Maryan Xaaji Cilmi. Scuola media Inferiore 1961 waan isku soo gaarney. Waxay ahayd gabar firfircoon oo ku dayasha mudneyd. Qofkasta oo Horay u yiqiiey iyo qofkasta oo gadaal ka bartay xurmo ayey u hayaan. Hadda diin iyo cibaado ayey ku darsatay. Ilaahay ha brakeeyo.
Magnificent, phenomenonal spectacular, sister iam so proud of you, I can say you,r witness history, in fact it seems late president hard his ears close to hers in number of occasions, she was tough lady at her time, great history she is holding, thanks for the highlights, shugran sana,
Hanoolaato & Ayaanle I must say I have learnt a lot about Somali History and I thank you from the bottom of my heart. As a Somali I appreciate you doing this interviews that allows the young Somalis to learn about history with legends that are alive. I can't tell you how much we appreciate and how thankful we are. Thank you, thank you & thank you for all that you have done for the generation that have lost their history and the new generation that have history in their finger tips!
Masha Allah mamada Allaha xafido sheekadeeda aad bee iigu socotay. Soomaliya wax badan aanan hore u maqlin baa maamada ka maqlay maanta. I am interested in learning more about our our past IA.
Very great icon in the struggle for women in empowerment in early Somali self rule, the queen is history moving, & fantastically haanolato to bring her live on line for teaching purpose, good work, we also thank all her efforts in all her duties in building her nation, thanks we learnt a lot in history,
Asc Walaalkiis salaan sare masha allah tabaarak eedo maryan cimiri dheer rabi ha ku siiyo 🤲🤲🤲 ayaanle eedo maryan waa inaad book ka qortaa Walaalkiis hore u soco 👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏
Ayaanle iyo bahada Hanoolaato Tv nooso badiya Dadka siida Mrs Maryan Haji Elmi oo Dalka wax badan kaa ooga Taarikhada Dalka wa ina wax badan laaga qora
Couple of corrections; Eedo’s dates are wrong…Italia invaded Ethiopia in 1935 not 1937…After WW2 Italia was given 15 years to prepare Somalia for independence not 10 years. ..When the British entered Italian Somalia in 1941 by then Italy’s government was in disarray. Some Italians switched sides in the war and were friendly with the British. That’s why the British allowed Italian administration to continue even after capturing Italian Somalia.
Arintan book in laga qoro aya ku boohinaya dadka wax qoro please Ama Mamdan qof yaqan hadu jiro ama caruurteda ehelkeda please book halaga qoro waxan way dhumi karan Fadlan arintan gala dhalilin
Waad mahadaan tahay ayaanle aad oga hela waresiyada tariiqda leh waxana kugula talima youtube bas haku deynin waxkasta ku dhici kare inaad dubista usb ku xifdisid wa tariq aad umuhimsan in si 2jibaar lo xifdiyo ubahan.
Asc Walaal Ayaanle Xuseen Allaha Ku Xafidee Waxaan Ka Midahay Bahda Ku Xiran Bartaada , Waxaan Kaa codsan Lahaa Inaad Qaybaha Waraysidaya Isku xejiso Oo Aadan Kala Goynin Sida Gabdhuhu Musalsalka U Xiiseeyaan Ayaan U Xiiseeyaahe, Sida Wareeysiga Aad La Yeelatay Waaya Soo joog Gabar Ah Ee Maryan Xaaji Cilmi, Iyo Barnaamijkii BBC Ka Bixi Jiray Ee Quursigu Qiil Ma Leeyahay Ee Inta Aad Bilaawday Joojisay, Sidoo Kale Barnaamijkii Sixroolihii Suudaaniga Ahaa Looga Waramaay, Waxaan Filaa Fekerkaas Asxaab Ila Qabtaana Inaay Jiraan, mahadsani
Sida ay tidhi, iyada iyo eeddaday Sureer Abshir Muse Mataan oo walaalkeed oo ahaa Jeneraalkii ugu horreeyay ee Booliska Soomaaliya markaas waxa ay isla dhiganayeen Dugsigii Hoyga Talyaaniga ee Muqdisho 1950-meeyadii ka hor intaanan xornimada qaadan. Wax kasta oo ay sheegto waa run marka laga reebo hal sano ama halkan, laakiin haddii kale iyadu waa ku saxsan tahay sheekadeeda.
Mamadan waa xaaskii Ismaaciil Ali Abokor madaxwayne ku xigeenkii somalia ee siyaad bare xidhay.ha waydiiyo in siyaad bare maadama uu qaraabo dhaw pa ahayd maryan bal inuu guurkeedanismail.Ali abokor wax ka ogaa
@@ahmedosman7185 Sxb xoriyadoonka waxa keliya oo u dagalamey una doonayey syl & oo ka koban rag& dumar & shacabka wase jireen dad badan oo pro Italians ah oo xisbi laha protalyanti la oran jirey oo somali & talyaani xamar deganaa & dad carab ah & somalidii talyaniga u shaqeyneysey oo iskashanayey oo somalida xoriyad doonka ah la dagalamey, sida dagalkii ha noolaato ee 1949 ka dhacey xamar oo marxumad xawo tako ku xijabatey & somali badan oo malintas aad baa loo dagalamey waxase adkadey somalidii xoriyad doonka ahaa waxana halkas ku le’edey pro Italians oo talyani& carab& somalidaba lahaa una badnaa dad talayniga la degey oo ay is dhexgalen & askar mushaarkina eeganayey oo wleiba waxa somalida garaca yey askartas somali bey ahayeen , qolyo badan oo askartii dlaka afdubatey & kuwo kalaba waa ay alahayeen iyagaa a taariikhda xoogoda duugey wana la helayaa wax walba waa qoran uihin
@@asamadhassan1419 Somali wax ma qorto,inta badan taariikhda waa laga been sheegay,Iskoolada ma nalagu soo dhigin taariikhaha qaarkood,waxan qalad u aragnaa qaladka qofka in la sheego taas ayaa keeneyso inaan maanta kala aqoonin RAGII SYL IYO RAGII PRO-ITALIAN.
Waxaa Dagaalamey oo Talyaaniga La Dagaalamey Qabiil ka Biyamaal oo kaliya Waxaa markii Dambe ku Soo Biirey Culumada Sheeqaal waa Taariiq Qoran Cidi Ma Dafiri Karto
Waa asiibtey ma dheereyn lakin xoog buu lahaa , anigoo grade 4 ah elematare buu iskuul noogu yimid safka hore ban tagnaa sidas buu no soo hor istagey oo aniga wuu I dhaafey wuxuna madaxa u salaaxey wiil jareer ah oo dhinaca bidix da iga xigey cabaar buna nala tagnaa horteena, marka baa iigu dhaweyd , waxay ahaayeen ba askartasi nidamkii dowlaiga ahaa afduubtey oo mugdigan na dhaxal siiyey weligood taariikh dadkan & dalkan kuma yelanayan madama ay dhaxal keeni cuneyn ana manta wax gacan ku jirta dad&duunyo& dal ba midna lamana yaqan in ay dib loo yagleelo somali qabilo moyane oo iyagana suragal tahay in gumeysiga cusub afka u dhigto, marka qofkii qabiil & sandarerto ku tageerayaa waa calooshiisa & waxa uu amai aan yahay wadaniyad se maleh
Dhererka ma sidan unaqano mise sida lagu qimeeyo dunida 2 mitir qofki so garaa lo qimiya inu dherer xisabsanyahay, somalida qofki 1.80 sogara wa dheryahay ayay dhahdaa. Sida ay mamada shegtyna 2mitir ayaa lo laqadnayey cidanka.
Hadalka aad iska soo tuurto oo qofka lagu xagxagto waxa ka fican in tirahdo sidas ay sheegtey ma ahan ee waa sidas? Hadal lamiska soo tuuro wuxu yahay qofka an ogoleyn ama didan waxa dhacey oo ula muqata in aysan sidas noqon ama jecleysan , taariikhduse waa wax dhacey oo soo noqon maleh
Maryan Xaaji Cilmi.
Scuola media Inferiore 1961 waan isku soo gaarney. Waxay ahayd gabar firfircoon oo ku dayasha mudneyd. Qofkasta oo Horay u yiqiiey iyo qofkasta oo gadaal ka bartay xurmo ayey u hayaan. Hadda diin iyo cibaado ayey ku darsatay. Ilaahay ha brakeeyo.
74 years with so much inner and outside beauty and alot of sweet history
God bless you hooyo
Magnificent, phenomenonal spectacular, sister iam so proud of you, I can say you,r witness history, in fact it seems late president hard his ears close to hers in number of occasions, she was tough lady at her time, great history she is holding, thanks for the highlights, shugran sana,
Wacaleykum salaam waraxmatulaahi wa barakaatu maama maryan maasha alaah 1948 ayaan dhashey ayey dhahday waxaa laga jooga 74 sanadood maasha alaah cimriga alaha u barakeeyo maamada alaah ayaa doortay oo ka soo leexiyey jidkii qaldanaay ee shuuciyada alaaahna haka cafiyo waxii dambi ah dhamaan intii muslimiin ah aaaamiiiiin aaaamiiiiin aaaamiiiiin. 🤲
Mashallah aunty,may Allah protect you from evil eyes,i wish good deeds in dunia and hereafter😍
Allah is greatest , and he knows the truth and fair insha allah, allah will gives on the win of palasatian people insha allah insha allah.
Hanoolaato & Ayaanle I must say I have learnt a lot about Somali History and I thank you from the bottom of my heart. As a Somali I appreciate you doing this interviews that allows the young Somalis to learn about history with legends that are alive. I can't tell you how much we appreciate and how thankful we are. Thank you, thank you & thank you for all that you have done for the generation that have lost their history and the new generation that have history in their finger tips!
Masha Allah Bini Adam Ka wuxuu jecelyahay taariiqihii hore mama maryan xaji ayaa si fcn u bidhaamisay Allah ha barakeeyo maamada.
Waa hooyo maryan xaaji cilmi waa hooyo dhashay habarjeclo waa marwo dii madaxweyne ismail cali abokor waa hooyo qiimo badan oo dhashay habarjeclo nasab nasab dhalay hooyo waan ku salaamaya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah Mashallah misdahenin gabar somaliyeed a waxbaratay xurnimadi kahor ileh gabda waxa jira aqonyahan ah wiliba hoyadan qof 20jir ah wa kaxasus ficantahay Mashallah mahasanid
WAREYSI QIIMO BADAN OO TAARIIKHADA UMMADDA SOMALIYEED IYO WAAYHII LA SOO MARAY.. WELL DONE MR AYAANLE HUSSAIN CABDI MASHAA ALLAAH
Maasha Allah so beautifull hooyo xasuus wanaagsan degan oraginal qurux ma gaboobo allah ha ku xafido adiga iyo hooyooyinka kale
Mansha Allah da'dii waa laga dhaafay alle cimriga iyo cafimaadka ha Ku barakeeyo
Manshalaha hayo.sharaf.leh alle cimriga iyo.cafiimadka haku.barakeyo
Masha Allah mamada Allaha xafido sheekadeeda aad bee iigu socotay. Soomaliya wax badan aanan hore u maqlin baa maamada ka maqlay maanta. I am interested in learning more about our our past IA.
Waan ku salaamay Dr.Ayaanle iyo Shariifada Maryan X.Cilmi
Runtaan kugu jeclahayFariid.
Hanoolaato Aad baan kaaga mahadcelinaynaa in Maamo maryam oo kale waraysatay. Big respect bro.
❤❤❤ Masha Allah Waa taariikh Mudane in Bulshadu ogaado dhibaatada gumeysiga. ❤❤❤Guuleyso Hanoolaato
Masha Allah baraka Allah. Thanks for sharing with us. Love you, sister. Very historic and educational topic.
Very great icon in the struggle for women in empowerment in early Somali self rule, the queen is history moving, & fantastically haanolato to bring her live on line for teaching purpose, good work, we also thank all her efforts in all her duties in building her nation, thanks we learnt a lot in history,
Thanks for liking
Edo mcn maryan xaji elmi cimriga iyo aqliiga alaha kubarakeyo waxan halkas kafahmay inuw gobalka hiiraan kafaca weeynyahay inta lomaleeyo waa gobalki aqoonta
2weeks ee udanbaysay baan ku soo xirmay manshallaah degenata weriyah iyo sida wuu dhegaysto qofka uu waraysanayo ayaa cajiba
Maasha Allah qurux aan gadoomeyn xishood aan gaboobeyn
Asc Walaalkiis salaan sare masha allah tabaarak eedo maryan cimiri dheer rabi ha ku siiyo 🤲🤲🤲 ayaanle eedo maryan waa inaad book ka qortaa Walaalkiis hore u soco 👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏
Ayaanle iyo bahada Hanoolaato Tv nooso badiya Dadka siida Mrs Maryan Haji Elmi oo Dalka wax badan kaa ooga Taarikhada Dalka wa ina wax badan laaga qora
Walaasheen maryan Allaha noo daayo. Waa taariikh dhaxal gal ah. Love you brother hanoolaato.
Mashallh Hanolado waa barnamije xisabadan oo Somali oo ah muhin ad iyo aqon iswedaris
Maama xusuus fiican iyo aqoon leh allaha u siyaadiyo, kuwa NGO ee confused ku dhacay wey la duwantahay. Very good
Waaw gabadh aan jeeclahay hanoolato maryan dawlaad iyo ayaanle
Couple of corrections; Eedo’s dates are wrong…Italia invaded Ethiopia in 1935 not 1937…After WW2 Italia was given 15 years to prepare Somalia for independence not 10 years. ..When the British entered Italian Somalia in 1941 by then Italy’s government was in disarray. Some Italians switched sides in the war and were friendly with the British. That’s why the British allowed Italian administration to continue even after capturing Italian Somalia.
Ascwrwb walaashay Maryan xaaji Cilmi iyo walaalkey ayaanle salaan sare masha Allah soo dhawaada❤️❤️❤️❤️🥰❤️❤️❤️❤️💕❤️
mahadsanid hanolaato
Very good program
Masha Allah mamo guuleyso
Intiinna aan garanayn maryan sidoo ksle waa xaaska madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somalia General Ismail Ali abokor.
Mashallaah Maryan Xaaji waa 75 haddana waxaad moodaa 55 jir. Qofka dunuubtiisa ka toobad Keena ilaahay if iyo aakhiraba waa Ku ilaaliyaa.
She has a lot of history
Alle ayaa mhd leh wagaa ilaa hadeer haduu gumeysi jiri lahaa qof somali shegto lama arkeen kuhadalna warkeed daaa alle ayaa mhd leh waa tariikh muhiim ah
Yes maxamed siyaad oo Gabna
Love to reer Hiiraan aniga reer luuq jeelow aan ku soo korey and I love Hiiraan people love from qabridahre
Ani Baladwey ayaa ku dhashtay my xaji halgan ayow ku dhashtay
We love u too❤️ somali is 1
Banbalaayo waad ka badbaaday
@@nasramohamed4229 haa alxamdulilah
@@omarcoonka2578 waa kheyr anaga dad badan baa nalooga laayay
Maanshaa Allaah.
Muuqaalka inaad mar hore duubtay oo aad imika soo galisay ayan u fahmay. 22/7/2022. Waxaa ka sokoaysay 6 bil iyo dheerad baa ka sokoysay.
Thanks brother 🙏
Masha allah cimriga allaha u barakeeyo mamada
Mashaa Allah gabar aan taagero maryan x waa kussalaamay. Ayaanloow kareeb taariqda kabuuxda.good job
BOOK WAA IN LAGA QORAA..MARYAN XAAJI..WAA GABDHAHA AQOONTA LEH..
Hal xaaraan ahi nirig xalaala madhasho waa maahmaah soomaaliyeed, wallee waa dhab, ball eega ninkan siyaad awelba waa nin musuqmaasuq kusoo galay ciidanka, bal eegga ninkii maalintaas islaantan aabeheed ciidanka kusoo geliyey qaabka eexda ah, ee isagoo aan shuruudihii buuxin, si farsama ah loogu geliyey weji, markii uu awood helayna dee waatuu kufalay wixii la ogaaa.
Waa qof sharafleh oo taariikhyahan ah
masha allah
Masha Allah ❤️
Waan gartey mar xaaji cilmi sodaa bar naamika ayaanle
Arintan book in laga qoro aya ku boohinaya dadka wax qoro please
Ama
Mamdan qof yaqan hadu jiro ama caruurteda ehelkeda please book halaga qoro waxan way dhumi karan
Fadlan arintan gala dhalilin
Waad mahadaan tahay ayaanle aad oga hela waresiyada tariiqda leh waxana kugula talima youtube bas haku deynin waxkasta ku dhici kare inaad dubista usb ku xifdisid wa tariq aad umuhimsan in si 2jibaar lo xifdiyo ubahan.
Asc Walaal Ayaanle Xuseen Allaha Ku Xafidee Waxaan Ka Midahay Bahda Ku Xiran Bartaada , Waxaan Kaa codsan Lahaa Inaad Qaybaha Waraysidaya Isku xejiso Oo Aadan Kala Goynin Sida Gabdhuhu Musalsalka U Xiiseeyaan Ayaan U Xiiseeyaahe, Sida Wareeysiga Aad La Yeelatay Waaya Soo joog Gabar Ah Ee Maryan Xaaji Cilmi, Iyo Barnaamijkii BBC Ka Bixi Jiray Ee Quursigu Qiil Ma Leeyahay Ee Inta Aad Bilaawday Joojisay, Sidoo Kale Barnaamijkii Sixroolihii Suudaaniga Ahaa Looga Waramaay, Waxaan Filaa Fekerkaas Asxaab Ila Qabtaana Inaay Jiraan, mahadsani
Xaaskii general ismaciil cali abokor madaxwayne ku-xigeenkii somalia
Mariam Xaaji Cilmi pdf download
Hannoolaato guulayso mamadana waan salaamayaa
Ku fahaney ku fahaney, sheekada dhan waa siyaad Barre anaa askarta Talyaaniga qoray, waxas mo ogid miyaa Siyaad Barre taariikhdiisa 60 Sano kahor la qoray wnka horayn Aabo hhhhhhhhhhh
35tii bay ku tiri aabahey baa
As karta lo qoray seyaad bare
Taariikh kaley maa noo sheegi rabtey markaas ayaa runta ka naxdey kaa daba timid,,,,kkkkk
Maamo maryan qof hiiran state ku faanta
There was no secondry school in sothern Somalia before independencd of Somalia.
Waxa isticmar lashaqeyey ayanba necbahay ileen waxad diintaa ilaaahey ù'guhortimid aabahaa ayaa ah gumeysay lashaqeys inkasta ot ka towbad kentay
Good job
Asc waa jentelaget maryan noo soo badi wareysiga
Pro Italian waa ragii sirta somalida u gudbin jiray gumeystaha
Adigoo heli Kara Drs Maryan oo kale, please mar dambe ha inagu waraysan dumarkii guryaha isku haystay
❤️💛💚
Sual maama ⁰du ma waxay tiri aniga iyo walaalahay waxan galnay iskuulkii baadariyiinta ee talyaaniga
Doqonimo wa tanoo kale
Kan waraysanyo wxu sooqaatay mashruuc, uu kujaaifaynyo mareexaan lkni SAAS madaxtinimadooda kumadhimanyso...wxu leeyahy dadka farmaajo haneceen, lkn wax mareexaan dhaamo mahysiin....hada inta laxasuuqayo ma siyaad baraa dalbayo dilkooda..
Naagti wasladda laga jaray 1982 ahaa🤣🤣🤣🤣
Seee looga jarey 😮
Maa shaa Allaah: i miei più vivi complimenti ad una delle nostre ragazze del collegio femminile nuova Somalia. Auguri di ogni Bene!
Mamo reer Hiiraan
Sida ay tidhi, iyada iyo eeddaday Sureer Abshir Muse Mataan oo walaalkeed oo ahaa Jeneraalkii ugu horreeyay ee Booliska Soomaaliya markaas waxa ay isla dhiganayeen Dugsigii Hoyga Talyaaniga ee Muqdisho 1950-meeyadii ka hor intaanan xornimada qaadan. Wax kasta oo ay sheegto waa run marka laga reebo hal sano ama halkan, laakiin haddii kale iyadu waa ku saxsan tahay sheekadeeda.
Siyaad markuu joogay hortiisa maxaa loohadli waayay
codka waa halleysan yahay
Abtigaa ma aqoonin miyaa asagaaba debitaati ahaay
Ma taqaana eeda canab
Baladwey
Teeda kale marxuun kolhore dhintay iyo qof kaahoseeyo lagumadambabo...xitaa hadii qalad kadhacy...wx dhamaa lawaa...
Mamadan waa xaaskii Ismaaciil Ali Abokor madaxwayne ku xigeenkii somalia ee siyaad bare xidhay.ha waydiiyo in siyaad bare maadama uu qaraabo dhaw pa ahayd maryan bal inuu guurkeedanismail.Ali abokor wax ka ogaa
Waa ku faraxsan nahay in PRO ITALIAN dadkii ahaa aad sheegtay Siyaad Barre iyo kuwa badan Gumeystaha ayey la shaqeyn jireen.
pro Italian waa systemkaas jecel iyo proingiriis waa caynkaase taariikhan beenta ah ee la dhaho hebel kuwii isticmaarka la dagaalamay waxba kama jiraan wadaado dhawr ah oo Sheekh Xasan Barsane Sheekh Bashiir iyo Sayid Maxamed Cabdille Xasan,Sida qabaailka Biyo Maalka iyo kooxo markii xoriyad doonka bilaabay sida Syl laakiin iyagu xabad ma ridin Syl iyo xisbiyadii kale ee urur siyaasadeeda ahaa oo hab siyaasad ah u dooday una keenay xoriyadii
Hadda miyad ogaatey!
Syl dadkii ahaa baa ka sheekeyn jirey raggii pro Italian ahaa & qabiiladdii taageeri jirey kana Mid ahaa
@@ahmedosman7185
Sxb xoriyadoonka waxa keliya oo u dagalamey una doonayey syl & oo ka koban rag& dumar & shacabka wase jireen dad badan oo pro Italians ah oo xisbi laha protalyanti la oran jirey oo somali & talyaani xamar deganaa & dad carab ah & somalidii talyaniga u shaqeyneysey oo iskashanayey oo somalida xoriyad doonka ah la dagalamey, sida dagalkii ha noolaato ee 1949 ka dhacey xamar oo marxumad xawo tako ku xijabatey & somali badan oo malintas aad baa loo dagalamey waxase adkadey somalidii xoriyad doonka ahaa waxana halkas ku le’edey pro Italians oo talyani& carab& somalidaba lahaa una badnaa dad talayniga la degey oo ay is dhexgalen & askar mushaarkina eeganayey oo wleiba waxa somalida garaca yey askartas somali bey ahayeen , qolyo badan oo askartii dlaka afdubatey & kuwo kalaba waa ay alahayeen iyagaa a taariikhda xoogoda duugey wana la helayaa wax walba waa qoran uihin
@@asamadhassan1419 Somali wax ma qorto,inta badan taariikhda waa laga been sheegay,Iskoolada ma nalagu soo dhigin taariikhaha qaarkood,waxan qalad u aragnaa qaladka qofka in la sheego taas ayaa keeneyso inaan maanta kala aqoonin RAGII SYL IYO RAGII PRO-ITALIAN.
Aaden Cadde waxoiw ahaay PRO ITALIAN.
Waxaa Dagaalamey oo Talyaaniga La Dagaalamey Qabiil ka Biyamaal oo kaliya Waxaa markii Dambe ku Soo Biirey Culumada Sheeqaal waa Taariiq Qoran Cidi Ma Dafiri Karto
75 sano allaha ku abarkeeyo
Civilian
Mashaallah waa yariikh lobahan yahay
Waa runteed waxu aha nin gaaban Laakin wuu balaarnaa taas ayuu ku qardan jiraya itaalka
Waa asiibtey ma dheereyn lakin xoog buu lahaa , anigoo grade 4 ah elematare buu iskuul noogu yimid safka hore ban tagnaa sidas buu no soo hor istagey oo aniga wuu I dhaafey wuxuna madaxa u salaaxey wiil jareer ah oo dhinaca bidix da iga xigey cabaar buna nala tagnaa horteena, marka baa iigu dhaweyd , waxay ahaayeen ba askartasi nidamkii dowlaiga ahaa afduubtey oo mugdigan na dhaxal siiyey weligood taariikh dadkan & dalkan kuma yelanayan madama ay dhaxal keeni cuneyn ana manta wax gacan ku jirta dad&duunyo& dal ba midna lamana yaqan in ay dib loo yagleelo somali qabilo moyane oo iyagana suragal tahay in gumeysiga cusub afka u dhigto, marka qofkii qabiil & sandarerto ku tageerayaa waa calooshiisa & waxa uu amai aan yahay wadaniyad se maleh
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Buug meey qorto, waxeey ogtahay oo dhan.
Baadiriga waa kufsadaan wiilasha.
Ayanle u right ntg wrong working with gumeysi shaqaale dowladed as long ur nt police or army beating or killing u own people
Eedo maryan maanta maxaa leedahay mahamed siyaad bare waa gaabna warka isii. Anigu nin gaaban marag isagoo tarabuunka taagana waa arkey anagoo October marayne maybe isku si waxba uma aragno.
Waa runtaa president siyaad waa ila dheraa AUN
Way sheegtay waxay tiri nin buuxa oo dhexdhexaad ah ayuu ahaa waa runteed aniga ka shaqeyn jiray qaybta korontada madaxtooyada
Dhererka ma sidan unaqano mise sida lagu qimeeyo dunida 2 mitir qofki so garaa lo qimiya inu dherer xisabsanyahay, somalida qofki 1.80 sogara wa dheryahay ayay dhahdaa. Sida ay mamada shegtyna 2mitir ayaa lo laqadnayey cidanka.
@@hseiyhamad723 siyaad bare qiyaastii wuxuu ahaa dherer ahaan 1.75m aniga la soo shaqeeyay
@@axmedkanada853 Anaa ah 1.75 dheeraane iskuma ogi ..kaabni xigeen weeye ...
Ayanle please listen to ur guest seem like u ask questions but Don't listen answer
Tuulo buuryoqab imika waa magaalada xarfo
Boosta walle ayaa la yiraahdaa
💯❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲👏👏👏👏
Sodoh dayda aad baanku salmaya
Aad bay dadka u kala taqaan dadka ehelkeeda
Wsw
Hees calanka Germalka waxay aheyd heestii Nazi ga markaas.
Hanoolaato waad khada
atnahay u xaar
That is not true
Boqorka waa dagaalamay .haduusan dagaalamay maxaa hargeeysa geeyay kadibna xamar ayaa loo soo masaafuriyay.kadibna
Waxaa loo xiray nin talyani ahaa oo qoomulood ah ayaa nacay maadama uu helay nin kale oo Talyani ah.acuudi bilaahi qoomulood haluu xiro.
Slaantan waxay jeceshahay ayaay sheegaysa
Maya, waxaad jeceshahay ayay sheegi waysay.
Hargeisa 2023 VLOG ua-cam.com/video/V_JhM4cIJJg/v-deo.html
She is lying in this age subxanallah
Been ma sheegeyso adiga Ayaa runta ku dhibaysaa.yur!
@@haveaniceday365. DO YOU HAVE A PROVE SHE IS NOT LYING
Hadalka aad iska soo tuurto oo qofka lagu xagxagto waxa ka fican in tirahdo sidas ay sheegtey ma ahan ee waa sidas?
Hadal lamiska soo tuuro wuxu yahay qofka an ogoleyn ama didan waxa dhacey oo ula muqata in aysan sidas noqon ama jecleysan , taariikhduse waa wax dhacey oo soo noqon maleh
@@mustafawarsame505 adiga inee been sheegeyso ma cadeyn kartaa inaa qabiil u maageyso hooyadaan sooma dhici karto waa bil rabadaane