Xaqiiqda iyo fikirkan qabo ayaa ah in dumarka xaq ka maqnyn 👆 Waxan hadalka u leyahy hadii raggu hawzhodii iyo wax qabadkoodii ka zo bixi lahayeen haweeen dayacan lama arkeen xaqan ay radinayana may wayeen Ilhay kuligeen xaqa iyo wanaga ha inawada tuuzo 🤲 Mahdzanudiin❤🙏
Ar imika adanow ma xaffaadinan u soo guurna sii aad boqoraado inoga dhiigto 😄 mahadsanid wllkeena 🤍 illahay à abaayasheena iyo wllyaasheena damirka nol leh ha ino daysto aduunyo waa afar cisho'e
Wad mahadsantahy wll mowduucana iska meel ban ka taganahy clipkagii warabayal banu nahayna aad anigu shakhsi ahan ula yaabay lkn mawduuc aad si fiican uga so fekerty bad keenty mansha allah
Anu mawduucan ayaan u qaatay kii sanadka ee sahanka xogaha Inkastood aad horey uga soo hadashay mawduuqyo aan jeclaystay waxna aan ka faa'iday hadana kan sida aad tooshka ugu qabatey ayaa jeclaystay Mahadsanid sxp Aadan
Ma ihi feminist mana jecli nin iyo guur tona wayo samankan danbe jcyl iyo rag toona ma jiro illahay ha no sahlo hamigayga walidka agtooda iyo ducodooda wax ka fcn ma jiro❤️❤️
Waxyaabaha Somali Feminist ku doodaan qaar waa loo garaabi karaa Sida in Shaqo xafiis ah markay gabadhu ka shaqaynayso la dhaho dumarka guryaha la yidhi jooga marka ay suuqa adeeg ku iibinayaan ee fadhiyaan oo ay rabaan cid gurigaaga yidhahda aan la helayn 1000 sano dib u noqo dumarku role ka ay bulshada u hayeen wxay ahaayen civil engineers , Tailors , Doctors, nurses , Field workers and more Imnkana waa dumar buurbuurin oon Reer galbeedka scenarios iyaga u yaala
Way Jiraan dad badan oo xaq aanay lahayn qaata oo ku qaata qabiil iyo qudhun iyo kuwa weligood xaqooda Aan la siin oo laga dhigo waxbayahay. Mushkilada ugu wayna waa dhaqankan xun ee lala soo roorayo ee diintiiba la tartamaya ee la leeyahay waa dhaqan soomaali. Ilaa iyo fadarahaa dulmigu hadheeyey layska sarayana xaq si isleg loo helayaa majirto.
Maa shaa Allah, wiilkan dhalinyarada ah sifiican ayuu u fahamsanya erayada wanaagsan ee la isku marin habaabinayo sida xuquuqda dumarka iyadoon xuquuq dumar loo danaynayn ee in dumarka la fasahaadiyo la rabo.
sidoh kaleh way jiraan dad ku soo hols dhuumanaya xaqbaa dumarka ka maqan iyaguna sidoo kaleh waxay ogaadeen in dumarka solmaalidu dul manyihiin sababtaasi ayay halkaas uga sol marayaan marka wax fahma hadii dumarka la siin laha xaqii ilaahay ugu talo galay cid kusoo hoos dhuumata lama heleen
Waan ku salamay Aadan iyo dhamaan umada muslimka ahba siiba somalida ramadan kareem walalayaal ilahay dhamantiinba if iyo Aakhriba ha idin guuleeyo aan is cafino ♥️
wrwurwwu
Aadan sahan illahay janada ha inagu kulmiyo ano soman illhay ka baryaya inchallh aqbaltu❤❤❤❤❤❤ big respect
Masha allah wllo qali
Waxa laga hadla dumarka wajibkoda iyo inay sifcn ula dhaqman ragga,balse lagama hadlo dhibka haysta dumarka iyo suuqa waxa wada fadhisiyay inay tahay iyagu inay dayaceen.
Aadan anuu wll inan guriga jooga anaanba jecel lkn hadana waxan jecelay inan ubadka yar yar wax baro taasina kolayba dibad uunbey noqoneysa markaa sidaasi waa caadi ayaan filayaa
Maanshaa'allaah walaal waan kuu riyaaqay wallaahi ilaahay caqliga hakuu barakeeyo. Sida xaqqa aanad uga gambaneyn, sidaad isugu lifaaqayso diinta iyo dadnimada iyo sidaad u cabirayso aragtidaada. Wax badan baan ka korodhsadaa wallaahi.
Aduunka waxaan ugu jeclahay inaan gurigayga fadhiyo oo aan fadhiga lacag ku qaato, balse ma helaaye cid xabad gorysolid ii iibisa ma helaayo. Waxaan aad uga xanaaqa nin marku yidhaa guryaha fadhi isago caleen daaqaya.
Mahadsanid wll illahy caqligaaso kale ragga hanoo galiyo🤲🏼👍
Haday ragu sidathy uga soo bixi lahaayeen hawshii loo igmaday rabina saaray maanan waxaan hubaa inan la maqleen gabadh qudhooleh xaq baa iga maqan
Wcs warxma, maasha allah hadalba intaasuu ku dhanyahay,xuquuqda dadka jooga baa dayacay ee islaamka maaha yaan dusha layska saarin diinta suuban iyo qof islaam ah oo khaldamay,diintu khalad ka dheer lkn aadame khalad kama dheera, culimaduna waxaa kaloo dhici karta inaysan u kur galin arrimaha maxaase ay ukurgalaan dowlad ixtiraamaysa oo hadalka shiikha ku dhaqmaysa oo islamic ah ma haystaan marka hal kalmad oo qaali ah bayba ku dhageen oo inta karaankooda hadda ah ,"ilahay halaga cabsado",halka dhib walba marka ay timaado kutub iyo majalado baaris iyo xalba leh qori lahaayeen lkn awoodooda maaha oo iyaguba waa aabe iyo hooyo ummada intay ka fikirayaan ay diinta sugayaan ayayba waqti u hayaan ilahay ha dhowro e lkn waxay ahayd inay culimadu saami ku yeeshaan dakhliga dowlada laguna maalgaliyo lkn yaa samaynaya dowladiba ma jirto marka ilahay ha sakhiro axwaasha midda kale yaa yiri gabar ma shaqaysan karto miyaysan gabdheheenu xasuusan khadiija RC xaaskii nabiga صلى الله عليه وسلم inay ahayd ganacsato waliba ganacsatada ugu tunka weyn magaalada makka iskadaa wax kale e uu nabigu u shaqayn jiray sharaf iyo haybadeeda aan cidna xaqiri karin ilahay haka raali ahaadee ,marka arrinku meesha uu ka qudhunsanyahay hala daaweeyo.
Mhdsanid wll aadam ilahay hakaa abaal mariyo.
Ramadaan mubaarak, Wabillahi towfiiq.
Alle haku barakeyo walashy taariikhda 10/6/2024
Allaha ku xafidoo walaal aad ayan ku tageraa👏👏🇸🇴🏃♂️
Xaqiiqda iyo fikirkan qabo ayaa ah in dumarka xaq ka maqnyn 👆
Waxan hadalka u leyahy hadii raggu hawzhodii iyo wax qabadkoodii ka zo bixi lahayeen haweeen dayacan lama arkeen xaqan ay radinayana may wayeen
Ilhay kuligeen xaqa iyo wanaga ha inawada tuuzo 🤲
Mahdzanudiin❤🙏
Allah haku xifdiyo wllo
maanta cida kaliya ee duulanka lagu yahay waa haweenka muslimka
fiicnaan lahaydaa hadaad ogaan lahayd reer galbeed
iyo culayska ay kuhayaan haweenka islaam
sharftii, xushmadii ,dhawrsoonidii akhlaadii adigay kugu hadhay
sidaad u difaacan lahayd aday kuu taala
Daawo Salaaxudiin Al-Ayuubi, geesigii u halgamay ilaalinta dhulalka barakaysan ee Islaamka,,
☝️
Maashaa allaah alle ha ku barakeeyo wallaalkay
Qaxq ayaad ka hadashaa mar wallaba
جزاك الله خيرا يا اخي
Masha allah qofkii u horeyey.
Rabi ha ku dhawro huuno
ustaad mnsha allah alle caqliga hakuu daayo
Thanks uztaad adan khadar lkn walahi r unta marka lasheego cid sifiican oo 100% xaqeeda heshaa majirto
Huno xuquuq nagama maqnee
Oo ilhy baa na karaameeyay
lkn xaqiiqdu waxay thy ragii baa gabay shaqadoodii markaa taas ayaa nagu ka lifaysa inanu nidhaahno xaquuq baa naga maqan
Waxaa xaqiiqo ah in xitaa culimadu si labnimo ka muuqato diinta u turjumaan
Adan sahan saxiib aad ayaad u mahadsan thy wax walba oon ka fahmo channelka sahanka xogaha🥰🥰daawadihii kobaad ee videogan
Illaahay ha ina hadeeyo dhamaanteed
Aamiin
Aamiin aamiin
Ar imika adanow ma xaffaadinan u soo guurna sii aad boqoraado inoga dhiigto 😄 mahadsanid wllkeena 🤍 illahay à abaayasheena iyo wllyaasheena damirka nol leh ha ino daysto aduunyo waa afar cisho'e
Aadan sahan, mahadsani walaal. Macalin wanaagsan ayaad tahay, sida aad sheegtay weeyi .Allaha xaqa nagu sugo. Ramadan kariim at All ....
Mahadsanid macalin
Jazaka Allah khair 🤩
Ducada badiya walaalayaal
Masha allh run ayaad ka hadashaY wll alle ha kaa jasaaid siiyo
إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما
Wad mahadsantahy wll mowduucana iska meel ban ka taganahy clipkagii warabayal banu nahayna aad anigu shakhsi ahan ula yaabay lkn mawduuc aad si fiican uga so fekerty bad keenty mansha allah
Adam jazaakalahu khayran marka hore
Yuutuubarka kaliyee reer burco
Cimigaada, carbakaad iyo caafimaadkada Allah kuu barakeeyo
Allah ku xafido
Adoo mahadsan. Isku day inaadan isticmaalin sawirada qaar.
Masha allah wll si wanagsan ayaan uga boganay mowduucaan
Wax badan ayaan kaa faaiiday wll qaali
Allahu akbar kor usheeg Xaqa walal Adan! Jzkll kheyr 🙏
جزاكم الله خيرا و احسن الجزء
جزاكم الله خير جزاء
Waanku Sallamay Wll Aadan iyo Dhaman umadda soomaliyeed Wll wxaa ayaantan danbe wxaa soo Batay Dhalin yaro badan oo Qof suuradiisa Qancin eey DhahaaN Umad kle Miyuu Hordhac Uyahay WxeyNa DiinteyNa Suuban Noo Sheegtay In Umada Ugu Danbeyso Aynu Nahay Ama In Ey Isku CaayaaN Abuurkii Allah Marka Wll Mxaa Kula TaliNee Adiga 💯💯🙏🙏
Waa iska hadal waxaas cid walba way ogtahay inaan umad inaga danbayn
@@mohamudilmi2587 Lkn Wll Diinta Kaftan Iyo Ciyaar Ma Gasho Adiga Hdey ArigTda Tahy Aniga waanka Soo HorJedaa Ugaas🙏🙏💯
@@engabaabala6843 horta waad saxantahy hadana waxbaa kaa qaldan waa maxay macnaha umad maxaad u odhan wayday umada somaliyed in layidhahdo waa qalad
Ramadan mubaarak all muslim💓
Ramadan karim 10kii hore ayaa dhamaad ah ilaahow kuwii kafaaidaysta naga dhig🤲
Mahadsanid ustaad Aadan Khadar Cali ❣️😘
Aadan sahan wll dar alle kuu jeclahey❤
Anu mawduucan ayaan u qaatay kii sanadka ee sahanka xogaha
Inkastood aad horey uga soo hadashay mawduuqyo aan jeclaystay waxna aan ka faa'iday hadana kan sida aad tooshka ugu qabatey ayaa jeclaystay
Mahadsanid sxp Aadan
Nolow abti hore u soco runta ayaad ka hadashaa 🙏❤✌
Thanks 😊
Alle ha ku xafido adan khadar.
Masha Allah ustaad Aadan
Mssha allah bro Illahey haku naxariisto aduun iyo aaqiro
Abti ilhy ha ku xifido wlhy aqoon yahan bada thyee🥰💯
Masha Allah xaqiiq
Run ahanti gbr walbo ilahey taqano oo dinteda barata xaq kmqn majirto الحمدلله على نعمة الاسلام
Asc aadan qadar waan ku salaamay sxp mashallah ilahay ha ku xafido waa arin loobaahanyahay in qalad fahanka lasaxo
Masha Allah Ramadaan mubaarak ❣️❣️❣️💓💓
Anu wa ku fahmay kolay waxna wa ka fa iday jazakallahu khyr pro
Mansha allah wllo
Walaal aaden khadar cali nin aanu nolosha isku si u aragno walhi ramadan mubarak wall.🙏🙏
Masuul mahadsanid
M.allah barnaamijkaan waan sugaaye inaad ka hadlidoonto aadan
Masha Allah garaadkaaga Alle ha kuu siyaadiyo
Get up and then you fail and get up and then you keeps going aadan sahan wxd tahay qof aan inbadan ku daydo horumarkaaga
Asc wllka kheerka jecel ramadaan mubarak kheerkiisa allaha nawaafajiyo Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏
Maanta soomaalido haday helilahaayeen
Shan ninoo aadan oo kala ahi way guulay
San lahaayeen hobaashiina aqoonyahanka
Suubani waa sida aadan ookale
Jazaakallaahulkheyr
mch allh aadan sahan keep going zhp
Ma ihi feminist mana jecli nin iyo guur tona wayo samankan danbe jcyl iyo rag toona ma jiro illahay ha no sahlo hamigayga walidka agtooda iyo ducodooda wax ka fcn ma jiro❤️❤️
Waxyaabaha Somali Feminist ku doodaan qaar waa loo garaabi karaa
Sida in Shaqo xafiis ah markay gabadhu ka shaqaynayso la dhaho dumarka guryaha la yidhi jooga marka ay suuqa adeeg ku iibinayaan ee fadhiyaan oo ay rabaan cid gurigaaga yidhahda aan la helayn
1000 sano dib u noqo dumarku role ka ay bulshada u hayeen wxay ahaayen civil engineers , Tailors , Doctors, nurses , Field workers and more
Imnkana waa dumar buurbuurin oon
Reer galbeedka scenarios iyaga u yaala
👍🏻👍🏻👍🏻🤗🧕tasa been aheyn Ramadan kareem
Way Jiraan dad badan oo xaq aanay lahayn qaata oo ku qaata qabiil iyo qudhun iyo kuwa weligood xaqooda Aan la siin oo laga dhigo waxbayahay.
Mushkilada ugu wayna waa dhaqankan xun ee lala soo roorayo ee diintiiba la tartamaya ee la leeyahay waa dhaqan soomaali.
Ilaa iyo fadarahaa dulmigu hadheeyey layska sarayana xaq si isleg loo helayaa majirto.
Allahu akbar
Haa waa runtaa waan kugu raacsanahay kitaabkaaga gacanta midig alle hakaasiiyo masha allah
Asc Aadan sahan Ramadan kareem
الحمد الله على كل حال يارب العالمن muqaal kan ayaan ku afurey.
Afur wanaagsan allah hanaga aqbalo afurta 🌼💓💓
Amin ilahy hanaga wada aqbalo🤲
Maansha Allah
Wcs wr wb
Mahadsanid wllo👍🥰❤
Ramadan Mubarak dhammaan azxapta sahanka xogaha ❤❤❤✋✋🕋🕋
Nabiga Igula Saliya team Sahanka xogaha S.c.w🥰
Macaa aadan Sahan😎
Aad ayaad umahd san tahay shekh aadanow♥️
Ilhy khyr bdn haku siiyo wlal Aadan sahan aqonyahaN 🥰👑♥️
Maanta codka aadan ma hargab baa ka muuqda mise anuun baa mooda
Ilaahay ha ku caafiyo wll hadaad xanuusanayso
Go forward wll Aadan👍
Sahanka xoguhu wuxuu yahay janalka intaa uusaxada kujiraba aan lasocda fidyawyadiisan aan daawado aadna aan ugu xidhanahay maasha allh
Aadan sahan khabiir da'yara m.a ,
asc , wd mahadsanty wll Adan Khadar Ali. hal aan isku dayee shuruudaha soonku miyanu afar ahyn: 1) المسلم
2) البالغ
3)العاقل
4) القدرة
hadan qaldanahy isax wasalmu calykum.
haa waa sax lkn u jeedkay ka tahay
Waa arin u baahan in loo doodo xaqooda brother may Allah keep you waxad qofki ugu horeyey youtubers ah ee ka hadlay arintaa
Maa shaa Allah, wiilkan dhalinyarada ah sifiican ayuu u fahamsanya erayada wanaagsan ee la isku marin habaabinayo sida xuquuqda dumarka iyadoon xuquuq dumar loo danaynayn ee in dumarka la fasahaadiyo la rabo.
Asc
Sahanaka xogaha
ما معنى مصداقية
Clip maka diyari karta mac aha misdaaqiyada..
Wlhi hadanaan rageena somaliyed garan xaga ay inagu leeyihiin haweenku inanay cid kale u raadinayn waayo nina ma jecla walashi inay xalada gash0 markaa nin walba waxa la gudboon inuu hagaajiyo dhaqanka qoskiisa
Asc aadanow sxp dumarka sawirda dumarka aan asturnayn shaashada hasoosaarin
صدقت
Wan ku salamay wll aadan
Gaalo waxay inaga rabaan sidooda oo kle ineynu noqono aan diin laawayal noqono Allah dowlad islama ha inoo soo celiyo
Lakin wax badan oodintena nafartay ayaana ogeen
@@najahahmed2006 haa wll midaas waa qiraya wax badan oo Mas uuliyada nimanka wala weysan yhy blse waxan gaaldu au naga dooneyso waa in cuqdad lakle dhex dhigo nimanka iyo dumaradeena wangsn
Msha allah mnta ana uu horeyaa
waan ku taageeraa wll
Macalim aadam😍
Thank 😊🙏😊so much 💖💓💗❤💛✅🌻💖💝🌹⚘🧡❤💚💯
Lkn soo badi video
allow mid khayr badan nagu beeg
1 min wali maan daawan lkn thanks
feminism wuu na dishoody
Waa khayr hadaan is la qaadanay in dumarka xaquuq ka maqantahay
Waa xaqiiq jirta zxp
RAMDHAN KREEM....AFUR WCN💓💓
sidoh kaleh way jiraan dad ku soo hols dhuumanaya xaqbaa dumarka ka maqan iyaguna sidoo kaleh waxay ogaadeen in dumarka solmaalidu dul
manyihiin sababtaasi ayay halkaas uga sol marayaan marka wax fahma hadii dumarka la siin laha xaqii ilaahay ugu talo galay cid kusoo hoos dhuumata lama heleen
Omg wllhi dhabta kahadashy♥️