Inaalilaahi wainaaileyhi Raajiicuun allah unaxariisto janatul fardoowso Allah kawaraabiyo inta waalatayna allah caafiyo insha allah inta badaadayna Alx
Wallahi wa arin xanun badan dhalinyaradan haday wadanka shaqo ka heli lahayen dalkoda kama ay cararen allow madaxdena somaliyed xaqa tus carureheni xabad iyo tahrib bay ku dhammaden allow xaqa nagu hagaji oo imanka naga sug Allahuma amiin inti dhimatay ilahay ha u naxaristo amiin
Ilaahey ha u naxariisto intii dhimatey inta weli nool Ilaahey ha caafiyo😭😭😭😭Dowlada iyo Shacabka wa ineey Wadankooda hagaajistaan si an dhibaatoyinkan aysan u dhicin.Tahriib iska daaya Dhalinyaro Wadankina hagaajista.
Inaa lillaah wa inaa ileyhi raajicuun. Ilaahey ha u naxariisto intii dhimatey. Inta dhaawaca ahna Ilaahey ha caafiyo. Soomaali Ilaahey ha u gargaaro waan dayacanahay.
Inaa lihaahi waa ileehi raajicuun Allaha awooda leh ha u naxariisto .lkn waxaa jiro kuwa kale oo moqdisho &meelo kale gobolada somalia ka yimid oo caruur &hooyin iskugu jiro aan aqaan joogo bombaaso ee kuwas halaga celiyo oo wacdiyo geliyo allena inta usoco ha badbaadiyo aamiin yaarabi 😭
Yakajog yirahda umada somaliyed tahribku wa naftada halig wa dumarka lakufsado wa in ad bahi u dhimato meldadku jogin u orad arin fican bahan ilahay ha u naxaristo inti dhimaty joji tahribka naftada hadhobatayn u nax walidkada kanax inti ku danqaneyso dalkada jog 😢
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Madagas garne ma loo tahriibaa. Bada waa is biimayn waana Tahluga nafsi. Madaxda xoolaha shacabka dhaco iyo NGO yada umada Xoolahooha dhacdo war aan idiin yaalo
Waa yaab iyo yaab aan hore loo maqal. Faransiiska ayaanba wax oolin ee maxaa jaziirad Africa ku taal laga helayaa. Waa dad waashay oo aan marka horeba miyir qabin.
Soomaali xagee loo wadaa. Balaayo ay sidaas naftooda ugu halaagaan kama aysan cararayn dadkii dhalay bay murugo ku reebtay. Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun
Allow u maciin awlaada somaliyeed ee baaba aya😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Qaar badaa cuntey ,Qeebna Qarax ayaa dhameeyey 🤲🤲🤲YAA RABBI, YAA RAXMAN, YAA RAXIIM Awlaadaan somaliyeed ee dhibaateysan ,iyo waalidiinta soo korisayba u maciin Yaa Raxman oo u naxariiso inta dhimatey ,inta noolna badbaadi,waalidiintana Qalbigooda u Qabooji YAA RABBI 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭.
Inta dhimatey illaahay ha unaxariisto inta noolna illaahay ha badbaadiyo
Inaalilaahi wainaaileyhi Raajiicuun allah unaxariisto janatul fardoowso Allah kawaraabiyo inta waalatayna allah caafiyo insha allah inta badaadayna Alx
Somali silac ayaa ku dhacay 😭😭😭😇😇😭‼️Allow u gar gaar Aamiin
Dhaliyaradaa rabihaunaxariisto waalidkood iyo walaalahood rabisamirhakasiiyo kuwaxanuunsana haunaxariisto
Illah haunaxaristo inta dhimatay inta kalana Illah ha caafiyo
JAZIIRADDA. MAYOOTA ISLAND MADAGASKAR
Laaxawla walaa quwata ilaa billaah yaa rabi 34 sano waxaa nagu socda xasuuq bad beri yaa rabi dhalintii wey dhamaadeen yaa rabi
Illahay ha u naxariisto kuliigod inata dhimatay inata xanusana alla ha cafiiyo waa caruur
Inaa lilaahi WA naa Ilayhi raajucuun Allah u naxariisto dhalinyardaas runtii waa musiibo wayn
Allah ha unaxariisto ameen
Allaha u naxaristo intii dhimatay inta nool Allaha caafiyo caafimad tam ah
Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi
Alle ha u naxariisto inta dhimatay Aamiin inta waalatayna Alle ha caafiyo Aamiin Aamiin Aamiin
Wallahi wa arin xanun badan dhalinyaradan haday wadanka shaqo ka heli lahayen dalkoda kama ay cararen allow madaxdena somaliyed xaqa tus carureheni xabad iyo tahrib bay ku dhammaden allow xaqa nagu hagaji oo imanka naga sug Allahuma amiin inti dhimatay ilahay ha u naxaristo amiin
Lacagta ay ku tahribayan mey ku shaqeystan
Alaha unaxaristo inta dhinatay martidi lajecelyahay Allaha kadhigo qoyski iyo ehelki uukageriyoden samir iyo iman Allaha kasiyo
Ilahow adaa weyn kuwa usabab ah in ey wadankooda ka tagan alow wadankeeni iyo dadkenii kuwaas naga qabo yaa rabi
inaalillahi wa inaa ilayhi raajicuun Allow unaxariiso inta ku dhimatey Inta Nool Allow soo Bad baadi Yaa Rabi
Inalilahi wa ina ilahyrajicuun ilahy ha unaxaristo inta dhimaty inta xiskodi wydy ilahy ha ugargaro Amiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲 inta badbady Alxmdulilaah
INaa lillaahi wa inaa ellayhi raajicuun Allow u naxariiso Aamiin
Onaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun inta dhimaty alaha u naxariisto inta bukootay alaha caafiyo inta la layahayna alaha sahlo raq iyo ruuxba
Allha u naxariiso
Allah ha u naxariistu
Allaha u naxariisto inti dhimatay inta dhawaca ah allaha cafiyo inta walatay allaha cafiyo 😢😢😢
illahaya ha uu naxariista inta dhimataya xanusa illahaya ha siya caafimada rabiya caruurta Somalia ka khada dhibta wadanka ka hesata rabiya uu gara
Dadka Bac labuufiye Naftoodda Kuhaligay Iyagaa isku keenay Waxwalbookudhaco. Madagaskar Waaba Africa kawaran dadka Qaaradda Africa dhexdoodda kuwadda dhintay. Allow Alle. Anigu maba kanaxo hadda Wallahi.
alle haw naxariiso intii dhimatay
Allah hawnaxaristo qabriga haw nuro aamin yaarabi 😢
Inaalillaahi wainaa ileyhi raajicuun dhamaantood allaah ha u naxariisto inta badbaadeyna allaah ha u booga dhayo aamiin aamiin.
Ilaahey ha u naxariisto intii dhimatey inta weli nool Ilaahey ha caafiyo😭😭😭😭Dowlada iyo Shacabka wa ineey Wadankooda hagaajistaan si an dhibaatoyinkan aysan u dhicin.Tahriib iska daaya Dhalinyaro Wadankina hagaajista.
Inaa lillaah wa inaa ileyhi raajicuun. Ilaahey ha u naxariisto intii dhimatey. Inta dhaawaca ahna Ilaahey ha caafiyo. Soomaali Ilaahey ha u gargaaro waan dayacanahay.
Ilahay ha unaxariisto
Inaa lilaahi wainaa ileyhi raajucuun Allah unaxariisto dhamaantood eheladii oodhan Samir iyo iimaan Allah kasiiyo dhamaan umada
Soomaaliyeed waa xanuun xaqiiqatan Subaxaanallaah 😢😢😢😢😢😢
ALLAHA UNAXARIISTO INTII KUDHIMATAY INTII WAXKU NOQOTAYNA ALLAHA UBOOGA DHAYO
Inaa lilah wainaa ileyhi rajucuun alle haunaxariisto 😢😢😢😢😢 inda xanunsan alle hacafiyo inda walade alle fahankoda alle haso celsho 😢😢😢😢😢😢
inaa lilaahi wainaa ilaahi rajicuun ale haunaxariisto inta dhimaty inta noolna ale hacaafiyo
😢inaalilh wainaa ilhyilhi raajicuun alha unxariisto 😢😢😢 intii kle ee xanunnsan ee dhiban alha udhibdhaamo😢😢
Allah u naxariisto laakiin nafdood ayaga halaagay maxa ka yaal dhulshisheye dadkaan ma joogay ayag maa leh dhulka ay u soo socdaan
Sax Lkn dad dhalin yaro ah been loo sheegay waxwalba fudeed looga dhigay
ALLOOW SOOMAALI KA SAAR DHIBKA MADAXDAAN XUN XUNA DAN NOOMA HAYAANE NA DHAAFI KUWO KA FIICAN ALLAHA NOOGU BEDELO.
Ilaahay ha u naxariisto 😢😢dhalinyarada waa ka xumahay
Subxaanallaah ilaahow u gar gaar intii dhimatayna u naxariisto
allow sahal amuraha 😢
Muqaliska xamar joga wan laso qabta allah hau naxaristo ☝️☝️☝️😭😭😭
Ina lillah waina ilayhi rajicun Ilahoo noo gargaar 😭😭😭😭😭😭😭😭
Inaa lillaahi Wainaa ILLAYHI raajicuun
Allah unaxariisto in ta ku dhimatay 😢😢
Dhalinyarada ha iska daayaan tahriibka 😢😢😢
Allaha u naxristo
wadani koodii ayaa nabsiyayi waa loogu taagi waayayi sadly 😥 💔💔💔💔
Inaa lihaahi waa ileehi raajicuun Allaha awooda leh ha u naxariisto .lkn waxaa jiro kuwa kale oo moqdisho &meelo kale gobolada somalia ka yimid oo caruur &hooyin iskugu jiro aan aqaan joogo bombaaso ee kuwas halaga celiyo oo wacdiyo geliyo allena inta usoco ha badbaadiyo aamiin yaarabi 😭
Allha waxii dhintay unxristo waxa kale allha bad baadiyo
Xabsi ayeey kabaqeen ee matoorada awalba ayagaa lahaa
allah ha u naxariisto tahriib ban lahaa sidaan maxaawaaye
Allah unaxriisto kuligood
Inaalilaahi wainaaileyhu raajucuun
Innalilaah wainaa ileyhi Raajicuun ❤
أنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحم موتانا وجميع موتانا اللهم اغفر لها وارحمها واعف عنها وأكرم نزلها ووسع مدخلها وأغسلها بالماء والثلج والبرد 🥲🥲🥲
Yakajog yirahda umada somaliyed tahribku wa naftada halig wa dumarka lakufsado wa in ad bahi u dhimato meldadku jogin u orad arin fican bahan ilahay ha u naxaristo inti dhimaty joji tahribka naftada hadhobatayn u nax walidkada kanax inti ku danqaneyso dalkada jog 😢
Allah u naxariisto 😢
Laa xawla walaa quwata illaa billaah 😭
إنا لله وإنا إليه راجعون يارب رحمتك
Somalidi agensiga ilmaha waday iska leh ayaa masuuliyada qaadaayo
Calool xuma badnaa😢😢😢
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Madagas garne ma loo tahriibaa.
Bada waa is biimayn waana Tahluga nafsi.
Madaxda xoolaha shacabka dhaco iyo NGO yada umada Xoolahooha dhacdo war aan idiin yaalo
Inalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Waa yaab iyo yaab aan hore loo maqal.
Faransiiska ayaanba wax oolin ee maxaa jaziirad Africa ku taal laga helayaa.
Waa dad waashay oo aan marka horeba miyir qabin.
ilahow unaxariiso
Inaa Lilaahi wa Inalilaahi rajucuun
Alaha unaxariisto 😭 😭😭😭
Madagascar 🇲🇬 kii africa aheeda misa tukle
Inallilaha wainnailàayraijcun axxx allhu naxristo jantufardowsa Allah haka warabiyo Amin amiin amiin yaa raabi yaa raxman yaa raaxim Amin amiin
Subxanaallah
Ilaahow u gargaar
inta sjawacmatay bogdhay Alah bogdhay.Allaha.ogadigo.inti walatayna.Allaha.cafoyo
Inalilahi wainilyhi.rajicuun
Subxanallah😢
Inaalilaahi wana Ilihi raajucuun
Madagaskar maxaa kajira mayurup ayaa losocday?
Oo hadaaba 6k haysto maxaa i tahriibinaya Maa ganacsi ku bilaawo oo nafteyda iyo nafta helkeegaba wax ugu qabto
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Soomaali xagee loo wadaa. Balaayo ay sidaas naftooda ugu halaagaan kama aysan cararayn dadkii dhalay bay murugo ku reebtay. Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun
JAZIIRADDA MAYOOTO OO KUTAALA. WADANKA MADAGASKAR
Sidee ey ku keneen Dooma sida u yar iney koranen Bad weeynta Hindiya 😡😡😡
Soomali iyo waalnaantooda waa dad gacmahooda isku dilay
Suicide caadi ah ama is dil cad dadka tahriiba waalidkii dhalay rabi samir haka siiyo
Aaway nimankii waday doonta
Oo ma xaa ka galay Soomaali African kan hadaad 100 dolar siiso waa ku siisanayaan 10 ka kun dolar baa la qiimo badan iyo All Soomaaliyoo dhan
Aamiin aamiin
Subxaanallaah
Subxallah
Soomaali. Siyaadiyiinta ayaa. Dayacay. Oo. Dalkoodii iyo. Dadkiiba dayacay
Asc. Walalo gabadh baa naga maqan mudo ku showaad lababilood iyada oo kampala joogta baan ogaa hooyadeed oo ana aayaday Aabo oo hooyadya kadanbeysay ayaa somaliya iga soo wacday ana maraykan baan joogaa waxayna igu tiri gabadhii faadumo way tahriibtaye kawar hay calashaan qarash haday u baahato ana ilaa hada waan kawar la ahay geeri iyo nolol plz magacyadan ubaah naacsaan u ogaado in ay doonyahaa lasocotay hadii aad magacyada nalasoo wadaagi kartid gabadha naga maqan mageceeda waxaa layiraahdaa faadumo Axmed faarax dadeenu waa 22 jir
Abayo gabar faadumo muuse la dhaho ku jirto oo dhimatay rabi ha u naxaristo😢
Inallha wainallha rajcuan
Axax 😭😭
Alow soomaali ugargaar
sidaasoo kale wayi nagu dhacdayi 2002 waxaa nala luntayi doon 9 days
😢
Uaab somaali dhulkoodii ayaa shaydaan ku diray dhul aduunka waa lagu dagaalamayaa oo dhul free ah majiro falastiin waa u jeedaan nin dhulkiina idiinma dhisayo gaalo maxaad ugu ordaysana
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Not good sorry people 😭😞😭