Muntaas waa in ay damiir hadasho oo runta u sheegto hooyadeed iyo aabaheed ayeeydeed cid walbana ay ka hor marisaa oo garab istaagto hoouadeed umo khayr
Wa abbe wanagsan se dareemi lahayd Hadi cunug ad dhashay hortada hoyada si edeb daran ugula hadlo balse Cabdishugri canaan umbay ka ahayd ee abbe ilmihisa uuma qudho inu bireeyo
War duqda cabdishakiri hooyadi ku matalaysa film ka ka saraa war xumaan ah oo laga faa,idi majirto dadka xumaan iyo khayaano ayey bari ma rabno inaad dadku xumaan nigaga daydaan Please
Mashalllh mashalllh mashalllh cabdi shugri caqliga Allha ku Barkeeyo
Umalkhyr teenii.❤ Maxa nooga bedesheen. Nooso celiya. Waa codsi
umalkhayr soo celiya
Walla.cabdishakuu.away.umulqer balanbad.qaaday.waanajoojisay.filinka.eemaxadubikawday
Walhi umul kheyr uxiizay
M.a c/shukur wadku saxantahay runbaa kahadalaysaa
Umul kheyr dhaqtar bey jirtaaa dhagahaa kuma dulelaan
UMULKHAIR AYAA JILNIIN FICNEYD MIDAKALE SACDIYO AYABA UGUFICAN NAAKACELI NAGAHA LAKIN SACDIYOOY QURANKA SAAS HADHIHIN
Umulkheyr mee dey
Abdishukri midida wa maxy wllo😂
Dadka ruwaayadda ku jira waa wada top,waxayna ahaayeen dad isla soo qabsaday,lkn Umul khayr ma gaadho gabadhan lagu badalay in kasta oo ay dadaalayso.
Today?
We have a knife.This situation is a serious😮😮😢
❤❤❤❤
Masha allaah waad jileysaa fadumo cadey
Abdi shugri midida xge uwada😂
Ku second ❤❤❤❤
riwayada kaliya an jeclahay team.qasal.wan idin salamay horay usocda❤
Umul,khayrbaan̈rabnaa
Mashallh cadishugri
hooyo la'aan wa hooyo la'aan away de bal may dhamatay 😂🤔🤨
❤❤❤❤❤❤
Muntaas waa in ay damiir hadasho oo runta u sheegto hooyadeed iyo aabaheed ayeeydeed cid walbana ay ka hor marisaa oo garab istaagto hoouadeed umo khayr
Wllo dhamaantiin isoo duceeya inuu Illahy isiiyo carruur baariyaa
Yees qofkii 10 aad
40 quf ducadoda wala aqbala isoduceya inu ilahey ilmo bari ah isiyo 😢
Wayahye rer maleedahy ankuuducaynee
Haday jawabtu haa tahy alle haku siiyo wll
@@AxmedCabdi-gp2ik gabar ban ahay wllo wiil haimaleynin magaca aya ah magaca odigeyda
@@AxmedCabdi-gp2ik amiin wllo
Wayii ax awulad lanatu wa dhabato aniga ku jira e iso duceyaa walalayalo😭
Umulkhair aa way
Wey xanunsantahay uduceya
@@Abdisaranvlogsalle ha cafiyo
Adiga fiiri xaasidnimalee maajilee
Subxanala Allah hilay dalo isuma gashegdo
Maanash. Alalah tabarakalah. Waa. Aabo. ficana. Cabdi shugari. Kusoco. Wllkaya. Adiga. iyo. Asxabatadad
Teem ilove yoo
Wlhi umul kheyr wexey daremeyso anaa la dareemo illaahayoow owlaad barakeysan iigu arsuq aniga iyo intaan heysan
Aamin wll qli
AAMIIN
Asc qasaal TV welcome my filmkeeniii iyo asxabta part 1ilaaa 101❤❤❤❤❤❤
Dad aan jecelhy Horay usocda❤
Dhaqan xumo baakarebeysa filimka hatana caruurta yanku bireynin ledahay wanaqaladka somalida
Bisinka
In aan ku bireeyo oo ku soo tuuro miyaad rabtaa😢😢😢 kaas abbe miyaa😢
Wa abbe wanagsan se dareemi lahayd Hadi cunug ad dhashay hortada hoyada si edeb daran ugula hadlo balse Cabdishugri canaan umbay ka ahayd ee abbe ilmihisa uuma qudho inu bireeyo
War umul kheyr meeday Taem khasaalow 😂
Wey xanunsan tahay isbital india ayay jirta an uduceyno
@@Abdisaranvlogs Haa
Asc i like team
Ma inaan ku tuuro oo kubireeyaa rabtaa
Muntaas horaa lay tuuray hadhehdo ee hadalkaas hay celin aabe
Bahashan sidi hoor noguma socoto yac
😊❤
Sacdiyo naagta uurka leh afka ciida ugelu 😂
Mumtaas reerkan ka tag
Umul khayr & xaynoosh wax u dhaamay ma jiro
War duqda cabdishakiri hooyadi ku matalaysa film ka ka saraa war xumaan ah oo laga faa,idi majirto dadka xumaan iyo khayaano ayey bari ma rabno inaad dadku xumaan nigaga daydaan
Please
❤❤❤😂😂
Away xaynosh hello please hello 👋
wiif jug ana uhoreya😂
Anaa kugu xiga😂 lol
😂😂😂
Wata daris
Xumad waalan noodaa
❤❤❤❤