masha alh sxp wlhi waxan ka kordhisanay cilmi badan waxan raba inan book ka qoro arima bdan badnaa wa iga cwisay wana ku mahadsan thy sxp rabi haku aman sado
Subxanallah basaaska ugu weyni waa war baahinta waayo imika hadaad wax yar gacantaada ku sameysato waxa lagu odhanayaa u yeedho tv hebel ama bbc ama voa waxay kuu noqoneysaa dhiiri galin war qofkii wax ina anfacaya ikhtiraacayow cidna hays kaga sheegina Facebook ito baraha bulshadana hasoo galinina
Anaa walaalo idiin samayn doona atomic bomb ka ee waxba ha ka werwerina laakiin atomic bomb layskama samatsto ee horta xagga difaaca ciidanka dhinac walba wa in aynu ka dhisnaanaa
Waa nii baryaa sahanka xogaha 100k halagaarsiiyo
Reer Masar caadi ma aha MashaAllah.Sharaf.
Bilan Naxar. Masar Waa dal guun ah
Was dalka kaliya Ee carabta ah Ee yahiudu ka baqdo. Firaacinta. Way garanayaan Waxa fircoon ku sameyey
Sirdoonka yuhuuda iyo aqoonyahanda islaamka mawduuuca aaan ka helay hore u soco Adan
Ilaahay haku xifdiyo Aduun iyo aakhiro ustaad Aadan wax badan baa kaa faa'iday
Mansha allah hore pro
Masha allah alle haku xiftiyo
Masha allah
Aadan sahan pro
Allha ku xafido 🤲🤲
Sxbow cilmiga atom ka maad barnaamej inaga soo diyaarisid si aqoon dheeraad ah oga igaano
shurkan akhi ilahey ha ku barkeyo
adan pro alle haku cafiyo
Allaahu akbar
Ilaahey baan kamagan galnay
Naagtydi hore aya iga raacday nin youtuber ah marka i hiiliya oo subscribe isaara kameradana ana lacagta u uruursnya 🤲🏽
I.a waalagu gaarsiinaa
Meeshaad karabto yuutuubka wllkey
Isabela Mahamud Mahadsanid wll qli
Profile kaaga qasab baa lagu qoslayaa marka magacaagaa iyo sawirkaaga laysku arko
Mnchaa allah zcp hore usoco
Alaah hano fududeeeyo inaan aqoon yeelano
Horay usocdda asxbteyda
Aad ayaad udadaashay ilaah hakuxifdiyo siiwad dadaalkaaga
Zxp ilahey ha kudhowro
Subhanallah 😢
Daad Keenu may fahmi karan
Waxaaso muuslimin Ah
In Loo diLayaay in aqoonta
IsLaamka Laagu maamuLo
Aduunkaa😢😢
masha alh sxp wlhi waxan ka kordhisanay cilmi badan waxan raba inan book ka qoro arima bdan badnaa wa iga cwisay wana ku mahadsan thy sxp rabi haku aman sado
Woow first one
Mash allah sxb wan kula socda
Msha sxb quality aqoonyahan 🎋
Mashaa,Allah,wllo
Mansha allh hore u soco sxb qali
Masarida maskaxba saaran walee
Halkeen ka heli Kara kitabka
سياسات الثقافة في الصومال كبرى
Mahad zanid zhp
Shaw goor hore ayaa naloo fikiray.
Walaal buugaagta aad xogtaan ka aqriso
Magacyadooda hoos noogusoo qor oo noo dhig
MHDSND AADAN SAHAN
Walal Adam sahan waxaan ka codsanaynaa in aad nooso badiso
ANDORIA 14 مر من هنا
انا من الحشاشين الجدد الدين لايحششون
و انا مسلم
walaahi waa dhibaato waxaan oo dhib ah marka aay nakudhacayaan Ananakane aanba wax war ah u heenin waxa socda ilaahye Awoodeena natus oo qalbiyadeena isjecleesii hadaanahay umad amuslimiinta walaalayaal waat kumahadsantihiin Baraarukiina
salwa xabiib wadankee udhalatay sxboo
Waa maxey atam
Ax ax
Zxb mcn waxtahy kan ugu codka macna UA-cam yahn yasha
Subxanallah basaaska ugu weyni waa war baahinta waayo imika hadaad wax yar gacantaada ku sameysato waxa lagu odhanayaa u yeedho tv hebel ama bbc ama voa waxay kuu noqoneysaa dhiiri galin war qofkii wax ina anfacaya ikhtiraacayow cidna hays kaga sheegina Facebook ito baraha bulshadana hasoo galinina
Waa sxp runtaa qof caqli badan baa tahay wllhi
Anaa walaalo idiin samayn doona atomic bomb ka ee waxba ha ka werwerina laakiin atomic bomb layskama samatsto ee horta xagga difaaca ciidanka dhinac walba wa in aynu ka dhisnaanaa
Asc walal atomka kaso hadal fadlan aadan Sagan
Sxb waxan kaa codsanayaa United States iyo uncle sam mxaa ka dhexeeya maysku macnaa mahadsanid 😍😍😍😍
🤔🤔🤔🤔aaaah الي ان نصرالله قريب
Asc zxb aqoonyahan baad tahey alle akuxifdiyo
Milin aya leys wididona waxa loo dilay
Aaden sahan waxat tahay cabqari ku ceel dheer baadhista taariikhaha waxbadanbaad i ogaysiisay oo aanan hore u maqlin
Waryaahe walalow dee ninka waa la haleyey😅
saahiip waxaad warbixinta( cumar almukhtaar) geesigiii liibiyaanka ahaa fadlan
Maxaad ka taqaanaa caruurta aduunka ugu taajirsan
ua-cam.com/video/G3iv2CtTseE/v-deo.html
Walee in aay yihiin uusmirata.
Masar waxa ka soo baxa aqoon yahanada islamka lkn mxay kaga taala waxa la daba dhigay lacag ayuun bay daba socodaan
Sxb atom war bixin. noogaso diyaari
هم اليهود فالحشاشيين كانو شيع
Aad baan runtii ugu caroodaa waxa Yahuud ay ku fashay Shacuubta Carabta
Frist
Wax wara ma u haysa ama macnumad ah laba nin o somaliya laga afdubty mareykanka mid ka midana la geyey israaiil
Inteed ka heshy sxp isheeg xogtaaas
Asc sxb aadan Facebook account ma na siin kartaa
Saxib Hadii wax LA isku qariyo Jaceyl ayaan jirin markaa wllo codkaga waxba kayara siya waxaad mooda inuu si qac qac uleeyahay
....somalida laga waa mar lagow
ciida hadaad qodid oo aatidhaa biyo kaso saryaa ciidazo sahaara ah wlagula yapayaa.....hmm _
Waxaa iga yaabiyay aqoonyahanada la shirqoolay badankooda waxay aqoon u lahaayeen atom ka iyo wxii la xariiro
Walaal cilmigaad waakay reer galbeed aduunka kaga horeeyaan marka ma ogola in wadan aan ayaga ahayn iyo dad aan dadkooda ahayn ay ku xeeldheeraadan
Waxaa wax laga xumaado eh in aqoonyahanadi horey iyo kuwa soo socdaba aysan haysan xukuumado difaacdo oo alaalsato
@@rahamuhudin8609 inta la dilay in kabadan baa cabsi daraadeed ugu shaqaysa ama lacag carab ama muslimiinta oo dhanba maanta waxay iska celin la yihiin dawlad isku sheega yartaa ee Israel heer lagaarsiiyay inay dhibta isku daawadan
كلهم ليسوا حشاشين
Sxbey 100 Subscribe igu caawiya nacalaa idinku aaali weydeeee
zxp reer bini israil maad iskaga hadhid intaaney ku cunin waa dad aafo ah umadaa yuhuuda ahi
Masha Allah