Maalin xaalku aad u adag yahay oo u dhiganta 50 kun oo sano, warwarku badan yahay, cadceeddu aad u kulushahay oo Qiyaame la taagan yahay ayuu Allah ﷻ dadka Calaamadahan hoose leh ugu deeqi doonaa hadh ay ka galaan kulaylka cadceedda inta xisaabtu socoto: 1. Xaakim (Masuul) caadil ah. 2. Qof cibaadada Alle yaraan ku bilaabay. 3. Qof qalbigiisu mar walba ku xidhan yahay Masjidka. 4. Laba qof oo dar Alle isu jecel una kulma dar Alle. 5. Nin ay u yeedhatay gabadh qurux iyo darajo leh, kadib ku yidhi “Waxaan ka baqayaa Allah.” 6. Qof sadaqo bixin badan, xataa heer ay gaadhay bidixdiisu inaysan ogaan waxa ay midigtiisu bixinayso. 7. Qof Alle dartiis u ooyahay isaga oo kali ah. Xadiis saxiix - waxaa isku raacay Al-Bukhaari no. 620 iyo Muslim no. 1712.
Subxanallah kulaha laba quwadood oo kala mug weyn waxaanad garanayn hadaad ka hadasho dambi baad ku sugantahay wllahi wuxu nabigu ino sheegay scw in qof walba oo dadka been ku wacdiya ama xadiis badala ama wax uuna aqoon ulahayn ka sheeko waa kufri.
Yacni waxaad ula jeedaa in quraanka laga helaayo laamaha ugu waa weyn ee sayniska lkn ay qalad tahay faahfaahinta uu sayniska bixiyay ookale in laga raadiyo soo maaha?
Saynisku laftisa qur anka shegayaba o caqli ibnu,adanka e xoriyada yare soo qaydan lasiiyay sidu u shaqaylaha keliya e maaha wax kale sidu Allah ino shegay Sibxaanahu Watacalaa وعلم آدم اسما كله bes halkaaba ma dhaafsiisna. Caqligana quraanka hagaya sababto saynisku kuma fila.
Jazaka LaaH khary wll aadan zi viicn Ayad nogu shrxty wxn jeclhy inan Laba suaalod ku wydiiyo 1. Kalmda saynis mrkan eegay wxy leeyihiin wa latin word oo macnaheedu yahy aqoon mrka aqointana saddex bay u kla saaran A)natural science sida aqoonta biology physics chemistry iyo geology B) socail science sida econics policy history psychology B) formal science sida mathematics and logic Hdaba mxd ka wda quraanku maha saynis mcnha ma wxd ka wda natural science mha qasabna mha in wxkzte oo natural science ah lga helo quranka wnkula qaty tasi but what do you mean quran is not science aniga fikirkyga quran isthe exact science dhexdisna wxa ahaady mucjiso aad u badan tusale quranku wxu ku qoran yahy carabi isaga oo alaah inugu sheegy quranka luuqada carabigna sayniska melby ku jirta mrka mxa ka wda quranka science mha
WD MHDZNTHY AQOONYAHY AADAN HDBA ZX MA SIDAS AAN SAYNISKA UKALA SARY AYA ZX AH MIZE SIDA BULSHDU AY U TAQANO IGASO JAAHIL TIR ZXP JAWABTADU WA I MUHIIM mhdznid💯
@@dariiqaaqoonta544 Sxb waad saxantahay seddexdaas ayaa loo kala qaybiyaa Science-ka lkn inta badan dadka marka ay ka hadlayaan ereyga Science waxay ula jeedaan Natural Science
@@hassanmuse2612 maxaan hubsadaa ii sharax.... aniga waxaan aminsanhay in seyisku uu sheegey wax quraanka mar hore sheegey sida meydka fircoon qaabka uu u dhintey.....jirka baniadamka qaabka uu u shaqeyo......
معهد السنة لتحفيظ القرآن الكريم وعلومه OGAYSIS OGAYSIS Kafaidayso bisha ramadan Quraan online Ducoyin Barashada carabigaa Waxi fahfahina kala xifhidh +252634065653 WhatsApp and imo Skype
intii jecel nabigeni muxamed like zar kuna sali (scw)❤💗❤💘
HHHH zlalahu clayhi wzla
Scw scw scw
إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما
يا ايها الذين امنوا صلوا عليه وسلموا تسليما
اللهم صلي على الحبيب المصطفى
Wll ku sali nabiga scw
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey
@@king...3695 magacaaga ku kalsoonow
Scw scw scw
Maalin xaalku aad u adag yahay oo u dhiganta 50 kun oo sano, warwarku badan yahay, cadceeddu aad u kulushahay oo Qiyaame la taagan yahay ayuu Allah ﷻ dadka Calaamadahan hoose leh ugu deeqi doonaa hadh ay ka galaan kulaylka cadceedda inta xisaabtu socoto:
1. Xaakim (Masuul) caadil ah.
2. Qof cibaadada Alle yaraan ku bilaabay.
3. Qof qalbigiisu mar walba ku xidhan yahay Masjidka.
4. Laba qof oo dar Alle isu jecel una kulma dar Alle.
5. Nin ay u yeedhatay gabadh qurux iyo darajo leh, kadib ku yidhi “Waxaan ka baqayaa Allah.”
6. Qof sadaqo bixin badan, xataa heer ay gaadhay bidixdiisu inaysan ogaan waxa ay midigtiisu bixinayso.
7. Qof Alle dartiis u ooyahay isaga oo kali ah.
Xadiis saxiix - waxaa isku raacay Al-Bukhaari no. 620 iyo Muslim no. 1712.
Subxanallah kulaha laba quwadood oo kala mug weyn waxaanad garanayn hadaad ka hadasho dambi baad ku sugantahay wllahi wuxu nabigu ino sheegay scw in qof walba oo dadka been ku wacdiya ama xadiis badala ama wax uuna aqoon ulahayn ka sheeko waa kufri.
Ilahayi hayi baa mahad Lee Muslim inagaa dhigayi masha Allah, khair Allah haku siyo if iyo akhiraba amiin
Mashaa Allaah Jazakallahu khayran
Caqliga alle ha kuu barakeeyo sxb aadan.
وقل رب زدني علما 🤲
Wcs wr wb
Mahadsanid wllo👍❤🥰
Ramadan kariim🌹
Rabadaan kariim aadam
Somali waxaa Ku nacay tuugsi allow ukaalmey Aamiin
Masha allah aqoonyahan
Caqliga Rabbi haku barakeeyo walal
❤
Shukran ustadh 💕
Mahadsanid macalin
Masha alaaah sxip aqli aa usaxiib tahy masha alaah👏👏👏👏
Ramadan Mubarak
Ramadaan kariim
رمضان كريم
M.A USTAAD HOREY U SOCO.
RAMADAN WANAAGSAN 🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙🌙
Masha. Allah
Allah ku barakeyo
Allah ku dhowro
Aad ayan oga hela kulana socda
Wll waan ku salaamay gaar ahaan sheekh wll aadan geep goin my brather
Masha allah ustaad
الله ربي ومحمد نبيي
والاسلام ديني
والكعبه قبلتي
والقران امامي
وسنة منهاجي
والمسلمون والمسلمات اخواني
❤️
Macalim aadam😍
Mnsha allah wll horay usoco
Masha allah wllo shukran wllo
Masha allah
Waad salaamantahay ustadh
Maasha allah jazaaka allah khayr wllo
Ku sali nabiga s.cw
Qodob aad u muhiim ah ayaad ka hadashay wll
Thanks ustaad
Horta quraan Khalad badan waa laga galay.
Sayniskase wax lagu xadgudbo weeye....
Wayo isaga oo dhan ayaba ah iskuday....⚡️💥🌙✋✋
Mncha Allah ustaad alle haku xafido.wlal
Go forward sahanka xogaha
Masha Allah 💚👌
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب
جزاكل الله
GuuL Iyo Gobnimo Ayaan Ku Rajynaa Ustaad
Keep going Aadan sahaN 🥰👑
Moving forward Adam
😍
االقران هو كلام الله جل وعلا☝🏾
mansha Allah
🤗🤗
wczln ustaad qaladaadka quraankena ha;aga daayo
Scw
Qur aanka kareemka
Waamid noosheegaayo
Aaqiro iyo aduun
Wll maanta miyaa xanusanaysa codkagu sax ma aha e
hore usoco wllkay adan sahan
Asc sahanka xogaha
Gaaladaa lagu qanciyaa si ay diinta u rumeeyaan✔
Halyay umadeed aadan sahan
Wax waliba Quraanka lagu xusay waa sax, waxa waliba science sheegana waa sax hadii uusan kahor imaaneyn Quraanka.
Qofka christainka wuxuu dhihi karaa wax walba oo bible-ka lagu sheegay waa sax, wax walba oo Sceince sheegayna waa sax haddii uu bible ka hor imaaneyn. Qof kasta oo diin aaminsan ayaa dhihi kara but Science doesn’t care what you believe!
Aadan dhabtii madaxa ii saaran tahy
Midna waaaa kalaaamkiii ale midna waaaa kalaaam aadame
Intuu soo gaadhay iyagoo sooman😁😁😁😁
Oo hada dawanayaa oo maanta laciidayo
Thank you zhp qli
Isku reer burcynu nhay hadna wliga kumnan arg
Insha allah wynu is arki donaa zhp
𝑚𝑜𝑣𝑖𝑛𝑔 𝑓𝑜𝑟𝑤𝑎𝑟𝑑 𝑎𝑑𝑎𝑚 𝑘ℎ𝑎𝑑𝑎𝑟 𝐴𝑙𝑖
Wll adam maad xanuusan hadalkaga waxa ka muuqda xabeeb 🙄🙄😬
فإن تنازعتم في شيء فردوه إلى الله والرسول
Wcs
1200 like 👍
Waxan Dhagaystay Muxaadaro Sh Mustafe Leeyahay Oo Ciwaankedu Yahay Qur'aanka Iyo Sayniska.
Hadaba Macnaha Muxaadarada Shiikhu Waxa Weeye In Aqoontan Sayniska Lagu Sheego Inteeda Runta Ah In Ilaahay Waqti Hore Qur'aanka Ku Sheegay.
Adiga Ayaa Dhinaca Khaldan Wax Naga Tusaya Bro.
Asc wllka kheerka jecel ramadaan mubarak kheerkiisa allaha nawaafajiyo Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏
Saxiboow barnaamijyada aadnoo soo gudbineysit kareeb waxan ooyinta camal adigo mahadsan
❤❤❤❤🌙
Wcs warxma.
قال تعالى:(وَلَقَدْ ضَرَبْنَا لِلنَّاسِ فِى هَٰذَا ٱلْقُرْءَانِ مِن كُلِّ مَثَلٍۢ لَّعَلَّهُمْ يَتَذَكَّرُونَ).
Science waa cilmi ka mid ah cilmiyada dunidan yaala waliba kuwooda ugu faca wayn, qur'aankuna wuxuu shamilay cilmi walba ee science kaliya maaha,cilmi walba waad ka helaysaa xitaa cilmiyada udheer waxaa ka mid ka faaloodka ama hadalka akhiro,waana sbbta uu nabigu صلى الله عليه وسلم وعلى اهله وأصحابه أجمعين
ugu ducaysan jiray اللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا.
Marka science waa cilmi aduun quraankuna waa kitaab xag alle ka yimid wax walbana wuu koobsaday.
Mhdsanid wll aadam ilahay haku sharfo.
Ramadaan mubaarak dhamaantiinba ,Wabillahi towfiiq.
Quraanku maaha book science ah, balse wa kitaabkii calaamdaha
Soo bookho channelkan waxaad ka helaysaa xogo
Daqiiqadii 5 iyo 500 view 😍
3 hours and 1 like keepgoing
Yacni waxaad ula jeedaa in quraanka laga helaayo laamaha ugu waa weyn ee sayniska lkn ay qalad tahay faahfaahinta uu sayniska bixiyay ookale in laga raadiyo soo maaha?
Saynisku waaa inta laga ogyahay quraanka .waaaana qaybo yar yar ooo laga sooodheegtay lkn waaaa qalad in lasimo ama lays barbar dhigo
Daawo Salaaxudiin Al-Ayuubi, geesigii u halgamay ilaalinta dhulalka barakaysan ee Islaamka
أنا نحن نزلنا الذكر وانا له لحافظون
Mahd sanid wll qali illhey ha ku xifdie adamow inan caqli badan ba tahye🥰
ما فرطنا في الكتاب من شيء
M.A wllo
Waar adan maad cabuudhsan tahay
Codkaagu sidi hore maahe,😅😆😅
nio ma Corona virus ayaa ku haya baryahan codkaaga waxbaa iska badalaye kkkkkk iska kaftan
soowma aha 😅pro
hhh waa sidaa
Saynisku laftisa qur anka shegayaba o caqli ibnu,adanka e xoriyada yare soo qaydan lasiiyay sidu u shaqaylaha keliya e maaha wax kale sidu Allah ino shegay Sibxaanahu Watacalaa وعلم آدم اسما كله bes halkaaba ma dhaafsiisna. Caqligana quraanka hagaya sababto saynisku kuma fila.
Waar aadan maanta maad xabeebsantahay
Nala soo boqda linki gan xogo muhiimana ka faaida ua-cam.com/video/hiqpiGM29MM/v-deo.html
First view
Inta sooman saar like
Isoboqda wlalaha qalbiga mnsha Allah tabarakallah oo igarsiiya Ramadan kan meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak
@@zuzuqalbisafiyafamily3831 haye
Quranku waa hadalkii khaaliqii abuuray kownka oo cid uga xog-ogaalsani ma jirto.halka sciencekuna uu yahay cilmi makhluuq oo nusqaani asal u tahay🧐markaa yaynaan isku sar-goyn☝️
Thanks wlo
Jazaka LaaH khary wll aadan zi viicn Ayad nogu shrxty wxn jeclhy inan Laba suaalod ku wydiiyo
1. Kalmda saynis mrkan eegay wxy leeyihiin wa latin word oo macnaheedu yahy aqoon mrka aqointana saddex bay u kla saaran
A)natural science sida aqoonta biology physics chemistry iyo geology
B) socail science sida econics policy history psychology
B) formal science sida mathematics and logic
Hdaba mxd ka wda quraanku maha saynis mcnha ma wxd ka wda natural science mha qasabna mha in wxkzte oo natural science ah lga helo quranka wnkula qaty tasi but what do you mean quran is not science aniga fikirkyga quran isthe exact science dhexdisna wxa ahaady mucjiso aad u badan tusale quranku wxu ku qoran yahy carabi isaga oo alaah inugu sheegy quranka luuqada carabigna sayniska melby ku jirta mrka mxa ka wda quranka science mha
Inta imminka science loo yaqaano ee Biology, chemistry iyo physics ay hormuudka u yihiin
WD MHDZNTHY AQOONYAHY AADAN HDBA ZX MA SIDAS AAN SAYNISKA UKALA SARY AYA ZX AH MIZE SIDA BULSHDU AY U TAQANO IGASO JAAHIL TIR ZXP JAWABTADU WA I MUHIIM mhdznid💯
@@dariiqaaqoonta544 Sxb waad saxantahay seddexdaas ayaa loo kala qaybiyaa Science-ka lkn inta badan dadka marka ay ka hadlayaan ereyga Science waxay ula jeedaan Natural Science
Pest techear
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey
hooooooooy are you crazy
I need like
War niman yahow talaw kuwan disliketa saarey ma muslimiinbaa
Qur,aanka iyo saynisku shaqo iskuma laha
Fadlan noo sharax sida eeysan shaqo isugu laheen qur'aanka iyi saynisku??? Ramadaan mubaarak
@@libaaxcobra5986 maxaa isu keenaya qu.aan iyo saynos waar naga aamu wll qaali wax iska hubso
@@hassanmuse2612 maxaan hubsadaa ii sharax.... aniga waxaan aminsanhay in seyisku uu sheegey wax quraanka mar hore sheegey sida meydka fircoon qaabka uu u dhintey.....jirka baniadamka qaabka uu u shaqeyo......
@@libaaxcobra5986 dadka kaaga baahan u gee maskaxdaa kugu yar cilaaj ayaad ubaahan thy
@@hassanmuse2612 hhhhhhhhh
معهد السنة لتحفيظ القرآن الكريم وعلومه
OGAYSIS OGAYSIS
Kafaidayso bisha ramadan
Quraan online
Ducoyin
Barashada carabigaa
Waxi fahfahina kala xifhidh
+252634065653 WhatsApp and imo Skype
Masha Allah