ZANJABIILKA SIDA AAD U MALAYNEEYSID MA'AHAN!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 тра 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 18

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 місяці тому +2

    Qofka su'aashaan ku weydiiyay anagoo badan ayuu noo hadlay kheyr Allaha siiyo Iyo caafimaad.

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 місяці тому +1

    Dangawiiz ayey dhahaan reer xamarka kaligiis ayey kariyaan zaaid asagoo kuleel u ah cabaan waa dad faaiidadiisa fahmay .

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 2 місяці тому

    Zanjabiisha masha Allah gaaska dibirada zanjabiilka u cabaa masha Allah aad baan ugu nafisaa juice ka ku shiido

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 2 місяці тому +1

    Sanjabiilka waan jeclahay hadadan aan ku dhageysanaayo markaan arkay inaad ka hadleyso ayaan dalbaday shaaha ayaananba ku darsaday mahadsanid macalimadeena hagar la'aanta wax noo barta.

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 2 місяці тому

    Asc, Naciimo mahadsanid.

  • @Amana-4nn
    @Amana-4nn 2 місяці тому

    Good job

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 2 місяці тому

    Hadii aad iska badisid wadnaha ku jiidmaayaa, iska jir

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 2 місяці тому

    Niciimo thank you 🙏🏾

  • @farxaanahmed7530
    @farxaanahmed7530 2 місяці тому

    Asc abaayo macan ilaahey haku xafdiyo

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 2 місяці тому

    Masha allha. Shukarn abayo

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 2 місяці тому

    Asc abayo Naiima next. Cranberry ka sohadal please.

  • @MunawaraMaxmood
    @MunawaraMaxmood 2 місяці тому

    Wcsww habo nacima

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 місяці тому

    Waxaan qabaa gallbladder problems hadaan cabo ALLAHU AKBAR WAXAAN QATAA Ursodexoxycholic Acid 300mg zajabeel iidaranaa waan joojiyey kan powderka ah iyo midka freshka ah wuu iibiuxaa lkn maudhawaado😢

  • @DeqaXasan-yl9ig
    @DeqaXasan-yl9ig 2 місяці тому

    Asc abaayo dhiigbax gudaha ah qofleh ma isticmaali karaa

  • @user-uk1bp7yd4g
    @user-uk1bp7yd4g 2 місяці тому

    sanjabiisha kee fiican qoyaan ama qaleel

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 2 місяці тому

    Waad iga qoslisay dadka bacda isku xoro

  • @ThatDudeWithTheBruhFace
    @ThatDudeWithTheBruhFace 2 місяці тому

    A s c abayo inankulahalobanrab ee maxasameya I need to talk to you, so what I do