Markuu Raggu ooyo | 12 | Fandhaal Podcast |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 180

  • @Mahmoudh1
    @Mahmoudh1 2 роки тому +98

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ
    Kheyrka ayaan faafiyaa
    Fadlan nagu taageer

  • @abdiwalisulub4133
    @abdiwalisulub4133 2 роки тому +40

    Mawduucyo aad u qiimo badan baad soo gudbisaa wlle. Mahadsanid

  • @Sadiq-bulshawi10
    @Sadiq-bulshawi10 2 роки тому +87

    Wlhii anigaaa shaleey iguu dhacdaay arinkas wanaaa qalbigaaa iguuu gabaanayeee dabcaan isoo duceee wllheyey somaliyeeed Inuuu xaladaaa ifuududeyooo Allah dabcaan. Iliintaaa wan ceshaaan wayeee lkn islaa markibaaa wejigaaa iskaa dhaqaaay siii laiiogaaniin xaladeydaaa Wan sabrayaaa dabcaaan ducooo ayaaa idinkaa rabaaa I.a

    • @asadabdi6914
      @asadabdi6914 2 роки тому +3

      Allah garabkaga ha galo walal 🤝🏼

    • @Warsamegurxan4367
      @Warsamegurxan4367 2 роки тому

      Illaahy murugta farxad hakuugu beddelo wll

    • @gabariwahooyaded6714
      @gabariwahooyaded6714 2 роки тому

      Wll xowqalada aqriso yacnii لا حول ولا قوة الا بالله iyo saliga nabiga faraj dag dag arkee i.allh

    • @Sadiq-bulshawi10
      @Sadiq-bulshawi10 2 роки тому

      @@gabariwahooyaded6714 m.a wlshey rumaaad iyaah

    • @Sadiq-bulshawi10
      @Sadiq-bulshawi10 2 роки тому

      @@asadabdi6914 mahadsaniit bro

  • @nadiirsheikh7745
    @nadiirsheikh7745 2 роки тому +8

    Khashuucda, Jaceylada kala duwan, Farxada, Dulmiga iyo Xasuusaha qaar yaa sababa OOHINTA.
    Mahadsanid Ustaad Cumar.

  • @farhiya1433
    @farhiya1433 2 роки тому +27

    Markan jikada ku jiro oo hawl hayo intan aeroplanes so qato ayan barmamijkada dawada ma dareemo howshan hayo bananshaheda jazakallah wll❤

  • @guhad2601
    @guhad2601 2 роки тому +43

    Real podcast

  • @Haykal5
    @Haykal5 2 роки тому +19

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 2 роки тому +7

    Ninka raga ah wax ka oohiya
    Ma ahan arin sahlan wayo waxa ka oohin
    Kara in uu qabsado arin uusan waxba kabadali karin oohintana uu ceshan wayo thanks Ustaad Omar barnamijkan In aad dad bulshada
    Wax uun. Ufaidena aad kucazumtid ayan
    Rajena si xiiso uu uyesho codsi wa hadi macqul tahy

  • @shedo7275
    @shedo7275 2 роки тому +7

    Waqtiga firaqada ahay ama kaligay ahay aya dhagesta podcasts yashada dabcana wasida ani macalin wax sharaxaya dhagaysanaya

  • @ahmedawiljama
    @ahmedawiljama 2 роки тому +11

    Ii soo duceeye walaalayaal dulmi laygu sameeyey ayaa qalbigayga gubayee

  • @abuukarfaarax9137
    @abuukarfaarax9137 2 роки тому +6

    Ustaad cumar Guuleyzo Dadka macnaha uleh bulshada baa kamid tahy🙏🙏🙏🙏

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 Рік тому +1

    Waqtiga wax kudar ustaad adoo mahadsan.❣️

  • @maxamedcabdiraxmaan6398
    @maxamedcabdiraxmaan6398 2 роки тому +5

    Ani 8sebtember si xun u ooyay wayo dadbaa iga tagay oo u bahnaaay aneh visaha wee iga si daahday waxna waan ka qawan waaayay wlhi wayo galada vizaha ciyoow wee i siin wayeeen ciil igu dileen dad iga danbeeyay eeee iga siyeen aneh ima siinin wee i cileeen mesha ne waa leyga tagay waan isciilay iscaburay saa ku ooyo wee adag thy ani ahaan lkn taas waaan u adkeysan waaayay wlhi😭
    Ayadoo sas ah ale tawakal saartay wana iska sabray hada alx

  • @zzz.11969
    @zzz.11969 2 роки тому +12

    Al Jannah Wuxuu Kuu Balan Qaadaa In Alaah ku xasuusiyo Soo Booqo Wll❤

  • @القُرآنمنهَجنَا-ظ6ض

    Cabsida alle dartii inloo ooyo waa waxa uu ilaahay ujecelyahay .

    • @jaaneadam8437
      @jaaneadam8437 2 роки тому

      Dumarneh dood kama dhamaato halahaas waxa uleedahay raga dheldhel kuma ooyaan lkn idinka roob 🌧 cml waana wax caadi oo doonooyinka lugu yaqaano
      Dabcan haa cabsida allah in ee ooyin kaga timado waa muhiim lkn mowduca laga hadlayo meel kala ujeedisay kaliya sidi niilugu yaqaanay laf dhuungashay inaa noqotin iska jeceshihin ✌🏼

    • @القُرآنمنهَجنَا-ظ6ض
      @القُرآنمنهَجنَا-ظ6ض 2 роки тому

      My si qaldan wax ufahantay

    • @jaaneadam8437
      @jaaneadam8437 2 роки тому

      @@القُرآنمنهَجنَا-ظ6ض laga yaabo lkn adiganeh laga yaabo inadan fahmin mowduca nuxurkisa laga hadlayo inadan fahmin 😎

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 роки тому +11

    Sax waye wallahi rag dheel dheel maa ooyo😭 ila marku dhibaato haayoo 😭

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 роки тому +8

    Dumarka la in la dulmiyana iyo oohintoodana kasoo hdl insha allh

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 2 роки тому +15

    Anaga dumar hadaa nahah ooyinta xad ma leh markasto dhibaato na qabsato waaba iska ooynaa nafis bay noo tahay markastoo ooyno relief aya dareenaa waa some kind of medication alxamdulilah ilaah ooyin la'aan nama dhigo

    • @bintuibraahim2023
      @bintuibraahim2023 2 роки тому +1

      Kula mid ahay

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 2 роки тому

      Waligay anigu intan qaan gaaray man ooyin laga soo bilaabo malinkaan 14jir ahaa ilaa imika oo aan 27jir ahay 13sano ka waran

    • @wejdanaabdurahman5973
      @wejdanaabdurahman5973 2 роки тому

      @@hamseibrahim7840 13 sano oo dhan wax dhibaato iyo murugo maku soo marin miyaa ooyin la'aanta xanuun waye indhaha iyo qalbiga kaa qalalayo kistoo ooyin iska raadi bal ugu yaraan ilaah dartiis xitaa u ooy

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 2 роки тому +1

      @@wejdanaabdurahman5973 waa isoo martay lkn oohinta waxaan u aqaana mida baroota iyo qaylada ah xooga indhaha ilmo wad ku arkaysa lkn taas oohin lama dhaho kaliya waa ilmo dhibco ah

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 2 роки тому

      @@hamseibrahim7840 adiga waad qalbi adagtahay

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 2 роки тому +11

    Fandhaal podcast, mhdsnid ustaad omar inshar 🥰😍

  • @abdallahmufakir3289
    @abdallahmufakir3289 2 роки тому +5

    Aniga shalann ooyey ;
    Waxaa iga ooyisiiye wax yar oo markaan samay haaye ila fiicnaa 10 daqiiqo kadib waa ooye
    Waliba waxaa jiro wiilal badan oo sidayda ahi oo maalin kasta ooyo waxaana u,sababa arintaa iyada ahi oo shalay igu dhacday aniga .
    "Haylayaabin" ياعمر انشار ،شكرا لك"❤️

  • @arafatmohamedosman1106
    @arafatmohamedosman1106 2 роки тому +1

    Nin rag oohin iyo calaacal kuma fiicno balse nolosha ku bideysa midaas markad aragto xalado ciil iyo murugo ku soo marto aadan waxba ka qaban karin indhaha iney ilmadada ka daadato waa iska caadi kaliya dumar bis nolosha looma sameeyn oohinta raguba marku dhibato adah xalado ciil ah wuu ooya
    Ilahay umuraheena ha sahlo nolol farxad badan alle ka barinay inta dhibateysana dhibatada alle haka qaado inta xanunsan alle cafimaad hasiiyo
    اللهم صل على نبينا محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 2 роки тому +10

    Liibiya soo xasuustay 💔 oohinta ciilka xanuun badanaa

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 2 роки тому +4

    Mahadsanid wll

  • @asmaaabdikarim4
    @asmaaabdikarim4 2 роки тому +2

    Ilaaahay Cumrigaaga Haku Barakeyo ustaad

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 2 роки тому +5

    Wll cumarow Ka soo hadal Mahsa Amani oo ilaa maalmahaan hawada haystay say kula tahay kolay aniga waxay ila tahay inay tahay sheeko gaaladu gacan ku leeday hadii ayna ku lahayna aya buun buninayaan taas oo ay rabaan Xijaabka iyo diinteena inay ku meel uga dhacaan

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 2 роки тому +4

    Eray bixinta poscastigan waan ka heley

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 2 роки тому +5

    Illahay haugaargaro walalaheen suuriya

  • @khadargaarisa1977
    @khadargaarisa1977 2 роки тому +2

    Masha allaah waarun sxb intasiba waa waxjira

  • @abdiazizahmedgurey6737
    @abdiazizahmedgurey6737 2 роки тому +7

    Omar inshaar ma ooyey wali tolow😂😂🤩

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 2 роки тому +4

    Waliba marka qofhortisa aad ku oysid waa xalad dhaba wayo waxa raga amin sanyihiin is adkee jilec hamuu jin lakin asagu isma xakumo ee dareenka aya xakumo

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 2 роки тому +1

    Mahdsanid ustaad

  • @najmamaxamed984
    @najmamaxamed984 2 роки тому +1

    Mansha allaah cumar barnaamij fcn baa taabatay💯

  • @bile-25
    @bile-25 2 роки тому +1

    Raggii horee Soomaalida oohinta manuuc bay ka ahayd😎

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 роки тому +9

    Ani wiiga laba mar baa ooya lkn waxaan is dhahay wa dul yar tahay ma aqaano ilmada iga so horaysa wax yar oo ciila hadan dareemo hooyaday xataa haday icananto waa ooya qaf ilahadli kara ma jiro wa la iska kay daayey hada 😂

    • @jaaneadam8437
      @jaaneadam8437 2 роки тому +4

      Doonaa utahay inaa iska ooy ooysid caadi waaye iska wado ooyintaada jawi degan

    • @hanadheykal1015
      @hanadheykal1015 2 роки тому

      Kkk WaaaD iska Calol jilcan thy dadka ugu qalbi wngzn ku jirtaa

    • @xorxornimo1137
      @xorxornimo1137 2 роки тому +1

      Wa calool jilicsantahay dulmigana majeclid San filaayo lkn waa kabexee inshaallah wax kaa ooysiiyo allaha kaaqabto amiin

    • @fadxiyahassan3406
      @fadxiyahassan3406 2 роки тому

      @@xorxornimo1137 aamin wll

  • @abdullahsiraj3461
    @abdullahsiraj3461 2 роки тому +3

    Ani ahaan wan ku caajisay podcast yaasha bariyahan dambe. Kasoo hadhal mowdhuucyadha kusaabsan 'personal success' fadlan 🙏

  • @mohamedcirro912
    @mohamedcirro912 2 роки тому +1

    Waxaa xaqiiq ah inaysan waxyar aheyn wixii nin rag ah Ka oohiyay. Shukran wll.

  • @abdiwalimahamed1268
    @abdiwalimahamed1268 2 роки тому +5

    Man shaa lhh

  • @Ayubisha22
    @Ayubisha22 2 роки тому

    Qalbigeena ayaad gilgishey alle haku sharfo

  • @robgoal2990
    @robgoal2990 2 роки тому +6

    Aduunka Ragga Ciyaaryahanada cid ka oohin badan ma arag

    • @mahmudabdiali7877
      @mahmudabdiali7877 2 роки тому

      Kuwaas dhereg ayeey la ooyaan iyo istus tus waayo waaadad aan waxba kamaqneen oohintoodana badanaa waa maalaayacni sifiican ufiirso

  • @sacdiyoraaxo7552
    @sacdiyoraaxo7552 Рік тому

    Ma umalaynaayo qof ila caloola inuujiro lagayaba inuu jiro Allahu aclam
    Lkn ilinta aniga saaxiib ayan nahay waxyar hadan fekero waan ooyaa si aan unafiso kaligay way jirta mar aan qof bini adama kuhor ooyay lkn ajanabi igama ahyn qofkaasu siakstoy tahayba aadbaan ucalool jilicsanahy dulmigana waan necebahay 😘
    Marar ayan is arkaa anoo dhahayo inan qalbi adag lahan laha ayan ficnan lahyd waxyar ima dhiben kadib waan katobad kena islamarkaba ilahow adaa mahad leh ayan dhahaa oo qalbi jilicsan isiiyay ❤

  • @justforidea1282
    @justforidea1282 2 роки тому +9

    Waxan xasuustay mayerka hargeisa
    Hbeebkii suuqa gubtay, markii uu arkay dadkiisii hantitoodi gubanay aanu waxba Ka qaban karin dabkoo waynaa awgii, wu ilmeeyay, 😢

  • @somalianopinion
    @somalianopinion 2 роки тому +1

    Fadlan ka soo hadal taariikhdii (Aayatullah Khumeyni) Mahadsanid

    • @abuuramla
      @abuuramla 2 роки тому

      Maxeey soo kordhineysaa taariikhdiisa inlaga hadlo

    • @mursalcismaan7692
      @mursalcismaan7692 2 роки тому

      Shiico(raafido ) taariikhdeeda maxaa ku falaysaa

  • @maxmedjeele4927
    @maxmedjeele4927 2 роки тому

    Wll cumar kudar kuwa somaliya imaden kismayo oo kaliye malinkii am habenkii wad arkayasa ragooda am dumarkooda walhi wan kaqiiroda markan arako dad suriyan ah oo somaliya imanayo waxan isdhaha dalkaga wa amni ee ilalha ugu mahadaceli

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 2 роки тому

    Wlhi dhammaan qodobadan way jiraan
    Siiba waayitaanka qof
    Hawl aadan waxba ka qaban karin
    Iyo الوداع 😭

  • @mohamudshidde5726
    @mohamudshidde5726 2 роки тому

    Waan kugu raacsanahay boqolkiiba boqol raga waxa oogu badan ee ka oohiya waa dulmiga✅❤🙏

  • @rashidabuyazir6211
    @rashidabuyazir6211 2 роки тому +1

    Ethiopia waxan ku arkay, rag wada ooyaaya, oromadu ha ubadnaatee,haday qof wax waydiisanayaan iyo hadii ay arin kacabanayaan way ooyaan ragu

  • @daauud77
    @daauud77 2 роки тому

    Ustaad podcast ga caadiga ah noo soo gali please sida Spotify Google podcast and apple podcast

  • @shukraanxaaji1525
    @shukraanxaaji1525 2 роки тому

    Wad ku mahadsantahay cumarow sida ad noogu tilmaamtay il durduraysa.

  • @sayittalaabo8547
    @sayittalaabo8547 2 роки тому

    Runti anigu dhawr goor ayaan ooyay waliba anigoo is adkaynaya ayaan hadana ilinta ceshan kari wayay.. aah waa run hadalkasi

  • @nadiiracali0123
    @nadiiracali0123 2 роки тому +2

    Qof walba dulmiga waa ka ooya rag & dumar

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 2 роки тому +3

    Podcastiga mar mar video ka so dhig qofna ku cazuum

  • @xamzabashiir57
    @xamzabashiir57 6 місяців тому

    Real bodcast plz macalimaw really isoo gal manta🙏🙏🙏

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 Рік тому

    جزاك الله خيرا

  • @ayuubismaciil8919
    @ayuubismaciil8919 Рік тому

    Masha Allah omar I support you

  • @Shafie-Mohamed-Osman
    @Shafie-Mohamed-Osman 2 роки тому

    Omarow waa runtaa walhi dulmi iyo xaalda aadan waxba kaqaban karin markaad aragto nin ahna tahay waad ooyayssa, hada kahor waxa xasuustaa qiso xanuun badan oo Nala wadagtau October 2020 bay ahayd waxay kusabsanayd wiil 16jir ah oo qabiil dartiis intii ay hooyadiis meel udirsatay ay inta gaari kuriteen ay lugaha iyo gacmaha ka gooeen😭😭 kadibna indhaha intaad kadib ay iskaga dhaqaaqeen Oct 2020 ban dhagaysanaya waxan dareemay ducfi waxaan dareemay inaanan waxna uqaban karin, niyada waxan iska iri geeri baa udhaantay, waan Iselin waayay habeenkaas aadbaan uooyay oo ciil iyo tabar daro saaid ah Baan dareemay 😭 qisadaas Ayaan kusoo xasuustay hada xitaa ili baa igu taagan markastana markaan soo xasuusto aadbaan uga naxaa walaahi

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi Рік тому +1

    Subxanka. nin ooynaya wax calool xumo badan ebid ma jirto 😁 ragow caloosha adkeesta wallow aadba naga adagtihiin

  • @radwanbila7644
    @radwanbila7644 Рік тому

    ha u oyeey omar inshar wa bini Adam hadi u oyiin kami shekeyeen

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab8098 2 роки тому +2

    Video gan galabta isoodhacay inan hadhaw dhegeysto dib udhigto jecleystay runti cawa jimco ehed hoyo mcn wardi u aqrinaye uduceynaye said uxasusta cawa o.kle hoyo mcn hadan runta shego way iga oysiida markan xasusto ama aan uduceyo waxyalo badan iga lmeysiyana way jiran

  • @AxmedKeyse-s5l
    @AxmedKeyse-s5l 20 днів тому

    اتق شر الحليم اذا غضب ❤

  • @ilyasozman1168
    @ilyasozman1168 2 роки тому +1

    wlhi waa dhibayo iheysato neh marwalbo ey wax I qabsadan oo Aan waxbo ka qaban karo wan iska ooya wlhi 😭😭

  • @drliibaanabdiahmad778
    @drliibaanabdiahmad778 2 роки тому

    Aad iyo aad wlhi wa sax nin raga bilaa ciil ma ooyo

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 роки тому +2

    Markuu raggu ooyo saacadaa istaagtay💔🥺

  • @xarago6929
    @xarago6929 2 роки тому +4

    Fandhaal podcast

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 2 роки тому

    Hore usoco macalin mawducan ad xiligan ka hadashay iyo xalada somalia hada ka taagan way is wafaqayan cidii caqli leh aya fahmayso. 🎉

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 2 місяці тому

    Iso duceya wllyl xldyds ma wngsno lkn wey hggi i.a 😢 mudo bdn

  • @radwanbila7644
    @radwanbila7644 Рік тому

    sadicqoow allah ha ka dulqadoo murugada

  • @Demohmed_28
    @Demohmed_28 2 роки тому +1

    اسطوره Omar inshar ❣❣🗨

  • @kabahaardaydaacafimaadkaof5600
    @kabahaardaydaacafimaadkaof5600 2 роки тому

    wllhi waxd moodaa in aad aniga uun iga hadlayso
    moduuc ikhuseeya runtii

  • @lulaothman
    @lulaothman 2 роки тому

    Dulmiga qofkasta ka ooya omer

  • @radwanbila7644
    @radwanbila7644 Рік тому

    allah ha na dhayro amin

  • @ahmedibrahim56sahmedibrahi63
    @ahmedibrahim56sahmedibrahi63 2 роки тому

    Markaan social media muuqalada ka dawanayo markan arko muuqalada dad la dulimanayo waxan is arkaa anoo ilimada iga soo daadatay

  • @salmalali3367
    @salmalali3367 2 роки тому

    waa ruunta omar barakalah

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 роки тому

    hada na dumarka been uoota sideedaba qofku marku oynayo wa marxalada ugu❤dambeysa ee wofku murugodo waxa ka ohisiyeyna wa dhibato markas laso deristay

  • @zubeermohamed4660
    @zubeermohamed4660 2 роки тому +2

    Been ma ahan wll aniga ayaa isku arkay arin i horyaalo anan waxba ka Waban karin Wlhi waa iska ilmeeyey 😥😥😥

  • @samatarxaragoode4948
    @samatarxaragoode4948 2 роки тому

    Maa shaa Allah

  • @najmaabdinaasir6101
    @najmaabdinaasir6101 2 роки тому +3

    👍👍👍

  • @deeqenv4431
    @deeqenv4431 2 роки тому +1

    Dulmiga wax xun ani qurbaha wax ku barta jamacad waxa ugu baxey dulmi iyo laluush ma ooyin laakin yaa jaanis ku siiya macalmiinta ku dulmineys mar kasta ku fakari jirey hal mar ya ku tusa ado ka awood badan

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 2 роки тому +4

    Daqiiqada 20:55 xaqiiq aniga ooyay marka quranka akhrinayo maba iscelin kari ooyinta iyo mar dulmi badan oo xaskeyga igu sameysay lakin sixir il xasad iyo qashinoo dhanaa ka buuxo فصبر صبرا ميلا ayaan kujiraa alxamdullilah wax walba caruurteyda ayan ugu sabraa in aan kala fogaanin mar aan hooyadeeda ku dacweynaayay aa ooyin is celin waayay subxaanallah ilen dulmigii tusbax goay camal igu noqday ama roob da aayo camal waxbadane sabaray inkastoo xaskeyga balaayo loo loo soo adeegsaday oo wax badan quran saaray lakin lakin hada maba quran saari karo gacanta ka horeeso iyo qeelo dariska la isku soo bixinayo iyo sadaxdii lambar horay laga wacaayo micnaha poliska kaasaaba waxwalba iiga daran inasha allah mardhow quraan saara aadeena muqdisho aniga iyo iyadaba caruurteydana waa horaa kala cararay qurbaha hadee ku weynaadaan samir iyo imaan hadii lagaa qaatana samir iyo imaan maslaxadooda iyo tan caruurta waa dhulkoda hooyo waa hadii aad rabto aakhiro iyo aduunyo inee wax ku taraan iyagana wax istaran qurbaha halaag ayaa yaalo qofkii waalid ah oo diinta qiimaheda iyo macaankeda fahansan lee fahmi karo lakin dadka shilimaadka yar iyo dhal dhalaalka argtidooda tahay allaha u naxariista waa qoys halaagsamay sabar iyo iimaan laakiin qofkii rumeesan allah iyo ayaatkisa cad cad waxbo kama halabaan aakhiro iyo aduunyo
    قل اللهم مالك الملك تؤتي الملك

    • @sacdiyoraaxo7552
      @sacdiyoraaxo7552 Рік тому

      Subxanalah Wll ilahay farxad iyo xasilooni hakuugu badelo anigaba culays badan ayaa isaran ilaahy ayaan baryaa markasta aduunka waa iska imtixaan raxmada alle yaan laga quusan 🤲adigana ilahy haku gargaaro

  • @cadeyare8220
    @cadeyare8220 2 роки тому

    Codkan aan maqlayo silamida waxan uga dhages tay kanal magacisu uu yhy OGAANSHO somha

  • @RABIC.Channel
    @RABIC.Channel 2 роки тому +3

    RABIC CHANNEL KASOO DAAWO CUNTO MACAAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gouledomar
    @gouledomar 2 роки тому +5

    🙏🏾👏🏾

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 роки тому

    That’s me (my personality)😢

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 роки тому

    Omaar mar kasta wanku daawada cod xiiq xanaaqa Ka saar ama yarey kkkkkkk kkkk

  • @abshircalinorcali3070
    @abshircalinorcali3070 2 роки тому

    masha Allah I

  • @anwarmohamud2006
    @anwarmohamud2006 2 роки тому

    Wallhi wa aniga qofka ka shekeneso cumaro , 😭😭😭

  • @issabaariyow4936
    @issabaariyow4936 2 роки тому

    Asc wll Omar aniga ayey igu dhacday xabsi ayaan galay waliba dal aan dalkeyga aheen waliba anigo oon danbi laheen

  • @addoonalle5141
    @addoonalle5141 2 роки тому

    Ragu ma ooyaan laakiin way ilmeeyaan

  • @Qaraami-gu5wt
    @Qaraami-gu5wt 2 роки тому +2

    Hadaad Halakan soo Galo adoo Mhsan Subscribe nootaabo waxay nootahay Dhiirigelin

  • @qurux1113
    @qurux1113 2 роки тому

    Omer waxa dumarka ka oyiya eedhabtaa sogali adoraaliyaa

  • @HOREUSOCO
    @HOREUSOCO 2 роки тому

    USTAADI PODCASTIGA 1HR AMA 1HR IYO BAR NOO GAARSI WA NAGA CODSI

  • @hafsoomar7797
    @hafsoomar7797 2 роки тому +2

    an8ga nin iqabay wanku rafaday noloshisa dhaqale laan uur baahi ilmha oona kla jeclayn hadan ooyo oayna dantiis ahayn waqti usan isiin markii an kisoo jestay our Irina ifur ooyay maxan kutilmami karaa talow🤔🤔🤔

  • @azhravzaleban8129
    @azhravzaleban8129 2 роки тому +2

    Oᴍᴀʀ ɪɴsʜᴀᴀʀ 📸♥️

  • @omarabdi5273
    @omarabdi5273 2 роки тому

    #bause 7:13 Arab Springs ayaa ladhaa casimada Tunis mahaan waa gobol yar waaye

  • @zerzadiik2558
    @zerzadiik2558 2 роки тому

    fandhal waxaan ka dhanaa
    xikamado fasiray xaaldah nolasha
    oo bilasha ah allah hakaa abaala mariyo Omar inshar

  • @M.khaliij.
    @M.khaliij. 2 роки тому

    Raga la dulmiyo wax ween ma ahan ayagaba sagaashanka wey dulmiyaan wallalahoda iyo xasaskoda ha uyaaan shegtee wajiga ha bararoo taas kama noxo

  • @hmedmohamed07
    @hmedmohamed07 2 роки тому

    Qahru rijaal waa xanuun

  • @abdifatahabdisalam2779
    @abdifatahabdisalam2779 2 роки тому

    Eygaas meesha waanka qaadido2na2

  • @sulekhamohamed770
    @sulekhamohamed770 2 роки тому +1

    Asc sxb qali🤝🤝

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 2 роки тому

    Ani hooyaday haday xanunsato oohin ma joojiyo
    Marka qof si xun u dhintay la ishego
    Hadaa ciil iqabto oohin
    Hada murugoodo oohin iyo laab xanun
    Reer oohin ahay waa ku nafisa runtii

    • @sacdiyocabdikariim9588
      @sacdiyocabdikariim9588 2 роки тому

      Dumarkeena waa noo dabci ooyinta anbo hooyadeey indhaheeda oo guduudan oo uguyaraan madaxa xanuunaayo hadaan arko wllhi murugta iyo ooyinta walaalo ayaan noqonaa😢 sidookle hadaan ciishoodo ooyin

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 2 роки тому

      @@sacdiyocabdikariim9588 ,🥲🥲illahay murug hanaga hayo

  • @Ahmed.shaam1
    @Ahmed.shaam1 2 роки тому

    Sxb Ani Oyitin Igama Imdow Ila an arko Qof dhintay miso an kala tagno qof iz jacel nhy max Legu tilmam kara