HEESTII "WAXAAD JECESHAHAY LAMA HELO" IYO CODKII MAXAMED AXMED KULUC | LYRICS | QORAAL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • HEESTII "WAXAAD JECESHAHAY LAMA HELO" IYO CODKII MAXAMED AXMED KULUC | LYRICS | QORAAL

КОМЕНТАРІ • 48

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 10 місяців тому +2

    What a amazing song.😮
    AHUN Maxamed Ahmed kuluc,wuxu ahaa fanaan cod tolmoon.
    Still listining 02/11/2023 thusday.🎻

  • @mohameddalmar7061
    @mohameddalmar7061 25 днів тому

    Xasuus wlhii cajiip mogadishu ayaan jogaa from Somalia Habeyn sabdi ah 09:58 PM 2024/08/17 AUG xasuus😭😭😭

  • @Siciidgarxajis
    @Siciidgarxajis 8 місяців тому +5

    Fanaanka iyo Abwaanka Heesta Sameeyay labaduba Waa Reer Waqoooyi (isaaq ) lkn Qoraalku Waa Lahjadii Reer Xamarka kkk

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 3 місяці тому

      Isaaq qabiil baan moodi jiray ma afbaa??😂😂😂

    • @AbdibarreAadan
      @AbdibarreAadan 2 місяці тому

      Mayee Waa Qabiilka Aad Taqaanee Waxan kawadaa Ereyada iyo Codkuba Waa Isaaq Lkn Qoraalka Lahjada Reer Xamarka lagu Qoray

  • @user-rb6jo3sc1y
    @user-rb6jo3sc1y 6 місяців тому +1

    Hadaa jamato cawgaa iyo ruux kujiir.. neceb ..harka .kuumajiidaan ❤❤❤❤

  • @mohamedyusuf9598
    @mohamedyusuf9598 4 місяці тому +2

    Aad baan uga hellay.sababtoo ah waan fahmayaa dulucda heesta.

    • @ladan_99
      @ladan_99 4 місяці тому

      ❤❤❤ wa hes aad u mcn

  • @abdimahfudgelle968
    @abdimahfudgelle968 Рік тому +2

    Lugtii jeeni dheeftaa way jabtaaye ma ogtahay ❤❤

  • @user-rl9tp7qo7g
    @user-rl9tp7qo7g Рік тому

    Waaw.m.axmed.kuluc.Alle.ha.unaxariisto.isagiyo.inta.kaleba.

  • @yaxyechamafaraxyaxyechamaf1636
    @yaxyechamafaraxyaxyechamaf1636 11 місяців тому +1

    22 Sept /9/2023 hapeen jimcaa wxd jecshahy lama heloò noloshu waa mid adag oo wajiyo badan lkn dip pay ka hagaagi iiinshalah ale waxn ka baryayaaa zidii khyrleh inguuu iiga dhigo wax kasto oo aan tabanayana ii dhmeeyo ale ayaaan talo saarty sct alow hamigyga ii rumeee🤲🤲🤲😭

  • @yaxyechamafaraxyaxyechamaf1636

    1/7/2023 hapeen xasuusitiisa wata😢😢 alow adigaa caadileee amuuuraha ii fududee yaa rabi🤲🤲💔🥲

  • @Ahmednuur_Cismaan_Ciise
    @Ahmednuur_Cismaan_Ciise Рік тому +3

    Wallhi been maaha Inta aan arkay baa iga badan qof ku jiecel aadan xumayn karin aad qof kale oo aad adigu jeceshay u meer meeriso balse labadiba aadan hayn Tan waan soo mary 😭
    Hadaad jamato Cadowgaa iyo ruux jir kuu neceb Hadhka kuuma Jiidee
    Dibbaan ka dareemayaa
    12,03,2023 maalin Axada ayaan Soo raadiyay heestaan intaan kaligay Xasuus Galay Muqdisho Xamar Cadey

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    Faransic gabar meel fadhiiday yaan. Isoshegay. In an. Waa sokacay waana agfarista mid kale ya agfarista

  • @mohamedgabow729
    @mohamedgabow729 2 роки тому

    Dad waa dadkii hore Allow u naxariis

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Рік тому +4

    Waxaa jaceshahay lama helo nafteydaa wax ku jaceelna diidaayee😢 waa tan anigu iheysato meeqa wiilaal i jaceelaa oo aniga diiday wax aan jacelahay ma helo wlhi anoo yar school dhigan jirey maqli jirey Heestana manta anigeba iga hadleysaa waa Adduunyo lama yaabaayo 😢Rabbiyow isahal waxaa jacelahay 20/10/2022/baa Qorayaa malin Qamiis

    • @abdirahmanalimohamed1419
      @abdirahmanalimohamed1419 Рік тому

      Balse ogow. Dadka qaar rag iyo dumarba waa laga helaa wax loo yaqaan a sexual. Qof dumarnimo fiyow balse Nin uusan ka maqnayn. Mise Nin raganimadiisu buuxdo balse naag aysan ka maqnayn. Qofka nuucaas ah soomalida mise dunidaa dhan waalaga helaa.

    • @user-op3lj8wc8v
      @user-op3lj8wc8v Рік тому

      No jajacayl walaal dhabtuu tuu ku yaalaa walaal ogoow from hjeclo burco gobalkii raga

    • @user-op3lj8wc8v
      @user-op3lj8wc8v Рік тому

      Balse ogoow walaal dhabtuu jacaylku yaalaa gogasha macnaha from hjeclo burco gobalkii raga si toosa

    • @yacquubadan2382
      @yacquubadan2382 9 місяців тому

      Hada wax ma Heshay waa su aale ? Waa 2/12/2023 maalin Sabti ah

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 9 місяців тому

      @@yacquubadan2382maya wll weli calafka sugaa isoo duceey 😢

  • @raqiaahmed4
    @raqiaahmed4 5 місяців тому +1

    22-03-2024 indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeera.💔

    • @ladan_99
      @ladan_99 4 місяці тому

      😂😂😂 wa ariinta mesha ikeenty😂😂

  • @looyaan323
    @looyaan323 Рік тому +2

    Erayada cabdi aadan xaad cabdi qeys

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 роки тому +1

    ابداع وأغنية في منتهي الروعه والتطريب، ،،،، اللهم ارحم محمد أحمد واطل بعمر الشاعر عبدي اذم قيس

  • @tiizahaysteofficial9246
    @tiizahaysteofficial9246 Рік тому

    Laxanka iyo music another level

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    Shokrigo. Ma JAcaylba miisse. Waa. Nacab miise. Waa miise wa miid kale

  • @khalidsalebaan1262
    @khalidsalebaan1262 Рік тому +1

    Ereyada cabdi qays

  • @dangarad7681
    @dangarad7681 Рік тому

    Ma ogatahay Jannada udug inaad jirrib u soo marin sahal la dhex joogee.....waa hees cajiiba runti...........

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    Gabadhi. Si siijeda

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    Maala oronkara gabadh. Wiil
    Madaxo maka midba

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 2 роки тому

    Ilaahay haw naxariisto

  • @frontierarts
    @frontierarts  2 роки тому +1

    Waxaad halkaan ka heleysaan qoraalka heesaha qaraamiga iyo kuwii dhexe oo tifaftiran ee fadlan subscribe. Thanks

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    Maad tiiraahdii
    Sayid. MILTE hilib. Aad. Ka TIIMADRN. YAANO

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    NOLOHO ANFACA uu ma. Siina shiin. Biriba. Cuud keed bay ciida

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    Waaxan. ORaan kara arladawaaxa uu diiddan. Tahay
    OGOLAN SHO. ABORKA . Dolsaran. Ii daylki nafteba Ora naysa anigayba iidiiday

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    GABadho siida raga yay

  • @user-nq5ev3vf5w
    @user-nq5ev3vf5w 8 місяців тому

    Ereyadii cabdi qays

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    Xobna ha.

  • @abdirashid5427
    @abdirashid5427 2 роки тому

    Axyaa qaraami

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    Ingiriis

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    اوليا ء من دو ن المو منين

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    Waxaad
    TOKE

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    Ugu daanbay
    ومن يقترف حسنة نزد له

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому +1

    اين معرا ج نبينا الى

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii 5 місяців тому

    Maxa la jecel yahay
    GALAD dhac day Garowe shahed. Maa. JAcaylba. Miise. Waa. Nacab

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 9 місяців тому

    🏄🏼‍♂️🏄🏼‍♂️🏄🏼‍♂️🏄🏼‍♂️🏄🏼‍♂️🏄🏼‍♂️🚣🏿🏄🏼‍♂️🏄🏼‍♂️👌👌👌👌👌👌👌