@@rahiima_ruun46 kkk excuse me sister wiilka yar bahida u Geen karta inu dhiig Islam daadiya ka yabe waxas qiil maha Ninki nin dilo hala dilo sida saxda baahi ii geen karta ma jirto ina dhiiig Islam daadiyo Ilahey ka Baq
@@AaminoAbdirahman-ly9no qof isagu qirtay oo marwalba kufaana daadinta dhiig muslim taasina in ay khatar tahay ogow.nimankan khawaarijta marwalba iyagaa qirtay oo kufaanaa in ay daadiyaan dhiig dad an waxba galabsan.
Daskanu waa itoobuyaan orormo iyo wax baas bal may iska celiyaan itoobiyaanka dhulkii raxawayn ku habsatay 20 gaadhi ayay usoo raaceen si ay muqdisho u qarxiyaan yaab 😮😢
Maalin walba qawaarijta maxkamad lasoo saaraayo waxay Cadeyn utahay taas Somali inayba badan kooda qawaarij ay yihiin subxaanallah Maxkamada gobol banaadir shaqa wacan garabkiina allah galo Insha Allah
Wlhi waa yaab iyo amakaag dhalinyaradii reer konfureed ee somaliyeed waxey dilaan oy qarxiyaan iyo inta kaleh ee dil lagu xakumo ayey noqdeen simaliyey xasuuq aya inagu socda rabow noo gargaar aamiin aamiin alahuma aamiin
waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa Allahii sabab uga dhigay Ciidamada in ay u adeegaan shacabkooda waxaana codsanayaa in daryeel iyo taakuleeyn loo sameeya dhamaan ciidamada abniga waa muhiim
Inanyar oo maalindhoweyd sawlada u sheegay in uu meel dhalinyaro ku ciyaareysen uu miiko dhiga , kadibna uu ciudankii tusan Naag Yaanyo suuq kugadanaysa oo miiskeeda Jawaan miino ah ku hoos haysa , waa in Inankaa wadamada Yurub am America dawladu magangelyo u waydiisaa .si aan naftiisa wax looyeelin , kuwakalen ay kusoodhiiradan ina ay sirobadan fashiliyaan
Bal nimankaan waaweeyn oo in ay na xasuuqaan u bareeray kawaran Allahi naga qabtay shartooda ayaa ku mahadsan iyo dadkii ka dambeeye soo qabashadooda. War dhamaantood Dil toogasho halagu xukumo si shartooda Ummada Somaliyeed uga badbaado kuwa kaloo ayaga camal ahna ugu tusaale qaataan.
Alla Jecliyaa qawaarijtaan markii cadaalada la horkeeno Waa mujrimiin Alle iyo rasuulkiisa ka furtay Pls gacmaha aan is qabto oo aan cirib tirno Gaalo madoow iyo Ethiopian kuwaan baa noo jebiyey Please Dil haa lagu xukumo jahana allaha ku fogeeyo
Asc umada somaliyed walalayaal waxan mar walba is weydiya Maxkamaduu dad badan ayey dil toogasho kuu xukuntay Tuusale Taliye qoslaye iyo qoxdisi dhaqar qabayasha dad kaleeh oo badan sabaab aya tirka loo geyni layahay wa waxan fahmin wayey anigu bal iso macneeya wad mahadsan tihin
Waxaan aad ugu faracsanahay der der gelinta ay ku socto maxlamada sharafta leh iyo gar soorayaashooda oo ugu horeeyo genaral shuute wxn idin leeyahay allaha idin fududeyo hoodha idinla idmaday
waligeed sidaas ayay ahaanaysa xamar inta isbedelku lafihiina ka imanayo,waana sunada uu ALLE u dhigay nolosha inaanu ALLE cidna badalin ilaa ay iyagu isbadalaan waxa la idhaa wadaninimada iyo lahaanshaha dalka aad ayay idinku yartay,taasina waxa ay keentay in damiirkinu ka xoolaha oo kale uu noqdo,oo qofka lagu qancin karo inuu qayb ka noqdo xasuuqa ehelkiisa isagoo dhaafsanaya wax aad u yar oo aduuna 🥱
Hawiyow idinka muqdisho buushash uga dhisdeyn e jareer I eelaay e ka xaaxaabiya. Nak bey idinka dhigeyn welina waad ku heysaan goofafkina Cawaan ba tihiin
Dawlada somaaliya waain leydahay warshada soo saarto Sokorta warshada soo saarto oomada saabuunta darka lagu daqo warshada soo saarto saabuunta lagu qabeysto waain leydahay dawlada somaaliya dawlada somaaliya waain leydahay warshada soo saarto qalin biiro warshada soo saarto buuga wax lagu Barto warshada soo saarto caano geela lowda ariga in ku shubto baakado waain leydahay dawlada somaaliya
Cidamada Somalia guulesta hal fikrad aa nigu soo daraa abesada madaxaa laga dilaa rasu kabirka soqabta gudafadaha yar yar aa 20 dolar qadanayo waxaa ka ween shedamada sare
Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen❤❤❤
HoooL baaa socoto Ilahey hanii fududeyo guuul insha Allah
Howl socota aniga ma arko malinka arko alshabab dadka hubka iyo lacagta siiya oo shute lahorkeenay baan qirayaa howl socota sababto ah Wiil yar oo baahi iyo hanjabad cadow ugaysay dilkisa howl ma aho shababna wuxu dilayaba waa kuwo iyaga cml ah ma kula tahay dilkoda inay kanaxayan kuwa kale soo qabsanayan oo howsha halki kasowada yaa hubka iyo gawaarida musharka siiya alshabab?! Taas hala baaro
@@rahiima_ruun46 kkk excuse me sister wiilka yar bahida u Geen karta inu dhiig Islam daadiya ka yabe waxas qiil maha Ninki nin dilo hala dilo sida saxda baahi ii geen karta ma jirto ina dhiiig Islam daadiyo Ilahey ka Baq
Amiin Amiin Amiin yarabi 😢😢
Dawlada guul garakina alle ha galo qawaajirta guuldaro io gablan alle ha dhigo
Dowlada guul garabkina alle ha galo qawaajirta guuldaro io gablan alle ha dhigo
Aamin
Guul ma arko aniga
ma arko malinka arko alshabab dadka hubka iyo lacagta siiya oo shute lahorkeenay baan qirayaa guul sababto ah Wiil yar oo baahi iyo hanjabad cadow ugaysay dilkisa guul ma aho shababna wuxu dilayaba waa kuwo iyaga cml ah ma kula tahay dilkoda inay kanaxayan ?!kuwa kale soo qabsanayan oo howsha halki kasowada yaa hubka iyo gawaarida musharka siiya alshabab?! Taas hala baaro
@@rahiima_ruun46 ya ku so diray adi
Hala dilo shacabka dileene guuul maxkamada ciidanka shuute ilaah ha idin xafido ❤❤
Kuwaan dhamaantootot hala dilo kuwaan Waa kuwa umada dhameeyay 😭😭😭
Sah
Aad iyo aad hala toogto
Waa sax halatoogto khawaarijta
Dilka xukun le yahy taas ogow dhiiga ciyar ciyar ma aahn waxa laga yabaa ineyy xukumo kle leyihiin
@@AaminoAbdirahman-ly9no qof isagu qirtay oo marwalba kufaana daadinta dhiig muslim taasina in ay khatar tahay ogow.nimankan khawaarijta marwalba iyagaa qirtay oo kufaanaa in ay daadiyaan dhiig dad an waxba galabsan.
Dolada Somalia shaqa fican hesa sanadkan Alx🎉❤
walee qawarijta gabalkoodi waa dhacay walahi wayo isbuuci 3jeer ayaa ayagpoo koox kox ayaa lakena maxkamada furihana waa walgu kumadaa dowladu waa shaqeysay dadwenow lashaqeeya cidanka sirdoonka dalka
War bakhtga kuwo halista ah maba lasoo qabta kuwaas la soo qabta fiicnayd
Aad iyo aad guul cidanka amniga
Ilhey anaga qabto qawaarijka sxb dad yar ma aha kuwa badan qarsan alh naga qabto xasan shiq 2 sano dagaal kula jiraa walina ma damaanaayaan
Guuleysta geesiyada birta ahoow guuleysta weligiin aduun iyo aakhiroba taariikhdaa idin xusi doonta inshaa allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subaxaana Allh sagaal iyo toban qarax MAA u mada iyo magaalada Ku galaafteen halaga jaaziyo
RAXAWEYN iyo jareer hala iska ilaaliyo 😳
Daskanu waa itoobuyaan orormo iyo wax baas bal may iska celiyaan itoobiyaanka dhulkii raxawayn ku habsatay
20 gaadhi ayay usoo raaceen si ay muqdisho u qarxiyaan yaab 😮😢
Absolutely 💯
Jarer iyo eelay iska jira😂😂
HAA UGAAS 👑 INSHA ALAAHU TACALLAA AMEEN 🤲
Tvga Qaranka iyo bahde shuute howl culus baad haysaan Allaha idinka Garab galo guuleysta ❤
Maalin walba qawaarijta maxkamad lasoo saaraayo waxay Cadeyn utahay taas Somali inayba badan kooda qawaarij ay yihiin subxaanallah
Maxkamada gobol banaadir shaqa wacan garabkiina allah galo Insha Allah
😮Kulligooda dunida halaga wada qariyo kuwaan halistooda ayeey leeyihiin maxaa yeelay dadka xabsiga lagula xiro ayeey barayaan qaraxyada qaabka loo sameeyo
Dawlada somaaliya waain siisaa mushaaraad koo da ciidamada atmis Uganda Ethiopia Burundi djabuuti kdf Kenya lacagta ayey qaataan ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus sisaa mushaaraad koo da ciidamada somaaliyeed waain siisaa mushaaraad koo da ciidamada somaaliyeed lacagta ayey qaataan ciidamada atmis waain la siiyaa ciidamada somaaliyeed
Xukun kooda waa Dil Toogasho ah
Xukun kooda waa dil toogasho ah
Guul maxkamada ciidamada qalabka side somalia 🇸🇴 💪
Sumxanalaah Sumxanalaah Sumxanalaah sumxanalaah Sumxanalaah Sumxanalaah sumxanalaah Sumxanalaah
Subxanallah wll sas wyo ❤
Wlhi waa yaab iyo amakaag dhalinyaradii reer konfureed ee somaliyeed waxey dilaan oy qarxiyaan iyo inta kaleh ee dil lagu xakumo ayey noqdeen simaliyey xasuuq aya inagu socda rabow noo gargaar aamiin aamiin alahuma aamiin
Farmaajo Amnigan wax kamaqaban Dalxureeye Allow nooda. Ninka tuuladisa waxa uudhisa uukanaxa marka uu asaga leyhy
Maasha allah waa runtaa guul dalxureeye
Askarta la qori doono 2025 yaa israacnaa oo dibow isla soo marnaa sxbyaal dalkaan anaga ayuu inoo bahan yahay
Inteey nool yihiin dadkan laayayaan walaalaheena iyo hablahena inaan wada soo afyarno ayaan nafteyda u huri karaa
Jareer iyo eelay waaye waxa nadhameeyay war maxa cadawsana
Waxa adeegsadana waa hawiye sida Cali dheere iwm
Kan okiyaalaha wato Maxamad Suldaan Nairobi aya banooni iskula ciyaari jirnay. Maxaa ugeeye waxaan subhanallahi
Xukumada dilaayaasha marki la dili waayey maxkamadaha qiimo beeleen😢😢😢
ILAAh idin qaad dad koodi ay dhamaynayaan miyaysan aankhiro ogayn
Intaan ladilin xogo kale khasab halagaga raadiyo
waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa Allahii sabab uga dhigay Ciidamada in ay u adeegaan shacabkooda waxaana codsanayaa in daryeel iyo taakuleeyn loo sameeya dhamaan ciidamada abniga waa muhiim
Inanyar oo maalindhoweyd sawlada u sheegay in uu meel dhalinyaro ku ciyaareysen uu miiko dhiga , kadibna uu ciudankii tusan Naag Yaanyo suuq kugadanaysa oo miiskeeda Jawaan miino ah ku hoos haysa , waa in Inankaa wadamada Yurub am America dawladu magangelyo u waydiisaa .si aan naftiisa wax looyeelin , kuwakalen ay kusoodhiiradan ina ay sirobadan fashiliyaan
Hadii ladilo waxba Noma soo kordheyso meeqo ayuu horay udilay calacal lama rabo dadkana kama duwana
shaqada Ay hayaan Hey,Ada Napad Sugid Ee Nisa Alle ha ula garab galo
Bal nimankaan waaweeyn oo in ay na xasuuqaan u bareeray kawaran Allahi naga qabtay shartooda ayaa ku mahadsan iyo dadkii ka dambeeye soo qabashadooda.
War dhamaantood Dil toogasho halagu xukumo si shartooda Ummada Somaliyeed uga badbaado kuwa kaloo ayaga camal ahna ugu tusaale qaataan.
Raxanwayn dhulkoodii itoobiyan baa hayste oo iska xasuuqa naaghoodana ka shaqeeya mey iska ciliyan diinta muqdisho kaliya ku gooban ee caruuraha iyo dumarka laynaya waa xay subxanallaah 😢😮
Diin ma jirtee duli bay isu bahaysteen
20 gaadhi la zoo raacaya muqdiaho qarxinaysaa
War kaca ree muqdiahoow 😮😢
Subaxnalah ilaahay umada idnka soo qabay 😢
Ad iyo aad Sidney tahy haugu xukunto😅
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw
Alla Jecliyaa qawaarijtaan markii cadaalada la horkeeno
Waa mujrimiin Alle iyo rasuulkiisa ka furtay
Pls gacmaha aan is qabto oo aan cirib tirno
Gaalo madoow iyo Ethiopian kuwaan baa noo jebiyey
Please Dil haa lagu xukumo jahana allaha ku fogeeyo
Legend
Qofkii qof dila waxa ku haboon oo shareecadu qabto
Asc umada somaliyed walalayaal waxan mar walba is weydiya
Maxkamaduu dad badan ayey dil toogasho kuu xukuntay
Tuusale Taliye qoslaye iyo qoxdisi dhaqar qabayasha dad kaleeh oo badan sabaab aya tirka loo geyni layahay wa waxan fahmin wayey anigu bal iso macneeya wad mahadsan tihin
Shuutte shaqo fiican ayuu umadda u haayaa. Mash Allah
Jareer iyo eelay waaye waxa nadhameeyay war maxa cadawada nigalshay
Sax waa in il gaara loo lahaado
Ummadda waa la wareeriyay Alle waxaan ka baryeynaa inta wareerineysa ee diinxumo iyo mustaqbal la'aanta iyo dhameynta dadka somaliyed loo adeegsanayo oo ka shaqeyneysa hafashilo qayanadooda oo halawaayo aragooda oo hakaqabto ummadda .
350 al shaab qaataa
Dawlada somaaliya waain distaa maxkamadaha muqdisho xamar gobolada tuulada iyo baadiyaha xuduudaha dawlada somaaliya
Xamar siyaad bare inkaartisii ayaaa heysta wlaahi😢😢😢 xataa dhalinyarada hawiye inta is xilqaamaan kuma jiro nin dan ka leh muqdisho
War inta dhiig isu yeeshaan nacasyahay waxa dhamaanayo waa dadkinii cidii la qarxiyo xamar boqolkiiba 90waa hawiye eee sidaan isku dhaama 🤬🤬🤬
SYL dhalinyaro ayeey ahaayeen ku deyda oo magaaalda sidaan u dhaama inta dar ilaahay isu xil qaantaan cidna wax haka sugina daacad hadeey idinka noqoto dhalinyarada qurbaha ayaa idiin garab is taageysee ama saas u dhamaaada mid ciidan dilo iyo mid shabaab dilo ahaaada😡 dunida dhalinyaradooda ayaaa hor mariya ayagoon dowlad waxba Ka sugeyn
Walaley arin fcn wa shegtay lkn damaada iyo waxaas ina ku darto ma aha
yaa dilayo hee wla shega lee ilmaha wasirada iyo xildhibanada yurub jogan wadanka shacabka Ku dhimana
❤❤❤❤❤❤
Waxaan aad ugu faracsanahay der der gelinta ay ku socto maxlamada sharafta leh iyo gar soorayaashooda oo ugu horeeyo genaral shuute wxn idin leeyahay allaha idin fududeyo hoodha idinla idmaday
Dawlada somaaliya waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon ciidamada darcad ciidamada jaajuus distaa dawlada somaaliya
Toogasho waaye ku waan
Khawariijta ha lagubo
Ciidamada
Qalabka sida
Guulesta
Mar waliba
Khawariijta
Jahanabo allah kugu inshallah Allah
haladilo ❤
Ilahow cidankena aqontoda noo siyadi 🤴guulesta dhagarta cadawgana rabigey ha idinka haayo
Sidu u qurux badan yahay iyo cida uu ushaqeynaaye waa kaaf iyo kala dheeeri😢😢
Shabab wa jaben kululeso mia naf karadiyen wa Gai farmajo cadi aye ula Mari jiren chacpontiyada 😂
Taabo muhimada hadalkaaga waayo dadkan hada lama qaban waa 2022 iyo 2023 melahas waxana la xukumaya maanta ee maanta lama qaban
@cabdishakuurdhunkaal-fi4je sawir yar bathye orod soxar ma tulo ayan jogna kkkkk nadalyahow rer miga ah 6bilod xita madhamo inte xirnaye Nadal Nadal dhalay bthy
@@cadaaweyare9045 in lagula caytamo miya jeceshahay nedel iyo waxas maxa mesha kenay
@@cabdishakuurdhunkaal-fi4je Nadal been loweye ragana hada dhawa laqabtay lol
@@cabdishakuurdhunkaal-fi4je Nadal wa beenlow jahilyahow orod waxbaro somaliga xita mataqanid
iska qabta ayda argagixisada uryasa, guul somalia
Hawiye waa cawaan dadkoda ayeey xasuuqi 30 sano.
❤❤asc
Wcz
Cajiib فسألو أهل الذكر إن كنتم لا تعلمون
Dila khawarijta umada waa dhibeen
wxaas dilimaysaane mxaa kasoo bandhigtaan horta wali wx aa tooga teen ma arkine😂😂
Sxb alshabaab walba waa la dila mid walba oo laso qabto always xukunkisa waa dil
@ mxaa loosoo bandhigi waayay hadii la laayo ama latoogto in ay xabsiga ka baxsdaan maahee wax xamar lagu toogty ma arkin
Kuwaanoo kale lug iyo gacan halaga gooyo darawalkana warka halaga guro
Share
Waad mahadsan tahiin wlh cadawgaan waana dhibeen beerahi ayaga looga soocararay dalki somali kansarka ugu weyn oo aanka kici lanahay waa ragan ee hday dowlad nimada sax idinka tahay ragaan hala toogto isla maalinki laxukumo war waa nasan lanahay maalin walbo waana soo wacan aniga kutuwarey nin joogo ayaa anigo xamar joogo ii qabtay 4 saac si aan kamirada u furo waxan ku dhahay adiga hda wax disho ilahayne maxuu qabanaah qofantiisa dhamaan booto waxba kama qaado halagu dhiirado cadawga inaan u jilcin kana baqin ilahay baa kaliya waajib ah on laga baqo
Hala dilo ilmo xaaraanta
Waa khawarij illahey maxuu na faray in la dilo
First 😅
Daqanvelin usameeya bal iney soonoqdadaan dhaqancocelin dheer kusameeya😊
Dhamatood hala toogto yaa loo naxariisan please
Subxanallah inad dadka dhameysaan maa intaas uu mareysaan Oo rabigiin makabaqeysiin miyaa Oo miyan Oo geen iney xiisab ey danbeyso😢
مدى خطورته
Dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuugada taleypoonada daca shacabka somaaliyeed daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuugada xabada ku disho shacabka somaaliyeed daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil dawlada somaaliya waain cafinin ciyaal weero tuugada tooreyda ku disho shacabka somaaliyeed daawadooda dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil dawlada somaaliya waain cafinin Hogaamishaasha alshabaab daacish is is daawadooda waa dil xabsiga laguma haayo diyo laga ma diibo daawadooda waa dil mahad karataay Cali Deere kaba ku tukudey aadan suni cabdiqaadir mumin abuu mus cab fuaad shongol waxey Ku noolyahay duurka Hala dilo qaarijiyo dawlada somaaliya
waligeed sidaas ayay ahaanaysa xamar inta isbedelku lafihiina ka imanayo,waana sunada uu ALLE u dhigay nolosha inaanu ALLE cidna badalin ilaa ay iyagu isbadalaan
waxa la idhaa wadaninimada iyo lahaanshaha dalka aad ayay idinku yartay,taasina waxa ay keentay in damiirkinu ka xoolaha oo kale uu noqdo,oo qofka lagu qancin karo inuu qayb ka noqdo xasuuqa ehelkiisa isagoo dhaafsanaya wax aad u yar oo aduuna
🥱
Shuute iyo kooxda dambi barista waxaan idinku leyahay war maskaxda kadambeysa musharka iyo dhaqalaha soo qabqabta oo sidani waa dabar jar kusocota dhalintiinii meel fog bay howshaan usocotaye yay tahay cida hubka iyo dhaqalaha bixisa oo ilmaha ku adegata alshabab waa dad duur kujira oo baqaye yaa kacawiya lacagta iyo hubka dambi barista ugadiya dhinaca kale oo Ilma yar oo awalba bahi ugeysay dilkisa wax ma soo kordhinaysee indhaha furaha somaliyay dhalintii dhamaataye 😢😭😭
War neo Horta al shabaabta kulli wajigooda shar weyn aa ka muuqata alle hanaga qabtee
Dapaashi kudhashay was raxnweyn mxay kaahaleyeen meesha dowlad jirteee qabiilka kasaar meesha hadi kale edebta lagaa saxaaa
Dawlada somaaliya waain bartaa shacabkeyda joogaan muqdisho tuulada iyo baadiyaha xuduudaha gobolada waain bartaa baabuurta iyo bajaajka habeyn iyo maalinta sabti axad isliin talaado arbaco qamiis jimco habeyn iyo maalinta waain bartaa baabuurta bajaajka waain bartaa qaraxyada ayaa dici kara dil ayaa dici karaa dawlada somaaliya waain feygig naa taa difaacato tuulada iyo baadiyaha xuduudaha gobolada waain tilaabo sharciga waafaqsan Ka qaadaa dadka ku hanjabo taleypoonada hormuud somtell dawlada somaaliya waxaa lagu kaa in awood uleyda wadakeyda difaacato tuulada iyo baadiyaha xuduudaha gobolada waain ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya
Horta jareerta iyo eelayda maxaa ka dhigay kuwa is qarxiya ama dadka qarxiyo
Nisan iyo askartan kuli maxkamada shuute iyo tiimkisa sas kuwada qabiil iyo kana ila dhashtay yey nii marin
Dawlada somaaliya waxaa lagu kaa in awood uleyda wadakeyda difaacato tuulada iyo baadiyaha xuduudaha gobolada waain ka shaqeyyo amarkeyda dawlada somaaliya
Hawiyow idinka muqdisho buushash uga dhisdeyn e jareer I eelaay e ka xaaxaabiya. Nak bey idinka dhigeyn welina waad ku heysaan goofafkina Cawaan ba tihiin
Dadkan shababka la eedeyo qaraabo u noqonaya ayaga ah in xabsiga lagu guro wyo wilkoda shabab ah o xmr ey ku ogyihin ayey so shegi wyen
Allhayow danbigii aan galneyba badnaa soomali hadaan nahey Khawarishta iyo kuwan kaleh ee xukunka ridayow alleh ka cabsada
Xasuuq ayaa inagu socda umada hala wacyi galiyo gobolada dagmoyinka tulooyinka dhamaanba
Ilaahey halaga baqo yaa allah noo danbi dhaaf oo na soo hanuuni
😢😢😢
Hambalyo ciidanka amaanka waxay hayan wax qaban aad u balaaran 5bilood oo ugu dambeysay waan idinku faana waana idinku seexana
Meqo aya kamida shababa
Nishaqeysa ani waxan qaba
Waxi shababa inan jago lodhibin
Oxabsi lageryo
Illaahay baa soo qabtay shabaab alle ha baabiiyo dagaal lagu tirtiiraayo halagu qaado soomaali way baabiiyen alle ha baabiiyo mujriimiinta
Cida diriskeena shawab baa kujiro please see ku sheega
Waa been
Taliye waydiiya dhagar qabayaasha cida u joogta jigjiga fadlan mahadsanidin❤❤
Kii hal cawo laseexdo al sheydan hala dilo xataa odoygan muqtar rooboow ku wasiir uyahay uf
In ladilo istahilan waayo dad inay layaan rabeen inkar haku dhacdee
Nimanka halasaamaxo haduu Allah kuu idmahayo
Sabab loo saamaxa dad bee dileen bee
Dawlada somaaliya waain leydahay warshada soo saarto Sokorta warshada soo saarto oomada saabuunta darka lagu daqo warshada soo saarto saabuunta lagu qabeysto waain leydahay dawlada somaaliya dawlada somaaliya waain leydahay warshada soo saarto qalin biiro warshada soo saarto buuga wax lagu Barto warshada soo saarto caano geela lowda ariga in ku shubto baakado waain leydahay dawlada somaaliya
Bisinka mogdisho dad bini adam ah madagana smh
Bahada garsorka wa mahadsan tihiin
Madama mustaqbal leyahay kulaha beentis waye Baştarka hala laayo khawarijta
balaayo ama il la'atay ama lug la'atay maqli jirey kan isha cawaran waa xayawaan cadiya ayga dhan ismaba dhamane hala wada dilo xaranta
Cidamada Somalia guulesta hal fikrad aa nigu soo daraa abesada madaxaa laga dilaa rasu kabirka soqabta gudafadaha yar yar aa 20 dolar qadanayo waxaa ka ween shedamada sare
Kuwan ayaan xabsiga lugu celin tiirka lee geeya
Hala waso shawabta
Shuutow mxd xukunka adkee fuli. Hadii kale u daa Alsheydaa dalka
Xal iima ahan kulaha in ey dadkii dhameeyey
Dhamman waa reer shabbelle maxa jiiro
Hala dilo shababka waayo aabaheyga ayey dilen