Barnamijka Xusuus Reeb Dilkii Culimada Somali 1975 Maryan Cilmi By Wariye Ducaale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 191

  • @abdiqanisaciid3738
    @abdiqanisaciid3738 4 роки тому +9

    Masha allah, hooyo qaliya alle S.w.t dambigaga ha dhafo; mid hore iyo mid danbe, cimrigaga, garadkaga iyo aqoonta alle S.w.t haku siyadiyo; kuna barakeyo Aamiin. Culimadii ku shahiiday difaacidda diinta islaamka alle Swt naxariisti jano haka waraabiyo; Aamiin ya rabbi.

  • @mohamedhirsi6901
    @mohamedhirsi6901 9 років тому +20

    manta walaahi waxaan bartay qof muhiim ah iyo maamo somaleyeed o sharaf wayn mudan waxaan rajeenayaa in uu illahay kaa aqbalay wuuna kaa aqbalayaa waa xaqiiqo maryan xaaji cilmi waxaan jeclaan lahaa in aan hayo telkaaga hal mar xataa si aan kuu salaamo

    • @ibraahimwadani8818
      @ibraahimwadani8818 4 роки тому

      Waa tii culimada laysay

    • @kalidnasir2577
      @kalidnasir2577 3 роки тому +1

      Maashaa Allah maamo qof qiimo leh ayaa tahay Allah haku xifdiyo

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 3 роки тому

      @@ibraahimwadani8818 ilaahay ka baq cadayn uma hayside wll

  • @mbashir114
    @mbashir114 10 років тому +5

    Marwo Maryam X Cilmi aad ayaad ugu mahadsantahay. Xusuus Reeb weeye....

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 3 роки тому +8

    41:00 Dardaaran Qiimo Badan.
    [Somaliyeey Maryoolay Ayaad Tihiin Ma Garanaysaan Cuquubadu Halkay Idinkaga Socoto Ee Rabigiin U Toobad Keena Dhibaatooyinka Jira Xikmada Ku Duugan Waa Inaynu Ilaahay U Laabano Xagiisa].
    Mahadsanid Hooyo Maryan Xaaji Cilmi.
    Ilaahay Tawbada Hakaa Aqbalo Hooyo.

  • @ifraaxmuxudin1562
    @ifraaxmuxudin1562 Рік тому +4

    Masha alah mamadaan waa qof wanagsan oo ale caqli siiyay alaha ka aqbalo towbada

  • @awaletahir3637
    @awaletahir3637 7 років тому +34

    Ilaahow waxaan mar walba ku waydiisanayaa inaad 10 kaa wadaad ee janada igula kulan siiso YAA RABBI

    • @abdiqaniibrahim5174
      @abdiqaniibrahim5174 5 років тому +2

      @Abdulgani Ali waar wll manad allah6kacabsanay maqabiilbaad waxkutageeray subxanallaah

    • @ayaanmacalin3942
      @ayaanmacalin3942 5 років тому +1

      @Abdulgani Ali ma gaal baad tahay aakhiro xagaad ka galaysaa suuratu nisaa

    • @ahmedhassan9795
      @ahmedhassan9795 4 роки тому +1

      @Abdulgani Ali waxaad tahay cadow ilaahay Lacnatullaahi calayk. Aduun iyo aakhiro Allah haku hakugu halaago insha.Allah. cudur aan daawo laheyn haku asiibo insha.Allah. wey shahiideen. laakiin adigu waad heli doontaa calamad dag dag oo ku asiibta insha.Allah.

    • @ahmedhassan9795
      @ahmedhassan9795 4 роки тому +1

      @Abdulgani Ali waad gaaloowday. Culumada la laayay ayaad ku faraxday laakiin ciqaab Alle ayaa meel kuu taal. Waxaa cad inaad Xaaram ku dhalatay oo aad garac tahay, hooyadaana dhileysi ay kugu dhashay. Ibnu xaraam najas ayaa tahay lagaamana filayo wanaag.

    • @ahmedhassan9795
      @ahmedhassan9795 4 роки тому

      @Abdulgani Ali garacnimo ayaa ku dhalatay waase kashaleyneysaa aflagaada aad muslimiinta ku heyso. Hooyadaa waxay aheyd dhilo siilkeeda ka ganacsanjirtey boqaal nin ay waseen, sidaas ayaa ku dhalatay.

  • @38abdi54
    @38abdi54 2 роки тому +2

    Alle ha unaxaristo culimadas shuhado bey ahaayeen culimadas wxna rajeynaa iney alle janaadkiisa kuguuleesteen because ayagoo xaq ayey uhiilinayeen
    Siyad afweyne Daalim tuug oo baqtiga wax dhaamin buu ahaa xiligan somali hadaan naareed ayuu uhorseedi lahaa
    lkn allah fadligiis umada waa kadhax qabte

  • @jamaabdi
    @jamaabdi 2 роки тому +2

    After 8years ayaan daawanayaa clipkaan
    Allah ha unaxariisto wadaadadaas dulmiga lagu laayay
    Siyaad bare siyaasadii shuuciga ahayd ee ruushska ayuu ku dhex waashay aqon hagtana muu lahayn
    Askari kursi xoog kufuulay ayuu ahaa

  • @cabdilaahicabdiraxmaanjaam9116
    @cabdilaahicabdiraxmaanjaam9116 5 років тому +9

    قل الحق ولو كان مرًًّّا

  • @halimamohamed4740
    @halimamohamed4740 4 роки тому +5

    Maasha allah ilaah ha kascafiyo jaahil baad ka ehayd abaayo aqoonta diinta islaamkana allaha ñagù hanuunyo bàŕashadeeda aamiin.

  • @amaadin12
    @amaadin12 7 років тому +5

    Man sha allah, hooyo qoimo badan ayaa tahay alle ayaana ku jecel kheyr iyo khaatumo fiican allaha kusiiyo, waad iga oohisay walaahi,,,

  • @zakariyealimohamed8844
    @zakariyealimohamed8844 8 років тому +4

    mahadsanid maamo. ilahay quranka waxuukuleyahay. uqisoo waxay mudanyihiin inay fakiraan.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 роки тому +4

    Dhacdadaas 1975 Waxay sababtey burburka Somalia lkn Jamhuriyada Somalia way sonoqonin insha allah 🇸🇴

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 роки тому

      Ma soo noonayso inta dakda qaar leeyheiin siyaad waa saxsanaa waa in qofksata somali yidhaado khald baay aheyd waayo illahey diintiisa hadaad taabato wuu ku haligyaa maalintii la diley cid uma mudaaraadin ciimadi iqabil kasta yahin ilaa marxeen jalle siyaad qorta maay soo qaban

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 3 роки тому +1

    Mom maryan waa qof qaaliya oo diin leh
    Waana mom somaliland oo nagu weyan oo qaaliya ee ilahay haku xafido

  • @awaletahir3637
    @awaletahir3637 7 років тому +12

    ilaahow Marwo maryan Dabigeedii hore iyo keega Dambaba ka dhaaf waayo waa ruux baari ah YAA RABI ilaahow raali ka noqo Maryam

  • @aminaabdi7330
    @aminaabdi7330 2 роки тому +4

    Subxana allh wa Arin cibraqadasho u bahan ilahyow danbigena dhaaf 🤲 Janada alaha nagu kulmiyo

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 3 роки тому

    Ilahey ha u naxariisto dhalinyadaraas xaqa ay ka hadleen lagu laayey uqubadiii ka dhalatay dhigoodiii wataas illaaa maanta ayey na heysataa ilahayow ayagane janatul firdowsa ku irsaaq soomaline nabad waarto siii aaamiiin

  • @dagansharaf9644
    @dagansharaf9644 4 роки тому +2

    Allah ha u naxariisto culumadaas Ameen Yaarabi

  • @xigmamaxamed1839
    @xigmamaxamed1839 3 роки тому +2

    Walaahy waxn arkay maamo kale oo iyadu na ka sheekay nayasa geeri diisii oo tidhi maalin tuu dhiman doono habeen kii ka horeeyey ayaan ku riyooday siyaad barre oo del delan oo cirka sarre ka soo laa laada subxanah

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 роки тому

      Taariikhdaas ma heli karaa wlal ama maamada ka sheekanaysa qisadaas xagee ka helaa?
      Alle soomaali ha u gargaaro❤🤝

  • @abrahamojegalitarianism6850

    ❤❤❤❤❤❤ waa guul iyo guuldaro ay maryan xaaji cilmi ay usoo joogtay runtii. Allaah idin barkeeyo. Lin wixii kacaanku sameeyay wanaag iyo qaladba lahayd. 31 sano kadib ayaa kadaran ama kaxun

  • @HassanMohamed-jq4xh
    @HassanMohamed-jq4xh 4 роки тому +3

    Maamo maryam xaaji cilmi alla danbigeeda ha dhaafo

  • @adelhussain7652
    @adelhussain7652 3 роки тому +1

    si wanaag-san ayaad u hadshay maamo maryan cilmi allah haku danbi dhaafo
    Mahadsanid

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 Рік тому

      NAAGTAAN WAA NAAGTA OLMAHA U DHASHEEY WAA XAWAADLE DOLKA CILUMADA QSYB WEYN AYEY KA QADATEY AYADOO YURIB EE BEENNU SHEEGEYSO OO.AY LEEDSH ASY SDIYAAD AYAA ARINTA SAMEYO WAA BERNTEED XEERKS QSYSKA MINKSAN AYAA.KEENEY OOLAGU DILEY 10W0F00D

  • @somquiz1
    @somquiz1 5 років тому +6

    Sxp Maamada waay sameysay wey ka toobad keentay
    انالله يحب التوا بين
    Maamada waxay noo cadeysay in cuqubada ugu weyn ee na heysata aay tahay xaqdaradii dhacday ,
    wareysigaan ayaan marqaati ka ahay waa wareysi ku tusaala qaadasho ah ee maa hin wareysi wax dumiya,maamadane dambiyeeda allah dhaafo ilaah waa mid towbad aqbalo انالله غفور الرحيم

  • @maxmedxirsi7407
    @maxmedxirsi7407 Рік тому

    Maamo maryan haji elmi iyo du'ale. Thank you for your sharing.

  • @BUUHOODLE
    @BUUHOODLE Рік тому +1

    After 9 years ayaan daawanayaa

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Рік тому +1

    Maamo maryan wa ka toobad keentay howshaa ilaahey hka aqbala

  • @cismaanbarow5418
    @cismaanbarow5418 4 роки тому

    Maashaalaah maamo maryan wax badan baad ogtahay oo dadkoo dhan ogayn laahay ajir ha kaa siiyo wax badan baan kaa faa.iiday

  • @sakariyemaxamed2143
    @sakariyemaxamed2143 Рік тому +2

    Koomo ayaan galay intii uu waraysigu socday hadii bahal icuni lahaa maan dareemeen baan umalaynayaa 🙄
    Mar wxn la fajacsanaa sida ay qisooyinka iyo mucjisooyinku isooga daba dhacayeen 🙆‍♂️
    Dhinaca kale wxn la dhacsanahay sida ay uga garawday hooyadani wixii dhacay ay qaybta weyn ka ahayd 😥

  • @fowziaabdi6097
    @fowziaabdi6097 4 роки тому

    dulmi hadi laga hadlo waa muqdisho masaa'ibti ugu xulaa alaha u naxariisto marxuumada maxamad siyaad bare waa u sajuudeen cabsi darteed maantana ale ka baqa wanaaguu galay badan ma gafe waa a le

  • @garoodi
    @garoodi 10 років тому +5

    maansha allah illahay khayr hakaa siiyo

  • @wardahassan2462
    @wardahassan2462 9 років тому +1

    ilaahay haku cafiyo oo hayna wada cafiyo wixii qalada mid yar iyo midwaynba aynu samaynay haynaga cafiyo allaahuma amiin

  • @maxmedxirsi7407
    @maxmedxirsi7407 Рік тому +1

    Very outstanding ❤

    • @maxmedxirsi7407
      @maxmedxirsi7407 Рік тому

      Maansha Allah maamo qaaliya maryan xaaji cilmi❤❤❤❤

  • @roodamaxamed901
    @roodamaxamed901 3 роки тому

    Mashaaalaha hooyo qimo badan alle haku sharfo mamo macaan😍💞💞💞💞😘😘😘💓💓💞💞💞💖💖

  • @moussaismanrobleh7725
    @moussaismanrobleh7725 10 років тому +1

    MASHALLAH IYO JAZA Q'ALLAH KHEIR

  • @yusufismail8955
    @yusufismail8955 9 років тому

    maryan x. cilmi waa hooyo soomaaliyeed oo qadirin weyn iga mudan ama dhamaanteen naga wada mudan iyo inta ay garashadadooda caafimaad qabto oo soomaaliyeed taariiqdana sida ugu wanaagsan ayey nooga daba geysay waana hooyo aqoonteeda maadiga iyo diinigaba ay sareyso hana laga faa iideeysto ayaan u sheegayaa umada soomaaliyeed runtii waan fahmi karnaa waxii ay soo kala mareen dowladii hore ee kacaanka iyo nolosheeda oo kooban aniga waxaan leeyahay allaha noo naxariisto dhamaanteen balse alle ayaa waxa uu ku leeyahay ayadiisa aniga ayaa naxariis guud iyo mid gaar ahaaneedba naxariisto......................bismilaahi alraxmaani alraxiim

  • @abdullahiahmed7803
    @abdullahiahmed7803 10 років тому +4

    Ilaah ajir hakaa siiyo... iyo Horn Cable TV.

  • @1.hassanalimohamed510
    @1.hassanalimohamed510 6 років тому +1

    H00y0 somali we lov you.inshaallah I pray fr you aduunyo iyo aaqhiro suubsan

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 4 роки тому +3

    Supxanallaah Rabi hainoo gargaaro😢😢😢

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 Рік тому +2

    After 8yrs ayaan daawanayaa kadib markii aan sh.umal maanta ka maqley in waraysi maryam lee dahay youtube ka yaalo ayaan soo raadiyay
    Wlhi waa cimro qaadasho maamo adna allaha xifdiyo

  • @aliabdurahman2204
    @aliabdurahman2204 3 роки тому

    Great Lady thanx

  • @mustafaomar5000
    @mustafaomar5000 4 роки тому

    Walaahi qosol ma aha, wadaadada dulmi weyn aya lugu dilay lakiin xag ayey difaacen , alhamdullilaahi .

  • @Onlineintrovert
    @Onlineintrovert Рік тому +1

    Inna lillaahi wa inna ilayhi raajicuun 😢😢😢

  • @mahatdabar9511
    @mahatdabar9511 9 років тому +2

    walaahi waan ooye sida wagaas loogale culimada wxaan dhashe 1987 wxaana culimada ladilay 1975 hadaan markaas joogi lahaa dadka ka,amuse markii culimada ladilaaye kamid maanan ahaadeen hadaanan aqoonin diin hadaa wxaas waa been somalida wxey ubadan yihiin gaala wxaa kayabe sayyid cabdulle xassan wxeyna ahaayeen cawaan ALLAHEY JANADA HAGALIYA CULIMADA INA LAAHA MACA SAABIRIIN ILAAHEY WXUU MACIISA YAHAY KUWA SABRA SOMALIDA WAXEY ISKA LAHAAYEEN NOOLOW SIYYAD SIYYAAD SIYYAAD WALIGIINE DIIN MAISKU XUKUMEYSAAN ILLAA AAD NOO DHIIBTAAN MADAXTOOYADA KUWAAS WAA KUWEE WAA KUWII SAYYIDKA ...

  • @mohamedyusuf4190
    @mohamedyusuf4190 4 роки тому

    Inalilaah. Mama Maryann waa dadki wadanka Cuna subxaan

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 роки тому

      Xaywaan maad fahmin sheekada inana yar baay aheyd awoodna ma lahyen

  • @AmatuallahMohamed
    @AmatuallahMohamed 8 місяців тому

    MARIAM XAAJI CILMI BY ABDUL-RAHMAN WARSAMA 02/01/2024

  • @reusreus3560
    @reusreus3560 3 роки тому

    illahay danbigagii hore iyo kagii danbe allaha dhaafo

  • @barkabarka1006
    @barkabarka1006 3 роки тому

    Alle haka aqbalo cafiska adweydisatay mamo dinta xageda umi ayaad ka ehed allaha ku cafiyo insha allaah

  • @abdiazizmohammed7881
    @abdiazizmohammed7881 Рік тому

    Well educated masha alah

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 Рік тому +1

    Rahmanku haw naxaristo marxumintii sharafta ku dhintay iyadana haka tawbad aqbalo culimadana aynu sharafno

  • @hawal1287
    @hawal1287 3 роки тому

    ALLAH ba ma simine, ma madaxweyna simaya

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 роки тому

      hawa jaale isyaad waa simey why wuu kibrey fircoon diduu u kibrey bu u kibrey

  • @ahmedomar8206
    @ahmedomar8206 6 років тому +2

    Dad baa leh wadadii la dilay xaqdaray ahayd haaah xaqdaray ahayd lkn ma isweydiisay somalia maanta waxa ka jira iyo sababta keentay in dalku uu maanta dagi waayo wax kala maaha dalka maanta waxa uu ka dagi la yahay kahalad uu galay jaalle siyad barre khaladkaas oo ahaa in la cafiyey xoroyadoodiina la siiyey culumadii lasoo qabtay qaarkood qaarkaas oo maanta ah kuwa xasarada ka wada dalka wxaana ka mida
    Sheekh nuur baaruud gurxan oo ka mid ah ragii laga siidaayey xabsiga kana badbaaday dilkii hadana sh ekhu wxuu ka mid ahaa dadkii dalka soo galiyey nidaamka jihadisimka ah ka
    Sheekh xasan daahir aweys oo asna siidoo kale siyad barre uu cafiyey in ay maanta qasayaan dalka oo xasan qaas ahaan wxuu yahay mid ka danbi iyo aafo badan culumadii kaleeto ee dalka qasayey
    Wxaa meeshaas kaaga cad in dawladu ku saxsaneyd in la laayo ragaas sheekaduna waxay ahayd baroortu orgiga ka weyn
    Ee sababtu maahayn oo kaliya amardiido ama ka hor imaad laga hor imaanayo go aanka siyad barre ee siyad wxuu u jeeday kana hortagey nidaamkii jihaadisimka ama ikhwaanul muslimiinta ee dalalka carbeed ka jiray ayagoo markaas kasoo carayey dalka masar oo usoo hub iyo qalab qaatay dalka somalia ujeedkuna waa ka weyna amardiido waxaana hubaa oo aythe taariikhduna qortay in markii culumadii intii la toogtay maahe intii kale markii ooda laga qaaday ay dib u bilaabeen nidaamkii jihaadismka oo ilaa maanta dalka qasaysa
    Ayadoon la is indha tirayn oo aan la isbaal marinayn oo si laab lakac leh aan loo arki loona wajihin sheekada dilka culimada ee loo wajaho si ay ku jirto dad nimo waaya aragnimo taariikh yahan nimo markii la qeexayo taariikhda culimada
    MHSND

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 4 роки тому

      Dambi uun baad isu sooi jiiday. Nimanka culimada ah ilaahay dartii bay u dhinteen. Siyaad barre na ilaahay hadalkiisa buu beeniyay. Arintaana waxay ka dhamaatay maxkamad ilaahay garsoore ka yahay culimadii xaqoodii siisay. Siyaad barre na abaalkiisa siisay

  • @ismailasha5494
    @ismailasha5494 2 роки тому

    Alahey wa kariim wainnalaha yusaamax dunub qof qiimo leh ayaad uegtahay tariikh cajiba ayad ka shekeysay imika ayan fahmey meesha laynaga abaarey somali hadan nahay

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    Taariikh xusid mudan.

  • @yusufsaidjama8007
    @yusufsaidjama8007 10 років тому

    maan sha,alah maxay taariikh haysaa waa kaa dhibkii wali taagan
    waa qof aqoon leh

  • @abdikariim1728
    @abdikariim1728 2 роки тому +1

    Allah xaqqa nagu dilo

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 9 років тому +2

    1975 Dowladii Siyaad Barre aad ayay u awood badnayd somali oo dhan way ka baqaysay, qof hadli kara ma jirin. Dowlada qofkii ay rabto ayay xiri jirtay dili jirtayna.SSDF ayay ahayd ururkii ugu horeeyay ee soomaliyeed oo muujiyay geesinimo ay kaga hor imaadaan dowladaas arxanka darnayd ayadoo soomali oo dhan ay baqayaan.

    • @nimcoedle3322
      @nimcoedle3322 6 років тому +1

      Cabdirshid Osman May haysan awood geesinimo oo ay muujiyeene waxay lagu qabtay inqilaabkii qabyaaladdaysanaa ee ay rabeen in aydlaka ku qabsadaan ee ay kufashilmeen

  • @abdiahmed2348
    @abdiahmed2348 3 роки тому

    Allah kucafiyo wll Allah waa qafuuru raxiim.

  • @mohamedsaid3816
    @mohamedsaid3816 3 роки тому

    Taariikh muhiim

  • @raagebader6737
    @raagebader6737 9 років тому +3

    Waxad tahy hooyo aad u qiima bafan illahay inuu kuu danbi dhaafo ,,,xikmada warasigan Ku jirtaana Waa inay iswaydiiyan dumarkeena kursiga u ordaya ama xaqayagii Ayaan raadinaynaa Leh,inay iswaydiin alle caq intee leeg ayuu Ku siiuey,,xadkaaguse halkuu Ku eegyahay,,,,hooyo maryan mar labaad alle haku xafido ,,,,,,

    • @thesouthsidegirl9463
      @thesouthsidegirl9463 5 років тому

      Sida adigu rayigaga ufasiratay waraysiga madan dhuuxin si fiican. Ilahay dumarka xaq wa siiyay ragana sido kale, labadoooduna wa siman yihin qofi qof kale darajo ma dheera. Qof waliba waajib ad buu leyahy Alle saarey. Ee waxa aan lo sinayn wa dhaxalka Xikmad ilahy bayna ku ahaatay, wana mida u yiri Siyad Barre walo simanyahy wiilashana lagu toogtay allaha u naxariiste sida u faham waraysiga walaal

  • @cumarwiish4278
    @cumarwiish4278 10 років тому +3

    waxaan rabnaa in naloosheego meesha lagu aasay culumadii aan u duceyno oo aan siyaarano waa shuhadii uu sheegay rasuulka oo lamid ah shahiidkii xamsa ladhihi jiray

  • @musadaqsheakhahmedjimcaale2726
    @musadaqsheakhahmedjimcaale2726 3 роки тому

    Waa qof axmaar waaye

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 6 років тому

    Mamo khatar ah mashallah

  • @LastMomentMan
    @LastMomentMan 2 роки тому +1

    32:05
    "Al Rijaalu qawaamuuna cala nisaa".
    Macneheedu maaha ragu dumarka way ka sareeyaan.
    ee macneheedu waxa weeye, ragu dumarka way u adeegaan.
    Qawaamku waa qofka ku guud taagan, ee kuu adeegaya wixii aad u baahatid.
    Wadaadadaa macneheeda badalay.

    • @queenbalqiisa1662
      @queenbalqiisa1662 2 роки тому

      Masha allah wa sidaa dadka inta badana fahan sana macnaha quranka

  • @maxamedaxmed5501
    @maxamedaxmed5501 4 роки тому +2

    Islaantii ka danbaysay In lalaayo culimadii somaliyeed 1975kii

  • @saxardidabdi8696
    @saxardidabdi8696 9 років тому +9

    bal wakaas ,wax xaqa uhadla waa lawaayay ,sida hooyada somaliyed sheegayso
    anagaa wax naga sheegtaanee ,horta soo ism aragatan inaad suufiyalow wahaabiyo idin dhaanto xaga diinta difacideda

    • @affarokurz1486
      @affarokurz1486 3 роки тому

      maxaa la difaacaa? aayadana khalad ayey u fasaritay, waxa khaladka ah waa dhalinyarada la dilay laakinn dumarka iyo raga waa simanyihiin

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 роки тому

      @@affarokurz1486
      Ilaahayba Ma Simin Caamooy.
      Hadalkii Daaquud Afweyne Ayuunbaad Waddaa Nacladi Kugu dhacdaye

  • @amranmohamed4369
    @amranmohamed4369 Рік тому

    Waa taarikh madoow dalkane mugti kalisay😢

  • @cabdilaahicabdiraxmaanjaam9116
    @cabdilaahicabdiraxmaanjaam9116 5 років тому

    Alla hadaan maalintaa joogi lahaa shahiidnimo ayaan dooran lahaaa inkastoo naftaydu gacanta ilaahy kujirto mawqifkaa shuhadadu ka istaagtay ayaan istaagi lahaaa

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 3 роки тому

    hooyo damigaga alaha kaa cafiiyo 🙏💓🇸🇴

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 роки тому +1

      Danbi kuma laha a waxey aheyd gabdh yar oo qurba awax ku bartey iyada goaanka waxab kuma laheyn wa abilaa danbi

  • @abdirahmanahmed3575
    @abdirahmanahmed3575 8 років тому +1

    ilahayow u naxariisu culimadaa,siyaadna meesha aad jeceshahay gee

  • @am-yt7ks
    @am-yt7ks 6 років тому +2

    Ragii amarka soo siinaayey intaaneey dhiman wareeysi baanu kasoo qaadney ducaale balse qabso ibles system ayuu leeyahay lahaana 2 dalaayadood ayuun baana aduunku ka jira ...... Ma jirto dalaayad seddexaad wake up Somalis ibles na kasoo hadha ,!!!? Sidee looga soo hadhaa , Kitaabka Quran ah oo kor u qaadaan fahantaan ...... Allah yaxfidkum

  • @cabdilaahicabdiraxmaanjaam9116
    @cabdilaahicabdiraxmaanjaam9116 5 років тому +2

    Xaqa ku dhimo wax ka fiican maleh

  • @AhmedMohamed-oz1ly
    @AhmedMohamed-oz1ly Рік тому

    AQOONSAN ALLAH HAKU DAMBI DHAFO WALAL MARYAN

  • @alihaykal7439
    @alihaykal7439 5 років тому

    Mnsha Allah alle haku xafido maama 🙏🙏🙏👈

  • @ismailabcd1680
    @ismailabcd1680 8 років тому +1

    Siyaad Bare '' Afwaye'' was pharaoh of Somalia.

  • @ayanledangarad9033
    @ayanledangarad9033 10 років тому +4

    Article 54 markay isticmaaleen ayay u dhamaatay, waaka Kitaabka alle dadka kulaayay ...

  • @asadmukhtaa6618
    @asadmukhtaa6618 10 років тому

    Illahay haku daambi dhaafo mamo, amiin amiin anigane waan ku soo duceenaya waxaad tahay mamo qiimo badaan leh ruunti waan la ilmeeyay wixii dhacay waxaase ka daraan wixii ka dambeeyay, illahay waxaan ka baryaaya inuu dalkeena iyo dadkeyga nabaad warto iyo midniimo warto siiyo oo illahay inoo soo celiiyo sharaafti iyo karaamadii aan lahaan jiirnay amiin amiin amiin, sidoo kale wariiye, Ducaale iyo Horn Cabletv wad mahadsantihiin ruunti waa barnamiij qiimo badaan oo xiiso badaan meshiina ka sii wadaa waxaan leeyahay Mr, Ducaale Dadka qiimaha badaan leh oo aqoonta leh oo waayo araaga ah waan ka sugeyna inasd sidaan oo kale aad usoo wareesato oo anaagane aan wax ka fa,iidno insha allah,,, THANKS MAMO, DUCAALE IYO HORN CABLETV

    • @asadmukhtaa6618
      @asadmukhtaa6618 10 років тому

      Waxaan illahay ugu baryaaya culiimadii sidaa xaq daraada eheyd loo diilay inuu illahay ka aqblo shahaadooda waxay ku dhiinteyn jiid xaaq ah illahay waxaan ka baryaaya inuu umaada somaliyeed meel waliiba ha joogane dambigooda dhaafo qalbigoodane isku soo duumo, amiin amiin amiin

    • @shugricabdullaahiaxmed7978
      @shugricabdullaahiaxmed7978 9 років тому

      Asad Cabdullahi

  • @saxardidabdi8696
    @saxardidabdi8696 9 років тому +5

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,walahi waraysigan suufiyo waxey yihin buu soo saaerey iyo ,inay fulayo yihin baqa ,diita uadeegin

    • @mohanahmed8525
      @mohanahmed8525 3 роки тому

      Hada makaa dhageesanàaa wahaabi ayaa dhihilaheed madaxwayne waad qaldantahay.
      Geesinimadu maaha dab aad ujeedo inaa isku tuurto
      Haduu dhihilahaa midkamida waad qaldantahay madaxwayne
      Waa lagu darilahaa tusaale manoqon leheen
      Hadii ayna tusaale noqon karin maxay naftooda ugoynayaan.

  • @Onlineintrovert
    @Onlineintrovert Рік тому +1

    Walle waa ini dadkeena towbadkeenaan. Ilaahay hanaga badhbaadhiyo fitnooyinka kadaladhey xaq darradhaas.

  • @abdihafidhali8634
    @abdihafidhali8634 4 роки тому

    Alle haka aqbalo tawbadeeda

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 5 років тому +2

    Halkaas waxa ku cad Qofku hadaanu diinta macaan baran ama Fahmin waa Madhan yahay

  • @nabadeywalaalayaal458
    @nabadeywalaalayaal458 9 років тому

    War dad waxaa nahay- dhaqan wanagsan leh-- maan dhaqankeena wanagsan kusocono. Hadal ma aha , Waanala watay, waanala watay wax lakuhadlo ma aha(Dameero dhaan raacdey). Naayaa Maryan- waxaa nahay dad ilaahey yaqaa, adiga iyo inta kula midka ah aa jid xun kusocdey ,adiga iyo inta kula midka ah aa jid xun kusocdey , adiga iyo inta kula midka ah aa jid xun kusocdey

  • @xigmamaxamed1839
    @xigmamaxamed1839 3 роки тому

    Lkn waxn moodi jirey inuu somaliln uu xsuuqaye wuxuu fara gashady diin tii nebi muxamed scw dhibta usoo maray anagana inooga tegey wuxu beeni yey suratul nisaaaaa cadaab tii ilaahay haku casuumo

  • @ahmedadennoor4954
    @ahmedadennoor4954 3 роки тому

    m.a

  • @ayuoseph5375
    @ayuoseph5375 9 років тому +1

    waxaan jirtay khudabad kale oon kadhagaystay uu siyaad bare kaga sheekaynayo sinaanta haweeynka iyo dumarka laakiin uusan quraanka ku soo qaada, waxaan rabay in aan maryan waydiiyo khudbaadasu makdanbaysay dilkii wadaada mise waa kahoryesay, waxaan kaloo rabay in aan ogaado culimada waa wayn waa culimadii caanka ahaa arintani kolay waa lasocdeen iyo dhaqdhaqaad iyo khudbadihii afweyne.. maadama loo yeeray arintanu ahayd mid diini ah maxay uga faaiidaysan waayeen in ay RADIYAAN mujirim afweyne.. maxaa ku kalifay in ay amusaan , sheikh adan sheikh cabdulahi, ibraahim suley, iyo ragii koloo culimadii somliyeed ahaa.
    fadumo adigu waa ka towbad keentay oo waxaa lagu gartaa qofka sida uu uga shalayo waa calaam towba kolay qalbigaaga ilaah yaa kawrqaba ilaahy danbigaaga hadhaafo

  • @aishahassanmohamed7257
    @aishahassanmohamed7257 2 роки тому

    8 sano kadib ayan videokan dawaday wana ka xumahay illahey dhmnteyna hano danbi dhaafo hooyo😥😥

  • @somquiz1
    @somquiz1 5 років тому +2

    @Horn Cable Tv video maqaadan karaa

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 6 місяців тому

    Sacdiyo firinbi iyo kuwa federal parliamentary government ku jira
    Mar bay arkin.

  • @somquiz1
    @somquiz1 5 років тому +1

    Wlhi Waxa dalka latoosi la yahay ayaaba ah cuqubadaha dalka laga galay

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 Рік тому

    Xaaskii sareeye guuto ismaaciil cali abokor

  • @abdilahijaamackawir79
    @abdilahijaamackawir79 4 роки тому

    Ma usheetay dumarka maanta

  • @libanshukri2831
    @libanshukri2831 8 років тому

    walalayal waxan ubahanahay culumad mgacyadoda macalimki codka quraxsana o darerinayey quranka

  • @fendebende
    @fendebende 8 років тому

    wow :D

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 4 роки тому

    Waxa run ah waxy shektay.gabadhaan waxaan kamid ahaa gabdhihii ayhorboodi jirtay

  • @osmanadan4966
    @osmanadan4966 6 років тому +1

    Hooyo benbadan 1973 kuba maba,iman subxana Allah

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 роки тому

      Osman adiga kumaad tahey qofkan wa la yaqana a magacaaga dhabta sheeg waar afweyen gaal buu haa 10 sheekh buu ku idley quraan ahaan somalida kalne qabiil ahaan one million buu ka diley illahey kuwa uu ku idley af weyen siyaasd ama qabiil ifkana waa ku ciqabaki akaraa akhiran waa ku ciqaabi karaa lakiin illahey waxuu yadhi diinteyda ka taabaaa ifka kuma dhafi doono illahey qxuu yadhi ha ka hor iminanayaa

  • @am-yt7ks
    @am-yt7ks 6 років тому +2

    Siilaanyo ha u waramo siduu hadraawi u waramay intaanu dhiman ?!!? Codsi gaadhsiiya ducaale

  • @badriabdinasir1905
    @badriabdinasir1905 9 років тому +1

    asc dhamman muslimiinta ka bixinaya comentiga in ayna kuxadgudbin culumada.

  • @fawzymohamed7784
    @fawzymohamed7784 2 роки тому

    Dhulka soomalidu degto iyo dadka afsoomaaliga Ku hadla hadaad maqasho waaa erayada soomaalida gumaysigu Ku dhexfaaafiyey

  • @mbashir114
    @mbashir114 10 років тому +1

    Barnaamij aad u xiiso badan, taariikh muhum ah oo hadda loo baahanyahay in lagu cibri qaato.
    aad ayaad u mahad san tihiin. Horn Cabletv.

  • @hamzemohamedosman2077
    @hamzemohamedosman2077 4 роки тому

    walhi waa sababata ay somaliya udagi ladahay

  • @istahilibrahim5633
    @istahilibrahim5633 4 роки тому +2

    Wxa xaqiiq ah iney dawladasi dadka reer somlilnd ku dili jirtey kitapka quranka siyad barana inu isku dayey in quranka lga saroh suratul nisa zupxanlha😖

    • @hooyomcnewankujclhay1019
      @hooyomcnewankujclhay1019 4 роки тому +1

      Reer waqooyi bis miyaaa diinta taqno adinka ayaba jaad iyo qamri idinkla sogareee subxnlh

    • @suldaangarbo9844
      @suldaangarbo9844 4 роки тому

      @@hooyomcnewankujclhay1019 reer waqooyi afka kala bax dad ka yaad laysaan caruur iyo maati ayaad ku qarxisaan miqdisho