Insha Allah wll.cumar shukran Somalia 🇸🇴 waa the world store waana lees ku soo shubi doonaa taas dood kama taagno caalamka dhan ayaa u xalqal taagooyo soomai hanoo laato
Dardaarankii abwaan hadraawi oo aha ninka iduceyow ilaahey ku darajey kii iga duceystow dumadada wye aan uwada duceyno allaha unaxaristo marxuum maxamed ibarahim warsame🥺🤲
الحمد لله على نعمة الله أعظم نعمة أنعم الله علينا (الإيمان بالله ) اللهم زد لنا 😭😭😭الحمد لله على نعمة الإيمان 🤲❤❤😘😘😘 Jecliyaa kalaamkaaga wanagsan Ustad cumar waad naga farxisaa mar walbaa masha Allah jazaka Allah🤍🌻 Soomaalida dad baa wanagsan dhaqanka islaamka ku danbeeyo lkn Allah nagu wada sugo xaqa zamanka 🤲😭😭❤❤❤
Ustad Waxan wax ku barata Egypt 🇪🇬 Maalin ayaa Nin Egyptian ah I weydiiyay Wadan kee ka soo jeeda Markas ayan dhahay Somali walahi Waxa uu igu yiri Waxa tihiin Dadka maraykanka garaacay tusayna Adunka in Marakaykan layska celin karo .
somaalidu waa dadka kaliya ee aan la badalin diintooda taasna waxa sabab u ahaa allaha unaxariistee awoowyaasheen oo ku dadaalay in ay gumaysiga diinta iyo dhaqankooda afkooda kala dagaalam,aan maanta waxa arki uganda kinya in ay gumaysigu badaleen dhamaan ba dhaqankooda
MasháAllah waa Documentary wanaagsan balse arinta aad ku tilmaamtay calool jeex oo aad nagu amaantay ku laabasho ayey u baahan tahay ustad hogaamiya kooxeedki waxaa dhacay in qoysas badan guryahooda lagu gubo la kufsado
Run waa shay Qaali ah Umada somalida waa Reer miyi ah badankoodu iyo Tuula jooga ah iyo Qurbo jooga ah Waa dad is neceb Dhexdooda Qabiil ahaan Is xaadsidana Markaa waa umad Xun ee maha umad fiican Somali human is Awfull 🙏🏻
Anaa kaaga markhaati ah. Dawlado fara badan ayaa is lahaa soomaaliya afka u dhigta, Balse soomaalidu afka u dhigteen,waana wada jirka qabiilku ka maqan yahey, Jazaakallaah.
Masha Allah, rabi ha ku barakeeyo hno. Qodobka isoo jiitay waa in ay soomaalidu tahay dad kibir badan, taasina waa run , aniga ayaa isku arka Mar walba inaan ka sareeyo dadka aan la noolhya , markaan leehay dadka aan la noolay waa yemenida, Mar walba waxaan idhaahdaa ma aniga oo soomaaliyada ayuu ila hadlayaa qof yemeni ah , horta ayuu is mooday kkkkkkkkkk qaar badan oo asaxaabta ah ayaa igu qabsada oo iga dhaha iska dhaaf kibirka , Anu Uma arko inaan kibirsanahay , kibirna igama aha . Kkkkkkkkkk
Wxu ilaahey iidoortay maa ku qancaa kuna faana! Ma ihi qof dhibata dalkeda kujiro markana dalkeyga kafanayo ama canayo! Alx! Dhib majiro aanan laga bixi donin! Teda kale dalkeni bilic baan ku huba! Hdi maanta dadkeni gacanta isqawano wan soo sari karna! Waana kaqeyb qadan INSHAALAH isbadalka!!! Somali Honolato!
Mahadsanid niyada ayd no dhistey ALLAAH haku sharfo
Baraheyga afsoomaliga aya yiri : Waxa dhici doonto maalin ay Engiriiska iyo talyaanigu ay iridaheena iman doonan . Iyagoo qaxooti ah balse annaga waxba masiindoono ayuu yiri waa Bare wanagsan weeye ALLAAH ha sharfo
Asc wllo Adigo mahadsan subscribe inosar mahadsanid ❤ Xafidu llah
Aaamiin
@@kaafiyayaasin7512 d
@@hidig6135 hye
Inaad gulaysto ayay ku grab istaagi doonaan hanti wax soosaar midna kuma fiicnid in l'agar-agar tago meeshaada oo aduunka daba socoto miya lagu abuuray wakhtigaa ay qaxoonti naqonayaan manoolshahay adigu aya ka xaasila hadaba wxd rajaynayso waa noloshaada.imika qabo hadhown waa sugaynaa Inay cidi inoo baahato.....ma câlin kaaga inta ugu Caqli céli day dream is not workin
The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤
scw
♥️صلي الله عليه وسلم 🤲🤲🤲♥️
Scw scw scw
صلى الله عليه وسلم
Scw laakin intaan afsomali ku sooqor si uu qof Waliba ufahmo fariintaada mahadsanid
Waan daawaday waana kuqancay dalkayga ,
Waxaana kuu balanqaadaa inaan kaqayb qaada doono huruumarka wadankayga, waa hubaa inaan inaan soomali wax utari doono ,HADOW ALLAH YIRAAHO.
WSC
Inshallh waaad guulaysan waanu guulaysan
Maashalah 👏👏👏guuleyso
INSHAALAH guul wcn wll
@@ilhanisha2813 mahadsanid walaashay
Insha allaah wll waanu guulaysan
Shaqo wanaagsn ayaa haysaa ustaad cumar, halkaadi ka wad 🥰
Ustad salman madow 🤝
Labadiinaba waxaa tihiin macalimiin aan abaal uhayo ani kaliya ma,ahe dhalinta somaliyeed ee qaranjabku kudhacay iyo umada somaliyeed waxaad uhaysaan shaqo aydaan idin dareemayn Allah swt ha idinka ajarsiiye dadaalkaas sii wada wxd soo saareysan kuwii bari dhinaca kale inoo rogi lahaa
💞💞💞💞💞❣️🥀🥀🥀❣️💓
waa markey ku deeqdo jiritaanka soomaalinimo iyo ilaalinta dhaqankaaga iyo diintaada
SOOMAALI WEYN ❤️
Nabi maxamed Aan ku wada salino Scw❤️
Wllo.mcn subscribeer isar alle Haku xifdiye
Saallaahu caleyhi wasalam
Salalahu alayhi wasalam
Scw Scw Scw ❤ ♥ 💖
صلي الله عليه وسلم 🌾 🌿 🍃 🌱 🌸 🤍
waa xalqad taariikhi ah,, cumar inshaar, shakhsi jira ayaad tahay, fikir iyo moraal heersare ahna leh, allaah hakuu barakeeyo carabka,caqliga,cibaadada iyo caafimaadka guud ahaanba.
Kuma faanayo Soomaalinimo laakiin waan ku qanacsanahay, sababtoo ah ma aanan dooran Soomaalinimo lkn Muslimnimo ayaan ku faanaa. صومالي وافتخر بإسلامي
Sidoo kle😄
Hadalkan kun sadar hoos dhig
Inad somalinimada inkirta waa adigo kujira godka jaxiimada holaca tufeysa wax kaso jiidana la'a 😀😀 thankyou uataad
waana aaminey waana rumeyney waliba anagoo arkin nabsigeenaصلي الله عليه وسلم🕋❤
Wllo mcn subscribeer isaar alle haku xifdiyee
صلى الله عليه وسلم
@@osmanomar9770scw scw
@@osmanomar9770 sxp subscribe isar
Hi shuushuu cabdala waanku salaamay
Dadkeyga wan jeclahy iney wanagsanaadan mar walbaa iyo Dhammaan muslimiinta🥺❤🇸🇴 lkn wax yar baa naga qaldan ceebteena Allah asturo aamiin 🥺🤲
Aamiin
Aaamiin🤲🏻
Aamiin
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤
Wllo.mcn subscribeer isar alle Haku xifdiye
Allah ha idin sharfo
Cumar adna shugran
Wallahay qurbaha ayaan joogaa candhuuf inaanan ku tufin dariiqa aniga oo dhawraya dadkayga meesha aan joogana Diintayda iyo dalkayga midna ceebi uga imanmayso
Soomaali hadaan nahay ceebta kaliya een leenahay waa nidaam darida iyo wayaabaha ka ag dhow nidaamka taasoo sababta keeneysa ay tahay dowlad la,aanta iyo dhaqankeena oo reer guuraa ahaan jiray. Lkn meela badan oo nolosha muhiim ka ah ayaan ku horeynaa waana Ilaahay mahadii. ✨ Viva somali meelkasto ay joogan.
Lkn reer guuraanimadu cay miyaa wll. Sidoo kle dhibaato miyaa
Proud to be Somali💚💯👑
Somali ku hadal luuqadaada kufaan
@@husseinadan2096 waa sax wll somali hdaa nahey luqadeena anagaa ka gadeeno aduunka😃
@Qozy Gamer Taas cidna kuma waydiin.
Ilaahayoow nabarakee hadaanu nahay Somali weyn ummada islaamka ahna nagu anfac yaa Rabb
Mshllh mawduuc aad umacan wlhiy awalba waan jeclaa inaan Somali ahay wax kastoo laga sheego mawduucana wuuba isii jeclaysiiyay cumar inshaar allha yubaarik fiik yaa akhii karaamo korkaaga ha,ahaato huuuno🙏💯
Maanta iyo wiikii hore waa kala niyad fiicnahay waayo Somalia dhibkeedu si dhab Ah ayuu iitaabataa. Alxamdulilaah 😂❤️💪🏽
Soomaaliya ✔ (Afsoomaali)
Omar wuu cabsaday lkn waa run somalida waa dad fiican Karti leh lkn Qabyaalad iyo madax tuugo ah oo gaalo raac ah halkaan na dhigay
Waxaa Aaminsanahey in Africa ugu sareyn laheyn Allah meel fiican aduunka dhul ahaan na dhigay
Cumar walal allah ku sharfo maskaxdaada allaha kuu deysto shar iyo sheydaan allaha kaa xijaabo❤❤❤
Bayo mcn subscribeer isar alle Haku xifdiye
Wku faani dalkeyga somalia 🇸🇴
proud to be somalia🇸🇴
Wllo mcn subscribeer isaar alle haku xifdiyee subscribe
Soomaaliya (Afsoomaali)
Soomaaliya 🇸🇴
Qeeybta hoosena Afsoomaaliyeey
Ustaaad allaha nagama kaa xarimo adoo kalena allaha noo badiyo
Inshaa allaah one million baan kuu rajayn
أللهم صلي على النبي محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين 🤍🤍🥰
Wan ogahay wadankeena inuu kuyaal meel dheemana ilahay nagu arsaaqay ❤🧕
Wllo.mcn subscribeer isar alle Haku xifdiye
war wadankeena sacudiga shidaalka uu heysto wee heytaan lakiin aawey yaa ka ganacsanaayo
🤣🤣🤣 ana kaganacsanaya ee isuga yah kaganacsanaya kulha dadka way ogyihin inu wadanka leyahy khayraad badan
Lkin waxay kajecladen inay siday hda udhaqamayan sameyan nin facoda madaxdu urukuucan🤨
@@hafsahabiib9555 soomaalidii hore aa aqli badneed walaahi tan iyo taas hadi la isku fiiriyo😆
Anigu oramanyo way ka caqli badanayen oo kugumaracsani wayo hda io markas hda cilmi sifican lobartay umalen mayo caqli ee waxban la.isu ogolenbo mid walbo inu isaga taliyo raba ...sido kle qabyaalad in lagukoriyo inta badan awlaada intii lokorin laha awlaad qaran wadanka shidal bas mahan wxu kuficanyahy beeraha kallunka io wax walbo kuwanagsan dhul wuu leyahay dhulkan lkin in larukuca lagajecladay shilmadka aa lagu qanacsanyahy waxba kama galin dadka kle
Wadankuna dhalanyaru raba marabo odoyashan inay dhunta wax marshan un donayo🤨🤨🤨
M.a muuqaal wanagsan
Waxa ka muuqda wakhti badan
Xogo fiican wan ka helay mahadsanid
Umada somaliyed "hal mid uun ban ku biirin laha Luuqadiina wadnaha hadiin saarnato, wayo qayb dhaqankina , qaybna diintina , dadkana Kula macamila qadarin wada joog fiican
Maa Sha'aa Allaha
Dhiirigalin wanaagsan, dhaqan celin maskaxda ah ayaad ka hadashay, oo ummadda Somaliyeed u bahneed, oo taarikh ah.
Mahadsanid
Insha Allah wll.cumar shukran Somalia 🇸🇴 waa the world store waana lees ku soo shubi doonaa taas dood kama taagno caalamka dhan ayaa u xalqal taagooyo soomai hanoo laato
Dardaarankii abwaan hadraawi oo aha ninka iduceyow ilaahey ku darajey kii iga duceystow dumadada wye aan uwada duceyno allaha unaxaristo marxuum maxamed ibarahim warsame🥺🤲
Alle yarxma abwaan somaliyeed oo qiimo badan bu ahaa wlhi alla yarxama🤲
Proud to be Somali ALHMDULILAH🥺🤲🇸🇴
الحمدلله على نعمة صومال❤🇸🇴الحمدلله على كل حال 💓🇸🇴💓☪️
Ku daysi baad mudan tahay wll CUMAR INSHAAR
Wllo mcn subscribeer isaar alle haku xifdiyee
الحمد لله على نعمة الله أعظم نعمة أنعم الله علينا (الإيمان بالله ) اللهم زد لنا 😭😭😭الحمد لله على نعمة الإيمان 🤲❤❤😘😘😘
Jecliyaa kalaamkaaga wanagsan Ustad cumar waad naga farxisaa mar walbaa masha Allah jazaka Allah🤍🌻
Soomaalida dad baa wanagsan dhaqanka islaamka ku danbeeyo lkn Allah nagu wada sugo xaqa zamanka 🤲😭😭❤❤❤
I am proud to be Somali, we are the best and most talented nation in the world, may God grant us a just government.🤲
afsomali kusoo qor broo si afkaaga hooyo u hormaro aduunka
Waa saxantahay saxib100/100👍👍
somali hadii aad tahy soomali ku qor waxa aad qoreyso ileen galo wax uma qoreysid wall🇸🇴😢
@@YackaBoy117 Haye saxiib
@@faadhigotahliil1371 ok
Alxamdulilaah waan ku faanayaa inaan somali ka dhashay inta yar ee naga qaldan na idam alle waa ka hagaagi doonta insha allah.
Soamlida waa dad karti iyo adkays badan ilhy una hagaji dowladeena amiin 🤲🤲😕😕
Wllo mcn subscribeer isaar alle haku xifdiyee
@@dayibyare2035 wxa laga hadlaayo dhageyso
اللهم اغفر لنا ذنوبنا وكفر عنا سيئاتنا وتوفنا مع الأبرار
Wllo mcn subscribeer isaar alle haku xifdiyee
Proud to be Somali 🇸🇴 ❤
Somaali calanka ay le dhy ma maradan buluuga ahba mise Somaliya oo kaliya ayuu calan u yahay?
Maradani Somali ma wada matasho.
@@ahmedgaab433 way wada matashaa waxa kale waa wada maamul goboled
الحمدلله رب العالمين🥰💫
شكرا يا اخي🤍
The best persone ever the most knowledgeable and most shy of all has allah created is prophet muhamed scw scw❤igula sali scw❤❤❤u
Wllo mcn subscribeer isar alle Haku xifdiye
الحمد الله على نعمة الاسلام و السنة نحن صومال 🥰🥰🥰❤💚🧡💜🤎🖤💥💯💯💥💢💫💦💖💝
Channelka ugu fiican Soomaali dhexdeeda laakiin aan loo dooran sanadkaan chanelka ugu fiican 😔😟🙁😥😞
Wllo.mcn subscribeer isar alle Haku xifdiye
Eebe ha barakeeyo Soomaaliya, waxaan rajaynayaa mar uun in la arki doono Soomaaliya oo ah dal isku filan.
Manshlh walal cumar inshaar waxaad ka hadashay waxyaabo badan oo wanaaga oo aynu leenahay الحمد الله انا صومالى صومالى وافتخر
Wllo mcn subscribeer isaar alle haku xifdiyee
War maanta barnaamijka waa igu socdaa wlh ustaat cumar hormar wacan
الحمد الله على نعمة الإسلام 🤲
Wacyiga aad umadaada wacyi galisid Allah ha kaa abaal Mariyo wll cumar
I’m proud to be somali🇸🇴♥️
Somali calanka ay le dhy ma maradan buuluga ahba mise somaliya oo kaliya ayuu calan uyahay?
@@ahmedgaab433 somali oo dhan ayu calan u yahay
Alhamdulillah
Allihii iga dhigay Soomaali
Masha Allah al ustaad cumar Allah hakuxifdiyo
حلقة مليئة بالفوائد.❤
جزاك الله خيرا يا أستاذ💯🤍
Wllhi adis,Ababa 1years kohor iguu dambesay wax kasto anaga uga fiican intaan ka aheen aminiga ilahey amni buuxo oo aan wadankena ugu soo laabano hansiiyo😔😔
The best person ever The most know ledges let and The most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ❤❤
We're Somali 🇸🇴 Alhamdulillah
Somali inan ahay ad ayan ugu fanaa allihi iga aburay aya mahad is kaleh🤲🏽❤️🇸🇴
Proud to be Somalian 🇸🇴 nd live still in Mogadishu
CabdiSamad Xusseeyn
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
Adeer Cumar Ishaar Mahadsanid Wacyi gelintaad Alle ha ku barakeya dadaalkaaga iyo sida aad u jeceshay dadkaaga Soomaaliyeed. Mahadsanid 100/100.
Guul masha allah ilaahow hogaan caadil noo sooraa insha allah waan helaynaa goor aandheerayn
Mahadsanid akhii cumar
Proudly Somalian 🇸🇴
Bayo mcn subscribeer isar alle Haku xifdiye
Absolutely proud to be Somali.
Quleebteenna Allaha isku furo aamin.
Ustad Waxan wax ku barata Egypt 🇪🇬 Maalin ayaa Nin Egyptian ah I weydiiyay Wadan kee ka soo jeeda Markas ayan dhahay Somali walahi Waxa uu igu yiri Waxa tihiin Dadka maraykanka garaacay tusayna Adunka in Marakaykan layska celin karo .
I’m so proud to be Somali ❤
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
Afsoomaali kusoo qor qoraalkaadda
Man sha allah huuuno Mahadsanid ✅✅✅ Somali hadaan nahay Wax barashoda waan ku ficanahay ✅✅✅
Masha allah gob ayanahay waleee somali waa nasab waa in lagu fano hambalyo dhaman shacabka somaliyed
ILLHY HANAGA DHIGO DAD JIRA JIRITAANKODA KUFARAXSAN NABAD WAARTA INSHAA ALLAH NABAD NUGUFILAN WAA HAYSANAA INTA IO IN KABADAN
somaalidu waa dadka kaliya ee aan la badalin diintooda taasna waxa sabab u ahaa allaha unaxariistee awoowyaasheen oo ku dadaalay in ay gumaysiga diinta iyo dhaqankooda afkooda kala dagaalam,aan
maanta waxa arki uganda kinya in ay gumaysigu badaleen dhamaan ba dhaqankooda
Insha Allah malin uun soomaliya meelaha ugu hormarsan waynoqono.
afkaga caana lagu qabay ustad Omer muuqalkii horena wax isu sheeg ayu aha waana xaqiiqah hal qof qaladkiisa in ay mujtamac dhan u dhibaaton karaan.
Insha allaah wa dhaman dontaa isfahan darada nadhextaalo allaah ha mideyo somalidena
جزاكم الله خيرا اخي جعله الله في ميزان حسناتكم فيديو كليب 🥰😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇
Ustaad wax badan aya ka faa iidnaa keep going❤️💯
Somali nimo ayan ku fanaa.🤩😍🥰
MasháAllah waa Documentary wanaagsan balse arinta aad ku tilmaamtay calool jeex oo aad nagu amaantay ku laabasho ayey u baahan tahay ustad hogaamiya kooxeedki waxaa dhacay in qoysas badan guryahooda lagu gubo la kufsado
Aaad ayan ugu farxay warkan wallahi 💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️
Alx allah dalkena dadkena iyo diintenaba no wanajiyo Wallhi arinkan markii aan arkey waan ku farxay lkn wax yar oo ceeb ah ayaan lenahay allah cebtena no asturo casimadena allah dhibka hayo naga dulqado Wallhi wixi xalay ka dhacay waa arin murugadeda leh waxana daremi karo qofkii wadanak joga allow wadanak nabad naga dhig yarabi yaraxman 🤲🤲
Run waa shay Qaali ah Umada somalida waa Reer miyi ah badankoodu iyo Tuula jooga ah iyo Qurbo jooga ah Waa dad is neceb Dhexdooda Qabiil ahaan Is xaadsidana Markaa waa umad Xun ee maha umad fiican Somali human is Awfull 🙏🏻
Waa sax walal weegii hore waxa aad sheegtay waana kula arkay laakiin tartiib tartiib uga bixi doona insha Allah
Anaa kaaga markhaati ah.
Dawlado fara badan ayaa is lahaa soomaaliya afka u dhigta,
Balse soomaalidu afka u dhigteen,waana wada jirka qabiilku ka maqan yahey,
Jazaakallaah.
Asc wllo Adigo mahadsan subscribe inosar mahadsanid ❤ Xafidu llah
Maclin omar inshar wale waxan iskuul iyo jamacad kabaranin ka bartaa we love you 💯💯💯🤍🤍👍👍
Masha allaah cumar inshaar allaha ku barakeeyo
Baaraka Allahu fiyk wll wa Jazakumu Allahu kheyra
Alllhamdullilah daleeceen ta yar een leenahayne waxan rajeynaa inan mardhaw iska Nadiifin doono insha alllh, Muhiimada waa in qof walba ama Dibad ha jiro ama Dalka ha jooge uu Masuuliyad iska saaraa sidi uu Sawir Qurxan uga Gudbin Lahaa Umadaas Somaliyeed ee uu Matalayo.
Qof walbana Nafsadiisa haka bilaawo inta uu midkaleeto ku mashquuli lahaa insha allh,
Illhy Hana Wada Islaaxiyo wadankane Alle hanoo Nabadeeyo.
Masha Allaah wallaal ani nafsi ahaanteyda waxa aan kaafa iiday lama soo koopi kari insha Allaah hormarkaygana taloo yinkaaga Wanaagsan ayaa ka qayba
Wanageena inaa ogaano khladkeena ISU sheegno kadibna saxno waa waxa noo horseedi Kara inaa noqono umadaha ugu hormarsan dunida
Somalia hanolaato 🇸🇴🇸🇴
Ku faan ciidada dadkaga calankaga lacagta dalka iyo diintada 💪💪💪
Allaha Isku Furo Quluubta Umadeena Soomaaliyeed Wn Ogahy Inee Is Necbeen
Lkn Waqtiga Naga Hiiliyay !🥺 Lkn Wn Arki Doona Maalin Innagoo Is Garbo Qabsanay, Noolaada🇸🇴
Runtaa wll
Waan ku faana Soomali 💜
Mahadsanid ustaadkayga🙏❤
الحمد لله دائما وأبدا 🥰🥰🥰
allahii somali naga dhigay alxm
Diintena io dhaqankena is wafaqsan alxm
Waxaa nahy dad adkeysi io maskax bdn
Waad mahadsanthy wll cumar niyad ayaad noo dhisty mar wlpnehwax wanagsan ayad nosoo gudbisaaa m.a
Somalida na ceebeysay Waa reer koonfur oo kaliya somali galbeed dad dhaqan wngsan ayaa nahay🥰
Cayda jooji qali wadamo quwadleeh ba konfyrta mamulo o waly moye geesiyal talyani iyo markanba saarY weyaan Koonfur
Aad aya ukasaya taas alhamdulillah MashaAllah !
Allah dib hainoo kiciyo waan liidanaa oo daciif imo ayaa ka jirta wadankeyna🥺💔🤲
Wllo.mcn subscribeer isar alle Haku xifdiye
@@dayibyare2035 waan ku saaray walal qaali❤
@@AjAweisOFFICIAL Ana wn ku sray
Wd Mahadsantahay Wllkey Omar Inshar🇸🇴🖤🤝🏿
Inshaar nagadaa xayasiiskaan wixii calaf u galo dadkaan way helayaane u dadashaye
Mahadsanid wall alllah ha ku barakeeyo
Omar, you're the best 👌. You nailed on the right ✅. Thanks
Nailed waa maxay wll kkkk hada ayaa iigu horeesa😂😂
Xaliimah
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
@@husseinyousuf8111 waad la heshay weeye...oo Nail waa musmar ,musmarka marka meel laga suro "waad la heshay" oo loola jedo wad asiibtay runta
Mahadsenid walalkey cumar.
Masha Allah, rabi ha ku barakeeyo hno. Qodobka isoo jiitay waa in ay soomaalidu tahay dad kibir badan, taasina waa run , aniga ayaa isku arka Mar walba inaan ka sareeyo dadka aan la noolhya , markaan leehay dadka aan la noolay waa yemenida, Mar walba waxaan idhaahdaa ma aniga oo soomaaliyada ayuu ila hadlayaa qof yemeni ah , horta ayuu is mooday kkkkkkkkkk qaar badan oo asaxaabta ah ayaa igu qabsada oo iga dhaha iska dhaaf kibirka , Anu Uma arko inaan kibirsanahay , kibirna igama aha . Kkkkkkkkkk
Wxu ilaahey iidoortay maa ku qancaa kuna faana! Ma ihi qof dhibata dalkeda kujiro markana dalkeyga kafanayo ama canayo! Alx! Dhib majiro aanan laga bixi donin! Teda kale dalkeni bilic baan ku huba! Hdi maanta dadkeni gacanta isqawano wan soo sari karna!
Waana kaqeyb qadan INSHAALAH isbadalka!!! Somali Honolato!
Waligeyna waa ku faani jiray walahi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 up ✊✊✊
Wllo mcn subscribeer isaar alle haku xifdiyee
Nosoo badi Walsall wax badan ayaan ka faa idnay ala haku barakeyo
Wllo mcn subscribeer isar alle Haku xifdiye