Farxaan Qaboojiye | Qaaci | Daauus Yahow | Xasuustii Muuse Ismaaciil Qalinle

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • Qaaci Qaraami
    Hees Daauus Yahow
    Xasuustii Xasuustii Muuse Ismaaciil Qalinle
    Codka Farxaan Qaboojiye
    Camera Crew
    Zaam Omer
    Khadar Maxamed
    Editing By
    Eng Giriyaad
    Copyright
    Fahmo Official & Somali Global
    Xasan Dhuxul Laabsaalax,Cabdi Hani, Hodan, Abdirahman, Xariir, Xiis, Suldan Seeraar, Hees Cusub, Somali song, Hees shidan, Dhaanto, Music Video, Waqal Studio

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @mmjjilicow5779
    @mmjjilicow5779 4 роки тому +37

    Waa heestii iigu horeysay ee aan maqlo 1976dii anigoo lix jir ah ka imid miiga magaalada jowhar alla cisag hore u soco mustaqbal faneed ayaad tahay farxaan yare viva

    • @cumarcabdi5953
      @cumarcabdi5953 4 роки тому +4

      Adeerow dadkii wakhtiga fiican soo qabtay ayaa tahay ee la kulmay wadan dhisan anagu nasiibka manan helin

  • @Mr-Abdullahi85
    @Mr-Abdullahi85 4 роки тому +11

    Cajiib !!! Waxaan islahaa khadar ilkacase ayaa siwacan uqaaday Balse wiilkan yar Waa fantastic runtii waxuuna helay garab istaag wacan sida kamuuqata somalida waxyaalaha mideeya waxa kamida sugaanta noocay dooniba ha noqotee # xasuus

  • @ladanqaali4634
    @ladanqaali4634 4 роки тому +398

    Codkaagan macaan masjidka nebiga scw mid quraan. Kaga akhriya rabbi hakaa dhigo

    • @Ridwan_AhmedG
      @Ridwan_AhmedG 4 роки тому +13

      Adiga maxaa heesa u dhageeysanee ?? Maa masjidka aadid 😂😂😂 Sheikh Sheydaan aa Tahay 😂😂😂

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 4 роки тому +2

      Ladan qaali Adigu wakhtiga aad heestan ku dhagaysatay maxaad masaajidka quraan ugaga akhriyi weyday

    • @barwaqodagan7038
      @barwaqodagan7038 4 роки тому +1

      Amin amin amin yaa rabbi 🤲🤲🤲

    • @engayaanlexasan8975
      @engayaanlexasan8975 4 роки тому

      Aamiin aamiin

    • @abdirahmanadam8869
      @abdirahmanadam8869 4 роки тому +1

      Aamiin, dadkan maxaa aaminta ku dhibay ninkani inanka wuu u duceeyee aamiin dhaha

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 роки тому +147

    Hees wadaniyaa odhan jirtey "waa loo dhashaa wadani" kan yar waa u dhashay fanka ,sababtoo ah heestan daauus ee qalinle qaadi jiray Aun waxaan arkey 10 fanaan oo dib u qaaday manay gaadhsiin meesha uu gaadhsiiyay farxaan yare .keep going bro

    • @walkm1
      @walkm1 4 роки тому

      Barkhad dhamaystir heesta ☺

    • @official-cn9xf
      @official-cn9xf 2 роки тому

      @@walkm1 źe 888 day to

  • @khadaryarecilmi8200
    @khadaryarecilmi8200 4 роки тому +7

    Waaw inaba caadi maaha Farxaan Qaboojiye, si fiican ayuu u keenay codkii iyo luuqdii Muuse Ismaaciil Qalinle Illaahay haw-naxariistee. Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 роки тому +13

    Codkii qalinle aad iyo aad ayuu u so dhaweeyey insha Allah dhawr sano ka bacdi waxuu keenayaa 100% Illaahay cimriga ha kuu dheereeyo Aamiin Aamiin

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar3406 3 роки тому +12

    Aderkay muse ismacil qalinle abahay walalki la dhashay Labadoduba wa mati alle hu wada naxariisto labadodaba Aamiin

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 4 роки тому +39

    Maasha allaah ilaahow il iyo aafaba ka hay, maasha allaah dhaha wiilka yarkaa.
    Kitaabka alle allaha ugu badalo
    Xaramaynka inuu tujiyo inshaa allaah🤲🤲🤲

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics Рік тому +57

    Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban❤
    Heestan halkeedu dhigay
    Fan hadii uu sharaf lahaa dadki hora la tagay

  • @soomaalilandsoomaliland1753
    @soomaalilandsoomaliland1753 4 роки тому +4

    Woooow waa awlaadi fanka soomaliyeed hooyadi fanka awladu caasima waa xasuustii muse ismacil qalinle qadadwayn intaad garanayseen way dhaaftay ee sharma boy isaga noqda haku dhexwalanine

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 2 роки тому +5

    Wuu keenay codna ALLE wuusiiyey laakiin waxan uun yaa nagafadhiisiya.

  • @abbasweere
    @abbasweere 4 роки тому +8

    illaahoow kuu naxariiso muuse ismail qalinle , farxaan qaboojiye masha allaah ayan leeyahay walaahi codka farxaan iyo qalinle lama kala bixinkaro masha allaaah

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 7 місяців тому

      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 4 роки тому +7

    Waakan dadkii fanka hidaha iyo dhaqanka u lahaa.....caruur tuulayaasha bari iyo galbeedka kasoo tahriibray ayaa beryahan fanka waalee...imikaa la helay dhashii reer hargeisa ee asalka ahayd....keep going yarkoow

  • @sakimaahirkalid5083
    @sakimaahirkalid5083 4 роки тому +19

    Dadka qaar fankaa u baahan , halka qaar kalena ay iyagu u baahan yihiin fanka oo ay culays ku hayaan .
    Balse maanta farxaan fankaa u baahan .
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤

  • @libanhussein5340
    @libanhussein5340 4 роки тому +4

    xasuustii mucjisadii fanka somaalida MUUSE ISMACIL QALINLE
    erayadu waa XASAN QAWDHAN ayaan filayaa.
    wiilkan yari talent cajiiba ayuu leeyahay .

    • @caydarussuldaan5470
      @caydarussuldaan5470 4 роки тому

      Allah hawnaxariisto muse ismaaciil qalinle iyo abwaan xasan qawdhan

  • @mohaweheliye8852
    @mohaweheliye8852 2 роки тому +6

    Heesaha nocaan adunka,, hayad aya UN Heritage ladhahayo aya ilaaliso si ay u lumin xikmada kujurta awgeed,,, Wadnka Jamaica waxay leeyihin heeso layirahdo reggae,,, wana Qarami,, hayadaas aya ilaliso,,, somalina wa iney sidaas sameysaa sey ulumin this master piece

  • @Abdullahwisil
    @Abdullahwisil 4 роки тому +94

    Waa la is weydiin qof walba wixii ILAAHEY nimco ah ee uu siiyey. Suurada AT-TAKATHUR
    AAYADA UGU DANBEYSA

    • @axmedjaamac7362
      @axmedjaamac7362 3 роки тому

      Waabaad og tahayee hadaa mxa kusoo gashay meshaan nagala tag Riwayadan

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 3 роки тому +2

      @@axmedjaamac7362 waanada waa la qaataa meeshay kuugu timaado. Kii eebba I xasuusi ya ayaa dadka noogu roon

    • @SuldanGarad
      @SuldanGarad 28 днів тому

      Walal horta ilahay ajar iyo xasanad hakaa siiyo lkn nimcooyinka ilahay ka hadlaayo tan kuma jirto tan waa camal shaydaan u qurxiyey lkn hadaad ula jeedo cod mcn baa ilahay siiyey ee xaga quraanka muu ula jeesto markaas waad saxan tahay oo cod macanida dadkoo dhan mawada helaan

  • @bankatuuyo321
    @bankatuuyo321 4 роки тому +47

    Ah. Wuxuu i soo xusuusiyey M.I. Qalinleh iyo yaraantaydii Qudhac-dheer

    • @fadumoaliwarsame5832
      @fadumoaliwarsame5832 4 роки тому +1

      ايوة والله ياابن بلادي انا كمان ذكرني قودعدير محل ميلادي

  • @akrammaanaf3625
    @akrammaanaf3625 3 роки тому +11

    Wow wiilka heesta si Cajiib puu u qaadayaa 🤞❤️🇸🇴✅

  • @vdgvhdhc3802
    @vdgvhdhc3802 4 роки тому +1

    masha allah wiil yar wuxu badalay muuse qalinle allaha u naxariisto badalkii jiilka cusub in laga dhax helo ayaa loo bahan yahay dhalinyarada codkoda lasoo bixiyo suugaanta la soo hor dhigo wiilka yar allaha xafido hore u soco waligaa ha harin hana niyad jabin

  • @abdullahiosman8575
    @abdullahiosman8575 4 роки тому +14

    Rabow il nacab iyo il gacaltooyaba kaa ilaaali🤲🤲🤲🤲🤲hubaal inu mucjiso yahay.farxaan qaboojiye❤❤❤❤❤❤❤.

  • @faisalformerchannel5228
    @faisalformerchannel5228 2 місяці тому +1

    War ilmahan yar ee mucjisada ah muxuu ahaa
    Waligey yar ama weyn noola ka codmacaan ma arag xitaa kii heesta lahaa aan soo dhageystay waa kaaf iyo kala dheere
    Heeskan alxasil gaarigeyga kama danto ☝️🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾🙌🏾

  • @ahmedyaska9220
    @ahmedyaska9220 4 роки тому +19

    Farxaan apdi muuse
    Nin aanu wakhti wada qaadany keeep going BroH
    Waxd samaysoH waa mawhipadaadiiH
    Eee fanaanintaH waxa lagu xantaaH
    BalwadoH ee adiH kii ka dhawrsanadaH noqoH broH

    • @dullahiayoub2432
      @dullahiayoub2432 4 роки тому

      Ma ilma Musse Ismaaciil Qalinle Bass Mise ????!!💯VoiceOver

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 4 роки тому +1

      @@dullahiayoub2432 maya wlllo ina cabdi madoope la dhahaa aabihina dowlada hoose ayuu ka shaqayn jiray
      Muuse ismacil cidangale uunbay isku yihiine maaha isku qolo
      Isagu waa bahdaylo muuse ismacilna Abokor muuse ayuu ahaaa

  • @Doodasomalida
    @Doodasomalida 4 роки тому +31

    Legend halkeedii ayaad dhigtay
    Top codka
    Tenbada yaa igu racay 👍

  • @SamSam-lc7oj
    @SamSam-lc7oj 3 роки тому +3

    Farxaan waan taaaageeraa wlhi bilaaahi
    Walal
    Farxaan waaan kuso ducaynayaaa allah ha migaaga ha kuu rumeeyo

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 4 роки тому +23

    Talent buu uleeyahy codadka dadka in lasocisho.
    Heestan daa'us iyo heeski qalam jalam ayuu codkiisa ikeenay ❤

  • @TheJevland
    @TheJevland 4 роки тому +44

    This young man will go places wallahi. He’s got a very unique voice Masha Allah, Cadaw Ilahay hakaa ilaa liyo my young bro.

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 роки тому +5

    Fanaan eshacalaa 😍 soo jiidasho faraaxnimo cod macaanimo iyo wixiiba wuu isku darsaday wlhi maasha Allah ka nabad gal isha aadniga edo

  • @koossaid1367
    @koossaid1367 4 роки тому +382

    Wawo codka alle haku dayo edo qali lakin waxan ku odhanlah codkas macan xaga quranka ula baydh tani wa ayamo wa laga tagayay

    • @keysehashi3488
      @keysehashi3488 4 роки тому +5

      2020/09 \11

    • @2pac_somaali957
      @2pac_somaali957 4 роки тому +2

      Mazha allah alle codka ha ku daayo lkn xaga sharafta iyo khayrka leh ugu badal inzha allah
      YAa IGU RAACSAN ILMO AnI AADAM

    • @alimursaljama8045
      @alimursaljama8045 4 роки тому +1

      Aduunka waa basar, aqirana waa camal.! Wll masaajidka cayaarta kadaa kķkkkl

    • @dekahussein2954
      @dekahussein2954 4 роки тому

      @@2pac_somaali957 wadzď

    • @qanijacayl5784
      @qanijacayl5784 4 роки тому

      Xaqiiq weeye, Fanaantii ka horeeyay kana mid Ahaa Maxamed Warsame Qasaali way Geeriyoodeen.
      Allaha u Naxariisto Dhamaantoodba.
      Aamiin

  • @luqmanidriss6202
    @luqmanidriss6202 4 роки тому +2

    kuwa cidigaha labaxay magaca wu u hergalay kane maxan dhahna xidigaha awowgod mashaalah. intan hes dhaystay ama fanan wa ki ugu coodka wacna uguna doqa ficna hesta u xushay muse is qalinle 🙏💯

  • @mabib572
    @mabib572 4 роки тому +17

    Muuse Ismaciil, Allaha u naxariiste, yarkani waaba ka cod fiican yahay. Wow!

    • @zakmukhtar8672
      @zakmukhtar8672 3 роки тому +1

      Maya waalaal yarka waa cid macaan yahay balse ma gaari karo qaline AUN

    • @Xmk32
      @Xmk32 8 місяців тому

      ​@@zakmukhtar8672 aad iyo aad legends

  • @khalidmayjeex7156
    @khalidmayjeex7156 4 роки тому +3

    Awrta, Riyaha, dibida, iyo wanankaba joojiyaaaaaaaaaay
    Eesh calaa fanaan
    Adeeradaa murti dhaadhiga ahaa baad hiigsanaysaa
    Hore u soco adeer

  • @sacdiaxmed2332
    @sacdiaxmed2332 3 роки тому +9

    ❤ heestaan jacayl ku'eg Farxaan Qaboojiye dareenka dadka kicisa Waayo Waayo

  • @alishuriye1061
    @alishuriye1061 3 роки тому +1

    Waaa kuwii fanka ku raaaxaysan jiray ka hor intaanu dad weynaha ugu raaxayn

  • @adenismailsanweyne3370
    @adenismailsanweyne3370 4 роки тому +11

    Fanaan farahan runtii fanin badan buu dhamaa codka macan buu leeyahay mashallah keep going bro

  • @wadanidhaartay8527
    @wadanidhaartay8527 4 роки тому +144

    Innaba caadi ma ahan wiilkaan yar, waxaa kaloo ogaatan in reer waqooyigu fanka ayaga la'aantood fanba jiri laheen, waa sida waddan ka brazil 🇧🇷kubadda cagta ku yihiin laacibiin ayee reer waqooyiguba fanka laacibiin ugu yihiin, aniga ma ahi reer waqooyi mana amaanaayo waxaan ahy wiil reer jowhar ah.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 роки тому +2

      Faanka mesha kala tag wa ayu bafan yihin madama dionta ku yar tahay lkn kama xigmad badna somalida

    • @liiii736
      @liiii736 4 роки тому +5

      Rock_ Diamond adeer anagu ma faano sida aad tartiibta ugu dawanysid videoga ayan u qancina cid kaste Ee hadalkaga ku noqo haday xikmad ku jirto mesha aad kaso hadlaysid hala arke so bandhig inan bal tariib u dawan wayno hadi kale no more buuq tartiib u dawo Tasaan ka naqana aniguye✋🏽

    • @saadmohamud7137
      @saadmohamud7137 4 роки тому +10

      xigmadi matimaado bilaa diin. Ninkii diin iyo imaan laga helaa xigmad looguyimaada. Dib u dhuuux heesaya reer waqooyiga, 99.9% waa nadiif oo salka u hayaan ama laga soo xigsaday diinta

    • @sacadiyoliibaan7678
      @sacadiyoliibaan7678 4 роки тому

      Mash Allh asaxabta igu qaliya

    • @bilana7028
      @bilana7028 4 роки тому +3

      @@rock_diamond9475
      Diinta kugu badani ma dhaca, boobka, kufsiga iyo dilkaa
      Yaahuu hana cunina

  • @abshirmouse1636
    @abshirmouse1636 4 роки тому +61

    FARXAN FADLAN ISKA JIR BALWADO,HABLO, IYO WIXI LIITO WAXBARASHADADA WA INAD WADATA TAASBA MUHIIM AH SXB FROM GABILEH

    • @axmedali6342
      @axmedali6342 4 роки тому

      Hhhh

    • @gamerwolf2197
      @gamerwolf2197 3 роки тому

      Raggu mA heesi karaan balwad laaan

    • @Shujaac_gaming
      @Shujaac_gaming 2 роки тому

      @@gamerwolf2197 waaa saaax markii aad madaxaa furato cood kale ayaa yelan

  • @dhammeguray157
    @dhammeguray157 4 роки тому +2

    Xusuustii muuse ismaciil qalinle ayuu soo nooleyay hobalkan da'da yari.
    Runtii waxaa ku duugan hibo faneed iyo cod halaasi ah.
    Heestani waa mid kamida kuwa aan ugu jeclahay heesaha uu qaadi jiray Qalinle Eebe naxariistii jano haka waraabiye.

  • @burco8060
    @burco8060 4 роки тому +7

    Libaax fanaan ah
    Raag waa wayn oo iminka faanka ku jira ayaad wax badan dhaftay hore u soco sxp

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 2 роки тому +3

    Amazing where he now we don't hear any more this young guy he have especiall voice heeso danba masiinayan meeyey cunugaan hada mardanbe lama maqal ma inuu fanaaninta suuqa ku cariirsha laga baqay meeye abwaanadii war inanka soo saara oo heesa cusub siiya oo gacan qabta 🥰🌺🌺🌺💚

  • @mahdibarkhadismail92
    @mahdibarkhadismail92 4 роки тому +9

    Maan shaa Allah .....Nice voice,,,waayo waayo ayasn soo xasuustay

  • @hodandaud5404
    @hodandaud5404 4 роки тому +2

    Fanku wa mar aad baryeyso iyo mar lagu baryayo farxaan hada kagu waaba iskeenidii lo bahnaa hore u soco

  • @xiisoiyoxullasho
    @xiisoiyoxullasho 4 роки тому +3

    Farxaan waa muuse ismaaciil qalinle in kastoo uu adeerkii ahaa qalinle alle ha u naxiirsto

  • @tijaabotijaabo4014
    @tijaabotijaabo4014 4 роки тому +1

    maasha allah hambalyo cod buu hayaa hore usoco halkeeduu dhigay waxasa fanaan layiraa maasha allah

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 4 роки тому +7

    Yaa salaam yarku waa na,xuuusiyay Alle ha naxariisttee Abwaan Qalinle

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 4 роки тому +2

    Ubax fahmo inanka yar ee farxaan waa adiga kuhelayaa heeskiisa like ta badan ee ubax fahmo waa inaad u iibisaa labiskiisa suudka ah fananka yar ee farxaan Marna ah ardeyga waa inaad gacan qabataa Mahadsanid

  • @abdirisaqabdulahi8924
    @abdirisaqabdulahi8924 4 роки тому +6

    Farxaan qaboojiye Waxaan kugu hamblo hibada illahay ku siiyey Waxaan Waxaan tahay legen Waxan ka soo salaamayna Germany gaar ahaa kassel axpapta Way ku taageero buuxad ku hayaan Wll

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur1854 4 роки тому

    Farxaan waxaana Soo xasuustaya heesihii hore. Hore uu soco al fanaan

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. Рік тому +11

    Beautiful voice he is talented 💜💜
    Allah unaxariisto musa qalinle 😥

  • @ismailmohamoudhassan313
    @ismailmohamoudhassan313 3 роки тому +1

    Wiilkaan yar mucjizo faneed waaye 💯
    Farxaan qaboojiye nooloow sxb

  • @tiikaazh3595
    @tiikaazh3595 4 роки тому +9

    wlhi mucjiso weeye farxaan alle haku barakeeyo pro codka🗣

  • @mudanedhaashane5254
    @mudanedhaashane5254 4 роки тому +2

    Waa taas hibo faneed, wiilkaan hadduu wakhti sii joogo wuxuu noqon doonaa xidig faneed oo taariikhda fanka Soomaalida ka dhex tilmaaman, hadduuba nawada jiiray.

  • @maxamedamiin1526
    @maxamedamiin1526 4 роки тому +36

    Waa kuwan ciyaalkii horre ciyaalkay dhaleen ciyaalkay sii dhaleen 😁❤ maaha falaq falaq iyo bac kasii bac kasii😂 ugu Klay hargaysa Powe of SuGaanT❤💬💚💎

  • @generalexperienceeducation7139
    @generalexperienceeducation7139 3 роки тому +8

    MASHA"ALLAH" MASHA"ALLAH" MASHA"ALLAH" farhan khabojiyee MASHA"ALLAH" ALLAHA KUXAFFDO ALLAHUMMA AMIIN.

  • @maryanhareed6863
    @maryanhareed6863 4 роки тому +18

    Farxan waxaa gacan ku haayo Ubah fahmo. Thankis my Queen From Hiraan 😍🇸🇴. 🥰

    • @libaanhaji.2554
      @libaanhaji.2554 4 роки тому +3

      Isaga ismaamulaye iska hagaaji qoraalka xoolo miyaa markay fahmo hayso

    • @ilko-dheere
      @ilko-dheere 4 роки тому

      What The flag😱
      I remember faqash time😱😨😰

    • @maryanhareed6863
      @maryanhareed6863 4 роки тому

      Alle ha idin caafiyo waxaa tahiin dad xanuuun san 👎👎

    • @abdiasishashi8579
      @abdiasishashi8579 4 роки тому +1

      Farxaan yare kooxdeeda kuma jiro
      Ubax fahmo markuu hibadiisa isku saaray ayey so cusuumtay hibadiisa dartii
      Ubax fahmo fanan dhalin badan gacan qabantay weeye
      Farxaan isagaa isa saaray ubax ma soo saarin

    • @abshirmouse1636
      @abshirmouse1636 4 роки тому

      @@maryanhareed6863 ADU DHAQTAR MIYA THY XANUUNKA YAGA NO AMAAN GASHA

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 роки тому +10

    Fanka ku baashaal #ADEERADABA dhagax dhigee #MMOGE AMOOG QALINLE iyo Ededaa #KHADRADAHIR
    Wuu hidaysanayaa fank farxan🦁🦁🦁

    • @iamrefugee6994
      @iamrefugee6994 4 роки тому

      Fanka hiba ayuu uleyahay cadabtana hibo marka soo sax ma ahan

  • @maliyahussein6709
    @maliyahussein6709 4 роки тому +6

    Wiilkan markaan daawado heesihiisa waan iska ooyaa. Walaahi waa ragii fanka loo sameeyay. Sowtul raxma. Kama daalo heesahaaga. Greeting from Canada brother.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 роки тому +2

    Mashalah ilahow codkan quruxda badan ku daya waa hes ad u macaan

  • @najaxadddey3061
    @najaxadddey3061 3 роки тому +4

    Ani qosolkisaba ka helay masha allaah keep moving up bwe

  • @huseinyareofficialgroupmed6602
    @huseinyareofficialgroupmed6602 3 роки тому +2

    Caadi ma,ahan lkin haddii uu ahan lahaa qur,aanka kariimka masha allah ayan dhixi lahaa

  • @ugaasomaxamud3839
    @ugaasomaxamud3839 4 роки тому +5

    Wale garxajis waa hooyadi fanka farxan yare indr hore usoco garxajiys wax dhama lawaaa💝💝💝💝💝💝❤❤❤❤❤🙏🙏🙏

    • @amalali7104
      @amalali7104 4 роки тому

      Ugaaso Maxamud akhas qabyaalad iyo qudhun melwalba layimada 🤮🤮

    • @ugaasomaxamud3839
      @ugaasomaxamud3839 4 роки тому

      @@amalali7104 maxad ka hadlaysa ma wax tarikhida ku galad waydey wadigan cabanaye
      Caadi iska dhig oo dadka tarikhida adun waynaha ku dhex leh ha ka xanuun San ee calosha ku tagane
      Socodsii calsha shuriyako

    • @amalali7104
      @amalali7104 4 роки тому +1

      Ugaaso Maxamud Illhay haku caafiyo wllo , qabyalada iyo qudhunku ma wanagsana in welba lala yimado

    • @ugaasomaxamud3839
      @ugaasomaxamud3839 4 роки тому

      @@amalali7104anigu wan cafimad qabaye adiga hal kee ku xanuunay? Midkale wax jiran sheegay oo xaqiiqa balse waxa ka xanuunsada dadka bila tarikhida ah markas cafimad ada u Mahan shuriyako

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 роки тому

    Warqadaan ku daabacay
    Doodeeda iga qaad♡
    Qalin AUN codkiisii waad keen tay

  • @nimcofaraxifiiye9226
    @nimcofaraxifiiye9226 4 роки тому +5

    masha allha hestan. waan. jcylhay malin walbo dhagesta sxpeky baa iso qado hada 2020/11/2♥ ma jeddah saudi Arabia

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 4 роки тому

    Farxaan Yare wuxuu ka sinji qabaa duruYadii QALINLE waana dhalan hibadu👏.
    Wxn farxaan Yare wxn kulatalinlahaa "fanku dhan wngsn iYo dhan xunba wuu leeYahee dhnka wanaaga uun ubadnow sxb 💪"

  • @mohamedfarahmire4287
    @mohamedfarahmire4287 4 роки тому +4

    Yarka Pro Qalinle weeye dhabtii,Halkaaga ka Sii wad ayaan leeyahay,!!..Soo barbaar Yarka!!..thanks.

  • @ibrahimdaahir88
    @ibrahimdaahir88 4 роки тому

    Intaa fanaan dhageysanaye yarkaan waa fanaan fanaan dhafaay muse ismail qalinle halkeedi ayaa dhigty horay u soco

  • @fatimamohamedyusuf9476
    @fatimamohamedyusuf9476 4 роки тому +3

    MASHA'ALLAH" EDDOO FARXAN QABOJIYE: ALLAHA KUXAFFDDO HOOYOO ALLAHUMMA AMIIN

    • @balayoos
      @balayoos 4 роки тому +2

      Waad nasiib badan tahay hadad eedo u tahay

  • @hudaabdi8642
    @hudaabdi8642 3 роки тому +1

    Codkaa macaan Masha❤️❤️❤️ allah haduu quraan ku akhrinayo wllhi waaa laqiiron lahaaa ❤️❤️❤️❤️

  • @maxamedshaakir1252
    @maxamedshaakir1252 4 роки тому +8

    Farxaan cabdi muuse wll hore u soco adiga iyo maamo ubax fahmo guul insha allah 💯👏👏👏👏

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 4 місяці тому

    Muse Ismail heesaa A class ah ayuu ahaa.
    Xamar ayaan ku arkay horaantii 90s kii bacdal Siyaad Barre's fall.

  • @foolcawo
    @foolcawo 4 роки тому +136

    War inankaani Fanaan Waa dhaafay waa mucjizo runtii

  • @bileahmed-xk4vc
    @bileahmed-xk4vc 2 місяці тому

    Wiilkan yar wow masha Allah, dhoola cadeynta iyo kalsoonida ka muuqata. 👋

  • @shakiibshibbane3427
    @shakiibshibbane3427 4 роки тому +309

    Yaa ila taageera wiilkan like ii saar

  • @habsahassan3189
    @habsahassan3189 4 роки тому

    Manshallah farxaan wan la dhacay ubax wuu ka qosliyey ba waa qaliile oo halkaas taagan ❤️

  • @fuadhassan1478
    @fuadhassan1478 4 роки тому +6

    Farxaan yare New Tubeec,Fanaan lahubo hoygii fankaa laga helaa Hargeeysa Hardh wanaag❤❤❤

  • @c.c.g.1464
    @c.c.g.1464 4 роки тому

    Farxaan yar waa mucjisadii fanka walahay alle haku barakeeyo codkada

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 роки тому +14

    Ciidagale wey wey dadkii fanka iska lahaaa weeye💪💪✌

  • @maxamuudcawil3422
    @maxamuudcawil3422 2 роки тому

    Mr Axmed ibraahim Xalane Xaaji Marduf iyo Abukar buula xuubeey iyo Farhaan yare waxay tumayaan musicn aad u macan iyo cod talented ah❤💯

  • @farduusmakeuparts7252
    @farduusmakeuparts7252 4 роки тому +16

    Waaaaw muse ismacil qalile ale aahw naxaristo waaa kenaay

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 4 роки тому +1

    Waa cod la yaab leh oo waliba soo jiidasho, bal suurayso fanaankan oo waynaaday oo helay dadaal iyo garab istaag buuxa oo dhan walba oo fanka kamid ah, waa layaab. Guul ayaan kuu rajaynayaa saaxiib.

  • @deeqaxasan9325
    @deeqaxasan9325 4 роки тому +4

    Waaw waa fanan jira mshallah allaha ubarkeeyo codkiisa 😍😍😍😍😍😍

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 4 роки тому +2

    Waaaaw Wonderful kan yar wuba keenay heestii Qalinle
    Masha allah

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 роки тому +19

    Farxaan yare
    Wlle legends kiiba na xasusisay
    Cod mcn bro 😍👋

  • @maajidshariif4859
    @maajidshariif4859 4 роки тому +2

    Xusustii allaha o naxaristo muuse ismail qalinle waxu dhintay 1999 waxu ku dhintay kismaanyo fahmo si qaasa ayan ku salamay wll

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 4 роки тому

      Waxan maqlay in muqdisha lagu dhaawacay oo u dhintay mardanbe dhaaawcii 2010

    • @maajidshariif4859
      @maajidshariif4859 4 роки тому

      Wll wa suragal in mugdisho ku dhintay lkn waxa ku maqlay kismaayo

  • @Ahmedcaska571
    @Ahmedcaska571 4 роки тому +9

    Woooooow halkeeduu dhigay waa mucjisada jiilka cusub

  • @Hassangantaal2023
    @Hassangantaal2023 11 місяців тому +2

    Ku sali nabigeen muxamed scw ❤

  • @issamohamed9757
    @issamohamed9757 2 роки тому +39

    His confidence is on another level. The greatest artist from Somaliland after the death of the legend poet Mohamed Warsame Hadrawi.

  • @ayanfarah1554
    @ayanfarah1554 3 роки тому +2

    Habo ilaahey hakaa hayo isha waaw 😍😍

  • @mohamedabdikadir755
    @mohamedabdikadir755 Рік тому +3

    Fanaan da'yar cod macaaaan hadana maslaaxa shido hormar wacan bro ❤

  • @mohamedyusuf6985
    @mohamedyusuf6985 4 роки тому +46

    3:29 fiirso sida cajiibka ah ee teembada uu ulaqabsanaayo walee wiilkan yare waa fanaan cod, hanaanka jilaaga, daganaasho iyo waliba kalsooni isku darsaday

    • @im5media910
      @im5media910 4 роки тому +2

      Mohamed Yusuf sxb heesta toos uma qaadayo horay ayuu uso qaaday hada waa un jilid laakin waa wiil da’ yar o cod macaan

    • @mohamedsaid2796
      @mohamedsaid2796 4 роки тому +1

      Wllo farxaan waa fanaan cod iyo wax kasta leh lkn heestu waa playback maahan live

    • @mubarakabdulkarim1446
      @mubarakabdulkarim1446 4 роки тому

      Meela kale ayuu kaga sii wacan yahay sxb

    • @shabcaancabdi574
      @shabcaancabdi574 4 роки тому

      Mnshallh

    • @mohamedsaid2796
      @mohamedsaid2796 4 роки тому

      @@shabcaancabdi574hh

  • @manaomar212
    @manaomar212 4 роки тому +12

    He's beautiful smile
    ILLAHOW ka qabo fisqiga iyo sheeydaanka u qurxinaayo YAA RABI YAA RAXMAAN

  • @abdirahmanhayaan123
    @abdirahmanhayaan123 3 роки тому +1

    Waa cod cajiiba runtii oo meel fog ka imanaya mansha allh

  • @SahelValleyInsurance
    @SahelValleyInsurance 3 роки тому +19

    Deep voice + Guitar.., يا رجل..! 🇸🇴

  • @qoslaayesomali1716
    @qoslaayesomali1716 4 роки тому +14

    Hesta wey igu socotaa
    Lkn qoraal noga so dhiga
    Si an dhaqsi ufahanaaa
    Fanan wa dhafyay
    Ma ahan faladagan iyo sharma boy

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 4 роки тому

      Heesta ereya adagba kuma jiraane..maxaa kaa si ah.m

    • @Xarshiite
      @Xarshiite 3 роки тому

      ninka raga waa kan kufarxo hormarka dadkisa sharma waa nin talenti reper ah leh bal adiga qoslayow xaa nosoo kordhiday aan ahyn cay

    • @foosiyocabdi445
      @foosiyocabdi445 3 роки тому

      From mogadisho maashalah

  • @adenqarash7337
    @adenqarash7337 4 роки тому +4

    Inanku waaba Qalinle oo Yar ....halkeedii ayuu dhigay .fanaan horay usoco

  • @maliteacher
    @maliteacher 4 роки тому +1

    Ubax fahmo maxay qurux la weynaatay manshaAllah.

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser2114 4 роки тому +42

    Absolutely legend young talented boy let us encourage him . He will be the best.

  • @hassanroble1431
    @hassanroble1431 4 роки тому +12

    Qalinle codkiisa aadaan u jclaan jiray wiilkan si buu iisoo xasuusiyay

    • @farahmuhamed2909
      @farahmuhamed2909 3 роки тому

      Very talented young and surely he is one of the best musician of our time.well done keep the spirit.

  • @aminaqaraami
    @aminaqaraami 4 роки тому +14

    Waaaw mnsha allh heestaan mudo sugi lahaa haday maanta soo baxday alxlh wlky aan qalbiga Ka jeclahay farxaan yare allha noo kaa daayo