Taariikhdii Abwaan Cali Saleebaan Bidde| Kulanka Gorfaynta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @SabahSabiha-b3m
    @SabahSabiha-b3m 3 місяці тому

    Alla haw naxariisto abwaan cali saleeban baal dahaba ayu taariikhda kaga jira qabriga Alla haw nuuro aamiin

  • @muuminad3143
    @muuminad3143 3 роки тому +8

    Masha Allah waa reer Allah ku maneystay suugaanta. Abdillahi Saleeban oo dhalin yaro ah ayaa iigu dambeysay Kaasa balbalaara Mogadishu. Salaan sare Brother

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool 2 роки тому +1

    Maasha Allah Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde Waa Reer Oslo Muddo Dheer Baan Reer Norway Wada Ahayn Waxaan Filayaa Inuu Raggii Ugu Horreeyey Ee 1988 Qiyaastii Yimid Hadduusanba Kasii Horayn Hadda Kahor Baan Waraysi Kaga Qaadnay Radio Samadoon Waxayna Ahayd Sannadguuradii Kasoo Wareegtay Madax Banaanida Soomaaliland Isaga & Safiir Liilan.

  • @SabahSabiha-b3m
    @SabahSabiha-b3m 3 місяці тому

    Ahun abwaan cali saleeban bide qof jira ayu ahaa qalbiyadeena ayu ku noolyahay Alla hawnuuro qabriga janatu fadowsa Alla ha ku abaaliyo

  • @abdifatahpashe608
    @abdifatahpashe608 8 місяців тому

    Masha allah waa tiirarkii dhaqanka iyo fanka reer saleebaan bide

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 роки тому +2

    Manshalaah cabdilaahi waa nin rageed asal

  • @hajiaden853
    @hajiaden853 3 роки тому +3

    Ilaahay ha u naxariisto abwaanka cali saleban bidde

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 3 роки тому +2

    Cabdilaahi wuxuu haystey wasaarada dalxiiska
    Hargeysa
    Isaga iyo walaalkey iyo deyr isku iskuul ayey ahaayeen

  • @yusufmussa733
    @yusufmussa733 3 роки тому +3

    Allaa yarxamu, Abwaan Cali

  • @duliyeshabeel4237
    @duliyeshabeel4237 4 роки тому +6

    Waxaan ka dhegaystay bbc da barnaamijkii fanka iyo sugaanta ,ilaahay ha u naxariistee cali saleeban waraysi laga qaaday

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail 3 роки тому +2

    Allah haa naxriisto ameen

  • @muniraismail5577
    @muniraismail5577 3 роки тому +2

    Ilaahay hawnaxarrsto mujaahidka

  • @kamaalhasan2984
    @kamaalhasan2984 3 роки тому +5

    Haduu hiil geesi waayo
    Cadaawana libin ka haysto
    Ilayn hibashiyo mawaayo
    Naftiisu inay is hiifto
    Waa heesaha aan ugu jeclahay maxamed mooge

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 Рік тому

    Aun Cali saleebaan bide Hal abuur iyo mujaahid ayuu ahaa aan arag Wixii uu diidanaa midhihii ay dhaleen iyo manfacii Gobonimada Som Land.

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 3 роки тому +2

    Anigu ilmo saleebaan bidde waxaanu ahyn dad isyaaqnay oo Qaarkood isku iskuul axmed gurey oo ay dhigan jirey cabdilaahi saleebaan bidde oo haysan jirey dalxiiska waqooyi galbeed
    Hargeysa

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 3 роки тому +1

    Waxaan jecelahay Cabdilaahay S.Bidde inaanu wada xidhiidhno iyagoi isku iskuulahaayeen Axmed gacayte
    Anigoo yer ayaan ka hor tagi jirey labadoodaba

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 3 роки тому +1

    Buuga ku soo dhaqso claahi

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 3 роки тому +3

    ILma saleban axmed moye raga kale suugaan tooda lama kaydin

    • @buuxciise2338
      @buuxciise2338 Рік тому +1

      Cali saleebaan bidde
      Heesihiisa caan weye intoda badan wala hayaa wana la yaqaan
      Wax badani wa lumeen kulay

  • @abdirashidmaxamed4665
    @abdirashidmaxamed4665 Рік тому +1

    Cali Saleebaan Bidde, AHN wuxuu ahaa abwaan weyn, waxa kale oo uu ahaa dagaalyahannadii SNM kuwii foolaadka u ahaa, dhaawac weyn baa ka soo gaadhey oo lug baa laga jaray, isaga oo qori lugta loo geliyey baannu Hargeysa ku kulannay sannadkii 1994kii ka hor intii aan dagaalku ka dhicin gudaha Somaliland.

  • @SabahSabiha-b3m
    @SabahSabiha-b3m 3 місяці тому

    Ahun abwaan cali saleeban bide qof jira ayu ahaa qalbiyadeena ayu ku noolyahay Alla hawnuuro qabriga janatu fadowsa Alla ha ku abaaliyo