku aman sado wallashey ILLAAHAY idin maso celiyo mar kale
Asc Abaayo . dad xun oo nolosha ka dhacay oo cadow ah baa jiro waayo farxad ma heystaan sidaa darteed qof faraxsan, noloshiisa ku mashquulsan ma arki karaan, waxaase ka badan dadka wanaagsan kuwaasoo aad uga walwalo marka qofka walaalkiisa dhib soo gaaro . Allaha hanaga wada dhigo kuwa isku naxariisto, cadowgana Allaha naga wada qabto. Adiga iyo Qoyskaaga Rabi ha idiin wada xafido.
Alla abaayo allah hdu kuso nbd celiyay alxm cdwa ku tashtay shrfy quraan isa saara xasidinta shrtodq allah hka qabto tgerhda ahy keep going ha ugaawin cdw dhbtisa I.a
Xaasidka iyo kuwa dhibaatada kula doonayo allaha ka qabto qur,aanka aqrintiisa badso hadii aad awoodo suuratul baqra guriga ku aqri maalin kasta waxba arki maysid insha allah
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw.❤️😩
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Allaahu masali wasalim calaa nabiyunaa muxammad
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Scw Scw Scw
SALALAHU 💗 CALAYHI 💗 WASALAM 💗
Inta ku farxdey xapipo argtideda ismujiya ❤️🫶🏻
Masha Allah Aad baan ugu Farxay 😊
Masha allh ❤
@@KOKOBULLE-it5e Mansha'Allah Alhamdoulilah xabibo cadowga ha jabo
Alxmdlh waan ku farxay
Alhamdulillah tuma alhamdulillah
Abyo cadow baad le dahy Alle ha ka qabto inta xuman kula rabto waxa tahy hoyo karti leh Masha Allah intas aya lagu qori wayey blse Alle ayaa kula jiro inta 😢❤️
Haa wlhi ❤❤❤
Rabi waxaan kga baryaa yaa in uuw allaah kuxifdiyo adiga iyo dhamaan olaadada iyo ciyaalka muslimiinta oodhan yaarabi☝️😔😔😔😔😔😔😔😔♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Alxamdulilaah hadaa caafimaad qabtaan adiga iyo Ilmaha. Ilaahay qalbiga ha idiin qaboojiyo walaal.
TEAM HAPIPA ONE LIKE 👍
Masha'allah alx hadii aad nabad qabtaan illaaheu cadowga ha idin ka qabto aamiin yaarabi
“Qaddara Allahu wa ma sha'a fa'ala (Allah has decreed and whatever he wills, He does).”
Ilaahay ha idin xafido adiga iyo familkaaga insha Allah.
Hoyo qaali tahay waankul socday intaan arkay Hoyo qurbaha kunool waxaat tahay hoyada ugu wanagsan masha Allah. cadawga rabi ha idiinka qabti abyo mcn❤❤❤❤
Walal aniga iyo walashey iyo inta muslim ah wey idhinga welwaleeyn weyna kusoo duceeynay inta qalbika wanagsan oo caafimaad qabaan idhinga garab iyo gashaan ku nhy walal hore usoco xaasidka iyo inta naceebka qabo Allah idhinga nabad gelyo Allah idhiin xifdiyo walalahaa Soomaaliyeed wey ku jecel yihiin hal xun hanoo qawanin walal my❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍🌷🌹🌸✌️👍🏻👌✋
Xabiibti aragaaga wanoo abshir. Illahay ha idinka qabto wixi sharwada. Adkaarta badi illahay kuma dayacayo caruurtadaba. Anagana wan kuso ducaynaynaa inshaallah.
Wll waa khalad inaad janal jarmal ah furatid ood noloshada usoo bandhigtid waayo waa gaalo cunsuriyiin ah marka is ilaali
Wakula qaba, meshas lagaso racay gabadha yasir allah
الحمدلله على سلامتكم
الحمدلله على سلامتكم اختي 😊
Nag karti leh bad tahay ha u jojin cadowga ina laga mashquliyo dhanahada bey raban e horey u soco abayo qosalkaga iyo farxada ba dileyso xadidka e u badi illahayna kasho salansare iga garsi carurta❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Alxamdulillah Masha Allah macanto Allaha Idin Xafido dhamantin Yaa Rabi yaa Allah farxad ku nolada dhamantiin Yaa Rabi Allaha ka celiyo xasidka noloshada kuqurin macanto Guuleyso weliga illahey idankiisa macanto
Waan ku farxay nabad qabkiina cadaw sukeeyey iyo mid shisheeyaba alaha kaa qabto alaha idin xafido dadaal kaaga meeshiisa ka sii wad hooyo karti badan baad tahay maanshaa alaah horey u soco
Alxamdulillah habaryar waad ka nooshahay wixii idin qabsaday Allaha idinka qabto wax kasta oo xun Aamiin
الحمد لله على السلامتكم مرحبا مليون. والله اني احبك في الله كبير
Walaaleey waa ku salaamay ,salaamatak ayaan ku leeyahay ,walaaleey caruurtaada iyo sida aad u nooshay iyo caruurtaada ha keenin baraha bulshada Allaha idin xifdiyo khaduu xadratak
Xabiba Abyo wan ka xunahay waxa ku gu dhacay, Allah ku xifdiyo adiga iyo fmlkagaba Lakin. Isha bi adaamka wa waaye waxaas qura’aan isku akhriya abyo ilmahagana waddan muslim ah ku korso abyo wlhi waa iga talo❤️😍
Alla ha ku xifdiyo adiga iyo reerkagaba qali geesiyadbatahay guuleyo
Subhanalah, walaal waan ku baryaya, noloshada ka saar mushtamaca. Xasadka aya badan, kartidada iyo wanaagaga aya Subhanalah ladidanyahey. Waan ku baryaya walaal waxad rerkaga sineysid, u karanisid, waxyabaha guriga kuu yaala, qarso nicmada illahey ku siiyey, dad xanusan aya badan. Ilaahey Subxanahu watacala haidin asturo. Walahey naxdin aya igudhacdey, ila iyo malinki difac ayan kujirey. Wale dumarka soomaliyeed axsan inaad ka fogatey, is astura walal. Ducada ayan soo badinana inshallah
Abayo Allah h ku xafido adig iyo ciyalak amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲
Qofaad ciishaa ku caaya horey u soco habo.Masha Allah
MaashaaAllah Abaayo Xabibo Alana kula garab galo nolasha adiga iyo soowjkaada iyo caruurtada, wacay idiin ku dhacay ma aheyn wax caadi ah Laki. Waa ka baxeeysaan. Quf an dhib arkin dheef ma helo. InshaaAllah qeeyr ayaa idiin kaga danbeeyndoono. Horey u soco👍👍👍❤️❤️❤️.
Ilaahay wax ku dhibo kuma tuso walal cadaw gaada cagta hoostiisa Ilaahay ha galiyo insha Allah guuul walal qaaali
Alxamdulillaah hadaad nabad qabtaan ilaahey haidinxafdiyo ❤
Masha sllaha qaali qurxu hore u soco
Aad ayan oga naxay markaan arkay adinkoo guriga laydiin soojabinaayo waxaatahay hooyo karti leh ilaahay hakuu siyaadiyo abayo aniga waxaan kuugula talin lahaa noloshaada inaadan soowada bandhigin maxaa yeelay ishu way jirtaa rasuulkuna scw العين حق ayuu dhahay ilaahay waxaan kuuwaydiinaa inuu wax dhiba kutusin waxaan ahay hooyo waana dareemi karaa waxa aad dareemaysid😢😢😢 quraanka aqriso suuratul baqara maalin.walba aqri ilaahay owlaadada hakuu hafido
Walal qali alxm waan ku farxay aragtidaada is ilaali noloshaadana qarso, cadawgu wuu badan yhy waxad thy muslim xijaban is ilaali alle ha idin xifdiyo❤
الحمدلله على السلامتكم
llaahay ha idiin xafido insha Allah
Maa shaa ALLAH, Aakhiradaa iyo aduunkaagaba ALLAHA kuu Qurxiyo oo Barakeeyo aamiin ♥️🌺
Abayo adiga iyo ilmaha manabad qabtaan .ilaahay haku xifdiyo adiga iyo awlaadaada maa shaallah
alxamdulilaah wllshay ilaahay hakaa qabto cadawga
Waan ka xumhay dhibatada idiin soo gartay abayo Allaha idiin xifdiyo adiga iyo familkada ❤❤
Allaha kaa badbaadiyo shayaadinta shartooda adiga iyo inta muslimiinta ah insha allaah ❤❤❤❤❤❤wlshey qli
Habiba allah ha idin xafido dhamantina
Xafidakumu Allah jamiican. Allaah macakum
وعليكم السلام abaayo aadaa kaaga walwalay ilaahey sharta iyo sheydaanka ha idinka xijaabo🤲
Cadowga ALLAHA kaqabto kuwa ku daba dhiktay ALLAHA ka qabto xasidinta kudaba jogo ILLAAHAY ha kareebo dhibki kuso garay ALLAHA kuboga dhayo meshina ALLAHA idin ku aman sado wallashey ILLAAHAY idin maso celiyo mar kale
Ilaahay ha idin xafido oo hadin saqiro xaasidkana ilaahay ha kaa qabto
Walal is ilaalii ilahay haku xifdiyo taxadar
Nimco da ala kusiyay markad bananka so digtay wa dhib badantahay xasidka badan ee qarso gurigaga iyo rerka masha alaah ❤
وعليك السلام ورحمه الله وبركاته الحمد لله حبيبتي الله يحفظك
ما شاء الله ما شاء الله ما شاء الله الله يحفظكم ويرعاكم من كل شر
Ilahay ha ku xafido adiga iyo caruurtada walal 🤲🏻
Asc sister sorry for what happened to you and your children,i was praying for you
Abaayo aad ugu farxay inaa ku arkay. Wallahi qalbiga iga xanuunay wax kugu dhacay. Xasidka Allaha ka qabto. Nicmada Allah ku siye qarso binadamka waxba iskuma quuraan. Kartida iyo hoyo fiican inaa tahay ayaan kugu jacelahay.
Habiba addow walaashay waan kaa xumaaday waan kaa ilmaahey arinta kugu dhacaday adiga iyo owlaadaada Allah idin xifdiyo adiga iyo intii islaam ah
Asc Abaayo . dad xun oo nolosha ka dhacay oo cadow ah baa jiro waayo farxad ma heystaan sidaa darteed qof faraxsan, noloshiisa ku mashquulsan ma arki karaan, waxaase ka badan dadka wanaagsan kuwaasoo aad uga walwalo marka qofka walaalkiisa dhib soo gaaro . Allaha hanaga wada dhigo kuwa isku naxariisto, cadowgana Allaha naga wada qabto. Adiga iyo Qoyskaaga Rabi ha idiin wada xafido.
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حييبتي❤🎉❤
Allaah ha ku xafido Xabibti
Waanka xumahay waxa kugu dhacay qof karti badan ayaa tahay m.a illaahey shartooda hakaa qabto Abaayo
Sis ilaahay cadowga iyo xaasidka hakaa qabto markastana quraan akhriso
Allah ku xifdiyo wllo adiga iyo famillkaga
Walaashay waxa kugu dhacay waan ka xumahay oo waxba ha u joojin Ilaahay baa kula jira🥺🥹🥹💖💖💖💖
Sax waye abaayo insha allah allaha xifdiyo
Walaley noloshaada qaas kadhigo
Taxadarkaga qab abaayo allah hakaa xijaabo sharkooda qof walbo ayeey ku dhici kartaa taxadarkiina qaba dhamaanteen❤
Alxm.abaayo ilaahay hankaqabto sharta ilmah ilaahay kuxafido
Alla abaayo allah hdu kuso nbd celiyay alxm cdwa ku tashtay shrfy quraan isa saara xasidinta shrtodq allah hka qabto tgerhda ahy keep going ha ugaawin cdw dhbtisa I.a
Xaasidka iyo kuwa dhibaatada kula doonayo allaha ka qabto qur,aanka aqrintiisa badso hadii aad awoodo suuratul baqra guriga ku aqri maalin kasta waxba arki maysid insha allah
May Allah Almighty keep you and your family safe and protect from all harm amiin
Masha Allah illaahay haku xafido Adiga iyo ilmaaga iyo gurigaaga insha Allah waxaan ku jirey Dadkii kuso Ducayn Jirey masha Allah illaahay Wuu Aqbaley Ducadii ❤
Ilahay hakaa qabto wixi shar wata abayo adkartada aqriso adiga iyo awladada allaha idin xafido allahuma aamiin
Alle ha idin xafido wll adiga reerkagaba
Allahu Akbar Hada Nabad Qabto Sister Waa Alle Mahadi Wiixi Alle qoro un baa Dhacay intas Allah Kugu Siimo insha Allah ❤❤
Allaahuma lakalxamdu walaka shukru waan filaayay adigoo faraxsan inaad nasoo hor fariisaneysid cadawga allaah hakaa qabto Guuleeyso weliga hooyo karti leh laheli la gaari waa ayaad tahay farxad iyo guul dhammaan hooyootinka Soomaaliyeed😘😘🫶🏽🫶🏽
Abaayo ilahay haku xifdiyo adiga iyo familkaga xasidka alaah ka qabto
Ilahey swt hadin xafido dhamaanti
Masha Allah hambalyo allah ha ku xifatiyo wall aamiin
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد
Masha allah hadaa cafimaad qabtoo alxmd waye❤❤❤
alle hakaa xijaabo wixii shar ah dedaal badan samee weey ku xasteene waxa jiro dad xanuunka qaado qofka horu marka sameeyo🙏🙏🙏
Ilaahay ha idiin xafido dhamaantiin
❤❤❤❤❤
Masha alaah hadaad nabad qabtaan adiga iyo owlaadada abaayo qof kasto damir leh wuu kula damqaday
Mansha Allah tabarakallah Allxamdulilah rabil calamin mcnto ilahay haidinka qabto cadawga Amiin yaa Allah yaa rabi ❤❤
Allah adiga iyo familkadaba hadiin xifdiyo ukhti
Please Have sabr in shaa Allah
ماتشوفون شر الله يحفظك انت وعائلتك
Abaayo alle hakaa xafido Adiga iyo caruuratada iyo soojakag gaalada shartooda iyo xumana tooda❤
Hoyo Macaan cadawgaada wuu badan yahayeee allaha kaa qabto subhanallah 😢
Islaantaa dumarka somaliyeed ayeey ragoda kudiri jirtay ayada ne ialaahee ku korkeenay
ألف الحمد لله عالسلامة أبايو
Ilaahey ha kaa qabto shartooda is ilaaliya Inshaa Allaah
Runtii aragaga ashir masha Allah abayo wlh qof iladhashtay cml ayan kaga kurboday alx Allah idiin sawiro dhamantiin qalbiga Allah idin qabojiyo Allah idinka qabto cadowga idin dulmiyey xaqana bananka Allah keeno
Masha Allah Carisa alalahabjaa qabto
Maashaa allah ilaahay ha Idin xiftiyo
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
اللهم اقضي جاحتي وفك حر بتي وفرج همي
Waa kasoo kabsanaysaan inshaAllaah, is ilaaliya, Allaah ha idinla jiro.
Abyo suratu ayaa siin aqrista io adkaaradka alaha idin xafido ❤❤❤
Masha alaah hadaba nosonoqoty alaaha kuxiftiyo adi io ilmahaka alaaha kailaaliyo melkasto oo jogtn abyo cadaw ayaa jiree carurtada jailali shoshal mediya ❤❤❤
Asc sister
Allah protects you and your families. waan ka xunahay waxa dhacay
Allaah ha idin xafido idanka Alle Amiin Amiin Amiin
Alxamdulilah cala salamatikum hoyo kartilah aa tahay alllayabarik wixi dhiba alla ha idinka qabto
حمدالله على السلامة
MaashaAllah hure usoco naag karti leeh somali biiq daag haudigin
Alx Ale haidinxifdiyo Aduun iyo Akhiraba ❤
May Allah protect you and your family ❤
Asc Abaayo ilaahay ha idin xafido dhamaan tiin
Mashaalaah abaayo hore usoco ilmaha dadka ha hor keenin ilaahey ha idin xafido dhamantiin ❤