OGADEN IN UU R/WASARE AXMED MADOOBE WALIGII RAALI KAMA AHAYN HADANA WARKA BEESHA CAALAMKA....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 12

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 4 дні тому +3

    Xasan Sh. Maxamuud beesha caalamka wuu laalushey waxaana cadeyn u ah dhalashada boqorka ingiriiska uu kaga qeyb galay Xalane.

  • @abdibarre547
    @abdibarre547 4 дні тому +1

    Axmed madoobe wuxuu rabaa inuu sii ahaado 2laba kaare

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 4 дні тому +2

    Arintaa waxba Kama jiraane xamze axmed modoobe ayaa keenay kursiga xamzana wuxuu ka gaabiyey inuu wixii xamze qabanlahaa ka gaabsaday hadduu somaali badbaadin lahaa inuusan waxba ka ahayn dawladda waa haddii iidan indhaha ISKA tirin dawladnimadu waa balance madaxwaynuhu wuxuu magacaabaa raysalwasaaraha sidaa darteed raysalwasaaruhu waa hayadda fulinta madaxwayne waa ilaaliyaha dastuurka raysalwasaaruhu waa hayadda fulinta xaqiiqa waxaa ah raysalwasaare waa magac U yaal ha Ku dawakhin raysalwasaare baa ogaadeen ah bal nin wax. Qaban Kara oo ogaadeen ah Keena kani waxay idinku keeni kartaa in ogaadeen wax Ku waayo
    Dadka baa Lagu warixinayaa ogaadeen raysalwasaare ayaa la idin diidanyahay anigu waxaan qabaa inay tahay been ee haddii xamze yahay nin wax qaban Kara inaan cidina diideen laakiin waa nin aan beer bisil Kala jarayn midda kale baarlamaankii wuxuu galay jeebka xasan xamzana wuxuu galay jeebka xasan dalkuna wuxuu Ku socdaa got dheer xasan wuu tegi doonaa lakin xamze waa nin aqoonyahan ah waxaad ah ha isbabaaniyo hadduu future ka rabo somaaliya oo badbaadiya soomaalia ama uu iscasilo haddaanu wax beddelo Karo oo dalka badbaadiyo taas ayuu sumcad Ku heli karaa wadaad buu sheeganayaa wuxuuna la shaqeeyaa tuug khaa;in ah

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 4 дні тому +2

    XAmse reysalwasaare yuu u yahay ma xasan mise cid kale

  • @saidbarkatle6767
    @saidbarkatle6767 4 дні тому +1

    Acww bro kismaayo doorasha ka socota adigana saanaa no sheegaysaa

  • @AbdulahiAbdu-w3q
    @AbdulahiAbdu-w3q 4 дні тому +1

    Beesha caalamka iyadaa sameysay nidaamka fedraalka markaa ma xal baad ka sugeysaa ,

  • @asadhassan8153
    @asadhassan8153 4 дні тому +1

    5 sano ee soosocta waxay cuni lahaayeen ayeey diyaarsanayaan intoida badan, waa qaaylo quutayaal

  • @asadxuseendasar1950
    @asadxuseendasar1950 4 дні тому +1

  • @faarahmohamed8617
    @faarahmohamed8617 3 дні тому +1

    Tuuga ayad tihiin war fiican usoogudbit
    Ya ookhilafka kadaaya dadka

  • @haldoormedia6355
    @haldoormedia6355 4 дні тому +1

    Aflagadada aad Ku hadashay ee aad tiri labo kar bey wadan jireen si dag dag ah raali galin uga so bixi sida ugu dhaqsiyaha badan sxb wariye sayid ninka isku shegay aad bad uu dhareyneysa

    • @farhanabdi1102
      @farhanabdi1102 3 дні тому

      Haloormida ninkaan warkiisa waa horaa xasan sheekh usheegay qabiilkiisa inay dadka daaroodka ahi kuligood fooran yihiin oo ay Ethiopia iyo Kenya dagaan Si looyareeyo awoodoodana kaar loosameeyo lagu cadaynaayo inaysan soomaali ahayn Marka dagaalku mar horaa la bilaabay ee hadalka wiilkaan Yar waxaa ka horeeyey airinta Kala saarida oo Soomaaliya sharcigii ahaa soomaali Waa dhalasho ayaa la Rabaa in la badalo so Puntland ayaa diiday oo tiri waxaasi Nama quseeyaan

  • @QadarAbdiyussuf
    @QadarAbdiyussuf 4 дні тому +1

    Niman wax og ma tahidin dad war galeen ah ban idin modi jiray jareer wareersan baa tahiine ha is dhibina Howshan saxafada howshini maahan beerihiini iska fasha