Gubashada Ingiriiska .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 248

  • @MubarakZ
    @MubarakZ Місяць тому +143

    Aakhiru Zamaan baa la joogaa, adduunkii oo dhan baa wada qasmay, Allah ha ugargaaro walaalaha reer Falastiin 🤲🇵🇸

  • @user-rq8hs2ir4z
    @user-rq8hs2ir4z Місяць тому +66

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين والسودان والصومال

    • @user-of3yo5wb8k
      @user-of3yo5wb8k Місяць тому +1

      اللهم آمين يارب العالمين

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Місяць тому +111

    Hadal afkaaga ka soo baxa waxaa ugu wanaagsan saliga nebigena Muhammad scw 😢

  • @User7654suy
    @User7654suy Місяць тому +17

    ﴿إِنَّ الدّينَ عِندَ اللَّهِ الإِسلٰمُ وَمَا اختَلَفَ الَّذينَ أوتُوا الكِتٰبَ إِلّا مِن بَعدِ ما جاءَهُمُ العِلمُ بَغيًا بَينَهُم وَمَن يَكفُر بِـٔايٰتِ اللَّهِ فَإِنَّ اللَّهَ سَريعُ الحِسابِ﴾ [آل عمران: 19 - 19]

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Місяць тому +26

    Waa markoodiiye allaha isku diro ree Galbeed

    • @ifraxmaxamud9617
      @ifraxmaxamud9617 Місяць тому

      Aamiin yaa allaah cadowga islaamka allaha jabiyo aamiin

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 Місяць тому +18

    Jimca mubarik ilahay haw gargaro umada islaamka 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 mahadsanid walalo

  • @JosephPodcast1234
    @JosephPodcast1234 Місяць тому +28

    Nabiga halagu saliyo walaalayaal ❤

    • @SahraMinne
      @SahraMinne Місяць тому

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤

    • @SahraMinne
      @SahraMinne Місяць тому

      Lakin magaca iska badal walal

  • @User7654suy
    @User7654suy Місяць тому +8

    ﴿إِنَّ قٰرونَ كانَ مِن قَومِ موسىٰ فَبَغىٰ عَلَيهِم وَءاتَينٰهُ مِنَ الكُنوزِ ما إِنَّ مَفاتِحَهُ لَتَنوأُ بِالعُصبَةِ أُولِى القُوَّةِ إِذ قالَ لَهُ قَومُهُ لا تَفرَح إِنَّ اللَّهَ لا يُحِبُّ الفَرِحينَ﴾ [القصص: 76 - 76]

  • @C.hafiidAhmed
    @C.hafiidAhmed Місяць тому +15

    Ogaansho never give up

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 Місяць тому +10

    Cumar inshaar Xagjiriinta ingriiska iyo kuwii Xasuuqa Foosha xumaa ee liido Ugaystay Dhalinyaro somaliyeed oo dalkoodii jooga Maxaa Farqi ah oo udhaxeeya kuwas Ingriiska ayaa Ka Naxariis Badan😢

    • @naam9190
      @naam9190 Місяць тому +1

      Qaraxaba ayaga ka dambeeya ree galbeedku

    • @ahmedsh.mohameddaahir8784
      @ahmedsh.mohameddaahir8784 Місяць тому +2

      @@naam9190 kama danbeeyaan Ee Dad Somali ah lkn fikir Qaldan Aaminsan ayaa Qaraxa ka danbeeya

    • @dhhol77
      @dhhol77 Місяць тому +1

      Xagjir iyo argagixiso ayaa lagu meriyay wad kadaba dhaheysa mrka qaraxa iyo shababka burburka iyo baa,a waa rer galbeedka iyagaa abuuray shabab un Haku haynine wax fahm

  • @MrX-m8s
    @MrX-m8s Місяць тому +9

    Free philistine ❤

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf Місяць тому +10

    Waa run reer galbeed cid u baahan ma lahan dalalkooda balse iyaga noolan karin oo gaajo ah khayradka caalamul islam ku nool

  • @maxamuudaxmed7804
    @maxamuudaxmed7804 Місяць тому +15

    Cumaroow zxp afganistan xog ka soo diyaarixaalka maanta ay ku sugan yihiin adoo mahadsa

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud Місяць тому +10

      Afghanistan waa meesha ugu amanka badan calamka maanta isku taashi ayay sameyen horumar dhan wal.bale aya kasocda kitabka iyo sunaha ayana lagu dhaqma lkn warbahintu way qarisa lamana soo bandhigo si anay fadexad ugu noqon quwadaha sheerka

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 Місяць тому +3

      ​@@Anwaar.aadan.maxamud Runtaa aya ka hadashy wll lkn wxd arkeysa somali leh afghanistan waa haliis lkn mnta wlhi dalkeena haliis ah

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud Місяць тому +1

      @@Ladik_01 haa saxib dalkena walo tashaday waxna u tashday rag somaliya iyo raag reer galbeda iyo raag melo kale kayimi walahi dalkenu halis ayu daqaya mana filayo wakhti ka xuun o inaso maray tan iyo marki magaca somali lamaqlo anigu reer waqoyi ayan ahay konfur hore aya loqatay waqoyina hada aya laa kala ibsaday kacdon hadi lasameyana dalku wukasi daraya o waxaba dhici karta inu kaba soo noqon wayo dhawaca gadha jiritankenuna mesha kabaxo

    • @Ladik_01
      @Ladik_01 Місяць тому +2

      @@Anwaar.aadan.maxamud Waa run bro dalkan fashiil buu noqday sideey somali 1960 xoriyaad isku sheegi u qadatay illa Manta waxba faraha kuma haayno oo bulshoyinka aduunka wa ugu lidaana xag amni xag wax soosar xag tacliin iyo dhanksta lkn wxa kaliya anaan ku lidaan waa diinta I.a mar uun waka bixi doona inskto aad arkeysid qof somali oo tukaanaya oo marku saas masjidka uga baxo qof soo dilaya Subhanllah

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud Місяць тому +1

      @@Ladik_01 saxib dhan diimed dhan dawladeed iyo dhan akhlaqedba iyo dhan aqooned intaba waynu ka burbunay wax ino hadhay manta ma jiran hadad badho manta waxad arkaysa boqolal somaliya oo diinta ka baxay hableheni wa kuwa tiktok isruxaya e qarka danbe kutusaya
      Somali waliged rag halyeyo ahi wayka dhashan lkn nidamkay dhisan iyaga dabadod masi jiro sababtuna wa qorshe la.aan iyo ismaqala.aan iyo qaabyalad akhiro iyo aduunba ina sejisay
      Ilahay umada somaliyed qalbiyadoda ha isu furo

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr Місяць тому +7

    Yuhuuda Ayaa lacag soo gelisey ingiriiska iyo maraykanka dad Ay yuhuudu isticmaasho Ayaa waxan wada

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 Місяць тому +5

    Adduunku Wuxuu cagta kusiihayaa wadada ismiidaaminta iyo dagaalkii saddexaad ee adduunka, ee qof walbow Alle kacafso oo wanaaji camalkaaga ilaahbaa garane meel ay ku dhamaane. Diyaarsanow Marwalba,😊

  • @Hamzik04
    @Hamzik04 Місяць тому +7

    Dadka noocas ah ayay madaxdeena somalia koofur ama waqooyi beesha caalamka ku sheegan cajiiib!!!

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 Місяць тому +1

    Cumar inshaar legend aan taageero waaxad ka mid tahay UA-camrska aan ugu jeclahay guul ayaan kuu rajeynayaa lpx🥰🥰🥰🥰🙏💯✅

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Місяць тому +10

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @Sigma_male0000
    @Sigma_male0000 Місяць тому +6

    5:10 😂😂😂😂😂 noolahaan ,xayawaankaan😅😅😅😅😅😅😅😅
    Omar inshar dude😂😂😂

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Місяць тому +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @SiciiidApdulaahi
    @SiciiidApdulaahi Місяць тому +12

    ilaaHoW UGaRgar WllAlaha Palestine 🇵🇸

  • @MaxmedxasanXaanshi
    @MaxmedxasanXaanshi Місяць тому +9

    Inshalaah wayguuleysan doonan umada suslamiinta meelwaliba ay joogaan xaqeeqdana
    Hada la iska indhatiraayo walaarkidoonaa

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 Місяць тому +2

    الله اكبر
    ولله العزة ولرسوله وللمومنين

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Місяць тому +3

    Mr Cumar Legend Keep going 💪 brother 👍👍👍👍👍👍

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Місяць тому +5

    Insha alah waxan rajenaya in aan naqono somali midig fog oo ananimo aminsan hada way jiran dadkas oo somali lkn mayaqanan midig iyo bidix hada waxa nabahdilaya bidix ogol in lala nolado oo lkn waxaan rajen in an qomi noqono

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Місяць тому +1

    Galbeedka waa markoodii allaha burburiyo aduunka ayagoow ka dagi layahay qoomuluud shaydan faqsi inkirada nimcada alle allaha burburiyo gaalo aamiin

  • @mubarakayaman5606
    @mubarakayaman5606 Місяць тому +3

    Huno qali thanks for all information ❤

  • @abdixafiidabdiwakiil9680
    @abdixafiidabdiwakiil9680 Місяць тому +20

    Ingiriisku isagaa dadkaas dhulkooda ugu yimid ee iyaga meysan u imaan

    • @A...A09888
      @A...A09888 Місяць тому +6

      Haa waa runta ingiriisku isagaa gumaystay wadamo badan faqrina u horseeday

  • @munawaramoham5004
    @munawaramoham5004 Місяць тому +1

    Insha allah guul musliminta

  • @AxmedCagoole
    @AxmedCagoole Місяць тому +13

    Qofkii uhoreeyay ahay😂ee daawada

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 Місяць тому +8

    Asc. Ustaad Caamir.
    Yaa Ahlan wasahlan.
    Waan u baahnaa falanqeyntan, waan sugaaya. Allaha kubarakeeyo.

  • @mohamedjibril-gk4vr
    @mohamedjibril-gk4vr Місяць тому +6

    Sxp guulayso cumar inshaarow

  • @Jonhn22
    @Jonhn22 29 днів тому +1

    Ogansho maskaxdaada alle ha barakeyo

  • @gorodxeey9701
    @gorodxeey9701 Місяць тому +2

    Allha u gargaaro walaaleheen falastiin❤️

  • @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
    @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k Місяць тому +3

    Thanks Mr inshar

  • @ayubansari5379
    @ayubansari5379 Місяць тому +6

    gabdhaha yaryar waxaa dilay wiil shefield ku dhashay oo asalkiisu ruwaandhees yahay kirishtaana ah oo 17jir ah.

  • @maymunmohamed6998
    @maymunmohamed6998 Місяць тому +2

    Waad ku mahadsan tahay sidaad noola socod siineysid wax yaabaha caalamka kasocda

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk Місяць тому +7

    Keeq goin ogaansho😊😊😊😊

  • @Mohamed82155
    @Mohamed82155 Місяць тому +5

    isku day inaad sameyso muuqaal badan fadlan walaal 😢😢

    • @S0MAALI__KING
      @S0MAALI__KING Місяць тому

      Bro uma baahnid muuqaalo bdn
      E waxa ad xiseso search bar ka ka raadi . Shaqo la aanta vedio bdn ina ubaahato kugu qasbeso iyadana jooji o Shaqeso

  • @maymunmohamed6998
    @maymunmohamed6998 Місяць тому +1

    Shukran wall
    Wax badan ayaan kaa faa,iiday

  • @kalthumahmeth3895
    @kalthumahmeth3895 Місяць тому

    Insha Allah waynu arki doonaa yagoo intuu samanku kusoo wareegay wax walba oo ay waddan islam ka gayseen dib yaga ugu soo noqday..

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk Місяць тому +3

    Walaahi waa layaad cadaalada allah ayaa haayo

  • @Runta2024
    @Runta2024 Місяць тому +4

    Niohow Dumarka Qaawan sida nooga dhaan Alle kabaqoo

  • @mustafduceysane2288
    @mustafduceysane2288 Місяць тому +5

    Wcs Malin jimco wanaagsan wan ku farasanahay dhira galintada galintada wax badan ayan ka faicday maxasanid

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 Місяць тому +2

    Alle ha u gar gaaro falastin gar ahaan rer qasa

  • @Siciid22
    @Siciid22 Місяць тому +5

    ❤❤❤Somaliland gull

  • @Fays2010
    @Fays2010 Місяць тому +3

    Caruurta waxaa laayey wiil masiixi ah oo ku dhashay ingiriiska asal ahaanna ay dhaleen laba masiixiyiin ah oo Ruwaandiis ah.

  • @user-bo5jn2em5q
    @user-bo5jn2em5q Місяць тому +4

    Sheey uumac waa qoslay wallhi ogaanshow

  • @wadanigadhabta4372
    @wadanigadhabta4372 Місяць тому +1

    Allow nakoryeel cidad koryesham cidna hoos. Djigime

  • @Mychinatrip535
    @Mychinatrip535 Місяць тому +5

    Great

  • @wadanichanal5318
    @wadanichanal5318 Місяць тому +1

    Mahadsanid mudane

  • @LADANCIDI-x1b
    @LADANCIDI-x1b Місяць тому +5

    Ogaansho 😊

  • @Shorts-x2m
    @Shorts-x2m Місяць тому +1

    Yaa ahlan wasahlan ❤

  • @shankaroonofficial6414
    @shankaroonofficial6414 Місяць тому +1

    Iso duceya wllhey ilaahay amuuraheyga ha ii fududeeyo 🥹😊

  • @user-lc7dl1kl7w
    @user-lc7dl1kl7w Місяць тому +2

    My best person Omar inshar ❤😅😅

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 28 днів тому

    Aan ku salino nabiga scw

  • @hanefa283
    @hanefa283 Місяць тому +1

    Noolahaan iga dheh CARA ALLAH KURIDO GAALKA XUN

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Місяць тому +1

    Wariye waad mahadsantahay,
    INGIRIIS,
    Warkiisa daah
    Dalalkii
    Muslimiinta,
    Isagaa sooburburiyay
    Oosoo "BILIQEEYSTAY"
    INGIRIIS,
    Iyo Midigta fog Iska Ilwoow,
    Tan Waala Iskuhaaystaa.

  • @cartedadaalow9089
    @cartedadaalow9089 Місяць тому

    Masha Allah

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka Місяць тому +2

    Waa run inay xoolo yihiin gaalada west

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh Місяць тому +2

    Jumca mubaarak

  • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be
    @ConfusedAnacondaSnake-lq1be Місяць тому +1

    Wariye omar in shaar 😂😂😂

  • @user-lc7dl1kl7w
    @user-lc7dl1kl7w Місяць тому +1

    My best person Omar inshar ❤😅😅

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 Місяць тому +1

    Wcs ustaad Omar Inshar Jzk kheyr
    Allaha ku Barakeeko A iyo Aqiro,
    Ingiriiska wa argagxsada ugu weyn
    Aduunka ummadaha dagalo ku
    dhax aruura si ay u bara kiciyan
    Kheyrad koda u dhacan hubka io
    Dawadana uga iibiyan, Sahyuniyada
    Ayagaa bariga dhexe dejiyey,

  • @munaahmed4164
    @munaahmed4164 Місяць тому +2

    I live uk

  • @idrisfarax6258
    @idrisfarax6258 Місяць тому +5

    Reer galbeedku waa madeero.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim Місяць тому +1

    Aadban ugu farx sanahy wa guuuuuuul

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 Місяць тому +2

    Cumar amisom, atmis hadana aussom kasowaran

  • @FatimaMacalin-y2b
    @FatimaMacalin-y2b Місяць тому +1

    السلام عليكم أرجو خيرا من فضلك الفيديو القادم (مسلمي الإيغور )

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade Місяць тому

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @xamdabasha3927
    @xamdabasha3927 Місяць тому +1

    Guuul falstin guuul guuul guuul guuul guuul ❤

  • @amencade9533
    @amencade9533 Місяць тому +1

    Walalaha❤muslimka Marka hoos lasi kco somali dan kama galno

  • @AbdirahmanBinAbdullahi
    @AbdirahmanBinAbdullahi Місяць тому +1

    Ustaad fadlan kasoo hadal dacdooinka kadaca Somalia ee cadwtinimada khawarijta 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 Місяць тому +1

    Zxp dhibta midigta ayaa wada waana wada xagjir midig fog ah , balse bidixdu waxay aaminsan tahay wada noolanshaha umadaha lala duwan multiculturalism mana faragaliyaan dadka caqiidooda diimed , ta midabka iyo xoriyada hadalkaba ee gacan bir ah baa lagu qaban qolyahan xagjirka midigta ah

  • @Mogadisho20
    @Mogadisho20 Місяць тому +1

    Best voice 🎉

  • @abdikarinahmet6192
    @abdikarinahmet6192 Місяць тому +3

    Wax malayna ma jrito cumar
    Ninka gabdhaha dilay magciisu waa axel waan ree ruwaanda qoyskiisuna waa kiristan hada waala xaqiijiyay

  • @lagendbashiir2175
    @lagendbashiir2175 Місяць тому +1

    Allahu akbar

  • @HassanAhmed-sv2tc
    @HassanAhmed-sv2tc Місяць тому

    Sh waxba nagama horeeyaan jeebke kabaya bes

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Місяць тому +3

    😂😂😂engriiska iyo dhulbahante ma isku mid ayay noqdeen.....dhulbahante waxa kiciyiy kaptan ayuub

    • @IkramMaxamud
      @IkramMaxamud Місяць тому +1

      Kaftan ayup wa ayo😅😅 isheeg😊

  • @yusufabdulle4354
    @yusufabdulle4354 Місяць тому +1

    Xaqiiqo waye iney musliminta ka talin donan ingiriiska

  • @haa8793
    @haa8793 Місяць тому +1

    Dadbaa u arko in ey yihin cawaantaan in ey yihiin dad hormarsan wallaahi ayaga ayaa adunka ugu danbeyo hormarka maahan in lacag laheysta xogaa adunyo ah laheysto hormarka waa qiyam iyo akhlaaq hormarka wa is aqbali taan in bani aadam layahay iskusuurad layahay waxlugu kaladuwanyahay ani waxaan dhihi lahaa in la iskaceliyo hadu dharbaaxdi kugu dhufto kudhufo duli ha aqbalina dhulkanagi ayagaa soburburiyee nabada udiida naclaa kutaale intey nanecebyihiin 10jibaarkedaan necbahay runti ayagoo nijaasada iska nadiifineynin saxarada xitaa iskadhaqeynin ayey midib madow kugu liidaayaan uuuuuf ayaga urayaa

  • @maizamohaan
    @maizamohaan Місяць тому +3

    ogaansho waal gulaysoh

  • @abdullatifjusuf6650
    @abdullatifjusuf6650 Місяць тому +2

    asc beri baanu waxaanu isku fasal ahayn nin swidish ah wuxuu I weydiiyey ruushku sow afrika xadlamalaha.

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 Місяць тому +1

    UK inay burburto sidii falastiin u burburiyen

  • @user-fo3uy1fo4d
    @user-fo3uy1fo4d Місяць тому +2

    M.a mclin❤❤❤❤

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f Місяць тому +2

    Mamulka kaafirka ah ee ingiriska ah waxaan urajeynayna in uu xalka kasiidaro oo walibane shacab ka indhaha xiran ayna ku kudhintaan

  • @user-mo4yy5xy2o
    @user-mo4yy5xy2o Місяць тому +1

    الله اكبر

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Місяць тому +1

    UK wan U socdaa dhawan allow sahal amuuraha

  • @user-nz4hj5ri9i
    @user-nz4hj5ri9i Місяць тому +2

    😊

  • @mxmedsaalax665
    @mxmedsaalax665 Місяць тому +3

    Fast one✌️

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Місяць тому +1

    Somali siyasad ku washa

  • @suhaybabdirahman4146
    @suhaybabdirahman4146 Місяць тому +1

    Wll ogaansho .........

  • @AbdiasiismohZiiztojr
    @AbdiasiismohZiiztojr Місяць тому +1

    Sxp sahyuuni nooso fasir

  • @AbdirahmanOsool
    @AbdirahmanOsool Місяць тому

    Wcs wraxm wll Omar inshaar

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 Місяць тому +3

    Ustaad anaga somali ahaan Ethiopianka markey wadankeena kusoo qul quleen muslim iyo gaalba 2daba raali kama nihi iney dalkeena soo galaan marka soow lama dhihi karo iyagane dalkooda xur ayey u yihin

    • @APDUL7HI
      @APDUL7HI Місяць тому +2

      Haa wadanoda iyaga leh say donan haka yeelan

    • @Mejdjeusushs
      @Mejdjeusushs Місяць тому +1

      Horta qofka Ethiopianka ha ku shaqeystaan dalka lkn bada kaa iibsanaa ❌ taas qalad waaye

    • @abdi2728
      @abdi2728 Місяць тому

      Dee kuwa qurbaha jooga viso iyo sharci bay kujoogaan dalkana dhaqaalay soo galiyaane, itoobiyaanku qasaaro mooyee maxay ina soo galiyaan?

    • @maxamedqadar9874
      @maxamedqadar9874 Місяць тому

      War wax weyn ayaad isku qaldeysa dalkoda xur wey uyihiin lakin wadamada Africa haka baxan iyaga qayradkoda ay gurtaan marwalba ay utaliyan inkasto waxaas dhan ay kadambeyso madaxdena oo la iibsadey

    • @taamirsharif6716
      @taamirsharif6716 Місяць тому

      @@maxamedqadar9874 africa daciifnimada iyaga laga arkey madaxdeenana waa munaafaqiin

  • @ApdurahmanApshiR
    @ApdurahmanApshiR Місяць тому +2

    First like

  • @ahmedmuuseahmedgurayleabc2943
    @ahmedmuuseahmedgurayleabc2943 Місяць тому

    Asc wlle cumar inshar wanku bahna wlle side ku hela

  • @AbdurazakMohamed-wx2wl
    @AbdurazakMohamed-wx2wl Місяць тому +1

    I am First Walahi Lacag 100dollar Baan Uu qalma 😢

  • @user-bj8kz3ti1l
    @user-bj8kz3ti1l Місяць тому +1

    7:51

  • @ShaaficiCumar-u4y
    @ShaaficiCumar-u4y Місяць тому +1

    Wcs