Farxad mudo badan oo wacalnimo lagu timaamayay kadib waxa uu Helay aabe iyo reerkiisa hada guur ayuu

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

КОМЕНТАРІ • 427

  • @illintir
    @illintir  2 роки тому +33

    Fadlan share dhaha Farxada Mahadsanidiin 😍

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 2 роки тому +4

    Walhi landheeraa tahay, ragga meesha kula jooga ayaa aqoon u leeyahy, ilma adeer ayaa nahay kuso dhawoow tolkaga Warsangali Abgaal, waa landheerta ABGAAL CISMAAN.

  • @Rolcm
    @Rolcm 2 роки тому +5

    Alla c caziiz aboowe anaaba hadiyad kuu keeni lahaa hadaa xamar joogi lahaa alla wiilkaan waaka naxay si qalibiya ayaan ugu duceeye waana u share kareeye maalin kastoo wax soo dhigto inuu yahay ayaan fiiri jiray alla caawa farxadaa dareemay lama soo koobi karo m a💃 ilaahoow intii kala maqan isku soo sahal

    • @najaxnajax4656
      @najaxnajax4656 Рік тому

      Maashaa Allah, illaahay ajir iyo xasanaad ha kaa siiyo sida aad ugu share gareysay.

  • @abdul9696
    @abdul9696 2 роки тому +16

    mashallah baafinta wiilkan aad uga naxey waana ku faraxsanahey alle in oo u sahley ehelkiisa kana baxey cidladi iyo murugadi mudo dheer ku jirey alle mahad leh.

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 2 роки тому +5

    Farxada ka dib Dhibka ugu wayn oo soo wajihi doono wiilkan waa dhanka lahjada 🤣🤣 waxuu ka dhashay labada qabiil ee abgaal ugu lahjada adag mid ka mida oo ah harti'abgaal iyo daauud 🤣🤣 waaweynka waaye dhanka lahjada waraa ku sugaayo ayagana waraa sugaayo JAW NAW 🤣🤣

    • @fadumoaden3744
      @fadumoaden3744 2 роки тому

      😆😆😆😆

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 2 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣 waa iska celinaa uu dhahay jaaw wuu la qabsaday ,hadii kale waa iska dhicinaa uu dhihi lahaa

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 2 роки тому

      @@saynabdaye7382
      🤣🤣🤣

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 2 роки тому +6

    Masha allah edo mcn hadad hesha tolkagi belweynta harti abgaal may dhiiga harti abgaal waa tolkeyga hore usoco guuleyso insha allah ✌️👊👍💯💯

  • @rahmohajiwarsame977
    @rahmohajiwarsame977 2 роки тому +16

    Maansha allaah maansha allaah ilaahay subxaana watacaal ayaa mahadle haddii uu helay aabahiis Cabdicasiisna ilaahay jannatu fardowsa ha geeyo isaga waalidkiisba iyo haddii uu Caruur uu Caruur leeyahay

  • @ashunihaaji8422
    @ashunihaaji8422 2 роки тому +16

    Maasha allaah tabaarak
    Wallo xilkas ayaa tahay
    Sida aad u fekereeysid waa si fiican
    In aad kala qarisid
    Sida daaruufta ah iwm..
    Ee hore u soco WAX KHAYR BADANNA
    ALLAAH HA IDIIN SIIYOO 🤲🤲🤲🤲👩‍❤️‍💋‍👨

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 роки тому

      Maasha allha Tabarkalaah allha mahadiisa ee inta kale maqan allha isku sahalo ee iimada halkan sii baa fin wanagasan aad u heshan waa ku saxan tahay in aad furin hadiyadayaha

  • @Munmun-v3c
    @Munmun-v3c 2 роки тому +3

    Dhaxal I walid aba isla heshay ninyow nasib badnida slada kugu wajibta

  • @maryanali8196
    @maryanali8196 2 роки тому +12

    Mansha aallah waa inankii yaraa ee reer hargaysa guushaadu waa guushayada habo

  • @sahra4091
    @sahra4091 Рік тому +6

    He is from a good family, Masha Allah.

  • @daarulqaraar7536
    @daarulqaraar7536 2 роки тому +9

    Walalaha muslimiinta Ah waxan idiin sheegaya inaad kuso biirtan DAARUL QARAAR oo ah channel lagu soo gudbiyo khayrka ♡waan idin jecelahay dhamantinba ♤..'"'".

  • @abdirahmansalah642
    @abdirahmansalah642 2 роки тому +2

    Mansha allah mansha allah mansha allah mansha allah abdi asis jasaka laah khayr bro

  • @xabiibaxirsi4
    @xabiibaxirsi4 2 роки тому +16

    ما شاء الله تبارك الله 🤴✅👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👏🏽👏🏽👏🏽👏👏👏👏👏👏👏

    • @eeryaabyn1636
      @eeryaabyn1636 2 роки тому

      بلادنا شافعية = ،Dalkeena madhabka shaaficiyada aya lugudhaqmaa
      لذا sidaa darteed
      1 : القيء نجس mataga waanijaaso
      2 : والدم نجس dhiigu waanijaaso
      3 : الخمر نجس khamrigu waanijaaso
      4 : لمس الزوجة ينقض الوضوء xaaskagu weesada waykaajibisaa
      5 : لحم الإبل لا ينقض الوضوء hilibka geela weeso majibiyo
      6 : الجهر بالبسملة في الصلوات الجهرية bisinka waa inkorlooqaadaa saladaha magribka cishaha iyo subaxa
      7 : القنوت في الصبح سنة qunuudka salaada subax waa suno
      8 : يقع الطلاق الثلاث ninkii xaaskiisa sadax kufuro sadax ayay kagafurantahay ee ladhihimaayo hal ayalagasoqaadayaa sadaxda
      9 : لا يجوز مسح الجورب mabanaano in lamasaxo iskaalshada
      10 : قراءة الخطبة بالعربية فقط khudbada waa in carabi lagu aqriyaa oo kali ah
      11 : التلقين على الميت مستحب talqiinta meedka lagudul aqriyo marka laduugo kadib waa wax culimada ay suneeyeen anfacaayane meedka
      12 : الصدقة عن الميت تنفع الميت meedka oo waxlaga sadaqeeyo way anfacaysaa
      13 : يحرم على الحائض قراءة القرءان ودخول المسجد gabadha xeydka qabta waakaxaaran inay aqriso qur aanka iyo inay gasho masjidka
      📚 مَن قلَّد عالماً لقي الله سالماً qufkii caalim mad habkiisa si run ah uqabsada maalinta qiayaama ayow badbaadayaa insha allaah
      hadaba dadkeenu waxan kuboorineynaa inay mad habkoodu gacanta midig aaykuqabsadaan
      أخوكم عبدالنور معلم لقمان

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Рік тому

      Mansha. Allah Wiiki oo helay reerkisa wuxu ka Soo Jeeda harti. Abgaal warsan 🌟 wasangeli abkey Omar iyo Abdalle dhan hooyadis a Waa soomaland reer tog dheer burco Waa farxaf aan lasoo kobi Karin😁👋👋

  • @real.zhahid
    @real.zhahid 2 роки тому +6

    Waxan so Gudbiyaa Kheyr iyo Qisooyin Diini Ah lkn Ma helin cid igu taageerta

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 роки тому +2

    Masha Allah👍👍

  • @kadra825
    @kadra825 2 роки тому +1

    MASHA AALLAH HABO QALI HAMBALYO HAMBALYO GUULL GUULL GUULL GUULL 🥰🥰🥰😙💖💝💝💌💗❤💞💕💓💗💕💞💞💖💌❤الحمد الله رب العالمين يارب يارب يارب يارب العالمين

  • @ashoabdisahalhaji6279
    @ashoabdisahalhaji6279 2 роки тому +1

    ماشاءاللہ
    ماشاءاللہ
    ماشاءاللہ
    gul

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 2 роки тому +8

    36 min waxaa fiirsatay 2.097 iyo 362 like maasha allaaaaah 👍👍 farxada waa la jecel yahay runtii ❤❤❤ Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah hadii alaah murugta ka qaaday alaah ha u mahdiyo wiilkan.❤💖❤

  • @maajidmohamed1902
    @maajidmohamed1902 2 роки тому +1

    Saxiib hadaankula leenahay dhala barafuun ah ha isoo gaarto carafta AYAAN jeclahay

  • @Munmun-v3c
    @Munmun-v3c 2 роки тому +1

    Cazizow umadan kala jabtay 30sano kahor rol model aya unoqotay

  • @arlaadaarlaadey6639
    @arlaadaarlaadey6639 2 роки тому +3

    aad bey isugu eg yihiin reerkooda weliba ninka shaarka buluuga ah xidhan maansha allah

  • @abukarahmed2299
    @abukarahmed2299 2 роки тому +7

    Qeyr badan alaha ku siiyo c/aziiz niyada baa iska oran jiray hadiyadaha la furaayo amey ka welwelaan dadka qaar aan heli karinba

  • @zirjamlsiciid5486
    @zirjamlsiciid5486 Рік тому +1

    Masha allah wlhy ilaaxad ayaan ugu farxay inad heshay ehelkagi sxb maxamed yare ilaa 205 ilaa 2022 kii waxan ahayn daris wan dareemaya dhibatada qof ayka maqanyihin ehelkiisi mnsha allah guuulayso sxb cabdi casiis alle haka jasi siiyo sxb

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 роки тому +2

    ماشاءالله تبارك مبروك مبروك
    الله اكبر الله اكبر
    Jisaakallaahukheyrn walal Abdi Aziz guuleyso Aamiin Aamiin yaarbi
    🙏🙏❤️🎉🎉🎊🏆

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 2 роки тому +1

    االحمد لله الحمد لله ما شاء الله

  • @najahomar2597
    @najahomar2597 2 роки тому +2

    Huno wax badan waan ku so raadiyey mudo badan nasiibna uma lahi in aan Lug kugu imaado waayo ma joogo soomaliya wiil aan wallo illaahay nahay ayaa waalidkisa mahaayo midna

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 2 роки тому

      Number kiisa ma haysaa . Haddii aanad hayn Facebook giisa ayuu ku qoran yahay

    • @najahomar2597
      @najahomar2597 2 роки тому

      @@moderninformation7931 Maya huno shukran waan ka eegi insha allah

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 2 роки тому +1

    Waa Nin karmeed "kuwii Gabdhaha ii diiday waa iska dhicinaa"

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 роки тому +1

    Masha Allah caab

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 2 роки тому +1

    Mansha Allah bless you my son ✊🙏🏻🇺🇸🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому

      Safiyah Maxmuud
      Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
      MaaShaaAllaah ✔ n ❌
      Maa Shaa Allaah ✔ n ❌

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 Рік тому +1

    Murug tir iga dheh wlhi qof kale soomalin midey walal mahsanadi🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 2 роки тому

    💞🧑‍🤝‍🧑👭👬👬👫👫👭👭👬👫🌳🌳🌳🌳🕋💯 Abdicaziis Soomaali mideeye

  • @halimafamily7348
    @halimafamily7348 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @abdifatahibrahimmohamed792
    @abdifatahibrahimmohamed792 2 роки тому +3

    M.a farxadii ugu weyned abid dunida aan joogno waalid kada oo heshid allaha kaafarxiyo malinta qiyaamo

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 2 роки тому +2

    Masha Allah masha Allah wiil waan la murugooday walahay alxmd lillah adigana Abdulaziz Ilahay ha Ku barakeeyo walahay waxaad noqotay qof umada Somaliyeed meel wayn uga soo baxay

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله
    Masha allaah illaahey farxada ha ino badiyo
    الله يسعدك يا عبد العزيز

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 2 роки тому +2

    Alle waa farxay Habo ilaahay haduu kusiiyey dadkaagii

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 2 роки тому +3

    Cabdicasiis sharaf badane, shaah inaad cabto waa kuu banaan tahay, Allah hakaa farxiyo adyun iyo aaqiro

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 Рік тому

    I wonder the way you behive 😢😢😢😢😢 allhu Akbar 😭 ilhy haka jasiyo 😢😢😢

  • @maryamali3407
    @maryamali3407 2 роки тому +3

    Eedo waan kuu ducaynayaa sidaa u taageertay shacabkeena guulayso

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 2 роки тому +4

    Mansha Allah niyaw waxaan is idhi garab daar baad leedahay qofka marka baafinta loo samaynayo wax baa igu yidhaahda qofkaas degdeg buu kuu helayaa

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 2 роки тому +1

    Aabayaasha soomaaliyeed ha unexeen mustaqbalka caruurtooda Subxaanallaah

  • @Raho339
    @Raho339 2 роки тому +2

    AbdiAziz Realy,Huuno Qofka HeLa Dadkiisii Waa In Ay Iskaqaadaan Dhiiga Si Loo Hubsado Dadkani Iney Wada Dhasheen Io Inkale Dad Badan oo ILitir Isheley oo Waxaa Jira Aan Dhiig Iskaqaadin oo Waa Wiilkayagii Io Waa Gabadhayagii Leyskayidhi oo Sidaa Lagu Kaxaystey Waxaa ILa Fiicnaan Lahayd In Hadii Aan Lahelin Waalidkii Dhaley Qofka In Lagaqaado Dhiiga Qof Ay WaLaalo Yihiin Waa Wax Fiican oo Shakiga Kabixinaya Labada Dhinacba Lkin Hadii Layiraahdo ANaGaa Kudhalney! ILaahay Ayaa Waxkasta Inaga Og
    Allaahu AkbaR Scw Scw Scw❣️❣️❣️✅

    • @dontgiveup1472
      @dontgiveup1472 2 роки тому

      inankan iyo qaraabadiisan waa isu egyihiin aad iyo aad

  • @halimahussein9060
    @halimahussein9060 2 роки тому +5

    Masha allaah illaah ajar hakaa siiyo amiin

  • @saharam6329
    @saharam6329 2 роки тому +2

    Cajiib oo cajiib wllhay wiilkan hawl weyn buu dadka u hayaa Allaah hakugu garabgalo

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 2 роки тому +2

    Mansh Allah"""wiilka iyo Adeeradiis isu ekaa"""Hambalyo 🥰🥰🥰

  • @muniraahmed7031
    @muniraahmed7031 2 роки тому +8

    Maasha allah tabarikalahu💕💕💕💕🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

    • @amaldiriye7606
      @amaldiriye7606 2 роки тому

      Masha alaah ilaahay baa Mahad leh wiilka haduu cidiisii helay alxamdulilaah.

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 роки тому

    Wcs masha allah aboowe farax daadu waa farxaden ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 2 роки тому +1

    Alle wiilkan somaliyed aad ayan ola murgay marku yiri Aabo la’aan aya gabadhii u jecla ku wayey

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 роки тому +1

    wa Naxdiin Taas

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 2 роки тому +1

    maansha allaah

  • @DeeqoCusmaan-gf4qn
    @DeeqoCusmaan-gf4qn Рік тому

    Cabdicziz marku farxad sowado shaah bucaba murugtana dadkulaoyaa abuwe qeer allahkusiyo

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 2 роки тому +4

    Asc Alllxamdu Hadii Oo Heley Ehelkisa Adigana Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @zahraabdullah2359
    @zahraabdullah2359 2 роки тому +3

    Wllhi faraxad la ilmeyey masha allah wll cabdi asiis illahay haka farxiyo sidaa dadkena kala maqan u caawiso oo kuwa badan oga farxiso jazaakallah wll💐

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 роки тому +2

    Mansha Allaah daad madhumo guul iyo gobanimo👍💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 2 роки тому +1

    Dad muslimow kadhashay oo fiican oo goba

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 2 роки тому +3

    Jazaakallaah khayr cabdi casiis waligaa dhib ha arkin. Waa ducaysantahay

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 роки тому +1

    Sax

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 роки тому +6

    Maasha allah waxaan daris aheen gabar caruur wadatey waxaa la socdey wiil ay habaryar u tahay cid kale ayey iigu sheegtey markii uu aroosayey ayey habaryartiis igu tiri wiilkii ma aheen oo aabahiis ayaa soo raadsadey markaas ayey igu tiri wiilka eedo ayaad u tahay la yaab ayey igu noqotey

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 роки тому +1

    Man shaa allah tabaraka raxmaan Abdi casiis
    Ilaahay jannatulferdows ha kugu bishaareyo

  • @beydanabshir4058
    @beydanabshir4058 2 роки тому +3

    Abdiaziz guulayso walaal Mashallaah waa faraxd aad uweyn 🇸🇴💯❤️

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 2 роки тому

    👏👏👏👏👏👏👏👑👑👑👑👑Allahamdulilah mansha Allah

  • @alislaam9988
    @alislaam9988 2 роки тому +2

    ale ha idiin danbi dhaafee wall sabiscreb ii saara

  • @ayanmohamed694
    @ayanmohamed694 2 роки тому +2

    Mash allah waa farxada weeyn walaahi Waan la murugoodey Wiilka yar allah xftiyo Abdiziz jzl kheer allah ku barkeeyo

    • @aminahussein5749
      @aminahussein5749 2 роки тому

      A,aziizoow aduunka barkow oo badhaadh aakharana janadii ku dharartay waxad kaalmaysaa dad Muslima oo murugaysan kurbadaada allaha faydo

  • @saadiaahmed1256
    @saadiaahmed1256 Рік тому

    Aad baa wiilkaas yar baafintiisa ula murugooday, qof aan garanayn meel uu ka soo jeedo, si gaar ah baan u dareemay, tolow reer waqooyinimadaa,, ilaahay swc mar haduu dadkiisii iyo meesha uu ka soo jeedo uu helay. Iminka beelweyntii Hawiye ayuu ka mid noqday, irirsamaale reer abtiyadii isla yihiin. Maashalah farxad ku dhamayso inta noloshiisa ka dhiman

  • @abdullahiborai7077
    @abdullahiborai7077 8 місяців тому

    Pls do recap of the story when somebody gets his people because some people are new to the story refresh their mind so that they understand background story

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 2 роки тому

    Mansha Allah aniga xitawanlamurugode wiilkan malinkihore

  • @ismaaciilcusmaanbashiirism2347
    @ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 роки тому +1

    Asc waa farxad waa maansha ALLAAH ilaahey ha fududeeyo amuuraha oo dhan sidan oo kale

  • @abdullaahiartanshurie6614
    @abdullaahiartanshurie6614 2 роки тому +1

    war isu ekaa wiilka iyo adeerkiis subxaanalaah

  • @shamsomuse7572
    @shamsomuse7572 2 роки тому +2

    Maansha Allah guuleyso cabdulcasiis really shaqo waxad bulshada u heysaa hawl qaali ah Ilahey ha kaa abal mariyo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому +1

    Hub ayuu helay iska dhici mashaallah manta wuu qoslaya

  • @getto10
    @getto10 2 роки тому +2

    Masha allah ninkan waa in la taageeraa oo TV caalami ah loo furo.
    Shaqo wngsan ayuu hayaa

  • @africa1683
    @africa1683 Рік тому

    Walaahi markii horaba Waan dareemay in dhiig abgaal ku jiro
    Mansha alaah ilaah ayaa mahad leh u fududeeyay
    Khayr alaha ka siiyo dadkii ku caawiyay iyo Wll Keen Abdicaziz ❤❤❤❤❤

  • @hananuurhananuur6808
    @hananuurhananuur6808 2 роки тому

    Please wllo dadka lama hadashid whatsp messenger meelksta kaa lahadalay wllo gabdha aabbaheed baafinaysa ahay wllo

  • @khadijaadamofficial5489
    @khadijaadamofficial5489 2 роки тому +1

    Maàsha allah keep going 👍💪💪

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 2 роки тому +1

    Masha Allah🤲🥰💞💞💞

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 роки тому +1

    ilahay ha ku Daweeyo Aboowe

  • @khadramuse1218
    @khadramuse1218 Рік тому

    Aad iyo aad aad mahadsani allaayaqalii waa qibradkale oosokorortey

  • @kadra825
    @kadra825 2 роки тому

    يارب يارب يارب يارب العالمين يارب يفرجها فرجه الخير اومه المسلمين والمسلمات أمييين امين امين امين امين يارب العالمين

  • @xabuubainacali5196
    @xabuubainacali5196 2 роки тому

    Walhi wan ilmeyay wiilkan qisadisa alxmdu mar hadow tolkisi helay

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 2 роки тому +2

    manshaaaaalah ILAHY BAA MAHAD LEH

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому +1

      MaaShaaAllaah ✔ n ❌
      Maa Shaa Allaah ✔ n ❌
      ماشاء الله

  • @ureyjiaden5949
    @ureyjiaden5949 2 роки тому

    Hada waan iska dhicina hadan iska dhicina dadkii idhaliilijirey

  • @fosiyahaji5792
    @fosiyahaji5792 2 роки тому

    Abdicaziz khayr waan ku salaamaya huuno qaali hadayad adigaa kulale

  • @sharifomohamud7631
    @sharifomohamud7631 2 роки тому

    Mashalla Mashalla Tabaarak Allah

  • @Cumar202Maxamuud-qi6lp
    @Cumar202Maxamuud-qi6lp Рік тому

    Bashir rage Ayaan uwadasheeyn jirnY isbaheeysiga

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 2 роки тому +1

    Waxaan kaa codsanaayaa Allaha kuu sahlo xaas raaliyaa wiilka kuu dhasho in aad ku samesid cabdicassiis realy ASANA HA KUU BANAANBAXSHO Wax kheyr qaba allaha ku seeyo Aamiin

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 роки тому +2

    Asc maaashaa allaah shukran cabdicaziiz wiilkamurugaakamuuqata allaah haunaxariisto aabihiii

  • @inaadam9250
    @inaadam9250 2 роки тому

    Cabdi caziiz ku qanci walaalayaal hadiyadeeydu waa farxadiina ee ha isku waajibinina hadiyad hadaa ilaaba ilaa soo garateen waa ok laakiin ha isku waajibinina waayo adeerkii baqshada kuu dhigay farmasiga ma laga yaabaa inuu kaa xishooday inuu ku soo gaaro maadaama waxabo heeysan.

  • @adoontiialle1365
    @adoontiialle1365 2 роки тому

    Well done walahi wey ideeqday sida uu udhahay waan iska dhicinaa geesi guleyso habayar

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 2 роки тому

    Walhi wan faraxay alhamdulilah

  • @ameenaahmed9616
    @ameenaahmed9616 2 роки тому

    Masha Allah, Abdicate Aziz, waa kuu du’ceyaa

  • @ugbaadali82
    @ugbaadali82 2 роки тому +1

    Maasha allah congratulations wll wlhi wankufarxay

  • @munakeef1415
    @munakeef1415 2 роки тому

    Mash alh

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 роки тому

    ASC .SCW ALAAHU AKBAR.WALAL MAGRUUB ADERADAA IYO EHELKAA INAAD HESHAY ABONA ALLE YAA RAXMA AMIIN THEN ILINTIR ABDI AZIIZ REALY JAZAA KALLAA JAZAA .M.TABARAKALLAAH

  • @munoabdinur4015
    @munoabdinur4015 2 роки тому +2

    Maansha allah wiilkan nin tag Weye baafintisa wan daawaday alx

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 Рік тому

      MaaShaaAllaah ✔ n ❌
      Maa Shaa Allaah ✔ n ❌
      ماشاء الله

  • @maryamaadaan9124
    @maryamaadaan9124 2 роки тому

    Masha Allah ♥️ ♥️ ♥️❤🥰🥰🥰💯💯👌

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 роки тому

    Abgaal ragooda hadey gabar kasoo jeedo qabiilada kale ay guuriyaa oo ay dhulkooda aado ayada iyo caruurteeda marka hadii ruux abgaala meeshaas joogo wuxuu u yahay adeer weyna shansadaan oo abgaal waa dad wada dhashay laakiin tirada bay ka badan,yihiin

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 роки тому

    C casiis single nimo waa ka baxday miyaa macnaha wagii hore miiska qaleel uu ahaa hada qaxwo iyo alaab aa saran hhhh farxada alaha uziyadiyo walalken

  • @Sofiagedi-sg4zy
    @Sofiagedi-sg4zy Рік тому

    ThisisagoodshowlLoveyou😍😍😍😍😍

  • @dugso
    @dugso 2 роки тому

    Sestemka cotkaa iska hagaaji cabdiyoow