GURI DHISAN OO CABIRKIISA YAHAY 10x20 OO IIB AH KUNA YAALO SUUQ BOOCLE MADIINO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 15

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Місяць тому

    Waa qaali sub xaa nallah

  • @darishore814
    @darishore814 Місяць тому +1

    Madiino maa town ka ah, anaga markaa madiino dagneed oo hodan iyo howl wadaag usocono Waxa dhihi jirnay magaalada usoconaa 🤣🤣

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 Місяць тому

    70 dollar waaa lacag badan

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 Місяць тому +2

    $75kun kiradana $200 macquul ma ahan $50kun ok

  • @husseind7942
    @husseind7942 Місяць тому

    Masha allah.

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Місяць тому

    4500 kun

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @Amin-p3w
    @Amin-p3w Місяць тому +2

    Hal Qabiil lee ma degano dhinacaas meel dadka wada deganyihin aa fiican sida darusalam cml

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r Місяць тому

      Inaad habaaraney tahay hadalkada ayaan ka fahmay

    • @Amin-p3w
      @Amin-p3w Місяць тому

      @@user-jp9mu1of2r habar ma qawi lkn 2023 aa hamar soo fiiriye waxa joge 7 months wlhi bajajle yasha wa diidayeen marka dhaho fagax maqaxi kutalo igeey 7 pm Marke mareyso mida kale dadka aa u gubabeso oo madino iyo karaan u badan banaadir dhan ayaga iskale xafad waxa ku fiican tahe dad wada deris ah oo walalo ah oo is dileynin

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 Місяць тому +1

    10x20 dooro miya kuxaroonaysa

  • @drf.m7782
    @drf.m7782 Місяць тому

    Mesho oo ku yalo gurgiga iyo dhismadeeso dismo qadiim ah marnaba macquul mahan 45k -50k kabadan uma qalmo

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 Місяць тому

    Waa qaali

  • @mohamedhussein7663
    @mohamedhussein7663 Місяць тому

    Bisinka $75,000 for 10x20

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 Місяць тому +1

    una sheeg abajo ineey afduub degen yihiin meelahaaas