Codka Salaad Darbi Ima Ogide waxaan Ahay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 167

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 2 роки тому +13

    15 November 2021
    Hargeisa Somaliland Sanadaha soo socdana ma aqaan meeshan ku arki doono commentigana inshanallllah
    Qof Kasta jawigu ka xun yahay oo dhagaysta heestan commentiga Arka waxaan rajayajnayaa in Alllah u hagaaajiyo jawigaba wa billlahi tawfiq

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +8

    Fan iyo Fanan kama dambeyn dadkan Allah cimriga kudhereyo Salad darbi😍

  • @nouhahmed7743
    @nouhahmed7743 7 років тому +16

    Fanka iyo sugaanta soomalidu markan wuxuu ahaa mid xidigaha marayay. Waan ka xumahay Jiil kii aan soo gaadhin baan ahay. SOMALIA BARI SAMAAD.

  • @waankujeclahaymcntomaryam8492
    @waankujeclahaymcntomaryam8492 3 роки тому +7

    Heestaan meel ayee IGA taabatey WIIL aan isjeceleyn 2009ayaa qoraal ahaan iigu Soo diri jirey anigaa ka Soo dhaafey asiga hada waa guursadey caruur ayuu leeyahay aniga waan guursadey isma calfan

  • @musegalaal1023
    @musegalaal1023 7 років тому +8

    Ima ogide waxan ahay
    Axdi kuma cayaaro
    Ima ogide waxan ahay
    Ilaahay usamiroo
    Waxan uur habreed galey
    Awliyo tilmaaniyo
    Afagaale iyo dirir
    Agnamaarku wacanyahey

  • @abdinasirhassan104
    @abdinasirhassan104 7 років тому +6

    Waaaw heestaan waa hees xasuus sheer ii leh 26 years ago I was listening this song while I was traveling from Membassa to Nairobi

    • @addnllhpranks6923
      @addnllhpranks6923 7 років тому

      Bro marka Nairobi u socotay wax jacayl miyu ku haya 😀😀

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 10 місяців тому +1

    Laxanka asiga saaray ninkan waa laxamiste aan lawada ogyn heesaha uu qado badi asigaa codka usameeyay allha unaxristo abwaan singub 😢🙏

  • @musegalaal1023
    @musegalaal1023 7 років тому +23

    Sida ayro geelbaan
    Kuu olalayaayo
    Sida olol la shidaybaan
    Il dheer kaa arkaayo
    Sida ubax labeerey
    Indhu kugu farxaano
    Sida Aayad diinaan
    Afka kugu hayaaye
    Adiguna aqoonsoo
    ili dhehoo
    docdaada ogoow

  • @abdallabashiir8062
    @abdallabashiir8062 8 років тому +8

    waaah waaah kala macaan heesaha kuwii hore iyo kuwa danbe sida ay ukala macantahay dowlad la aanta iyo dowlada dhisan

  • @MrDrabuukar
    @MrDrabuukar 12 років тому +5

    the best song i have ever listen Salad darbi is the best somali singer thanks for sharing bro..

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 4 роки тому +2

    Erayadii allaha u naxariisto abwaan Singub wiil aan is jeclaan jiray ayaa iso qori yiray erayo ka mid ah heestan

  • @idmangabadhsharafeed1895
    @idmangabadhsharafeed1895 5 років тому +3

    Adeer key macaan salaad maxamed darbi Allah Ku daayo adeer❤

  • @xaalimo
    @xaalimo 11 років тому +8

    Deeeeeeep
    Wow Somali songs are mesmerizing...the original classics that is.

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +2

    Fanan iyo fan ba kama danbeyn waaberi Cimrigaaga ha raago Salad derbi

  • @mustafemohamedabdurahman4707
    @mustafemohamedabdurahman4707 8 років тому +6

    Waa fanaan Qaran oo baal ka galay kaalimaha suganta macaan ee allow daa

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 7 років тому +10

    fanku markaasuu fan ahaa mahadsanid mudugboy wllo

  • @aliabdi8561
    @aliabdi8561 3 роки тому +7

    HG reer dhuusamareeb wa dad mucjisa siday macquul ku noqotay dadka Fanka macno u yeela inay ayaga ka so wada jeedan !!
    Xasan Aden samater
    Salaad Derbi
    Xaliimo Khaliif Magool AUN
    Wa la yaab 😪♥️♥️♥️🙏🏻

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 роки тому

      Qabyaaladdu ha dhacdo. Waxay ahayeen Fanaaniin Qaran oo la soo xulay laguna tacbay. Bal hadda wax nuxur leh ha soo baxaaan haday ku xiran tahsy meesha laga yimid.

    • @filsanmohamed1763
      @filsanmohamed1763 Рік тому

      @@cadeycali6723 qabyaalad maahan hadii qabiilkooda lasheego caadi maxaa ugu xumaane 🙄

    • @NimcuushNimcuush-x9s
      @NimcuushNimcuush-x9s 5 місяців тому

      ​@@filsanmohamed1763
      Qabiil maxa kenaya ado qaran arkayo wa qalad wa fananin qaran qalas

  • @qoslaay
    @qoslaay 13 років тому +1

    @fatxiya401 masha allah wax somali dhab ah ba adaan kaa arkay oo fanaaniinda somaliyeed wada amaanayo qaarkood ayagoo og in fanaan cod macaan yahay hadane dhahaayo cod xumaa asagoo meel kale wax ka fiirinaayo i love all somalian songers

  • @TixraacaTariikhda
    @TixraacaTariikhda 7 років тому +15

    heestan dareen khaas ah ayay igu beertaa markaan dhagaysto

  • @lacag1
    @lacag1 13 років тому +3

    salaad mXmed shardi what a nice voice !

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 2 місяці тому

    Hees xusuus igu leh 2009 Baan dhegaysan jirey wakhtigii Cajiladaha
    Camri dheer iyo cibaado suuban
    Salaad maxamed Shardi (salaad derbi)

  • @ugaaskaramo7555
    @ugaaskaramo7555 3 роки тому +1

    Alle Hakuu Dheereyoh Cimriga mr Salaaad🥰🥰🥰

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 роки тому +2

    2021 yaa ila daawanayo

  • @qalpinuura9091
    @qalpinuura9091 4 роки тому +1

    Fanka somalida wqtgas xidigaha uu marayey rag iyo dumarba xul bay ahayeen wn ka xumahay inta aan nasiib ku yeelan bn kamid noqday

  • @maryamasaleban2649
    @maryamasaleban2649 6 років тому +1

    Ax heesaa maalintii
    iigu horaysay inantii
    isiisay cajaladay
    kuduubnayd caawa
    waa mayti Allow kuunaxariiso

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 7 років тому +2

    waa salaad darbi alle ha xafido waa hees aad macaan

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 5 місяців тому

    Waxaan uur habreed galay
    Owliyo tilmaan iyo
    Afagaalle iyo dirir
    Habeen amarku wacanyahay🔥

  • @TheHassan1414
    @TheHassan1414 14 років тому +1

    Salaad Maxmed Shardi, you're wonderful !!

  • @maxamedxasan7484
    @maxamedxasan7484 3 роки тому +1

    Radio hargaysa ayaa dayn jirtay heestan beryaha maan maqal se

  • @fashnalightismaily7600
    @fashnalightismaily7600 7 років тому +1

    waw nice song BBC Somali the love this song

  • @Shiine1st
    @Shiine1st 10 років тому +3

    Waxaas ayaa show off lagaa dhahaa, uurgal, if imaasho, iyo waqti xaadir... waxaas ayaa kaa mira ah, iyo cod halaasi ah...

  • @amiinahmed9459
    @amiinahmed9459 7 років тому +3

    sida ubad aan dhalaybaan kuugu uur fayoobahay ax yaa fanaan M salad shardi

  • @kulmiye5
    @kulmiye5 12 років тому +1

    No doubt Salad is one of the .......icon Somali singer

  • @qooqane65
    @qooqane65 4 місяці тому +1

    Asal walaahi

  • @saidmohamud3189
    @saidmohamud3189 11 років тому +2

    Realy its a nice song. Mahadsanid salaad waa hees aan marna qiimo dhicin. Salaad darbi waa fanaan wayn, waa fanaan qaran.

  • @Sarah-mi9qy
    @Sarah-mi9qy 10 років тому +1

    waw Classic ,ya slaam waxasa hees ah asl asl

    • @habibomohamed5035
      @habibomohamed5035 5 років тому

      Wardadkan cusub. Hal qofo dadkii hore gaaro miyoow kujirin. Ha iskadayaan hadeyna saan murti u heysan.

  • @abdirashidmuhumedyussuf9412
    @abdirashidmuhumedyussuf9412 6 днів тому

    Hees qaali

  • @MaxamedCadullqaadir
    @MaxamedCadullqaadir 4 місяці тому

    20/6/2024 yaa salaam ma qiyaasi fikirkayga iyo waxaan tabanayo Alahayow noo sahal Amuuraha

  • @alihassan-ry7sn
    @alihassan-ry7sn 10 років тому +1

    Masha alh aysh calaa hees xigmad

  • @cumarlaki1419
    @cumarlaki1419 2 роки тому +1

    16/9/2022 ayaa kuceshanayaa heesta salaad Darby

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 3 роки тому +1

    Great Salaad darbi❤❤❤

  • @boqol10000
    @boqol10000 13 років тому +2

    boqrkii codka salaad darbi what a song

  • @hajiyare7657
    @hajiyare7657 5 років тому

    Faladagan fan nooleeye ayaan imikana dhagayaanaa

  • @nimcocali
    @nimcocali 15 років тому +2

    Waah waah waxasa heesa

  • @nasir9566
    @nasir9566 13 років тому +2

    waaaaaaaaaw hees iga dheh hees cadi ma ahan
    sida olol lashidaan mel dheer kaa arkaa
    sida ayad diin baan afka kugu hayaa

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 4 роки тому +1

    Xasuuuus

  • @jamaljamacalisoomaalilande2220
    @jamaljamacalisoomaalilande2220 7 років тому +2

    waaaw waaaw hees iyo badh iga dheh

  • @filzancadey5690
    @filzancadey5690 2 роки тому +2

    19/3/2022 jacaylo

    • @TooyoShow
      @TooyoShow  2 роки тому

      Jacaylkaada kii guulaysto ha noqdo.

  • @mahamedmahmoud5561
    @mahamedmahmoud5561 7 років тому +3

    Woooooow salaad darbi

  • @aen2409
    @aen2409 3 роки тому

    2021 waqtika wuu ordaya😶😔

  • @abuanas4620
    @abuanas4620 4 роки тому

    Axsan heeeeees. 👍🌹

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 2 роки тому

    Aduunka iyo somaliya cadaald kuma dhaqmaan xassan adan ayaa la buuninyaa salaad maxamed shardi waa laga heeliyey munaaq ayaa leh ifkka

  • @mohamedfuad3310
    @mohamedfuad3310 4 роки тому +1

    2020 who's watching

  • @fitahkassim
    @fitahkassim 6 років тому

    Masha allah hees waa heesihii hore

  • @mohamedcabdulahi8822
    @mohamedcabdulahi8822 9 років тому +2

    Subxaana allah qof ayaa in heesaya dhahaya masha allah waxaas waa danbi weyn walalayaal iska ilaaliya danbiyafa

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 7 років тому

      mohamed cabdulahi waryaa ka tag meeshan , Adiga oo kale loogama baahna halkan.

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 7 років тому

      Faarax Shidan welll said .

    • @abdullahiabdisaxane8989
      @abdullahiabdisaxane8989 6 років тому

      @@nabadraadshe hhhhhhhhhhhhhhhhh wlhi kuma aqaan lkn aad aan ku tagera ado heeso badan faalo ka bixinaa aan arkay commnt walba adaa ka raadiyaa si aan u helo heesta meeshey ka timid iyo waxeey tahay noloow sxb oo farxad ku noloow aqirana halkii san

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 6 років тому

      Abdullahi abdi saxane Mahadsanid. Heestan waxaa erayadeeda sameeyey abwaan Sangub. Xusuusteyda waayadan dambe Ma wanaagsana. Heestan waxay ka mid aheyd riwaayad seddex silsiladleydii riwaayadood ee uu abwaan Sangub isdaba dhigay 1- Qabrigii jaceylka. 2- Xuud baa liqay jacelkii. 3- Xuskii jaceylka.. waxaan xusuustaa, saddexdaa silsiladood tan ugu dambeysay ee XUSKII JACEYLKA ayaan si toos ah u daawaday. Bilowday riwaayadda ayaa abwaan Sangub soo istaagay masraxa kolkaasuu hadalkiisa ku bilaabay sidan ( JACEYLKAAN XABAALAY EE AAN XUUDKA LIQSIIYEY AYAAN CAAWA XUSAYAA). Waa odhaah mug weyn macna weyn xambaarsan. Riwaayadahaa waxay soo baxeen bilowgii 70yadii.

    • @abdullahiabdisaxane8989
      @abdullahiabdisaxane8989 6 років тому

      @@nabadraadshe waad iga nasiib badan tahay ani dowlad iyo fan toona kuma soo garin waxaan jeclahay borama inaa jogto waan ku soo boqaa inshaallah

  • @guledjama9007
    @guledjama9007 6 років тому +1

    salaad maxamed shardi ereyada waxaa qoray maxamuud cabdulaahi ciise sangub fanaanka waxaan ku ogaa dalka maraykanka gobolka main

  • @Moapdi21
    @Moapdi21 5 років тому +1

    Heestas malintay so baxysay wa yara lkn caqli wan laha msh alh

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 6 років тому +1

    Somaliweyn vivs

  • @jihanomar5032
    @jihanomar5032 9 років тому +3

    He lives in the state of Maine and I run into him at a restaurant.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 8 років тому

      Are you sure walaalo? I hear folks saying he's dead.

    • @jihanomar5032
      @jihanomar5032 8 років тому +1

      No wallahi. I am also friends with his daughter.

    • @dalla112
      @dalla112 8 років тому

      +Tummun he is alive and well
      alfanaan salaad darbi cimriga Allaha u siyaadiyo

  • @gutaleali997
    @gutaleali997 9 років тому +4

    allah naxariusto amiin

    • @dalla112
      @dalla112 8 років тому +4

      inkasto qof nool & qof dhintyba naxariste Eebe u baahan yihin istaqfura wa nool yahay fanaaanka Mar dhow ayaba la wareystay VOASOMALI

    • @maymunadaimond9906
      @maymunadaimond9906 6 років тому +1

      Ma dhiman waa nolyahay

    • @sheikmohamedalazizi835
      @sheikmohamedalazizi835 6 років тому

      Salad darbi waa noolyahay

    • @cabdulaahixeef6673
      @cabdulaahixeef6673 4 роки тому

      sida ayaad diinaan ...
      afka kugu haayee ..
      maasha alaah

  • @anshxidiganorwaybajamas1132
    @anshxidiganorwaybajamas1132 9 років тому +1

    i like it

  • @mow3890
    @mow3890 6 років тому +1

    Master class, the current songs are all shit. I would advise all the Somali younges to listen to classics. May Allah bless him.

  • @trifelcotton6658
    @trifelcotton6658 9 років тому +1

    Thank you.,.,Mahadsanid.....mmmmhhhmh

  • @Munasar-c7s
    @Munasar-c7s 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimconayrus3736
    @nimconayrus3736 6 років тому +1

    waax waaax

  • @suriyaayoung8087
    @suriyaayoung8087 6 років тому

    wooow war heesi hore waaba holac

  • @am9223377
    @am9223377 13 років тому +1

    god is great. what a son

  • @cabdilaahidiiriye4115
    @cabdilaahidiiriye4115 4 роки тому

    Salaad Tarbi
    Ami ogide wxaan ahy

  • @nxme3821
    @nxme3821 10 років тому +1

    Sangub waa mahadsantahay

  • @zakariyehassan359
    @zakariyehassan359 6 років тому

    MASHA ALAAH

  • @nimconadar7850
    @nimconadar7850 8 років тому

    nice song

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 3 роки тому +3

    2021, 19, oct. OOOOOOOOOOOO CANADA GOVERMENT IS THE BEST .

  • @waryaamagaciibixi2998
    @waryaamagaciibixi2998 7 років тому

    qaraaami wooow

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    Wax/badan/in/aaad=layaaabtaan/waaa/laga/yeabaa/valse/seynis/baro baadh?ciidaada?xaqiiq

  • @jamalxiin6305
    @jamalxiin6305 7 років тому +1

    ERAYADII MAXAMUUD CABDILAAHI SANGUB (SINGUB)

  • @safiaabdi7132
    @safiaabdi7132 8 років тому +1

    waaaaaw eshcala hees

  • @aishamouze5336
    @aishamouze5336 6 років тому

    Heestan waxay xusuus gaara igu leedahay waxan ku dhagaystay barnaamijka hanbalyada iyo heesaha ee voada maarar badan ee ay daadibiyaan daanduray iyo caasha cuud

  • @mohamednuursadeeq5477
    @mohamednuursadeeq5477 8 років тому +1

    waa hes qiro leh

  • @sakiincadde9805
    @sakiincadde9805 11 років тому +1

    asxan heees

  • @Yaasiinaburaasjaamac
    @Yaasiinaburaasjaamac Рік тому

    Ubad=uurku/jir/dhul???waaanakulamaane ubad???

  • @anepsamantar2744
    @anepsamantar2744 5 років тому +1

    Murri & suugan an la ilawikarin lakin hada waxa ka dambeyey kax iyo fax & i turay barbar😂

  • @abdiazizism
    @abdiazizism 14 років тому

    waaaaaaahwaaaaaaaaaaaah ayaa salaaaaaaaaaaad

  • @anasabdirzak4498
    @anasabdirzak4498 4 роки тому

    ❣❣

  • @hashigurre3089
    @hashigurre3089 8 років тому

    c.najiib shariif

  • @cabdiraxmaanruuzh8157
    @cabdiraxmaanruuzh8157 5 років тому

    axyaa hees

  • @ahmedjeebe7826
    @ahmedjeebe7826 7 років тому

    Salad darbi heesihi wa igu socdaN

  • @yaasmiinyuusuf7110
    @yaasmiinyuusuf7110 6 років тому

    😍

  • @cabdikariinabuukartuuryare8934
    @cabdikariinabuukartuuryare8934 7 років тому +2

    salad aad aad

  • @shamsamohamed578
    @shamsamohamed578 5 років тому

    🦋☝️🙏

  • @osmanalasow3446
    @osmanalasow3446 6 років тому

    Osman sanbarako

  • @liibaanaadan6824
    @liibaanaadan6824 6 років тому

    Heestan waxa midhaheeda le ilahy haw naxriitee Abwan Cadiqadir xirsi yam yam

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 7 років тому +1

    sida aaya diinaad afka kugu hayaa adiguna aqoonso.
    sid
    Salaad darbi fanaan qiimo bdn.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 7 років тому +3

    ABWAAN SANGUB.

  • @salawaat1
    @salawaat1 14 років тому

    dat wht i'm talking about
    yaa calayk
    big tune dat

    • @addnllhpranks6923
      @addnllhpranks6923 7 років тому

      From qurba joogta 👉 ima ogid waxan ahay ✍✍✍✍✍🙌🙌🙌 esh ala hees

  • @qaaliabdi1335
    @qaaliabdi1335 9 років тому +3

    Waxaana hees ka eh heesaha danbe uf uf

  • @abdihussein5337
    @abdihussein5337 7 років тому

    Afkagowo

  • @aahmad2195
    @aahmad2195 Рік тому

    Markaad xasadka wacad kayeesho....uu adigana damqashadaada rukunkayeelo...maxaad abid kashalayda.

  • @Sarah-mi9qy
    @Sarah-mi9qy 7 років тому

    HE WAS IN LOVE WITH SAYNAB CIGE ,KKKKK

    • @najmaosman5982
      @najmaosman5982 5 років тому

      S. Hasan 😂😂😂😂 waligii ma jeclaaan saynab cigge. Gabadha uu ceelbuur u qaaday ee Maryan maxamed jimcaale beey heestu ku socotaa wuuna jeclaa, saas ula soco.

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 6 років тому +2

    MARRY CHRISMAS DECEMBER 25, 2O17 😚CANADA

  • @fashnalightismaily7600
    @fashnalightismaily7600 7 років тому +1

    waw nice song BBC Somali the love this song