Hambalyo hambalyo walalaha is guurstey isku waara cadowgana allah jabiyo horey u socdo waa arooskii qarniga lamaane aan xubigu aan ka dhamaan noqdo🌹🌹🌹🌹💖🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤
@@faizam523 farxada si qaldan yahay baad u fahantey wll lakin farxad waxaa laga raadiyaa raali ahaanshaha ilaahey ee farxad kale aduunyadan ma jirto waxaaku fiicneed iney duceysato aqalkeedana aayar gasho sababtoo waa inaan ku dayanaa xabiibkeena muxamad salalaahu caleeyhi wasalim 🥰♥❤ marka hooyadey mcn wuxuu san allah raali ka aheyn raali uguma noqonaayo ujeedkeyga waa taas
Afsoomaliga sida loo qoro baro marka hore doqon yahay intaad ku mashuuleysid naag faca ah oo tashatey heer sarena gaadhey, naftaada u tali aan xataa afsoomaali qori kareyn xaarleyey maseyrsani.💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩
Naa illahay ka baq hadu alle nimco ku siiyo ku shugri oo mahdi oo burwaqada qarso sadaqayso naag wayn oo sidana waligay ma arag ninku waa dam cadiya war hooyo raadi ha ku quran sarte
Waaw Layaab Layaab Layaab Pin Igu Qabo Ilhaaney wllo
No km
K
I
Wow waxa isla helay heeskan qaraamiga ah faysal-muniir iyo inanta codka halaa-ziga ah ilaahay ugu deeqay masha allah. Waxaana heesta laga qaadayaa arooska #Safiya #Tusmo
Masha Allah, hambal hambalyo, jaceylka dhabta ahi ha waaro🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰💯💯💯💯💯🤲🤲🤲🤲🤲 Safiya tusmo waad muteysatey waxaasi oo farxad ah.
Masha allah arooski qarniga ama lamanaahi qarniga hambalyo hambalyo safiyo tusmo iyo seygeda ❤❤❤👍👍👍👍💘🤴🤴💯💯💯
Wow waxaasaa kalgaceyl karey ah ileen limo aderka marna inna abtigaa ku jecel kama solo jaceylka uu qabo safiyay hadal candle ka ilasli walakaa ku jecel cadowguu kaga aarey isku waara arun iyo aakhiraba kayla qarniga gayiga Somaaliyeed viva love❤⚘👍❤
Xaqiiq cdowguu ug hiiliyy
Nn rageed allow isk dhowr
Nolaada mma safiya an seygeda🥰❤
Hambalyo hambalyo walalaha is guurstey isku waara cadowgana allah jabiyo horey u socdo waa arooskii qarniga lamaane aan xubigu aan ka dhamaan noqdo🌹🌹🌹🌹💖🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤
Amiin🤲🤲🤲🤲🤲Amiin
Hamampo hamampo ❤❤❤❤
Maa shaa allah tabaarikallah huno isku wara abidkiin ❤️🌹❤️🌹🤲🏻🤲🏻😘😘😘
Masha allah isku waara waligiin cadawgiinu ceelkii wardhee ha ku dumo
Hanooga dumin ceelka yaanay biyuhu naga halaabine hahahah
@@ldnkhl7407 🤣😅🤣😅🤣
@@faizam523 🤣🤣🤣🤚🤚👋
Hurud and then okay wajig and then okay inshallah qawesan to bari sax player fahmay aabehooyo
Masha alah hanbalyo tusmo iyoseegeeda
Hanbalyo Ilahay wixi xumaa wax wanagsan buu kugu badalay khayre
🤣😅🤣😅 Haa walaahi, leysma caasiyee nin rageed bey heshey
Walaashey safiya sidaan baanu kaa rebnay markaad ciyaalasuuq noo keentey hadana rijaal madexnimo kamuuqato iyo masuuliyed farxad bey noo tahay ssc buuhoodle
Tariq, masha Allah waa runtaa, allaya cizak gobtii daraawiish.🥰 Safiya waa gob hambalyeynu leeney reerka cusub Allah ha isu barakeeyo.🙏
Cajuun nin ragga ayuu ahaa kanise waa wax ay kolba dhinac u wadato tolow maxaa ka siya
Mansha Allah keep going walashay ilhaan laki
I really like Somali muskie 💋💋💋💖🇪🇷🇪🇷💯
Feysal muniir music gaan ayuku shidanyhy❤
Mashallah kuwii isku waar.
www wa nin masula mnshlh
Nin masuula miyaa waxaa oo macaasiya raali ka noqon lahaa subxaana Laah waa nin nasakhan oo wax ka khaldan yihiin
Weykeeneen labaasi fanaan halkeedii bey dhigeen
Hambalyo safiyo quruxeey.
Hambalyo
keygiii ❤❤❤ 😢😢 2017/2027 forever and ever ♾️❤️🫂
Wow wow 👍👍👍
Aroos khayr, waxaase u naxsanahay wiilkaa boodbood aanu aqoon lagu khasbay,
hodan xasan adaan iyo feysal .m
Axya zowt wlhi faysal Vs hodan🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maaansha alaah isku wara
WAAAAAW WAR TAN YARI CODKEEDU INNABA CAADI MAHA..........
Mashallah 👏👏♥️🌹😍👏🇸🇴💯✔️
Walhy ciil tiire heshaay
M,a
Mamsha allah
❤❤
Naagtu naag mahaa balaya xiishodka ka qaday na illahay ka baq
❤️❤️❤️👍❤️❤️❤️🇸🇴💪❤️❤️👍💋🌹❤️❤️💙💚masha allaah safiya tusmo 💋🌹❤️
zar au
😗😍
Ilaahoow hoiyadey saan cml haka dhigin waaba waaliyee
Hooyada abaha hadu katago maxaa ugu diide inay farxad sameysato ilahow hooyade waxwalba ku farxaysa diyaara u ahay alx
@@khadiijahassan7768 Amiin🥰
Farax, hadii aadan u farxi kareynin walalkaaga muslimka ah waxaa kugu waajib ah inaad aflagaadada iyo hadalka qalbi jebiska ah aad kala maqnaatid. Safiyo waa hooyo sharaf leh oo ilmaheeda si fiican u korsatey xataa bulshada soomaaliyeed oo dhan aad u caawisa qofk kasta oo caawin uga baahan gaar ahaan dadka africa jooga ee dhiban bey dhaqaaale u aruurisa una kaalmeysa. Safiyo waa hooyo qabyaalad iyo xumaan ilaahay qalbigeeda ka dhaqey oon aqoon. Xaga guurka safiyo ninkii ay ayadoo aad u yar guursatey ey 6 caruur ah u dhashey asagaa xumeeyey oo gabar ay iyadu africa kasoo kaxeysey oo guridooda joogtey oo isaga adeerkiis aabihiis la dhashey dhaley buu ka raacay oo guursadey ilmihiina kaga cararey, iyadaa kaligeed dhexda u xiratey oo korsatey, wey guursatey mar labaad kaasna uma shaqeyn oo horey u kala tageen, hadaba hadii wiilkii ay kow is jeclaayeen iyagoo yaryar oo hadla badooda oo firaaqo ah is heleen oo uu isagu rabo inuu kharas kasta ku bixiyo inuu nolosheeda iyo farxadeeda dhameystiro adigu maxaad ugu diidi?? Ilaahay ha xafdiyo qoyskan is jecel ee quruxda badan wixii cadow ku ahna Allah haka qabto. 🙏🙏
@@faizam523 farxada si qaldan yahay baad u fahantey wll lakin farxad waxaa laga raadiyaa raali ahaanshaha ilaahey ee farxad kale aduunyadan ma jirto waxaaku fiicneed iney duceysato aqalkeedana aayar gasho sababtoo waa inaan ku dayanaa xabiibkeena muxamad salalaahu caleeyhi wasalim 🥰♥❤ marka hooyadey mcn wuxuu san allah raali ka aheyn raali uguma noqonaayo ujeedkeyga waa taas
@@faizam523 sharafay ba ma sidan ayaa qof weyn oo xishoonayaa yeelaa. Hadaad sidan sharaf u taqaano sharaf la’aantuna waa sideetan?
yes pest song
💘💘💞💋💋💋💋💋💍
Ninku wuu fahmi layahay naagtu waxay leedahay dhexda i qabso isna ma fahansana k
.
P
TANA TANTAN YARTAN SHAMSOCADCEEDDDUMROO SHAMDIDARAADAA MAI HEEE KHATRAAAAAYQARANEEYQIIMOQURUXDUMAROOOFARXITEETOYAREEYCADAY/ WAAN UWATAAAA NAAAAAGOSDUMAR. WAYHADANWAY
Haabra waaltya walhia igadhaahy,
Afsoomaliga sida loo qoro baro marka hore doqon yahay intaad ku mashuuleysid naag faca ah oo tashatey heer sarena gaadhey, naftaada u tali aan xataa afsoomaali qori kareyn xaarleyey maseyrsani.💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩💩
ZUUZi Qaali abwaanada fanaanada aktarada hooyada boqorada 5 Soomaliyeed ka ka xishood waa haldoorka somaliyed qofkaaga qaaliga ah qiima hiisa Alle siiyay lagama xaqiro ee waa looqiraa marka somaalay qofkiina wanaagsan u hambalyeeya waa hooyo qaaliya oo sharafleh oo dumarka waxdheer noolow.
@@faizam523 xishood la’aanta iyo dhaqan xumidu ma aha wax heer sare lagu gaadho ee waa wax cadho Allah lagu muteysto
Naa illahay ka baq hadu alle nimco ku siiyo ku shugri oo mahdi oo burwaqada qarso sadaqayso naag wayn oo sidana waligay ma arag ninku waa dam cadiya war hooyo raadi ha ku quran sarte
Talow ninka waxba sii ka ah meesha naagtu qoslayso ciidisi away ma quran saran ninka miskin ninka farxad malah