Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maxay ahayd musiiibaddii ku dhacday dalkan | Dhacdo filan waa ah!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 гру 2023
  • Ku soo biir pagekeena facebook 👇👇
    / waaberimedia4

КОМЕНТАРІ • 86

  • @khadracdiraxmaan2413
    @khadracdiraxmaan2413 7 місяців тому +23

    Ilaaheey waxaan ka baryay israaiil inuu ku rido dhacdo filan waa ah aamiin yaa mujiiba ducaa

  • @Maahir397
    @Maahir397 7 місяців тому +34

    Illahy ayaa qurankisa kushegay inay addunyadu tahy wareegto 😢❤

  • @JimcaaleHaaji-vw4cu
    @JimcaaleHaaji-vw4cu 7 місяців тому +23

    Wll halkan hadii aad soo boqatay aynu kusalino nabi muhamed scw❤

  • @abdulaahiabdi5617
    @abdulaahiabdi5617 7 місяців тому +7

    Cabdiraxmaan waaberi legend of the legend 🎉🎉

  • @saidaahmedmohamed4996
    @saidaahmedmohamed4996 7 місяців тому +15

    Waxaan jeclaan lahaa reer galbeedka in ay saan u cayroobaan oo ay gaajo silic isku wada arkaan rabi taas ayaan waydiisanayaa rabina ka soo saaro cuqubada reer falastiin 😢😢😢😢

    • @malyuunismailshukow7787
      @malyuunismailshukow7787 7 місяців тому

      Insha'Allah

    • @maxamedcali9886
      @maxamedcali9886 7 місяців тому

      Dadka falastiin la gumaado. galada dhamaantoda iskuma raacsano shacab badan ayaa u mudaaharay lkn waxba isma badelin

    • @saidaahmedmohamed4996
      @saidaahmedmohamed4996 7 місяців тому

      dhulkayga kama hadlin aduguse mawaxaad u doodaysaa gaalo rabi iyo rasuul ka furtay oo dad masakiina ku goobtay alle ha rogo waliba si dag dag ah

    • @0name530
      @0name530 7 місяців тому +1

      Reer galbeedka ma aha kuwo habaar wax lagaga qaadi karo ee waxa ay u baahantahay dadaal ka badan dadaalka ay ku jiraan

    • @saidaahmedmohamed4996
      @saidaahmedmohamed4996 7 місяців тому

      @@0name530 musiibo ayey qabaan gaal iyo muslim ba qoorta ayey u galeen waa Niman jaamacada uga soo baxay sida loo cuno xaqa baniiaadamka loo dilo loo dhoco waliba ayaga oo dhanka kalana iska dhigaya kuwo ilaaliya xuquuqul iisaan ka

  • @MuntahaAnasSHOW
    @MuntahaAnasSHOW 7 місяців тому +4

    From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤🎉🎉❤❤horey usooco sxb ❤❤❤❤❤❤

  • @miimarsubkaash7132
    @miimarsubkaash7132 7 місяців тому +13

    Ilaaahay dambigiina ha dhaafo dhaamaan dadka video gan daawanaya io mislimka dhamaantii 😍🖑🏻🖐🏻

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 7 місяців тому +4

    Cilmi nafsi kasoo hadal wll abidirahman ❤❤

  • @m.h.c6849
    @m.h.c6849 7 місяців тому +12

    GOLDEN VOICE ❤

  • @ridwaanabdirahman000
    @ridwaanabdirahman000 7 місяців тому +5

    اللهم صل على سيدنا محمد

  • @malomali2903
    @malomali2903 7 місяців тому +5

    Cabdiraxman waabari wllo waad hagratey reer Gaza waayo Af carabiga si fican ayaad u taqana waxey Ahey in aad no sow tirjumto wax kaste oo ka dhaca Gaza sido kale khabirka milataryga ee feysa Al duweeri falanqeyntiisa ayaad no sow turjumi laheyd mahadsanid wllo 👍

    • @khadarsaalim8903
      @khadarsaalim8903 7 місяців тому

      Hadu so dhigo wa laga sara UA-cam ka yuhuud ba leh

    • @taxanemediapro7380
      @taxanemediapro7380 7 місяців тому

      Maracadde show iyo idaacadda buuloxuubey kadaawo wll

    • @malomali2903
      @malomali2903 7 місяців тому

      @@taxanemediapro7380 waan ka dawada lkn waararka Ayeey u badan yihiin labadodu wllo mahadsanid

  • @RaxmaMustafe-fm9mn
    @RaxmaMustafe-fm9mn 7 місяців тому +4

    Keep goin Abowe Sharaf korkaaga Ha ahaato❤🤴🏻🔥

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 7 місяців тому +2

    Wlhy wax walba xigmad ilahay ayaa ku jirta hadii aduunka dhan sidas laga dhigi lahaa dadku si tarab tarab ah ayey cuduro macaanku ka mid yahay ugu dhamaan lahayeen sababtas iyo xigmado kale oo badan oo ilaahay og yahay baa dadka qaar hantiile looga dhigay qaarna meel dhexaad qaarna faqiiriin ka fakara hada maxa cuntaa
    Subxanallah

  • @TogaxMaxamed
    @TogaxMaxamed 7 місяців тому +2

    Guuleyso sxp waaberi media ❤

  • @MohamedAbdi-hu7ej
    @MohamedAbdi-hu7ej 7 місяців тому +5

    Subxanallah
    Subhanallah

  • @AbdallaHared
    @AbdallaHared 7 місяців тому +3

    First person who waching video

  • @hashimtahirsherif2170
    @hashimtahirsherif2170 7 місяців тому +3

    From Ethiopia calamka hormarka❤😊

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 7 місяців тому +3

      Hoyga gajada jahliga cadawada iyo dulinima dadka waxa ugu lita kuwa is hafra😅😅😅

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 7 місяців тому +2

      Dadka kliya ee oo wadankooda koorantada iska maqnaanto 10hr ayaa thiin No dakeed dariskiina tugsatiin Gajayay bakhtiga cunta waxba haano faniina ee luqada nodhiga😎

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 7 місяців тому

      @@sHimaaLi_x1 malaha orom afsomali bartay hoogu

  • @Shamsudiin114
    @Shamsudiin114 7 місяців тому +2

    قال تعالي (وتلك الأيام نداولها بين ألناس )

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 місяців тому +3

    ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 7 місяців тому +4

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @user-sj5sh1gb6g
    @user-sj5sh1gb6g 7 місяців тому +1

    Reer galbeedkana ilaahay ayaan ubaryaynaa in ay taasi qabsato

  • @abdinoorahmedfarah3860
    @abdinoorahmedfarah3860 7 місяців тому

    Mahadsanid sxb

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 7 місяців тому +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 💚🩵❣️

  • @CusmanMaxamedBashiir
    @CusmanMaxamedBashiir 7 місяців тому

    Magaceygu waa Abdirahman Cumar halkanina waa waaberi media kuso dhawada daawadayaal muuqaalkena maanta❤🎉🎉

  • @user-ry4le7lr8h
    @user-ry4le7lr8h 7 місяців тому

    Adduunyo waa tan baa tusaale u ah . Cibaadada waa udub dhexaad .

  • @Cidaxafada
    @Cidaxafada 7 місяців тому +1

    Keep going wll

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 7 місяців тому +2

    وتلك الأيام نداولها بين الناس
    Qur'an ka hore loogu sheegay wax walba 😮

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y 7 місяців тому +1

    Ilaahow guule wlalehen flastin

  • @user-lp3il3xr8d
    @user-lp3il3xr8d 7 місяців тому +2

    وتلك الأيام نداولها بين الناس

  • @abdoulkaderhassanhoussein2330
    @abdoulkaderhassanhoussein2330 7 місяців тому

    Wllo waaberi media, waad mahadsantahay, balse dalka ama dawlada ugu yar ifka maa aha nauru, kuwa badan oo ka dhul yar baa jira, sida dalalka libnaan, gambia, baxreyn, iyo qatar

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 7 місяців тому

      Vaticanka aya ugu yar dunida wna dal madax banan o magalada Roma Italy kudhax yalo

  • @RPOChanel
    @RPOChanel 7 місяців тому

    Oo waa asale

  • @user-vj5lv3ot5z
    @user-vj5lv3ot5z 7 місяців тому +1

    The legend

  • @user-lv1yb8jv1d
    @user-lv1yb8jv1d 7 місяців тому

    Muqaalkii ugu wacnaa apid

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt 7 місяців тому

    Keep going

  • @abdifatahmohammedkahin9739
    @abdifatahmohammedkahin9739 7 місяців тому

    Waa kibreen nimacada wakaas aduun ruuxna maalin ayuu noolyhy ruuxna maalin nolahshas ku jirayaa

  • @ruthlesskippeh7342
    @ruthlesskippeh7342 7 місяців тому +3

    Waxa ka socda badada cas mareykan iyo Iran oo qarka usaaran dagaal sxb malaga yaaba in dagaal 3 bilowdo ❤

    • @ju5661
      @ju5661 7 місяців тому

      Waxaas inta badan waa Iska hadal

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 7 місяців тому

    Waa waxa haysto maanta carabta iyo reer galbeedka

  • @HuseinOmar-fl2sg
    @HuseinOmar-fl2sg 7 місяців тому

    Wabeei mediyow zxp warbaxin inoga sodiyari idlab suriya waxa kasocda

  • @GuuleedGuuleed-bv6jw
    @GuuleedGuuleed-bv6jw 7 місяців тому +1

    Qabta 2 soo daa

  • @CabdinasirYare-kw7rx
    @CabdinasirYare-kw7rx 7 місяців тому

    Ku sali nebiga scw scw scw scw scw scw

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 7 місяців тому +2

    Nimcadii ilaahey siiyey bay ku mahadniqin

    • @Inasaid56336
      @Inasaid56336 7 місяців тому +1

      Illhaay baahi badana dadka wuxu siiyay muxu kadaba socda

    • @user-zk8bs1hn2m
      @user-zk8bs1hn2m 7 місяців тому

      Astaqfuralaah war maxaad ku hadashay danbi wayn baa gashee ee dib isku huwi😢😊😊 ​@@Inasaid56336

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 7 місяців тому

    Wow

  • @HusseinAhmed-hr7tp
    @HusseinAhmed-hr7tp 7 місяців тому +1

    Nadara show okola falastin daarkasta sodek walalow abdirahman

  • @Abdikanijeesteye
    @Abdikanijeesteye 7 місяців тому +1

    ZXB DIB OO GANOQO SOOMALIA😢❤❤

  • @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
    @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw 7 місяців тому +1

    Iacagta la siiyay baa ukeentay dhibkas shaqo in logu bedelo bay ahayd oo bil mushaar ah la siiyo kolka sidan way dhaami lahaayen😮😮😮😮

  • @mohamoudomar7792
    @mohamoudomar7792 7 місяців тому +1

    Allah kuwa casiyo sidaan ayaa u danbaysa

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂uma maleynaayo hadaan lcg helo inaan ku dheeli doono allow maalqabeen iga dhig😢😢😢

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 7 місяців тому +1

    Carabta ayaa wadaas ku socto

  • @ahmedaweys9202
    @ahmedaweys9202 7 місяців тому

    Sunadii koonka ayay ka leexdeen
    Israafna wey la yimaadeen
    Kadib allah ayaa ka qaaday barakadii

  • @ruqiyamohammed4240
    @ruqiyamohammed4240 7 місяців тому +1

    Please kaso sheke hn Axmad manasra

  • @Suhayb75
    @Suhayb75 7 місяців тому

    Nabiga ku saliya😢

  • @burhanyare-fg1ic
    @burhanyare-fg1ic 7 місяців тому

    Noo soo badi sxb 😢😢😢😢😢

  • @Oowhasan
    @Oowhasan 7 місяців тому +1

    Sxb waaberi muuqaaladaada ka dhaaf dumarka qaawan ,Waxaana jeclaan lahaa inaad ka saarto muuqaalkaan,Sababo dumar qaawan.

  • @Samba_gameofthrones
    @Samba_gameofthrones 7 місяців тому

    ❤❤ nice😮

  • @maxamadcabdi1045
    @maxamadcabdi1045 7 місяців тому

    20sano ninka baashaalayay maxaaba u hadhay ha dhintaba

  • @user-qo7bi2jb5y
    @user-qo7bi2jb5y 7 місяців тому +2

    dagalkii 77kii ka soo hadal

  • @MiirCumar
    @MiirCumar 7 місяців тому

    Way bakhleeyeen😂😂

  • @garaaddeeq2951
    @garaaddeeq2951 7 місяців тому

    Waxaan maqlijiray
    CALOOLAA BA AY MAXAA LAGU GURI

  • @MohamedSomaliya
    @MohamedSomaliya 7 місяців тому

    Muuqaal kaan hore ayaa usameysey bro 😂

  • @Horgal510
    @Horgal510 7 місяців тому

    Fadlan kasoo hadal syria waxa ku dhacay

  • @kunaguero7313
    @kunaguero7313 7 місяців тому

    Kuwan wa Somali okale😂😂😂😂😂 I bashal lagudihi😂

  • @IsmaaciilCqaadir-th5pm
    @IsmaaciilCqaadir-th5pm 7 місяців тому +2

    Mhdsnd

  • @AxmedBashiir-wy6xm
    @AxmedBashiir-wy6xm 7 місяців тому

    🇳🇷

  • @user-zm7kl4vj2t
    @user-zm7kl4vj2t 6 місяців тому

    KhAdRDo

  • @ruqiyamohammed4240
    @ruqiyamohammed4240 7 місяців тому +1

    Please kaso sheke hn Axmad manasra

  • @ruqiyamohammed4240
    @ruqiyamohammed4240 7 місяців тому

    Please kaso sheke hn Axmad manasra