MARAAKIIBTA DAGAALKA MARAYKANKA OO GABALKA SOO GAARAY | DILKII ISMAACIIL HANIIYAHA IYO XIRIIRKA XM.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 55

  • @buuloxuubeey
    @buuloxuubeey  Місяць тому +14

    Sixid: si kam ah ayaan u tarjumay hadal uu yiri khaalid mashcal oo yiri” Carabta albaabka waan u garaacnay Waana u garaaci doonaa’ waxaan qeybta dambe ka dhigay waan ka tagaynaa taasina ma ahayn haddalkiisa ee waa mid aan aniga khalday tarjumida. Shaydaan ha u ahaato

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Місяць тому +7

    Allah ha ku baabiyo mareykanka badaha uu soo jabaaxayo Allah ha ku halaago aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo mareykanka aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee Isha Allah allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha guuleeyo umada muslimiinta aamiin

    • @BahjaEithBahja
      @BahjaEithBahja Місяць тому

      Amiin wlll

    • @BahjaEithBahja
      @BahjaEithBahja Місяць тому

      ALLOW ADAYNA WAXBA KUGU AHAYN E UMADA MUSLIMIINTA QULUUBTOODA MIDEEE AMIIN AMIIN AMIIN

    • @user-vx9wy1ww2y
      @user-vx9wy1ww2y Місяць тому

      🤲🤲🤲🤲

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 Місяць тому +4

    Muqdisho Haloo Duceeyo. Dad Badan Ayaa Dhimasho iyo dhaawaca. Cid Daaweyneyso Malahan. Masaakiinta😢

  • @iloveallah8618
    @iloveallah8618 Місяць тому +12

    Inta qaraxa ku dhimati ilaahy ha u naxristo 😢😢😢

  • @AliMohajim
    @AliMohajim Місяць тому +2

    Waa sax carab wax la walaalaado maahan isla weynin iyo yasmo iyo aduunyo jacayl daba dhilifnimo uun bay yaqaanan

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 Місяць тому

    ILLAHAY BADA HALA GO'YO MAREIKAAN IYO ISRAIL AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @hassanmohamed8937
    @hassanmohamed8937 Місяць тому +1

    Sahyuuniyaddu waay jabaysaa Inshalah dhowaan
    Guul falastine

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb Місяць тому +1

    Arab oo dhan ha dunto wa cadawgeena. Israa'iil ha guulayasato

  • @XalimoJamac-by3ri
    @XalimoJamac-by3ri Місяць тому

    Mancha ALLH wllky wax badan no iftimisay wanu kusugyna wixi soo kordha nalasoo socodsii runtii adiga sikaduwan warbahinta kle ayad nodahansisay nosowada wllky horey usoco

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Місяць тому +1

    Waa runtii carabi khaaimiin waaye lkn iraan iyo xisbulah iyo yaman waa dad gob ah oo daacad ah

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 Місяць тому +1

    Ilaahow cebee marekan iyo yahuud falastiin guul see yaarabi adiga ayaa awoodaa leh

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Місяць тому

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤qiyanada mareykanka +carabta +.isrsiil........

  • @nasirnuur3362
    @nasirnuur3362 Місяць тому +1

    Mahadsanid

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Місяць тому

    WAA RUNTII MAJIRTO CARAB USOO GURMATEY MUQAAWIMADA FALASTIIN WAYKA QUUSTEEN WAXAYNA U ADEEGAAN YUHUUDDA IYO MARAYKANKA WAA WAAJIB INAY IIRAAN HIIL WEYDIISTAAN RUNTII WAY TAAGEERTAY IIRAAN MUQAAWIMADA REER GAZA IYO FALASTIIN

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv Місяць тому

    Dulmiga aduunka ka socdo waxaa hurmuud ka ah mareykan ilaahey ha dulleeyo

  • @LaylatulQadri
    @LaylatulQadri Місяць тому

    Madaxweynaha cusub e Iran 🇮🇷 yaaban shakiga ugu weyn ka qaba
    Aniga aragatidayda

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g Місяць тому +1

    Mareykan awalba waa ku jirey dagaalka ilaa 7 October . Marka soo wadalgal dheh

  • @roblehassan3069
    @roblehassan3069 Місяць тому +1

    Mashqulis aya ladhahaa kuwaas

  • @MascuudIsse-rw6td
    @MascuudIsse-rw6td Місяць тому +1

    Asc soomaaliyey❤

  • @MohamedAhmed-hk1rv
    @MohamedAhmed-hk1rv Місяць тому

    Waa runtiis qaalid mashcal allaah ha xifdiyo

  • @Axmedweli-oo9qm
    @Axmedweli-oo9qm Місяць тому +1

    Iska sax turjumaadda
    Dad carabi garanaya ba ku dhagaysanaya
    Inkastoo aad kasaysid carabiga hadana kicin ayad ula jeedaa
    العرب طرقنا بابهم في الماضي ونطرق بابهم اليوم وسنطرقه في المستقبل.
    Side u turjumtay
    Hadalka turjumadisu wa
    Carab albaabka ayan horay ugu garaacnay , maantana waynu u garaacoonaa Berri na waynu ugaraaci doonaa.
    Halka ad ka dhahday wan ka tagaynaa.
    Mahadsanid
    Wa dhaliil cilmiyeed.

    • @btj1234
      @btj1234 Місяць тому

      Hadalka sxb xaraf xaraf uma turjumihayo
      Ujeedada Lee ayuu soo koobay.

    • @Axmedweli-oo9qm
      @Axmedweli-oo9qm Місяць тому

      @@btj1234 kuma haysta taas ee waxa uu ku daray ujeedo aan hadalka xite laga dhex fahmaynin in ay ku jirta iska daaye
      Adiguba jumladaha aan qoray ee carabiga ah eeg ee micnahoda faham.

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  Місяць тому

      Mahadsanid sxb baraarujintaada waa sidaasi khalad afkayga ka dhacay ayuu ahaa

    • @fowziamulaha9638
      @fowziamulaha9638 Місяць тому

      😂😂😂. Walaal waxaan nahay somali dhiga ayaa nagu badan somali maryooleey

    • @Axmedweli-oo9qm
      @Axmedweli-oo9qm Місяць тому

      @@buuloxuubeey mahadsanid ust. Sare adine
      wan ku wataa.

  • @theuniques2190
    @theuniques2190 Місяць тому +1

    Iran oo suleimani iyo Raisi u aargudi waayey miyaa nin suni ah u aargudeysa

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl Місяць тому

    in laikudiro aalarabaaa but illahow siixoooji dadaalkooda.

  • @abdulrazakgarani4404
    @abdulrazakgarani4404 Місяць тому +1

    9;10 daqiqo markad ledahay carabta albabkoda wan gargaracnay wana iskaga tagnay sax maha xaji af carabiga ilen iskuma fican tihin
    Wuxu ku dhahay albabka carabta horan u gargaracnay manta gargaraceyna barina wanu gargaraci

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  Місяць тому

      Adeer waa ka cadurtaay afka ayaa iga qaaday Carabiga adigaa ii yaqaano maxaan dhib ah 😂😂

    • @abdulrazakgarani4404
      @abdulrazakgarani4404 Місяць тому

      @@buuloxuubeey dhib majirto walahi wanku jeclahay wana ku tagera gessi ayad tahay khaladna wa dhaca

  • @Warsanmedia0
    @Warsanmedia0 Місяць тому

    Doqoney dabkaa ba'a. In Mareykanka boqol meeyl ka xaga iyo qaarad kale maraakiib difaac uga Soo diro Israel oo aysan isku diin eheyn inagoo wada muslimiin ahna hadana ku hareereysan hub Iska daaye cunto aan u diriweyno sow gunimo maahan.

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Місяць тому

    Munafaqa ugu weeen dunida waa maraykan wuuna ku jiray dagalaka si sarbeeb ah lkn hada wuu soo wada galay

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 Місяць тому

    Cawa kama aadan soo hadlin Somalida qabyaalada ku difaaca hogaamiye xumaha talada dalka haya ee xassan gur guurte,

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 Місяць тому

    TOLOW DUMARKII DIRICYADA XIDHNAA EE CARBEED EE AY QABEEN YUHUUDDA IYO MARAYKANKA MAXAA IYAGANA LOO DUQAYN WAAYEY

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Місяць тому

    WCWRWB xasan Cusman idacada buulo xubey

  • @xuseencabdulaahi114
    @xuseencabdulaahi114 Місяць тому

    Iska sax tarjumada daqiiqada 11 oo waxaa mishcal ka tarjumtay hadal uu san dhihi carabytu waan isagatageynaa ee waxa uu yiri albaabkooda wan garaacnay wana garaacidoonaa ee tarjumada iska sax

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p Місяць тому

    Yahuud waxba maahan hadaan Marekan iyo yurub aysan lajirin 😢

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil Місяць тому

      Haahey rag baa biirinayaa

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Місяць тому

    war maxa kaqaldan ma aha ban bano e jps bagantalka lagu hagey

  • @user-xj2cw3dy2x
    @user-xj2cw3dy2x Місяць тому

    Asc ❤❤❤❤

  • @user-ye6ry9zc8m
    @user-ye6ry9zc8m Місяць тому

    Shiicada kii isku aamina sida ayuu u danbeeya waa gaalo shiicadu

  • @user-vx9wy1ww2y
    @user-vx9wy1ww2y Місяць тому

    Wax walba Allah Sxt ya og lakin shico farba kugodan wax walba
    Way ka surta galan

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Місяць тому

    Shacabku way saxan yihiin waa in damiirlaawahaas si degdega loo xira iyo kuwa 3daas qol degdeg u galay ee hadana degdeg uga baxay ! Dibna loo shaandheeya kuwaasi.

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Місяць тому

    waxas waxba matarayo hadi islamku isku duban yahin

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Місяць тому

    war maxa kaqaldan wargeyska u shaqeya ama so xigta gumeystaha isku diraya xamaas iyo eeraan ayad bun buninaysan