Mnzh allh aden waxaan ka codsan laheen inaad qodobo dhowr ah ka tiraahdid say ummaduhu horu mar ku sayn karaan waatan bulshadeeni la jahwareeriyey oo ay yaaban yihiine
WLHI QOFKU MARKU ILAHAY IMAAN DHABA KU QABO FARXADUMA KAMA DHAMATO LAKIIN MARKAD XUSKA ILAHAY ISKA DAYSO BAY DHIIBATOOYINKA ODHAMI KUGU SOO URURAYAN MARKA SII AAD MARKASTA U FARAX,SANATID WAA IN AAD XUSKA ILAHAY BADSATA
Waa xili 8;00AM subax nimo. waxaan jooga barriga qaaradda Asia, run ahaan tii channelkan aadbaan ula socdaa. Gaar ahaan video gan aan hadda dhagaysanayay waxaan ka dhex helay jawaabo baddan oo aan la aa 🤔 keep going sxp
WLHI QOFKU MARKU ILAHAY IMAAN DHABA KU QABO FARXADUMA KAMA DHAMATO LAKIIN MARKAD XUSKA ILAHAY ISKA DAYSO BAY DHIIBATOOYINKA ODHAMI KUGU SOO URURAYAN MARKA SII AAD MARKASTA U FARAX,SANATID WAA IN AAD XUSKA ILAHAY BADSATA
qof kii nabiga kusaliyah like ha saaro inshalah
Farxadu waa imanka Alle farxadayadu waa diinta islaamka mnsh Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Meeqaa qof ayaa jecel sahanka xogaha 👇👇👇
Number 1
Number 2 waa aniga
3
Number 3
4
Ilaahay farxadeena ha kordhiyo aamiin
Brother I love to hear your voice 💙💯
Wlhil-cadiiim wax-bdn baad inoo faaideysaa Alle haku barakeeyo Adduun iyo Aakhiraba.
Nabigeenii subanaaye muxamad Nnkh wuxuu yidhi/inosheegey IIMAANKA IYO MACANKIISA iyo aduunyada/nolosha dhadhankeeda waxaa heley qofkii IIMAAN LEH iimaankana waxaa lagu helaa amase quweeya LA IMAATANKA CIBAADADA IYO ACMAASHA KHEYR KA LEH
Waliba khaasatan sameynya acmaasha umada kheyrka sida sadaqada, u gar gaarka umada taagta daran Waayeelka, masaakiinta
QOFKASTAA OO CAAFIMAAD QABA KHEYR IYO WANAAG uu farxad ka helana wuu sameyn karaa
Qofkii illaahey hanti siiyayna kaba siidaran
ILLAAHEY KHEYR KA HA INA WAAFAJIYO AAAMIIN
جزاكالله خيرا يا اخ الصومال👌🇸🇴🇸🇴👌
جزاك الله خير اخي
Hhhh thanks walalka aan aaminsanahey sahanka xogaha plz asxabey wiilkan na dhiira geliyo liketa ugu dadaala iuo subescribe ta usaara waa wiil runta ka hadla kumana dhoho iisaar balse wuxuu ka taliyaa wanaaga adine wanaaga aado usaar ane waan usaara like ta iyo subescribe ta usaara 👉❤️❤️💯💯💯👉🇨🇦🇨🇦🇨🇦❤️💯💯🇸🇴🇸🇴
Haye walal
Mhdsnd wll
@@sahanka97 thanks my dhiira geliyaheyga sahanka xogaha👉❤️❤️❤️❤️👍👍🏿
Sbscribeta iisara
Lacag lacag lacag simply is what makes me happy . Allaah ban farxad waydisnay dhamantenba amin
ولست أرى السعادة جمع مال ولكن التقي هو السعيد
Walal qali ilahaay haku barakeyow
alle hakaa abaal mariyo sxb aadan khadar wacdigaa aad noso gudbisay
Mzh allH
Alle haku zharfo
Uztaad
Farxadu waaa iimaaaanka
Hore u soco macalin Adaaan
Ustaad aadan ✊✊😍😍
Ilaahow lacag aan lagu kibrin ayan ku waydiistay🤲🤲🤲🤲
Mnsha Allah
Masha allah aadan qof waxaa tahay ilahay garaad siiyay anfacana bulshadiisa aniga waxan ka mid ahay boqolaalka noloshooda ilahay ka sukuuu badashay adi ilahay haku xifdiyo aduun iyo aaqiro wll
Masha allah wan ku aminsanahy wll allaha ku dhowro
Mahadsanid sxb aadan sahan
Masha Allah
Hada tahay qof faraxsan like izii
Farxadaydu waa diinta islamka mansha allah alxamdulilaah calaa nicmati islam
Mashalaah walaal
Maanshaa Allaah Jasaakumullaah Kheyr wll
Mnzh allh aden waxaan ka codsan laheen inaad qodobo dhowr ah ka tiraahdid say ummaduhu horu mar ku sayn karaan waatan bulshadeeni la jahwareeriyey oo ay yaaban yihiine
Ho for word bro sahanka xogaha💯💯
WLHI QOFKU MARKU ILAHAY IMAAN DHABA KU QABO FARXADUMA KAMA DHAMATO LAKIIN MARKAD XUSKA ILAHAY ISKA DAYSO BAY DHIIBATOOYINKA ODHAMI KUGU SOO URURAYAN MARKA SII AAD MARKASTA U FARAX,SANATID WAA IN AAD XUSKA ILAHAY BADSATA
Hore u soco sxzp
Xitaa Qofkood il naxariis leh Ku fiiriso
Hadal wanaagsan dhahdo
Cilmi/fikrad/talo waxtar leh siiso
Meel ama shey uu ubaah naa ood usheegto
Arimaha dhismaha bulshada iyo wixii noloshooda waxtar u leh ood sameyso MID ADUUN IYO MID AAKHIRABA
Waxyaalaha nolsha farxad laga helaa aaad bey ubadan yihiin waana sheyyo aaad uyaryar
Qofku haduuna xitaa hanti heysanin balse caafimaad qabo 6 diisa laxaadna qabo/heysto waxuu camal kheyr iyo farxad leh ku heli kaa
XOOGIISA , CAQLIGIISA, haduu CILMI DIINI IYO DUNUWI oo uu simutadawacnimo aha amase bilaasha aha umada wax ugu qabto kuna caawiyo cidkastoo aan heysanin una baahan
Hantiduna kabasii daran qofkuu ILLAAHEY HANTI SIIYAY Gaalo iyo ISLAAMBA ha ahaadee misane farxad LA, waa qof meel khaldan Ku bixin haya
Illaahey kheyrka ha ina waafajiyo aaamiin
Jazakallah zxp
Wlalkay adan horey usoco walahay chanalka aan ugu dawashada badan yahay
Aadan sahan kèp going pro
4 bilood iyo 27 beri maxay noqonaysaa
Qofkii fahmey like ha saaro
ADEN ZAHAH
KEEP GOING BROTHER
waa run abti
Hore u soco wll aadan khadar cali taxane cusub noo bilaw
Masha allh abwe
Mashaallah
ilahy haku xafido wllo
hore u soco😊
Xaqiiq waa tan
ma ogtihiin in cusmaan ilaa maanta in uu usocdo ajarkii wakhtigii nabiga uu sameeyay .
hotel cusmaan. ceelka cusmaan.
Hore u SoCo brother
Wll waad mahadsantahay
Qisada QACQAAC ZAXAABIGAAS Noosoo diYaari oo noo soo gudbi adoo mahadsan
MshaAllah
MAHADSANIDI WALAL ADAN ILLAHAY HA KU XIFTIYO
thanks zxp 👏
Waa sax sxp inaan noqdo ayaan rabaa sxp markaas ayay naftayda raaxaysanaysaa
Fadlan noosoo diyaari 100 ka qof ee ugu saamaynta badan
Adan khadar ali keep going prø👏❣
Wa runta wllo
ZhukrN wll
masnha allah
Waa xili 8;00AM subax nimo. waxaan jooga barriga qaaradda Asia, run ahaan tii channelkan aadbaan ula socdaa. Gaar ahaan video gan aan hadda dhagaysanayay waxaan ka dhex helay jawaabo baddan oo aan la aa 🤔 keep going sxp
M.a channelkan wxpdn ka faaide aadan mhdsnd bro
Channel kaan waa isja jeclahay
Zxp musica qiirada ah nagadaa waayo ma dawn karo vedio yadaada wlhi
Sxb waxaa kaa codsanaa in aad kahadasho taariikhda ka niisada loo yaqaano (kaniisato AL QIYAAMAH).
Asaxaabeey walaahi kanaalkan waxa aan ka bartay 12 oon iskool dhiganayey Sanad aan saaxiibkeen daawaday ayaa iiga faa,ido badan walaahi
Taariiqda amiirad diana aan kaa rabaa iyo boqortooyada uk
Hore usoco wll
illahow aDoon lacag iyo farxaD isiin HayDilin .....
Fikirkaaga baad kahadashay wll
Balse waxan qaba inaad Dhanka xun aad waxwalba kafiirisay..
Waxa jira dad haysta hanti badan balse sifiican uga faa'idaysta ...
Anigu kuguma raacsani tan balse wan ku tixgalin fikirkaaga.. Dadka aad kahadlaysana wa xayawano lacaghaysta...
Waa dadkii gaaladii ayuu ka hadlaayaa wiilka
Sahanka xogaha
Masha allh ilahey heybadaada hkuu siyaadiyo
Farxadu meel u dhaxeyao ayeey taaal waa sida aan aaminsanahy
Wllo kasoo hadal mobile ka iphone 11 astaanta cameradiisa sadexda xabo ah ay utagan tahay
Adaba fahan san in eey ka hadleeso illuminaati ee hadaa fahantay meel dher baad wx ka argtaa wlhi
🤣🤣
Alla somalidu garacsana wax walba waxbay kaso dhex saarayam
Waxba uma taagna wa iska caadi
Sadex xagalka camerada ma aragtid miyaaa wllo
Soomaaliya qof heerkaas gaarey inakuma jiro
Hore usoco sxb
Farxada dhabta ahi maha farqiga ee waa lacagta iyo diintada ee habka xun ha tusaaleysan uun
Noolow walal boqortooyo wad mahadsantay
Dad tiro badan ayaa hantiilayal ah hdna farxad ku nooL ma shegin dhaman hahntilayasha
Ani ayaa hada kahor waxa iso dhashay xili subax nimo ahh 7800 dollar ahh waxan ku warere sidi aan isticmali laha Niyadada walhi walalkena runtisa wuxu shegayo .
Good
waryaa adan yare naisoo wad aqoontada sxp
Waxd so shegty wa xaqiiq lkn qofba farxd melbu kahela ani lacagta marky iso gasho ban farxa ya ila qabo inta🤣🤣
Kkkkkk
@Ali Barre Årskurs 8 Elev wan xanqa nio adunka nacba😂
Bro lacagta cidkasta wey farax gelisa lakin lacagta xad dhaafka ayuu kahadlaya ay awood ku sineyso inasd waxaad rabtid kusameysid marka sameysana waad naceysa
lacag waa faraxada lkn hadey kaa badato waad kebreh
Clipkan saameyn ayuu igu yeeshay
❤
Xaqiiq
Subscribe iisaar walalheyga sharfanow❤❤😍😍
Wll hawl wayn kaaga bahna meel aan kaala Soo hadlo ayaan wayay
Halken kala soo xidhiidha
Instagram
@aadan_sahan
Thangs sxiiib
Lkn wll xga wanaaga ka hadal
Madhax baad ka dhigtaY wllo barnaamijka
Ilaahow kuwii aan ku fitnoon naga dhig
zhp wad khaldanthahay kaas maaha hantiilaha muslinka ah hantiilaha muslinka ah illahay ayu u mahadnaqa diintana uu malgashada zhp hantiilaha gaalka ah aya noloshan mara lkn hantiilaha muslinka ah nolosha uu ku badhaadha aduunyo iyo aakhiraba sida cisman binu cafaaan abaa bakar alsidiiq iyo saxaabadi kale ee hantiilayasha aha
Zxb waa run hatilayasha muslimka wanocas dadka ugu lacata badan muslimka waa khaliijka lacagtood badanka waxey kubaxda dumarka
Mhdsanid
Waa been iyo mala awaal waxa aad shegeyso waxa aad sheegtey sababtoo ah wxa aad ka hadashey waa dhaqanka reer galbeedka iyo gaala
Lacagta ka hor wxaad rabataa aqoon kadibna lacag yeelo
Haaa wa dhaqan CID gaara khuseeya, Dadku ma isku midba ma isku diinba? Ninkan barnamijyadisa waxbadan aya ka khaldan
@@mobedrito9890 qof walbo oo lacag leh oo caalamkan kunool ama Muslim ha'ahadee ama gaal ha'ahadee wuu dhiban yahay farxadi mahaysto sahanka xogaha kumuusan oran reer galbeed baan kahadlayaa
Isweydii imisaaa fuqrahaha dhibkaas laba jibaarkiisa qaba
Sxb ciwankaga fecbook isheeg
sxp labadi maalin 2 video so gali mahad sanid
ᴢxᴩ ɪʟᴀʜᴀy ʜᴀ ɪɴᴏᴏ ᴋᴀᴀ ᴅᴀᴀyᴏ ᴄɪᴍʀɪ ᴅʜᴇʀ ɪᴏ ᴄɪʙᴀᴀᴅᴏ ꜱᴜʙᴀɴ
Beenta nagadaa niyoon qof lacagle iyo qof faqiira farqiga u dhexeeya cidwalba way garanysaa
Ma waxaad leedahay Faqri ahaada. Barnaamijyadaada uma Bogin
waa ra, yigaaga
WLHI QOFKU MARKU ILAHAY IMAAN DHABA KU QABO FARXADUMA KAMA DHAMATO LAKIIN MARKAD XUSKA ILAHAY ISKA DAYSO BAY DHIIBATOOYINKA ODHAMI KUGU SOO URURAYAN MARKA SII AAD MARKASTA U FARAX,SANATID WAA IN AAD XUSKA ILAHAY BADSATA
Masha allah
Sxb waxaa kaa codsanaa in aad kahadasho taariikhda ka niisada loo yaqaano (kaniisato AL QIYAAMAH)
❤
Masha Allah