Soo dhawaynta Boqor Buurmadow, oo Hargeysa laga dareemayo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @drsnajma2756
    @drsnajma2756 8 днів тому +3

    Hanbalyo billion times for 100k🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 i hope billions subscribers inshallah abtiyo ❤👑keep going n don't give up

  • @ashanumber2250
    @ashanumber2250 8 днів тому +10

    Ilahay ayaa boqora boqor cafis loo fidinayo boqor haku sheegin

    • @khalidkilas.6552
      @khalidkilas.6552 8 днів тому

      Muuse maxad ii cayday oo aad ii dhaliishey ayuu ku haystay

  • @Keysek
    @Keysek 7 днів тому

    So dhaweeye boqorka

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 8 днів тому +2

    Asc
    Soodhaweeye Boqorka Geeska Afrika Mashaa Allaah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 8 днів тому +3

    No somalia no waa somaliland ok guuuuuuul somaliland

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 8 днів тому +3

    Aĺle kacabsada dadyahaw
    boqorka boqarradu waa Allaah subxaanahu Watacaalaa

  • @toobiyahatoosanchannel836
    @toobiyahatoosanchannel836 8 днів тому +1

    Ilaahay ayaa boqor ah boqorkale ma jiro

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin 8 днів тому

    Boqorka boqorada waa alaah

  • @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn
    @UmuMohamedUmumohamed-ld8cn 8 днів тому

    Soo dhowow abti gacaliye ❤❤❤
    Ku soo dhowow dalkaaga hooyo👑👑👑.

  • @zamiiraadan4618
    @zamiiraadan4618 8 днів тому +1

    ilahay ba boqoro anyway so dhawow cismaan buurmadow

  • @sumayaamiin3640
    @sumayaamiin3640 7 днів тому

    Ilahayba boqor ah

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 7 днів тому

    Allh. Boqoor. Ah. Yaa. Raabi. Guulaasata. Bqr. Soo. Dhawoow. Geesi. Geesi. Dhaalay. Guulaaso. Geesi Ohio. Daalka. Waaw. Waaw. Waaw. Maasha. Maasha. Allh. Waaw. Waaw. Guul. Reer. Soomaalilanad. Guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤we. Love. You

  • @Sirad47
    @Sirad47 7 днів тому

    Allaah ayuunba boqor ah miskinka jar haka tuurina.

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 8 днів тому

    Congratulations 100k

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 8 днів тому

    Boqor Soo dhawaw Bannu Ku leenahay ❤

  • @Osob_5
    @Osob_5 7 днів тому

    Asc Maanaa waalan mise Cadan baa lahaa Heesayaa ??????????

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 8 днів тому +1

    Guul 💚💚💚❤️❤️❤️🤍🤍👍🎉🎉💪💪💪💪💪

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 8 днів тому

    Gallaydh. Boqorka ma ogala wuu is daad raacinayaa xaqiiq weeye

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 8 днів тому +1

    Waa aakhiru samaan

  • @Jamac20
    @Jamac20 8 днів тому

    Dabadisa ayuu boqor u yahay war baad keenten

  • @Osob_5
    @Osob_5 7 днів тому

    Oo Shalay muxuu ahaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 8 днів тому

    Buurmadaw Liinta ayaa lasiin iga qora.
    Banaanka iskoo taagan ayaa dhinaca kale laga saaari ama marku magaalada soo galo kolay waa xagaaa iyo mandheera

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 8 днів тому

    Boqork muqdisho ayaan kusoo dhaweynay lkn dhuuso ayuu noogu badalay so dhaweyntii
    Bal soo quraan saara waxbaa kaqaldamay ayaan taan

  • @SaynabYare-zz9li
    @SaynabYare-zz9li 8 днів тому

    Illahay baa boqora

  • @khadrasiciid4044
    @khadrasiciid4044 8 днів тому

    waligay maan maqal kane waaa kuma

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 днів тому

    Naa Maxay Amaalbuuro Lacadarda’aysa😂😂😂😂

  • @KennethHoward-r2q
    @KennethHoward-r2q 7 днів тому

    Walker Joseph Lewis Cynthia Williams Anthony

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 8 днів тому

    Anigu ninkaas maanta waxaan u taageerayaa markuu ku cadeeyay garacii garaad garanwaa

    • @AbshiroYaasiin
      @AbshiroYaasiin 8 днів тому

      Waxad qoraysokafiirso garac inaa qofku sheets masahlana tankale cafiska beentuu kuraadinayey run hamoodin beenmadoow boqortooyada hakusoo dhisina sideedana bogor waa alaah haday kasoo hadhana anagaa hibo naloo siiyey from majeerteeniya

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 8 днів тому

    Habar.jeclo.ayaa.dalka.katalisa..buurmadow.dambiile.ayuu.ahaa

  • @fathiayu3868
    @fathiayu3868 8 днів тому

    Ilaahay ha ina xiftiyo bilaadam aynuu nahay oo waynu khaldami karnaa laakiin waxbaa la uskula hadhaa oo dadkaaga iyo dalkaga kama maarantid waa loo tudha buurmawaw

  • @DeclanLied
    @DeclanLied 6 днів тому

    Perez Kimberly Jackson Mary Anderson William

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin 8 днів тому

    Ninkii la ogaa wuxu ku hadlay miyaa boqorah boqorow xaalqaado

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 8 днів тому +7

    Shanta Soomaali buu boqor u yahay kulahaa adeer ha na caayin😂😂

    • @DeeqaFarah-vr1kg
      @DeeqaFarah-vr1kg 8 днів тому

      Maxaad u taqaan qabilkisu wu dagaa intaab

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 8 днів тому

      ​@@DeeqaFarah-vr1kg xgee dagan ma burco iyo hargysa meel aan ahyn

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 8 днів тому

      ​@@dilara-jj5yj haa sool sanag buhodle burco hargaysa iyo gobolkasta oo somaliland aah kililka shanaad xataa waay deegaan magaloyinka ugu badan waa isaaq jabuti xamarta xiinka badan xata diirba dego boqor waa u yahay ilahay baa boqore

    • @AbshiroYaasiin
      @AbshiroYaasiin 8 днів тому

      😅😅😅😅😅

    • @AbshiroYaasiin
      @AbshiroYaasiin 8 днів тому

      Aaah

  • @mohademaker3497
    @mohademaker3497 8 днів тому +1

    Boqor cafis😅

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 8 днів тому +1

    Ilaahay. Baa. Boqor. Ah
    Alle. Ka. Baqa.

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 8 днів тому

    Somalilnd😂😢

  • @FarhanMahdi-mr6em
    @FarhanMahdi-mr6em 8 днів тому

    Title aya lo wajaqay

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 8 днів тому +2

    Kaas boqor mahan bisinke

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033 8 днів тому +1

    Naa xijaabta oo guryihiina fadhiya illahay ayaaa boqoreeee amarka illahay adeeeca horta

    • @AminaAli-ft9tk
      @AminaAli-ft9tk 8 днів тому

      wll wanada ad sheegty wa manta qif rabbi ku anfaco mooye . yaa ku dhaqmaya

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 8 днів тому

    Naaya xaarmajo naagte huwantaa xaarmaajo uf $5 kkkkkkk

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 8 днів тому

    ወንድም ከ s.land ውጣ በገዛ አገሩ ነው።

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 8 днів тому

    Somalia iyo somaliland mawada yeelan karaan hal boqor

  • @user-lf5qf3gn6b
    @user-lf5qf3gn6b 8 днів тому +1

    Alla maxaa dadka laga waalayaa

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 8 днів тому

    Boqor ka shaxaadka iyo shaaftada Africa

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 8 днів тому

    Inkasta oo uu iscaleemo saaray borku hadana haduu nabadoon fiican noqdo xag alle iyo xaga bulshadaba karaamayn wuu helayaa.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 8 днів тому

    Beeeeeeenle xaarmajo Muna xaarmajo Muna huwantaa dhilo uf

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 8 днів тому

    Calaamaadka aakhiru samanka waxaa kamidah inay dadka kuwa ugu liita ay udhiibtaan arimahooda iguna cumaamadaan nimba ninkuu ka xunyahay oo ka afxunyahay umahadaha iskudiro dadka kalageeyo ayaa xumaantiisii lagu sharfayaa subxaanallah allaaway bal eega sida xaal isubadalay''

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 8 днів тому

    Waar xiidha bilan waakeelbed waydiiya waxa ku kelifay inay tidhahdo gobolada woqoyiban ka iimi waanu ku. Xanaqsanahay from burco hj

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 8 днів тому +2

    Kulaha Boqor waa maxay boqorjan qaxoontiga ahaa 10 sano.

  • @siradm
    @siradm 8 днів тому

    Xummaanta iyo cayda umadda Soomaaliyeed ayuu ku kasbaday, waxa cafiska loogu yeeray iyo woxoo dhanba laakiin sidiisi u yaalle waa sidiisi oo asagaa barri meel kale ka buskicin doona. Akhlaaqda xun waa wax laga ducaysto. Akhlaaq wanaag inad ku sifowdid baa fiican waliba marka aad qof wayn tahay fattaalnimo ma fiicna

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 8 днів тому

    Boqoor cafiis Lo fidiinay0 😭☝🏿😂

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 8 днів тому

    Iidoor salfududaa wuxuu sugayo muu dhawro.
    Waar heedhaha inaga hubsada boqorlayninee ninku waa dabayl xagaaye.

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 8 днів тому

    Muna faqasha xaarmajo kkkkkkkkk

  • @user-qm5jf6rj4r
    @user-qm5jf6rj4r 8 днів тому

    naagti maxay rabtay sawty gobol ku sheegysay

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 8 днів тому

    Waa xaaraan maqdaca in qof la amaano islaamka barta dadyohow 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @FarhanMahdi-mr6em
    @FarhanMahdi-mr6em 8 днів тому

    Wa mukhalas ayay ku leyihine wa boqor wan yabay idoorow kkkk

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 8 днів тому

    Naagtan bilan lagu magacaabo hadalkeeda maxaa kaaga baxay😂😂😂