allah ilaaahow kuu gargaaaar jamaaalow walaaahi wan ilmeeeyay wllo allah h kuu gargaaaaaro ilaaahay maaalin ta ay darantahay ee qiyaaaame allah h kaa badbaaadiyo masiibooyinka ay naaartu ugu horayso
Amazing Change before an after mida kale we need to educate people about mental illnes more Dayeel ay helaan waa u caafimaad! Dad badan aa duruufta ka waashay Please keep going next is to go and visit Xabeeb Hosbital and sent time withe pacients Allah haku barakeeyo wax walba Aduun iyo Aakhiro
Masha allah illaahay khayr aan kaa dhamaan ha ku siiyo aduunka nimco ku nooloow aakhirana jano fardawsa adigoo kanana illaahay hayno badiyo allahuma aamiin
Masha Allah intii ka caawisay khayr Allaha siiyo bal eega Abdiaziz iyo kabtan ayuub faraqa u dhaxeeya umada danyarta ah waa loo gargaaraa lkn qabiil, dulmi dad isku dir iwm. Ilaahay umada Soomaaliyeed nabad buuxda sii
Video gaan shanmar ayaan ku soo ceshtey dawashadiisa markan dawadaba Farxad ayaan ka sii qadaa somalida hadii Saan isu naxariisan lahayeen wadan keena barwaaqo noqonlaha. Cabdacasiis ajar alaha ka siiyo wanagaad u sameysey walaalka soomaliyeed.
Cabdicasiis reall waxa aan allah kaaga baryayaa barakooyinka eebe in uu korkaada ku shubo aduun iyo aaqiraba aamiin ❤
Aamiin Aamiin wll
❤ Amin ya Allah
Asc walaal nrksaga ii soo dir
Allaah
ALLAHA KA FARXIYO ADUUN IYO AAKHIRA INTII UMADA MASAKIINTA KA FARXISA
الله اكبر war. ninyahoow wallhi nin cajiib ah ayaa thy AbdiAziz Allha kudhowro aamiin👍🙏
allah ilaaahow kuu gargaaaar jamaaalow walaaahi wan ilmeeeyay wllo
allah h kuu gargaaaaaro ilaaahay maaalin ta ay darantahay ee qiyaaaame allah h kaa badbaaadiyo masiibooyinka ay naaartu ugu horayso
Walaal Cabdicasiis waa la ILMEEYEY SIDAAD ugu naxariisan dadka walaalaha. Ala dawlada MEY kugu dayato yaa RABI, YAA RABI, YAA RABI. SUBXAANAALAAH. ILAAH HAKU CAAWIYO CABDICASIIS
Masha allah zaxip saa uga farxisay ilaahay hakaaga farxiyo
Masha allah walalkey qer ayat qabtaa allah kajiseyo wawalalka somaliyet
Mansha Allah tabarakallah xafidullah cabdicasis riali Allah hakaralinoqodo
Allaha ku nuuriyo aduun iyo aakhiro qabrigga allha kuu nuuriyo c casiis wax fcn samesay
Maasha allah illhey wlh wan naxay abdiaziiz waa ka duceysathy
Camalkaada ikhlaas lilaahi eh ilaahay ha kaaga dhigo
Ilaahey ha kuu gargaaro cabdicasiis asagana ha u kaalmeeyo
Cabdi casiis kheyr badan Alle haku siiyo Aduun iyo Aakhiro Waayo waxaad tahay halka nin ee aad oogu naxariisto Umada Soomaaliyeed ee dhiban
Masha allh lehend Cabdi casiis realy lpx horay usoco oo bulshadaada caawi.
illahaya ha ku xafido Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo inta xuna rabi ha idan xijabo adiga iyo inta kula shaqenasey
Masha allh may allh bless you and your family you are legend 🙏 ❤️ 🙌 ♥️ 💙 💖 thanks 😊
Fadlan aragtidaada noo reeb Mahasanid
Cabdicasiis khayr allaha kusiiyo walal dadkaga iyo dalkaga hawl wanaagsan ayaad u haysa rabbi haku barakeyo ❤❤❤
Maashaa Allah, duceysane kheyr allaha ku siiyo.
Amazing Change before an after mida kale we need to educate people about mental illnes more Dayeel ay helaan waa u caafimaad! Dad badan aa duruufta ka waashay Please keep going next is to go and visit Xabeeb Hosbital and sent time withe pacients Allah haku barakeeyo wax walba Aduun iyo Aakhiro
Subaxaanallah wall baad tahay danta dadka waa badashaa waana qurxisaa wiilkaas halaga warhayo yaan ladayn shaqo siiya waa nin ragaa oo rabbi leh oo salaada ooga alxm waa u bilaabatay noloshii wacneyd❤
Sdadgehdhuehueu😂🎉❤❤👪
Masha.allah wlhi waa dadaasheen allaha idinka abaal mariyo
Allaah waan ooyay oo farxay team ilintir Illaahay jizadiina Jannah Firdous al aclaa haka dhigo.jamaal na faraj kheer qabo ha u furo
Aheey Ah ilaahay hakucaawiyo Wll c/Casiis
CabdiZiz aabo soomaliyeed baa tahaye ilaahaye cimrigaaya alaah dheereeyo hana Barakeeyo
MashaAllaah ilahay ado kale hano badiyo ilahay ajar hakasiyo
Maasha'allah tabaarakallaah, jazaakallahu khayran C/Casiis Really
Jizaakumullah khayra cabdicaziis
Mansha Allah wllo alle haku xafido hawl fiican ayaad dadka somaliyeed u haysaa .
Walaahi waa ooyay Ilintir waa rageeda, qeer Allah kusiiyo
Masha allah illaahay khayr aan kaa dhamaan ha ku siiyo aduunka nimco ku nooloow aakhirana jano fardawsa adigoo kanana illaahay hayno badiyo allahuma aamiin
Rabbi ha kaa abaal mariyo wanaaggaas
MashaaAllah sidaan camal in aad sameesaan waan jeclaa
Bro cabdi casiis.wlhi.muuqaalkaada waan daawadaaa alaha ku xifdiyo walal naxariis badan ayaa tahay.masha alah
Masha Allah wllo illaahay kaa abaalmariyo ❤❤❤
Manshallah Absiaziiz was barakeysantahay , i wish we have many people like among us Amiin.
Ale khayr hskusiiyo walaahi waad kashaqaysay wanaag wawzx mudan in lagudaydo
Masha allah alla ha ku barakeeyo walaal qaali ayaad tahay 😍😍😍🌹
Cabdi cases markì uu dhashey ayuu ayaa lioguu duceyey inuu noqdo mid diintisa iyo dadkisa iyo dalkisa anfaca ilaahey haku xafido
Masha Allah intii ka caawisay khayr Allaha siiyo bal eega Abdiaziz iyo kabtan ayuub faraqa u dhaxeeya umada danyarta ah waa loo gargaaraa lkn qabiil, dulmi dad isku dir iwm. Ilaahay umada Soomaaliyeed nabad buuxda sii
Masha Allah wlo allaah haku xiftiyo 😭😭
AbdiAziiz ajar badan bad shaqaysatay
Ilaahay ajarkeda haku siiyo miisanka
Xasanadkana hakuu saaro
Mnsha Allaah wll wax wanagsan baad qabatey illaahey ajar hakaasiiyo
Isago sidan ah ayan rabnay family kiisa inay marka uhoraysa ay arkaan siday noqonaayaan inan aragno aya xiiso lahayd
Mashallah tabarakallah walaalkay alle haku xifdiyo
Asc Abdiaziz salansare Ilaahey hakaaa farxiyo sidaad masaakiiiinta ugu farxineesid amiiiiin mahadsantahey
Waaaw masha Allah Abdiaziz Allaha ku qurxiyo waa qurxisay wiilka
Jazakumulaah kheyr wlalkey hore ayaa loo dhahay “Bawdo rag , maalinba midbaa qaawan” walaalkeen waad ka feeday dhibka heystay ilaahey haku amaansado aduun iyo Aakhiro.
Manshaallah illahay haku darajeeyo wallal
Waaw maansha alaah qurux walaahi wofkale oo moqday
Allah yacizak allah yahfidak fil douniya wal akhira
Maaaaasha alllh waxa tahay qof dadkiisa anfacay allha ku barakeyo walal
Maasha allaah alle waxaan kaaga baryaaynaa aakhiro iyo aduunka inaad ku liibaanto wall cabdicasiisii ilahay ha kuxafido aamin yaarabi ❤❤❤❤❤
Aboowoo mashalahaa qeer alahaa ku siiyo maalinta la qaawan yahay ilaha ha kaa awaal siiyo❤❤❤❤
Alahaw inaga yeel kuwo isu naxaristo
C/asis janadi fardusa Alle ha ku amaal mariyo🤲🤲🤲🤲🤲❤️💕🌹
Video gaan shanmar ayaan ku soo ceshtey dawashadiisa markan dawadaba Farxad ayaan ka sii qadaa somalida hadii Saan isu naxariisan lahayeen wadan keena barwaaqo noqonlaha.
Cabdacasiis ajar alaha ka siiyo wanagaad u sameysey walaalka soomaliyeed.
Wa runtaa walo ilahy wuxuu dhahy isu naxariista si laydinku naxariisto wadankeena waxybaha uu lakala dhantaalnyahy waxa kamida naxariisdarada😢😢😢
Maasha alaahu cabdicasiis really Waa leebaantay aduunyo iyo aaqiro waan ooyay ee ku daysada qeyre cabdicasiis really Waa midka kaliya ee aan arkay ee u gu fiican dhalinyarada xamar muqmar muqdisho liibaan aduun iyo aaqiro alaha ku siiyo aaaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi
Ma sha allah allaha kaa abaal mariyo
Ilaahay cimriga hakuu dheereeyo c.casiisow
Masha Allah, Ilaahay ha kaa farxiyo, wax uu ku shaqaysto ha lagu caawiyo
Masha Allah naxariista aad bixisay illahay waa kuu okyahay meel fican beykaga sobixidoondaa😊😊😊inshaallah
Asc walaal Abdulaziz ilaahay caafimad iyo cimri dheer oo cibaado leh haku siiyo awlaad salixiiin ah umadeena waxay ubaahantahay Abdulazizyo badan
Mashallah u are legends my brother
Jazakallahu khayr aboowe insha Allah wareeysi ka soo qaad wixii ku kalifay
Maasha Allah aboow ajar Ilaahey hakaa siiyo Walaahi 😘👍🏿🇳🇱🇸🇴
Adiga macal inta kulashaqeyniba Allah in xafido
Masha allah ilahey adigoo kale hanoo badiyo ccasiis Tabi haku barakeeyo
ASW ha kaa ajarsiiyo, Wiilka shaqa laraadi, Hooyadiis waaye sha ahna haka duceystee. Jzklk
M,a qurux weye wiilkani danta ciishy moye adigana wllh howl aad uweyn bad qabaty shukran wlal🥰👍
❤maasha ❤allaah ❤tabaaraka ❤laah ❤cabdi❤casiiz❤Riyali❤wllo❤waad❤mahadsan tahay ❤❤allaah ❤ku barakeeyo ❤❤❤
Masha Allh Allh ajar hakaa siyo❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Cabdicasiis ilaahoow qeyr ku sii
Maasha alaah sidaad dadka ucaawiso alaah haku caawiyo
Manshaa alash wll ilaahay hakuu naxariisto aakhiro iyo aduunba
Waa wax wanaagsan oona fiican
Allah ha kaa abaal mariyo
Nin fiican ayaa thay Marshall sxb nowlaaw
Maasha alaah Cabdiziz really mahadsanid ❤❤❤❤
Mashallah wiilka jamaal Allah caafiyo Abdaziiz really adigan qeyr Allah ku siiyo
Masha allah allah kaa abal mariyo wll c.casis wadka ducesatay maskinka allow umadenu ugargaar
Thanks brother
😢 saa ugu gargaartay allaha kuugu gargaaro
Abaalkaga jano Allah ka dhigo ❤ masha, Allah
Cabdulcaziiz Ajar badan Allaha kusiiyo. Waad ka farxisay Jamaal
Maashallaah walalkay abdicasiis waa qofka kaliya oo dadka dhibaateysan raadiya oo ka farxiya allaha ha kaa farxiyo hana ku xifdiyo ❤
Allaha kaa siiyo ajar iyo xasanaad walal abdiasis shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الله
الله يعزك
Ilaahey sad umada ugu gargartay hakugu gargaro waxaa kudhiman inaad nag kudarto oo aad aroosisid insha allah
Maan shaaallaah cabdicasiis khayr alahakusiiyo boowe masaakiintaa ugargaartaa
Muuqaal Qurux badan Mahadsanid Abdiaziz
Mashallha ajir Allah kaasiiyo cabdi caziiz
Maashaa Allah ❤❤❤❤❤ jazaaka Allah adiga iyo intii kaala qayb qaadatay 🎉🎉
Masha Allah wahi waan aqaanaaa kan 18 sano kahor ayaan arki jiray
Masha allah Cabdicasiis khayr allaha kusiiyo ilahay ajar iyo xasanad badan hakasiiyo walal qalbi wanaagsan ayaa tahay
Waa mahadantahay sida uu cawisay
Maanshalaah ale khayr hakusiiyo
Jazaakalaahu qeyran
Maasha allah is bedel qurux badan sida dhibanayasha u caawiso allaha ku caawiyo wllkey jizakallahu kheyr
Masha Allah Abdicasis qeer allah ha ku siiyo❤
wlhi cabdi casis wan oyay farxad darted illahey qabriga haku nuriyo waxad astahishaa 1m tnks bro
masha allah Abdi aziz
Masha allah tabarakallah ❤❤❤❤jazaakallahu khyr abwe
Masha alah alaha ku barakeyo
Masha Allah wll Abdi aziiz Allaha Kaa abaal mariyo
Mash allah ilaah hakafarxiyo