Salaad Darbi - "Hirdimaahee" ft Seynab Cige

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @abdikhadarahmed8166
    @abdikhadarahmed8166 4 роки тому +3

    😥😥😥
    I can’t believe 2020 at age of 29 still listening this song
    Somali music is Authentic

  • @colaad20
    @colaad20 9 років тому +13

    Heestaan waxey isoo xusuusisay safarkii iigu horeeyay een galay anigoo 15 meelahaas jira 2005tii. Waxaan ku dhageystay jalalaqsi agteeda anagoo caabudwaaq u socona. Markaas maqlo heestaan xusuus iyo gocoago darteed ilmaa iga soo booda.😥

  • @nimcomohamed3784
    @nimcomohamed3784 8 місяців тому +3

    2024 hearing this song 👍

  • @omarsuleyman2826
    @omarsuleyman2826 9 років тому +3

    Waaaàaw Heeri maahee what a nice song

  • @qoranejigjigahoygadhaqanka6887
    @qoranejigjigahoygadhaqanka6887 8 років тому +4

    axyaaa dadkiidadkii somaalida dhabta ahaaa

  • @CabdiqadirQadir-d6y
    @CabdiqadirQadir-d6y Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ 1:00 1:01

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 5 місяців тому

    Abwaan singub baa sameeyay saan filayo AHUN

  • @maxamedcabdicilmi6181
    @maxamedcabdicilmi6181 8 місяців тому

    Anigo maraykan jooga oo track wada ayaan dhaystay meel kala foog usocda

  • @DeeqYare90
    @DeeqYare90 11 років тому +4

    war ninkani salad darbi maha waa cabdinasir badcas

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 роки тому

      Muufo maraqeey kumacaantahey soomaaha wasd heeysaa balse c.nasir maaha

  • @jamamohamed2169
    @jamamohamed2169 6 років тому +2

    Waa ku. hab shop.kaama.hara yo.xeegeehodanhaysaa.fanaaniin. xusuusbadan.leh

  • @abdirisaqmohamoud8740
    @abdirisaqmohamoud8740 Рік тому +1

    Sawirku waa salaad derbi oo heeska original keeda saynab cige laqadi jirey, …. Lknse codadku waa kow saynabcige lafteedii iyo alfanan cabdinasir sulub oo version kii danbe ee album kii qabrigii jacaylka dib ula cusbonaysiyey fananada runtiina waa fanan cod mcn markuu leyhy hooriska heesta, ee ah *** Hurdi wayey hadhsanwayey Xage Hodaney adna Hagta *** aadbay umcnthy intaasi kama naadali dhegysigeda, waa album aad uheeso mcna 2003-2005 baan ricod pansonica ku dhagaysan jirey intaan studio ka soo dubanay anago farmasi haysana wagaas, ilaahow cimriga iyo caafimaad kaba noo barakee 20-8-2023 , sidaa uogada jilka danbe codku waa c.nasir sulub, sawirkuna waa salad derbi, .!!

    • @azizahassan9308
      @azizahassan9308 7 місяців тому

      Si wacanbaad usharaxday waa dareensanaa codkani inuu Mar danbe ahaa

  • @mwali2012
    @mwali2012 7 років тому +1

    qabrigii jacayka waa ruwaayadii laga xiiso dhigi waayay salaad darbi zaynab cige waxaa alifay SANGUB

  • @TheZackfilms
    @TheZackfilms 6 років тому

    waxaan filayaa in fanaanka heestan kula luuqaynaya seynab cige aanu ahayn Salaad Darbi, heestan original-keedi ama markii hore ee ay isla qaaden halkee ka heli karaa?

  • @Qalimaale
    @Qalimaale 5 місяців тому

    Jacaylku wax aadmiga dhex mara kaliya ee waa danaha aduunku ku dhisan yahay qaybo ka xun baa jira

  • @saaden9936
    @saaden9936 7 років тому

    Caleeek

  • @jubalandmohamed2957
    @jubalandmohamed2957 11 років тому +1

    woooooooooooooow what a funny song i never had asong like this woooooooooooow