Daawo Qisada heesta Onkod ee Cabditahliil qaaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 31

  • @daus4315
    @daus4315 5 місяців тому

    Abwan Ahmed saleban Bidde ILLAHAY Caafimadka iyo Cimriga ha u barakeeyo.

  • @amooreahmed290
    @amooreahmed290 6 років тому +8

    Masha allah abwaanka wey is heleen jacaylkiisii noolow abwaan nagu qaaliya Axmed saleebaan bide

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Місяць тому

    Alloow qabriga u nuuri oo janno firdoowsa ku arsaaq cabdi tahliil.

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 2 роки тому

    Allow kuu naxariisto Abdi Tahalil warsame oo qabriga kuu waasici aamiin

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 років тому +1

    ManshaAllah abwaan axmed heesaha uu alifay oodhan waan jecelahay’ fiiloosof👍👌🏼

  • @asalhargeisa3668
    @asalhargeisa3668 6 років тому +2

    Ilaahow cabdi tahliil caafi iyo wixii islaama ee buka yaa RAbbi axmed s. Bide cimri dheer iyo cibado suubam Allah hawgu deeqo

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 роки тому

    Wwwww. M. A. Ci tahaliil alh yaraxmuka

  • @MIRALUUL979
    @MIRALUUL979 4 роки тому

    Axmed saleban bide noolow
    Soomali dadka ugu caabsan reer hargeysa ayeey ugu badanyihiin

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 6 років тому +2

    ahmed saleban bide legend

  • @naimohirs2591
    @naimohirs2591 4 роки тому

    Waaaaaaaaaaw. Rag. Waaragiihore fAnakAmAdAm we yn

  • @mohzcaptian1838
    @mohzcaptian1838 4 роки тому +1

    Jaceeel ka waa wax jira , calafka kaween lakin , gabadha jecla isma calfan ila hda 10 sano kadib gabar kale daren kale wa uqadi la ahay, calafka wa cajiib.

  • @siciidfarax6022
    @siciidfarax6022 6 років тому

    Mnsha allah abwaanada wxbaaa laga guntaaa yaaad galood noqone

  • @subeercalanle9074
    @subeercalanle9074 6 років тому

    Aad waxay saaxiib u ahaayeen huryo ilaahay haw naxriisto huryo iyo gujis

  • @mohosman4089
    @mohosman4089 6 років тому

    Haa, aa, aa, assagay usha toosan iyo ooda hagaagsan,
    hayinkii atabaadee, maddigii affar deeqa,
    inantiina ilwaadsan ee asluubi udheertay,
    sida aan u'astaysto kuu'eeganayaayee.
    Runtii heestani waa dhaxl soomaaliyeed oo aan la'iloobikarayn.

  • @adenosman5768
    @adenosman5768 7 років тому

    Axmed Saleebaan Bide Abwaan Abwaan dhaafay

  • @jamaltaher4414
    @jamaltaher4414 6 років тому

    CIIDAGALE IYO JACEYL MXAA KALA HAYSTA ILAA IMIKA QAAR BAA LA JIIFA UU KA MID YAHAY Jaylaani.

    • @hipadabdurahman6787
      @hipadabdurahman6787 4 роки тому

      Adeer abwanku ciidagale maahee waa ciise muuse

    • @abdirisakwais8100
      @abdirisakwais8100 3 роки тому

      @@hipadabdurahman6787 Yaa kugu yidhi waà ciise muse waà nin garxajisa oo hy kasii ah

  • @duniyomo6694
    @duniyomo6694 6 років тому +1

    Jcly ka dhabti waa kaas

  • @abdiguled3550
    @abdiguled3550 6 років тому +2

    Waxaa abwaana illaahow cimriga u raaji.

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 6 років тому

    Madidii Afar Deeqa?!
    Yaa Ii Macaneynaya Tolow?!

    • @ahmedabdi8486
      @ahmedabdi8486 6 років тому +1

      Bancade1 Ceerigaabo waa hasha caanaha badan afar reer caanaheda cabaan ama loo maalo

    • @musemahamed1014
      @musemahamed1014 6 років тому

      Bancade1 Ceerigaabo madidii afar deeqa waa hasha caanaha badan oo afar qof canhedu ku filan

    • @abdirahmanwarsame9692
      @abdirahmanwarsame9692 6 років тому

      Waad garaynaysaa adiguye umabaahnid in laguu nacneeyo hadaad bancade katimi

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 6 років тому

      Bancade iyo ceerigaabo wada socda ayaa leh madidii afar deeqa ii macneeya waad iska cayaaraysaa adeerow kkkk

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 роки тому

      Madigii weeyaan madigu waa wiilka kaligii hablo la dhashay

  • @awaarechannel1758
    @awaarechannel1758 6 років тому +3

    Waa qiso cajiib ah markii soomaali burburtay ninba tuuladii uu ka soo jeeday ayuu qabtay intaas kadib koonfur murti iyo abwaan kii way ka madiday afkiina daaba hadalkii 🔪

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 5 років тому +1

      Waqooyi markii xoriyada laqaatay xamar ayay kusoo yaaceen hadane markii xamar noqotay waati lagu yaacay xidigi ladhihi jirey geeska way burbureen hhhhh xamar waa maato uroon

    • @nuur3272
      @nuur3272 5 років тому

      Goormay hargeisa tuulo noqotay?
      Heesahan Ahmed Saleebaan Bide hargeisa ayuu ku sameeyay.

    • @hipadabdurahman6787
      @hipadabdurahman6787 4 роки тому

      Iska hadle reer waqooyi waa halka uu fanku ka dhaqaaqo